Asc. Wariyaha Cusub ee ku soo beeray,bahda HBM. Waan soo dhowynaynaa, si uu wariynimada iyo Af Somaligaba u barto. Lakiin waxan oraahdiisa ka maqallay inuu yahay INA MAWLIID HAAJI ABDI. Haddaba ma wariyiheenna Mawliid baa dhalay misa waa mid kale magacaasi?
Laba wajiilanimada rer galbeedka.bishar Al asad waa dambiile in la soo xiiro way raban lkn netaniyahu iyo waziirkiisa Gashandhiga oo gacmaha dhiig ku watan lama soo xiiraayo.waa yab
Mahadsanid hbn tv 😊
ilaahoow halkii gumac EE ay ridaan reer falastiin kudil yahuud aamiin yaa rabi
thank you mowliid xaajiyoow
❤❤❤ ALLAH HAGUULEEYO FALASTIIN YAMEN LUGNAN SURIYA CIRAAQ SOMALIYA❤❤❤
اللهم انصر المقاومة في جنين وفي مكان يارب العالمين
❤❤❤SABIISHADA UREYSO AYAA BIBILE- KA AAMINSAN
Ilahay falastiin dhibka yahuuda hakadulqaado Aamiin yaa Rabi ❤🇵🇸🇵🇸🤲🇵🇸
Allahayaw Rabbiyaw Quwee Iyo Xoog Cudud Ciidan iyo Gurmad dag dag ah illaahay ha Siiyo muslimiinta midnimo Iyo Nabadgayo Buuxda Nolol Iyo Nasri Deg deg ah illaahayaw Sii
Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin
Maxkamadda France? Issuing arrest warrant to who? Instead the should issue against their criminal president Macaron.
Allow guule Muslimta
Allaha ha lajiro falastiin iyo xamaas iyo dhamaan inta taageersan shacabka falastiin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin
GuuL FalastiiN inzHa allaah
Kusali Nabiga scw
Illaahoow hoog iyo hallaag kurid yuhuud iyo kuwataageeraba
MASIIBO WEYN ILAAHAY HA KU RIDO yuhuuda & naagta ergeyga maraykanka ee tageertay yuhuuda -MASIIBO DEGDEGA ILAAHOW KU RID INSHA ALAAH AAMIIN
Yaa rabi yaa rabi 😢😢😢😢😢
maashaaallaha ilahey heysku xafido lamaanaha
Mahadsant walaalkey mowlit haji iyo maxud cade qeer sheega isriil dhulka allha lagooyo amiiiin yarabi 🙏 💯 ❣️ 🙏
Maashaa Allah baan u leenahay
❤❤❤❤❤❤ good luck
Mahadsanid
Jenin waxay noqoti jabaliya reer falastin ya hub badan uqeeybiya
Alxamdullillaah hooyadeey aabo isago qabo aya ilahay ka jeclaade 60 sano ku dhawad ilahoow aabayashenii fiifiicnaa iyo hooyinken kawada raali noqo 🤲❤️🤲❤️
Aniyo xaajigayga, 42 sano Ayan guri leenahay Alxamdulilaah.
Asc. Wariyaha Cusub ee ku soo beeray,bahda HBM. Waan soo dhowynaynaa, si uu wariynimada iyo Af Somaligaba u barto. Lakiin waxan oraahdiisa ka maqallay inuu yahay INA MAWLIID HAAJI ABDI. Haddaba ma wariyiheenna Mawliid baa dhalay misa waa mid kale magacaasi?
Allha guleeyo danta galbeed guul insha allhu falystiin
Netanyahu xaa lasoqabto
Walahi yahudan baas wadnaha ayey itireen latalyahu cimrigii dheraa cadawadii fogaa allow ugargar adiga cadil ah adunka majogan somali wax oga badan furiinka cimrigada oo raaga somali wax kadaran waa kutusaa😢😢😢😢
Waa deeqsiyad
Dhinta dheh Ethiopian dhimanaayo miyaan u naxaa
itoobiyaan 20 qof way yartahay milyan qof ayaa la rabay iney ku dhintaan
Ku.Scw.Scw.Scw.Scw.Scw.Scw.Scw.❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Aalaaba. Waa. Warwayn
Waadmahadsantihiib mowliidow Adidas iyo maxamed maxamud cade
Walee muslimiinta iyo afrikaans aya loo aasaase maxkamada. May soo xiraan natenyahu inta uu Riley oo had dhaaf ah.
Gaaladu maba xishoodaa, baysoo xitaa Israel prime minister?
Maxakamad France hasoo xirto Netanyahu, iyo sheydaanka weyn makaroon hadalkaan wuxuu ku tusaa sida waxey ey rabaan reer….,,,p maahane wax kale eysan shaqeen
✌✌✌
Mawliid aad aad ayaad u mahadsantahay sidaad noogu soo tabiso xaqiiqada
Cawa warka dawada yaasha gasa uduceya in ilahay cadwgoda jabio😢😢😢😢😢😢😢
Mowliid aad baad umahad santahay
They must file a criminal case to ICC but not their own court... idiots
Allaw guu kama danbays ah iyo nabad kama danbays ah ugu deeq dadka reer falastiin
allaw jabi yuhuud iyo wixii taageera
Guul falastiin
Nasriga iyo guushan usiyaadi reer falastiin
Kuma,jiraan,xeeba,smland
Guùl falastin
walaalkii loo xiiryoiw adiguna soo qoyso. maxamuud cabaas waa la suugi waxa uu sameeyo.😢😢😢
Waa kuwaa ree galbeedka iyo maraykan ka qeemayntoodu hal qof oo frace ah ayaa laga hadlay oo waaran ay jarayaan bashaar dadkii kaleeto waxba uma arkaan dadka ree galbeed iyo maraykan moodaya kuwa xaquuq insaan yaqaan
Ma shaa Allah
Allaha idiin xifdiyo Bahda HBN Online
Waa dadaasheen
Howl culus ayaad haysaan
Garabkiina Allaha Galo
Asch hbn TV Haan idinku biora sxbyaal
Halso qabto bishar alasad xukun dilah lagu xukumo
Innagu miyeynaan waxba fahmayn. Israa'iil waa saldhig millateri oo maraykanku leeyahay.
Asc
Dhalinyaradii dhagaxa tuuri,jireen Hadana hub ayay heleen
Vit fait
War waran cawa mawar aad uwan ayad kumashqushay ya ya 😂😂😂😂😂😂😮😮😮😮😮😮
Israel beentooda ayaa badan wayo qof dhaawacmay mooyee qofkii dhintey masheegtaa
Yuhuud allaw mid koox u Dil u Dil.
Faransiis bootuu wadaa xiniinyihii uu Moscow nin jooga uga soo qabto malehan afrikada galbeed majoogyo
Geesiyaasha birta ah alahayaw u hiili
❤❤
Kuwani malaa waa somali
war nasii yahuudii hagey sii marayaan
Dhibka lagu hayo allha kadul qaado daanta galbeed
❤❤❤
الكفر ملة واحدة
Gaal, waa isku wada Diin. Waana isku gurmanaa
Doofaarku waa nijaas xaaraan qudhun Alnijaas Natanyahu waa doofaarkaa’ doofaar abidkii madaahiro
Laba wajiilanimada rer galbeedka.bishar Al asad waa dambiile in la soo xiiro way raban lkn netaniyahu iyo waziirkiisa Gashandhiga oo gacmaha dhiig ku watan lama soo xiiraayo.waa yab
Allow ugargar oo xifti falstin guul insha Allah
Horta doofaarka mataqaan waa
Waa yaab aduunku faransiis baa dacwad dagaal cidku oogaya isaguna danbiilaha uguweyn ee galy xasuuqa ibnu aadamka
Heshiiskii been miyuu noqday
Heshiisku Gaza uun buu saameynayaa lkn hada mesha layku haysto waa daanta galbeed Iyo xerada jiniin.
S
Noocan oo kale ayaa iska hadlayo faransiiska isagaaba xoog ku jooga oo dhul dalkale dagan oo xada shidaalka dalkaaz balse hadii uu xasuuq geystay isaga imisa ayuu laayay
Dacwada natanyahu mow soo qabto nagaday km4 ayuu soomali ku xasuuqay taas maad ka sheegtid Aljeriya 1000000 milyan ku xasuuqay nukliyeer ayuu ku tijaaboyay maxaad u sheegi la'dahay
❤❤❤
❤❤❤❤