Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

KAFIRSO INTAADAN FALIN WAA QISO GABADH SOMALIYED OO LAYAABLEH!

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 30 кві 2023
  • #sawdamohamud #qisooyinka fadlan like isaar hadaad kaheshay videoga waxay itahay dhirigalin mahadsanid inbadan

КОМЕНТАРІ • 74

  • @xamdimuse921
    @xamdimuse921 Рік тому +10

    Illahay amarkiis Qof ugu horeeya aan youtubekiisa fiiriyo waa sowda mahamud wan ku jecelnahaye Allah ha ku jeclaado

  • @ibti2
    @ibti2 Місяць тому +2

    Wa arin iska sahlan. Gabdhaha iney fasaxda la rabaa. Oo marmarsiiyo raadiso.

  • @mohamudgesey7995
    @mohamudgesey7995 Рік тому +2

    Mash alah walaashay Allah Ku xafiido amiin

  • @ifrahabfirahman3964
    @ifrahabfirahman3964 Рік тому +3

    Sawda qali qisyinkaga jcliyaa thanks noso dhamaystir qali

  • @abdialinoor2371
    @abdialinoor2371 Рік тому +3

    MaashaAllah

  • @UmmHamza_12
    @UmmHamza_12 Рік тому +5

    Walikum Salam abaayo, I always like 👍 your videos before I watch them, that’s how much I like your videos ❤

  • @noorabdihaji
    @noorabdihaji Рік тому +1

    Wooooooow sowda sowda wanba kuxisay qaliyeey❤❤❤ Masha Allah Masha Allah

  • @sucaadabdilahi3375
    @sucaadabdilahi3375 Рік тому +2

    Wlhi wn sugay qisooyinkaga zawda Alle ha ku xafido wllo❤

  • @raznakhadar3726
    @raznakhadar3726 Рік тому +3

    Part 2 ku dhakhso 🎉

  • @fatumabashir50
    @fatumabashir50 Рік тому +3

    Funny wye 😂😂part 2 xbbty ❤❤

  • @hamdigodane3616
    @hamdigodane3616 Рік тому +4

    He sounds like my husband 😂😂😂😂😂 waa nin fiican laakiin dhaqan wax ah ma ogola

  • @mohamedolow9794
    @mohamedolow9794 Рік тому +2

    Mashaa Allah walashyn Allah xaku xifdhiyo horay usoco Insha Allah .waa runta whli

  • @SagalMaxamed-fm9em
    @SagalMaxamed-fm9em 4 місяці тому +1

    Wcm sawda qalib qalbi wanaag alle ha ku barakeeeyo wll ❤ alle ha ku barakeeyo wll qaali ❤l

  • @badriabdiqaadir-rw7se
    @badriabdiqaadir-rw7se Рік тому +3

    Mashaa Allaaah matilabaad baa hada ubaan Arkayba

  • @caishokhaliif9509
    @caishokhaliif9509 Рік тому +2

    Wcs sawda Qaali sharafay Alle ha kuxafido sharafay ❤❤❤❤❤❤❤❤🥰👏👏🥰🥰🥰🥰🥰💞♥️♥️♥️

  • @makakhaliffarah2817
    @makakhaliffarah2817 2 місяці тому +1

    Wcs yaa xayati ❤❤❤❤

  • @sucaadabdilahi3375
    @sucaadabdilahi3375 Рік тому +3

    Mzsh Allah ❤

  • @isxaaqdaacad
    @isxaaqdaacad Рік тому +1

    Allaha ku barake wll mcn waa mahadsantahay❤❤❤🎉🎉🎉 7:15

  • @saciidsanee4734
    @saciidsanee4734 Рік тому +3

    Waad ku mahadsan tahay labada qiso($)

  • @SumayohappySumayohappy
    @SumayohappySumayohappy Рік тому +3

    Wcs xppti ❤️❤️

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 Рік тому +3

    Wcs walaashey sowda cadeey adna sidookale my abaayo

  • @AhmedHoussein-mf8jx
    @AhmedHoussein-mf8jx 3 місяці тому +1

    ❤❤❤

  • @suargure9998
    @suargure9998 Рік тому +1

    maashaa alaah waakuu xiisay ayantaan madaa😊wan vidoyahaka

  • @musemiige3949
    @musemiige3949 Рік тому +6

    حفظك الله في كل مكان

  • @kayserimedia2197
    @kayserimedia2197 Рік тому +6

    Amar Diido is fahmi Waa Iyo Dul Qaad La'aan Iyo Been inleysku Sheego 😮😮

  • @ayanahmed915
    @ayanahmed915 Рік тому +2

    Wlh waa runta abyo dabecadu waa dahab

  • @user-sw4oi1ou5e
    @user-sw4oi1ou5e 2 місяці тому +1

    Guuuuul guuuuul sudwa

  • @user-yp9ls2wh8x
    @user-yp9ls2wh8x 4 місяці тому +1

    ❤❤❤❤❤❤

  • @user-sw4oi1ou5e
    @user-sw4oi1ou5e 2 місяці тому +1

    Suudaa guuuuul guuuuul ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @faridfarid6561
    @faridfarid6561 Рік тому +4

    Gabdhaha may latashato oo dhibka jira usheegto. Ha iskaga samirto Inkastoo uu nin qalafsan u muuqdo laakiin danteeda hagarato oo reerkeeda hadhaqato.

  • @abumaryamaahmed7055
    @abumaryamaahmed7055 Рік тому +4

    Haye walayab

  • @nimcowacan2949
    @nimcowacan2949 Рік тому +4

    Maha ninka wa la sixray sidan qof fayaw uma hadle

  • @xamdayusuf2531
    @xamdayusuf2531 3 місяці тому +1

    ❤❤❤❤❤🎉

  • @ayanolow9312
    @ayanolow9312 Рік тому +3

    Wllo ninku wax dhiba mu samen lkn inta anay gabdha u wacan in ay u shegtay ahayd

  • @saciidsanee4734
    @saciidsanee4734 Рік тому +3

    Sax saaxibkaygaa helay sowda fadlan qeybta labaad ee sheekada keen bari ma sugi kari mahadsanid

  • @maqcuudyusuf774
    @maqcuudyusuf774 Рік тому

    Scw walashay mcn alaah ha ku barakeeyo aduunyo iyo akhiro amiin amiin amiin yaa alaah lacalahu qayra

  • @FatimaMahad-ex5ug
    @FatimaMahad-ex5ug Рік тому +1

    Alle hakudhowro wllo

  • @musemiige3949
    @musemiige3949 Рік тому +3

    مرحبا بك

  • @sacdiyahabargidir6589
    @sacdiyahabargidir6589 11 місяців тому +1

    Yaa alah 😢 gabdhaha nimanka inay iska bartana ficn

  • @akalhassn617
    @akalhassn617 Рік тому +5

    هل من الممكن أن تعطنى عنوانك

    • @akalhassn617
      @akalhassn617 Рік тому

      اختي سوداء ما زلت ابحث عن عنوانك

  • @zamiira.abdi.
    @zamiira.abdi. Рік тому +2

    Barti 2 laso carar🏃‍♂️🏃‍♂️😂😂

  • @katiismail4579
    @katiismail4579 12 днів тому

    ❤❤❤❤

  • @zinuzinu6046
    @zinuzinu6046 Рік тому +1

    That's true 👍

  • @kayserimedia2197
    @kayserimedia2197 Рік тому +4

    Ws Drs Sawda Hordhacadi 6 Daqiiqo See Cml? 😂😂😂

  • @ugbadomar5881
    @ugbadomar5881 Рік тому +1

    😊😊😊😊

  • @kadijaali4753
    @kadijaali4753 Рік тому +2

    Wale dibada waxa jogo kuwa kobka shaha tugsanayo

  • @musemiige3949
    @musemiige3949 Рік тому +7

    أين جوابي ياسعادا

    • @sawdamqaalib
      @sawdamqaalib  Рік тому +3

      اي جواب اخي شو قصدك

    • @musemiige3949
      @musemiige3949 Рік тому

      سلتك أمسي سألا قلت لك أعندك زوج

    • @mariamnasir6729
      @mariamnasir6729 Рік тому +1

      ​@@musemiige3949 Haa walalo reer bey ledahay oo waa hooyo caruur u joogto😊

  • @abdiahmed9117
    @abdiahmed9117 Рік тому +4

    Kkkkkkk.
    Aduuyo waaladaali.
    Kaaf iyo kaladheeri is.hardiga Dabeecada Ayaaladhahaa.
    Kkkkk.Yax.Yax.Aanalahay Ayaa.idilay Ayaanmaqlijiray.

  • @nastexonalka3617
    @nastexonalka3617 Рік тому +1

    Asc sowda wan ku xiisay wan yar mashaquulay

  • @dagancali754
    @dagancali754 8 днів тому

    Sawdo abayo indhaha xasasiyad miya ka qabta

  • @zaniabdi9557
    @zaniabdi9557 Рік тому +1

    Qisaska waqtigii Adaa dhameyey waa kaaga baxney

  • @Hamdi11225
    @Hamdi11225 20 днів тому

    Sheekadaas africa laga yaqaan maraykan saas maha

  • @adamosman3613
    @adamosman3613 Рік тому +1

    Dee waa runtiis ma beenbaa maanta sheekadii waykaa qasantee

  • @UmmHamza_12
    @UmmHamza_12 Рік тому +5

    The sister needs to understand that her husband his from western country and he doesn’t know the Somali culture. She shouldn’t be embarrassed about it because Somali people don’t do that in Uk 🇬🇧 or America 🇺🇸 Australia 🇦🇺. Our wedding is only one Night. 😂

  • @cabdiqadirahmed3880
    @cabdiqadirahmed3880 Рік тому +1

    Huuno qurqude

  • @hibaturahman01
    @hibaturahman01 Рік тому +1

    Qisada bilow dee 5 daqiiqaa sheeko nooga lumisay ukhtii sowda 😒

  • @A.A.E93
    @A.A.E93 Рік тому +1

    Lacagtey dii hala iisoo celiyo amuu dhahaa dhaadhaanku jaba waaka danbeeyee.

  • @princesluuna5317
    @princesluuna5317 Рік тому +1

    😂😂😂

  • @nastexonalka3617
    @nastexonalka3617 Рік тому +1

    Kkkkk ninkan il aadkaaa

  • @ikraan.ikraan1233
    @ikraan.ikraan1233 Рік тому +1

    😂😂😂😂

  • @ifrahabdi7705
    @ifrahabdi7705 Рік тому +1

    wuu ku saxan yahay ninka maxaa dadka leyskaga dabo waday waa waxa reerah lay duman umulbax todobaxay leyga caawina asagab xuu kuqaban huno

    • @ibti2
      @ibti2 Місяць тому

      Umulbax waa iska caadi in lagu caawiyo waayo xalaadas ciyaar maahan oo hoyada xaq bey u ledahay in la caawiyo. Lakin todobobax muhiim maahan. Wixi isku cusub albabka hasoo xirtan privacyna ha yeeshaan

  • @sadiyaabdi3823
    @sadiyaabdi3823 Рік тому +1

    Maxaa la so gudbiyaaa wa been aa la iska so jaraa e bisinka

  • @user-us8wj2hb3v
    @user-us8wj2hb3v 6 місяців тому +1

    𝖶𝖺𝗇.𝗄𝗎 𝗃𝖾𝖼𝖾𝗅𝖺𝗁𝖺𝗒 𝗌𝗈𝗐𝖽𝖺.𝗆𝖺𝗑𝖺𝗆𝗎𝖽