Sh Mustafe┇► Somaaliya Waxa ka Taliya Haayado UN ka Socda. 2024ᴴᴰ
Вставка
- Опубліковано 7 лют 2025
- ✔ Fadlan Subscribe garee ✔ SHARE ✔ LIKE✔ AND COMMENT ✔ Mahadsanid Walal
sh mustafe news analysis
#DaarulKheyr
#Subscribe
#Like
#shjabuuti , ┇
Fadlan Walal hadii Aad Nagu Cusub Tahay Subscribe Saar Si Aad U Noqoto Qofka Ugu Horeeya Ee ka Faa'iidaysta
Nagala Soo Xidhiidh
_______________________________
daarul.kheyr908@gmail.com
🔗Instagram:- / daarul_khayr
🔗 Facebook:- / daarulkheyrtv
🔗 UA-cam:- / daarulkheyr
Xaqiiqadu wataa sheekhu waa waaqici Alle ha xafidee.
Shekhena allaha noka
Xafido wadankena somalia iyo wadamada musliminta illahay gacanta galada haka saro xaqa allaha nafahamsiya imanka allaha noso celiya
Amiin
wllhi shiikh musdafe waa ninka kaliya ee fahamsan reer galbeedka
Ilaahayow reer qaza ugargaar
Aameen yaa RABBI
Ameen🤲
Aamiin
Ilahow mu'miniin nagawada dhig🤲🏻
Rabbi 🤲 hana amaansado all Muslim❤❤❤❤
Masha Allah shiikh runta ayad sheegtay❤🎉🎉
بارك الله فيك وحفظك الله
Alxaqiiqa warku waa intaa sheekhu sheegay❤
God bless you 🙏
Maasha allah 💕💔🥰 sh mustafe xaaji ilaahy ha ku xafido aduun iyo aakhiraba 🤲🤲💟❤
Aamiin aamiin aamiin 🤲🤲
Waa sax waa waxan arkay Somali
Allaahu akbar
Mashaa Allah sheekh mustafe
Sheekha kaliya ee somalida wixi dantoda ah uu shega cadawgodana uu shega kuna mashqulin naagba is qawisay
Somaliland mahee somalia inteeda kale wax lagu tilmaami karo lama yaqaan.
Shiiq mustafa haduu ka hadlay arimahan haday dilayan waa xaqiiqo
Illahayba wax dila wll
Ilaahy wll habadbaadiyo
Wa run e gumeysta yaashii ree yurub e dalkan laga kiciyey aya si fudud u qabsadey somaliya e hawshasna waxa fududeyey soomaalida o dhan e raali ayeyna ka yihiin iney gumeystayaashi soo ceshadaan o ay weliba raali geliyaan gumeysta yaashii ree yurub e awowe yashen ay la dagaalameen e la eryey .
Allah noo xafdiyo sheikh mustafa
Allahu akbar
Aqoonyahan waa sheekhan oo kale, phd iyo master caqligii xoolaha Leh Ayaa soomaali heshay
Muxaadiradan ma cusubtay
Haa wa muutamirki usbucan socday .
Shak Mustaf ilmiga barate Allah haku xafido
وكان لواءهم علي الماء🇬🇧🇬🇧 Markano Kale Alshabaabtu Waxay dhahaan قوةعزة
Asc. Xoolaha iyo dumarka in la dabrgoyo ayay u joogan laguna laga roone igo alkuleyste noqdan, waanay bilabatay more waa waa u jeedna iska daawanayna 😭😭😡😡. Waxan jeclan lahaa in hayadaha nalaga eryo.
Hay'adaha galada iyo kuwa kuhaya dalka waan in xabad futada laga galiyaa galada iyo gaala raaaca.
*Waa run. Madax beenaadkeenu waa hogamiye kooxeedyo dhulboob ujoogta dalka*
لا يغير الله ما بقوم حتى يغيروا ما بأنفسهم
Dieu ne change pas la condition d'un peuple jusqu'à ce qu'il change ce qui est en lui-même
En vérité, Allah ne modifie point l'état d'un peuple, tant que les [individus qui le composent] ne modifient pas ce qui est en eux-mêmes.
ua-cam.com/video/ZRHA_gW7LcI/v-deo.htmlsi=JGfXbj4wKfUytPO
MashaAllah Sh Mustafa
30/12/2024
1 1 2025❤
Waxaan' aad" yaabey" muxaadaro amaba' arimo" diimeed" haddii" laga" hadlayo:"dadka kadaawey" yutubka" waatiro" aad"u' yar" haddii"khurafaad" laga"hadlana" dadbadan" ayaa" daawadey" waan" arin" lalayaabo" iyo" kafogaanta soomaalida" diintooda" allah"hasoo "hanuuniyo"bi'idni" lah
Maama malyuun lol😊
Website kan faqash diin ku hoos dhuumaneysa ayaa iska leh,
Somaliland naceyb ayaa ka buuxa.
But Somaliland isn't like that. Sheekh maalin uun Somaliland run ka sheeg....now you've got enough audiences, millions of people follow you, it is time to tell truth that Somaliland isn't Somalia. Waad ku badhaadhay, haddana weli ma aqoonsanid. Miyaanay qallooc ahayn? Haddii aanad jeclayn Somaliland iskaga tag.
Kaalay adigu kawad
28 December 2024
Tola,ay reer hebelow ???
Ala mxn talo iyo dano cadaw Shisheeye fulinayaa on Dantayda iyo danahaygaba
Burburinayaa anigoon waliba
Anan is ogayn Tola,ay ????
29/12/2024
Sax
Sh mustafow kalintini wagabteen dkm aya lagaga bahanyahay adiga sh mustafa
Asagu maahan miyaa kuwii lagu dumiyay dalka ayadoo magac diin wata ururo loogu yeeray saxwa waa fakarka wadamada lagu dumiyay islaamka
Somaaliya waxaay kusoonoqon doontaa 1975
Ilaahay kama dhigo
Warhooy hadalka maqla oo runta maqla waxa lasheegayo waa rune. Hay adaha UN ayaa raba inay adduunka qabsadaan waana sahyuuniyaddii oo malab lasoo mariyey.
Waa jabnay lkn weli qaarkeen wexe modaan ina landheernimo shegtaan!!
Niman caydh qaata oo gaal dawarsigii quuya ayaa laga dhigtay madax oo umad raba inay utaliyaan somalidu waa dad bilaa caqliah waxaas bay daba fadhiyaan oo waa madax leeyijiih oo waliba iskudira reer hebal laiskulaynayaan 😂😂😂
Conspiracy theory
Hayado waa dawladkastaa waa fake
Dhalinta kacdonkamidnimo aya lobahanyay
Aad iyo aad DKM IYO KSK
Dhalintii kaci lahayd tiktok iyo Ronaldo baa lagu mashquuliyay, Miskaxda baa laga naafeeyay waa hore 😂
Haa wlhy
Hoyadaadi dhilada ahayd was
Waydii dadka hooyadaa inay sino kugu dhashay ama xaaraan ku siisay 😂😂😂 ilmo xaaaraan baa saan u hadlaa
Yaaheysataa
Xaran Yahoo an aqlaq io diin midna lahen oo jahil baatahay amu
Bisinka meesha wacdiyaa kasocda adna waacsaytamee الله يهديك يا اخي
Hooyadaa iyo aabahaa caruurta ay dhaleen hadaad ugu wayn tahay
In ay gogol dhaaf kugu dhaleen waydii.
WAXAA YAAB LEH CULIMADA WAQOOYI
MUUSE GAAL KAMA HADLAAN MARKUU GAALO IYO AMXAARO
DABADA U DHIGTAY LAAKIIN KOONFURTA WAXAA MAAMULO U N KA.....EEEEBOOW NA MOOTI
UN xataa woqoyiga way maamusha. Hadalka inta khayrka leh way kudhaaftay ayaan umalaynayaa