Aad ayaan ugu faraxsan yahay in uu ka hadlay xaalada Falastiin ❤❤❤ waxaan ucadaynay caalamka in Somalia aay yihiin dalka Soomaaliyeed aan layarasan karin loo qifkooda❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Car haley keeno hal nin o madax ah eee carbeed eee sidaas u hadli karo allow ku xafid runtoo isha ka saray wlhi geesi geesi dhalay somalia wa dadka ana beenta lagu mer meerin Karin guuleyso mudane walalaha reer Palestine 🇵🇸 waxan leyahy dhibta wad ka baxeysa isha allha sabar hadii cidi sabartay Palestine aya sabartay🙏
HBN mooye Idaacad kale ma dhagaysto❤ Runtii waaa RUN sheeeg Waa idaacada ugu wanagsan bur burka ka dib maanta ( HBN ) waxay u taagan tahay idaacadi dowladi somaliyeed oo kale sidii Radio mogadisho oo kle 30 sanno ka hor mansh
Marka hore waan inisalaamay wariyaasha hbn ee isku wariyenimo Khabiirnimo tabinaya warar tfaqya Tiran marka labaad abokor baalle sida Ugu wanaagsan ee kafarxinaaya Somalida iyo dhamaan muslimiinta Allaha kugarba galo
Maasha allah allah asaga oo kale ha noo doo saaro hana noo badiyo inta wanaagsan aamiin waa geesi runta ka hadley ee allah ha ku xifdiyo cadowga hareerihiisa ha ka qabto aamiin marwalba xaqa ayaa guuleeysanaayo
Hadalka o saan o kale waxaa lagaa rabaa in ey u hadlaan madax weynaha iyo raesul wasaraha marka ey la hadlayaa wadama kale ama shirarka calamiga ah somalia hanolato❤❤❤❤❤
Mashallaha waa gula Abuukar bale khubadi uu jediya ka hadalka iyo dhibta walaalah reer falasatina inshallaha rabi ha ka dula khada dhibta caruurta reer falasatina
mashaa allaah adbey u wngsnthay in cabsidii alle lagushaqeyo muslim iyo GL na waxleysku fhnsiyo oo qaladadka kajira dunida loga wad hdlo tan ugu horrysa wadhibatada falastin heysta oo bini,aadanimadii la iska indhatirey😢😢illhey ha ugrgaro falastin yrabbii😢
Ma sha Allah safiirka somalia sbukar baale hambalyo geesi jira o xaqdarada & dulmiga e Qaza & burburinta lo gaystey inu ka so horjeestey waxay na tuseysa inu ka adeegey caqiidadu waxay ina fareyso Allaha ku xafido ambassado abukar.
Mashaa Allah soomaalia waa dad nool kuligeena waynu ka xunahay waxa kasocda qaza qof muslima oo dilaayo inaad ka aamusto waxay ka dhigantahay inaad lajirto ka dilaaya ilaahay hajabiyo cadawga islaamka meel ay joogaanba
❤🎉 waxaan idinkuugu habayeenaa idiina xushay inaatihiin idaacada ama yutuber ka ugu wanagsan 2024 last year moliid & Mohamed Ali Cade Waxaana idin ku doortay inaad kamax banaanthiin waxa qabyaaladaa ee Somalia iskuheysato & xegasho ama reference
Haddii aad ku cusub tahay bogga fadlan nagu soo biir oo Subscribe saar, akhyaareey barnaamijka share iyo like ha lagu cimaamado. Mahadsanidiin.
@@HBNOnlineTV wllkan falastiniga ah gargaar degdega ayuu u baahan yahay waa kan chanelkiisu
Masha Allah, Waa geesinimo iyo gobonimo ee Somali ledahay
Maanshaa,Alaah Abuukar Baale Wuxuu kahadlay Wixii Qalbiyada Umnada Soomaaliyeed kaguuxayay Qaran,nimo!!
Abuukar bale allaha ku xafido wa nin Somali xalaal ah xil muhiim ahna umada u haya
Waxaan mahad gaar ah u jeedinayaa tarjumaada aad tayada leh uu weriye sare Maxamed Maxamuud Cadde ❤
Waa idaacada ugu wanaagsan ugu muuqaal iyi cod wanaagsan iyo qimrada iyo waaya aragnimo isku darsatay maasha allaah waad mahadsan tihiin
Mahadsanid
@@HBNOnlineTVrussia china soo turjuma iyana aan firineeh maamulka chanelka yaan karabnaaa iyana
Amba xuseen kurdi ayaan kasoo guuray ,hadana waxaan ku haystaa hbn best chanel
Aad ayaan ugu faraxsan yahay in uu ka hadlay xaalada Falastiin ❤❤❤ waxaan ucadaynay caalamka in Somalia aay yihiin dalka Soomaaliyeed aan layarasan karin loo qifkooda❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Mahadsanid community lagu qiyaasaa ka ugu fiican soomaalida
Dhex deda walaal mawliid iyo Maxamed Maxamuud cade
Waxaa idiin rajaynayaa caafimaad iyo cimri dheeraad
Mashallah.Abukar Osman Baale.madhaax weine Somalia 2026 daxaa in Sha allah.guul,guul iyo guul farxaad leeh.
Absolutely Brilliant ,l love abuukar wallaahi
Best TV HBN masha allah waxan uga bartay warar aad u xiso leh.guul iyo khayr ayan ini rajaynaya
Maashaa allaah❤ jazaa allaahu qayra
Masha allah safiirka soomaaliya.sida geesi nimada.iyi.codkarnimada.ah.u.gahadlay.golaha amaanka iyo.xld falastiin waa.axlagufaanno.markale Masha.allah abukar safir horayusoco🎉🎉❤❤❤🎉🎉🎉❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
Allaahuma barik shar iyo shaydaanba Allaah ha ka xiftiyo Mr baale amiin❤❤❤❤❤
Masha allah wariye maxamed cade wa wariyaha somaliya ugu jeclhy kheyr allaha siyo qofka 2aad waa mowlid masha allah waxad tihin labeenti somaliya
LEGEND ABUUKAR BAALLE DALKADA IYO UMADADA SOMALIA IYO FALASTIIN IYO SUURIYA INAD DIFAACO OO WALIBA XAQQA USHEEGTA HANA KA LEEXANIN ABUUKAR BAALLE GOB IYO GOBANIMO CADOWKANE ALLAH KAA ILAALIYO 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Masha allh aad baan ugu faraxsanahy
Hadaad dhimanayso dhareerka waa la iska duwaa .guul aan ku dhimano .GUUUUUUUULAYSO MR. BAALLE
Maashaa Allah beautiful words
Waa hadal nin geesiyah ku hadlo noloow❤❤❤
Maa shaa Allaah, Rabbi habarakeeyo daljire Abukar baale,waan qiiroodey ereyada qiimaha leh oo uu isticmaalay isagoo dhamaan magacii soomaliyeed ku muujiyey si sharax,xigmad,iyo qiimoba leh
Smli guul Gaza guul suuriya guul Muslim dhan guul isreal iyo inta lajirta halaag hoog hausugnaado aduunka inta kahartay Aamiin yaa raxmaan yaa raxiim
Car haley keeno hal nin o madax ah eee carbeed eee sidaas u hadli karo allow ku xafid runtoo isha ka saray wlhi geesi geesi dhalay somalia wa dadka ana beenta lagu mer meerin Karin guuleyso mudane walalaha reer Palestine 🇵🇸 waxan leyahy dhibta wad ka baxeysa isha allha sabar hadii cidi sabartay Palestine aya sabartay🙏
@FariyaROBLEGALE alxamdulilah ilaheygi na waafajiyay geesinimadasne nasiiyay , safirkane ilahey raali haka naqdo siduu ugu hadlay daremaha shacabka somaliyed iyo siduu uga hadlay xaalada saxda ah ee walalaheena falastiin
Qaza Allah ha guuleeliyo
Wariyaha kaliye ee aan qabyalad lhyn mashalah ore usoco wlalo❤❤❤
ALLAH YAA BARAK FIIK ❤❤❤❤❤❤.
Mansh Abukar cisman baalle waa daljiraha anagoo Soomaali ah ineytahay inuu nagu matikaro codkayaga caalamka noogu masalikaro kheer ayaan urajeynayaa guul iyo gobanimo viva Abukar baale .
Mashalh ilhay ❤❤❤❤Somalia 🇸🇴 gool iyo gobanimo🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Jazakallahu khayr mahdi abuukar allaha kaa abaalmariyo ❤
HBN well done 👍 great news ❤
Guul somaliya 🇸🇴 Guul insha allaha 🇵🇸 falastiin 😢🇵🇸🤲💕
guul guul soomaaliy
Maansha alaah safiirka soomaaliya alaah ha barakeeyo abuukar baale waa geesi muslim ah guuul soomaaliya iyo falastiin yuhuuuda alaah ha jebiyo guuul falastiin free falastiin ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤❤😅😅😅😅😅😅😅😅😅
❤maashaa alaah tabaaraka alaah
Walaahi sifiican oo hufan ayuu uhadlay alaah hadayo ee walaalkeen abuukar Baale
waanan kuqancay runtii waxaanan isleeyahay waa eraygaan odhan laah
Markaan uhiilinaayo reer falatiin
Waana waajibaad kii lagu Lahaa oo aytahay in uu cadawga weerarka ku ah ka rido ❤oowaajib ku ah oo uu fursad uhelay
Runtii waana shaqadiisi❤ ilaahayna waa uu uqabsanayaa
Allaah Hakubarakeeyo wlle Abuukar Baalle
Soomaaliya Allaah kor Hakadhigo Guul iyo Geesinimo iyo Allaah Kacabsi baan Allaah Inoogarajayn
Tabaraka raxman ♥️ Danjire Abuukar baale rabbi cimriga iyo cafimadka ha ku barakeeyo😊 umada somaliyed oo dhan ayad si wacan u matashay.
Run ahaantii waxaan oran karnaa markaan si dhaba uga hadlo Arrinkaa Soomaaliya ka istaagtay Qadiyadda Falastiin waa mid Somaliya u soo jiiday Aragti iyo Geesinimo aad u weeyn xagga Caalamka baan qabaa anigoo ah Muwaadin Soomaaliyeed , aad baana ugu mahad celinayaa Dr,baale.
HBN mooye Idaacad kale ma dhagaysto❤
Runtii waaa RUN sheeeg
Waa idaacada ugu wanagsan bur burka ka dib maanta ( HBN ) waxay u taagan tahay idaacadi dowladi somaliyeed oo kale sidii Radio mogadisho oo kle 30 sanno ka hor mansh
Maansha,allah abuukar allaha kugu asturo xalka sifiican oo xilgudasho leh ayuu u hadlay
allaha kaa dhawro indhaha cadawga insha,allah
Waa guul weeyn oo u soo hooyatay ummadda Soomaaliyeed iyo dhamaan dunida caddaalada iyo nabadda jecel, qudbada qiimaha leh danjire Abukar Cismaan Baalle uu ka jeediyay golaha amaanka ee qaramada midoobay. ❤
Marka hore waan inisalaamay wariyaasha hbn ee isku wariyenimo
Khabiirnimo tabinaya warar tfaqya
Tiran marka labaad abokor baalle sida
Ugu wanaagsan ee kafarxinaaya
Somalida iyo dhamaan muslimiinta
Allaha kugarba galo
Maasha allah abukar x😊xawadle man so legend
M shallah abuur wuxuu u hadlay si dublimacy ay ku jirto asigo cidna maagin madax daan oo kale dalka u baahanyahay thank you
Mashaallah I highly support ❤❤❤❤❤
Mansha Allah Abukar baali illahay haka raali noqdo.afka umada somaliyed buu ku hadlay HBN Waa ku mahad santijin soo gudbidiina
Mahadsanid..abuukar❤❤❤❤
Somali wacdaro iyo dadnimo qoto dheer iyo Taarikhda ayey adunka tustay mashaa aallah Mashaa aallah
Ambassador abukar osman well done my country mate.
Masha Allah guul somaliya iyo calamu islam usohoyatay
❤❤❤mashaa alaa soomaali baan ahay ilaahayo noo gargaar
Aad ayaan ugu farax sanahay sida quruxda badan ee Safirkenu uu khudbada isii jediyey
Waa mahadsan yahay safiirku soomaliya farmaajo xaraye kursigaasna waa mahadsan yahay farmaajo wuxuu ahaa qof aragti dheer oo jecel somaliya guul somaliya
Kkk maskiin qabqyaalad kugu tiiqataye isjir qabri ayaa u socotaaye formaajo meeshan ma joogee aashaa
Maasha allah allah asaga oo kale ha noo doo saaro hana noo badiyo inta wanaagsan aamiin waa geesi runta ka hadley ee allah ha ku xifdiyo cadowga hareerihiisa ha ka qabto aamiin marwalba xaqa ayaa guuleeysanaayo
Guuuuul.waarta..reer.falaastiiin.Amiiiiiiin..yaarabi.❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Hadalka o saan o kale waxaa lagaa rabaa in ey u hadlaan madax weynaha iyo raesul wasaraha marka ey la hadlayaa wadama kale ama shirarka calamiga ah somalia hanolato❤❤❤❤❤
Masha allah sifiican ayuu noometelay safirka guulesta❤
Hadaan idinla wadaago waa halyeye Mr abuurakar hadalkiisa dhigay Halkii loobaahnaa Allaahuma barik 🎉❤❤
HBN best Somali 👌 television 📺 in the Moment
Thanks abuukar bale
Mashallaha waa gula Abuukar bale khubadi uu jediya ka hadalka iyo dhibta walaalah reer falasatina inshallaha rabi ha ka dula khada dhibta caruurta reer falasatina
Masha Allah ad aya umahad santihiin sogudbita sharafta leh somali waba lagu yaqiin dhiiga iyo kartida guul wey alaha nagarsiyo insha Allah❤
mashaa allaah adbey u wngsnthay in cabsidii alle lagushaqeyo muslim iyo GL na waxleysku fhnsiyo oo qaladadka kajira dunida loga wad hdlo tan ugu horrysa wadhibatada falastin heysta oo bini,aadanimadii la iska indhatirey😢😢illhey ha ugrgaro falastin yrabbii😢
Soomaaliya iyo garoomada caalamka Marlabaad alow quwee tus awoodooda aamiin
Wa Sharaf iyo karti 🦁🇸🇴💐💐💐💐💐💐🇩🇯
Abuukar baale qalbiga umada somaliyed o ka hadlay masha alah geesi geesi dhalay inoo yahay waa muqata ❤
Thanks safiir abuuukar baalle
Mahadsanid baale guuul falastiiin
Mashalaa mawliid waa geesi niimada soomaaliyeed. Abuur daahir cismaan naa waa geesi namatala soomaali oo dhan aynu garab istaagno safiirkeena dahabigaha
Best somali reporter ❤
Masha'allah
EE 🇸🇴 JIMCIYADA QURUUMAHA KA DHAXEEYSA ❤❤❤
Walle caawaad war keenta msshaa allaah
Masha allah❤❤
❤❤❤❤ALLAHU AKBAR.
Mnsha allh tabarakalaah
ASC HBN NEWS HADALKA HA GO GOON PLEASE
HBN Waa meesha kali ah aan warka saxda ka helo.
asc walaahi xaqa ayuu sheegay safiirka qaramada midow somaliya abubaker sidii aan u had lilahaa ayuy ugu hadlay plasriin❤
Masha Allah abukar wuxuu jeediyay khudbad ay kamuqatay khibrad iyo wayo aragtinimo aad udheer ahana heer caalami
Maasha allah Somaali hadaa nahay xaqa taageerida iyo walaljaceylka iyo islaanimadaba alle ayaa inasiiyay alxamdulilaah yahuudana waa ey ogtahay oo xasuusataa hadalkii reerwasaarahena xamse cabdi bare oo kayiri iney yihiin abnaau qaradati walqanaasiir allaahu akbar waa mahadsantihiin walaalahey dhaman qaasatan hbn
Mash allh dowlado bdn wy dhaantaa somali waa lagu oghy geesinimada allh no siyaadiyo❤
way mahadsanyihiin abukar balle iyoteamkisa
insha.allah waan guulaysan donaa
ما شاء الله تبارك الله اللهم حفظ من كل شر والسوء كثر أمثاله في الصومال وفي عالم الإسلام جميعها هو كليم وأبلغ بليغ حي أهل الصومال قوة والشجاعة
Hi mowlid 😊😊😊😊
Masha Allah waa sii wanagsan
Ma sha Allah safiirka somalia sbukar baale hambalyo geesi jira o xaqdarada & dulmiga e Qaza & burburinta lo gaystey inu ka so horjeestey waxay na tuseysa inu ka adeegey caqiidadu waxay ina fareyso Allaha ku xafido ambassado abukar.
Mashaa Allah soomaalia waa dad nool kuligeena waynu ka xunahay waxa kasocda qaza qof muslima oo dilaayo inaad ka aamusto waxay ka dhigantahay inaad lajirto ka dilaaya ilaahay hajabiyo cadawga islaamka meel ay joogaanba
Allaahu akbar salalaahu caleyhi wasalam allaahu akbar
Mashaa allaah wuu hadlay safiirku allahaka jasaa isiiyo
❤🎉 waxaan idinkuugu habayeenaa idiina xushay inaatihiin idaacada ama yutuber ka ugu wanagsan 2024 last year moliid & Mohamed Ali Cade
Waxaana idin ku doortay inaad kamax banaanthiin waxa qabyaaladaa ee Somalia iskuheysato & xegasho ama reference
Waad mahadsantihiin sida fiican ee warka aad u soo gudbisaan
Masha Allah 🇸🇴 forever
Allah helps pelstine
Soomaali hadaan nahay marwalba waxaa waajib nagu ah inaan gacan ku siino Cadaalad hadana Shacabka Falastiin waa walaalaheen waa inaan Codkeenna ku difaacnaa inay Helaan Xoriyadooda Helaan🥰Falastiin💪🙏
ALLAHOU AKBAR ALLAHOU AKBAR ALLAHOU AKBAR WA FATAXA NASR INCHAALLAH FALASTIIN GUUL IYO GOBANIMO MASHAALLAH
Well translated!
Masha allah waa khudbad aad u qiimo badan iyo tabinta Maxamed cali cade .
Ar Ninkan Ragganimo wa dhameeyay❤🎉
Abuukar baale wuxuu nagu matalaa codkaas muga leh oo cad waana mahad san yahaya inbadan guul iyo gobanimi ayaa ka dhacdaya fadhiga golaha amaanka soomaliyana waa ahaan jirteya taariikhnaha waa u leedaha warkaas guuuuui guul
Allahu akbar ninkas matalad wanaasan buulayimid MashaAllah MashaAllah
HBN wariyeyaasheda iyo wakiilada Somaaliya ee Golaha Ammaanka halkaa kawada adeega hufan ee aad Somaalida u haysaan mahadsanidiin.
Masha alaah si fiican ayuu u hatlay
Mashallh aboubaker baale aad ayuu u mahadsanthy