Deg Deg Daahir Calasow oo ka shalaayay Rooble Qiyaanadii uu Farmaajo ku sameeyay iyo dagaalkii Siyaa

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 лип 2024
  • si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay Soomaaliya,Caalamka iyo madadaalo nagu soo biir#Subscribe_Like_Share_XidigahaTube

КОМЕНТАРІ • 82

  • @user-te7hx3yq4w
    @user-te7hx3yq4w 17 днів тому +6

    Ruux kasta oo dulun sameeyo oo lagu taageero abaalkiisa waa saan,shalay,baa,ba. Bahdil,iyo dhulkoo cariiri ku noqdo.Qur,aanka iyo sunadda bal dib u fiiriya Qoomka dulunka usku taageero ciribtooda meesha ay ku danbeeyo hadda waa qowlkii Alla iyo rasuulkee yaan laygu colaadin
    Laakiin toowbaa furan marwalbo
    Wiil Hiiraan

  • @Aweysaxmedcali
    @Aweysaxmedcali 17 днів тому +5

    Kkkkkkk faarmaajo maaraabno kaaxaaxaabiyaa

  • @FadumaAhmed-cn7wi
    @FadumaAhmed-cn7wi 17 днів тому +7

    Shalay famaajo caayey miskiin

  • @nasrohasan4943
    @nasrohasan4943 16 днів тому +1

    Ismail muuse damiirkiisa waa nool yahay waxbana iskuma nihin laakiin qof damiir leh somaliya wayka sii dhamanayan from puntland😊

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 17 днів тому +4

    Mahadsant walaalkey 💕 👌 💕 👌 waa ku fiicantahay 😮😮😮

  • @AhmedTooshn
    @AhmedTooshn 17 днів тому +14

    Uqubadii farmaajo

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 17 днів тому +3

    Shacabkaa Somaliyed Xaqiiqdii Sida loola dhaqmay Ma Aheyn wax Fiican

  • @user-wr6dl6dc1d
    @user-wr6dl6dc1d 17 днів тому +17

    Ale dalka farmaajo haa kusoceliyo

    • @fadumomuse9591
      @fadumomuse9591 17 днів тому +2

      Am

    • @neima837
      @neima837 16 днів тому

      😊56666⁶6😢y⁸😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊65❤❤❤65​@@fadumomuse9591

  • @saidamohamed1424
    @saidamohamed1424 17 днів тому +2

    Nabsigii farmaajo soma daahin ee wuu so deg dagey allah kariin

  • @user-km7uo7hm1o
    @user-km7uo7hm1o 17 днів тому +3

    Ma qofbaa famligiisa weerara caqli xumaa reer xamarku

  • @ubaxjama5976
    @ubaxjama5976 17 днів тому +2

    Dalka xasan baa madaxweyne u ah maxaad sulub u aadaysaa

  • @olowjumbur1175
    @olowjumbur1175 17 днів тому +7

    Ninka diiday Qaranka waxaa kala weyn Qabiilkiisa sidaas awgeed Qaran iyo Qabiil meel ma wada galaan

  • @user-vq7ir2vu2v
    @user-vq7ir2vu2v 17 днів тому +1

    😂😂😂😂😂😂😂😂
    Wallahi maskaxdibaba dadka inbadan usonoqotay cajiib o ninkas iyo askartas mawaxa lagulayey masakiinta laaya😱😱

  • @user-te7hx3yq4w
    @user-te7hx3yq4w 17 днів тому +2

    Waxaan sugaynaa Rooble Baahane oo jail ku jira,ama tv ka ooynaayo,yaa isgaarey qoob daalinimo usku garabsii oo liibaaney rabi iyo rasuul nooma sheegin.kuwii sugaayana shaydaanaa u madax ah,
    Ee toowbaa furane toowba keeno intay gacantii rabi ee axad dulminin idiin qaban,

  • @AliMohajim
    @AliMohajim 17 днів тому +1

    Ma war dahir calasow aa news nooga dhigee kan maxaa ka si, ah 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi 17 днів тому

    Nabsiga diin baa wadoo soo duduubi jiray hadana haad ama haatuf baa wadoo sooma dhaxo habeen 😭⁉️ wallaahi waa ayaan daro somali ku dhacday subxaanallaah ‼️😭😭😭😭😭😭

  • @LulMohamedfarah-qn8fs
    @LulMohamedfarah-qn8fs 17 днів тому +1

    .halagu.istacmaalo hadana
    .katrrabiil.maatidada👀👀👀 halagu..xaaqo.wallaahi.💔🙏 waa.calool calool.xumo 💔😭

  • @geenyodila9095
    @geenyodila9095 14 днів тому

    Xabiibul malaayiin aya soo moqon inshallah ☝🏻☝🏻farmaajo ❤❤xasan waa nin baahan wadankii faraha ayuu ka bixiyey xasan dhiiqo kuwan weeraray waxay u shaqeeyan Emaratis

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 16 днів тому +1

    HADDI KUWA DABDAMISKA DHUL LA SIIYO, WA IN BARAKACASHA OO IDIL DHUL DEGAAN LA SIIYO, WAAYO XAMAR BARAKACAYAASHI AYA KA BATTAY.

  • @subraarm4381
    @subraarm4381 17 днів тому +1

    Daahiroow Indha Cade iyo Saadiq jon,Abdishakur Mahad salad,odowaa,Bukhari, Abdi guuled,,Alcadaana lama soo koobi karo maanta Hassan wuxuu Dawladaha dariska u diray Shan kun oo Ciidan Abgaala oo u ilaaliya Xafiidka

  • @israwadani9113
    @israwadani9113 16 днів тому

    Sax in labadii xaqdaro ku heshiisa ay xaqdaro ku diriraan waxaana sidaa wax udhigay illaahay baa ujeeday labadii xaqdarada u shiraysay

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 16 днів тому

    SHARE

  • @hassanabdibashar2169
    @hassanabdibashar2169 17 днів тому

    Hagaag anaku shegu farmajo in uu aahaa mw somaliah dhaba lakiin qabyaaldba kadooraten

  • @user-tl6ts3fi5b
    @user-tl6ts3fi5b 17 днів тому

    Subxaana allaah waa yaab qofkii inoo wax dhoco bartay waa sas dhulka dadweynaha loogu adeegaayo maxaa udiidan tihiin qofkii isbaaro ubarato waa saas waxaas waa ceeb

  • @ashakenadid8002
    @ashakenadid8002 17 днів тому

    Geesi guul malasiiyo dhul eydegaan qabrigaba Waa qodanayaanee ma dhubaa loo waayey shacab ka soomaali babar gedirey nabad da uhiili umada soomaaliweeyn uhiili dalkeena dadkeena inogu filin Dawladdnimo ayaa inadeeqtaa kuwan hoogeyku ku Iimaan deen kuu nihimaayaan uhiili dalkeena dadkeena guul soomaaliweeyn umada hadhaco qabiil wax kabartaa dawladnimadii soomaali cafimaad free iskuul free uhiili haqa shacab ka soomaali dalhor ah umada soomaaliweeyn layiraahadoo sharafleh soomaaliay cadaw soomaali

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj 17 днів тому +2

    Cuquubadii xabiibul malaayiin baa nahaysa

    • @AbddiUhu
      @AbddiUhu 17 днів тому

      Hhhhhhhhh.....waan ogaa inay ku helayso lakiin inta kuu dhiman ayaa ka daran....

  • @AlaaleAlaale-kq1qr
    @AlaaleAlaale-kq1qr 17 днів тому +3

    Haraadigii nabar iyo naxdin

  • @ahmedshire6434
    @ahmedshire6434 16 днів тому

    Benadank_Sadanada_macashato darood baa kuwaltay_maantay ka waran

  • @user-yf3kt4cn1k
    @user-yf3kt4cn1k 17 днів тому

    Dhuusada xassan Shiite inaad ku uunsatan bad ka faaiiden

  • @marianyusuf8976
    @marianyusuf8976 17 днів тому +1

    Mooryaan marwaba waa mooryaan Rooble adoonka macaws u soo xiray oo ù eg sidee khaniis waa na ceebay Soomali dhulkay dhigeen 30 san boob iyo dhac ku haya dadka dhan xitaa kuwa ugu dhow

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue 15 днів тому

    Xasan gurguurte waa burburiyey soomaaliya

  • @user-qw7xb9ju6j
    @user-qw7xb9ju6j 17 днів тому

    Waxaa layaabay. Dowladaha. Aduunka. Sharucdoda waaladabey. Maxaa udiidantihiin.

  • @MohamedBarrrow-mh5gg
    @MohamedBarrrow-mh5gg 17 днів тому

    Farmaajo, waxaa lagu heystaa maadaama uu amray in la dilo Sarkaaalad Ikraam tahliil & Xildh.Aamina Mohamed & amarkii ciidanka la geeyey B/weyne oo dhammaa ilaa 500 boqol, wixii ay geysteen waa lala socdaa & wada shaqeyntii Bari Hiiraan ee lagu qarxinaayey Xildhi. Aamina kolley xisaabtan waa dambeeyaa.

  • @subraarm4381
    @subraarm4381 17 днів тому

    Ma,aha Caruur iyo Hooyo in lalaayo ama kuwa Gaboobay ee ina dhalay iyo kuwa haan waxba Alle siin oo Soomaalida oo dhan wax ka sugay, indha la Lugo la waxaa la waydiinayaa Dawlada walba inay ilaaliso ka waalan ama baahida gaarka ah qaba.
    Abgaal waxay isku raacsan yihiin in Habargidir muqdisho soo degeen dagaaladii dadkana yihiin kuwii Caydiid soo dejiyay.

  • @sudijeylani2412
    @sudijeylani2412 17 днів тому

    Siyaad bare Hawiye ciduu uga roonaa ma jirin Farmaajana sidoo kale laakiin dad aan dowladnimo aqoon oo xaaraantu u xalaal tahay dhiiga muslinkuna uu san waxba la ahayn baa wadanka gubaya ee u duceeya in illaahay ka qabto kuwaas

  • @guuletv305
    @guuletv305 17 днів тому

    Sulub kuma haystee saadaq John baa ku iibsadey iyo madaxda reerkiina

  • @OmarXassan-rr4eh
    @OmarXassan-rr4eh 17 днів тому +1

    Geesi geesi dhalay

  • @Arabduur
    @Arabduur 17 днів тому

    8:25
    8:26
    8:27
    8:28
    Iswaafajinta Mawduuca iyo ciwaanka 😂😂😂

  • @user-vi3yp9vy7j
    @user-vi3yp9vy7j 16 днів тому

    😳😳😳😳😳😳😳😳😳👍👍👍👍👍👍😳😳😳😳😳

  • @user-dm3mr3ny3l
    @user-dm3mr3ny3l 16 днів тому

    Naagaha
    Xunxunka maxaa haya,

  • @ashajimale6888
    @ashajimale6888 16 днів тому

    Koley waxaa kuu fiican inaad hadal wanaagsan sheegto, runti kuuma wanaagsana,Dawladda isku dirkeeda,

  • @Saciya306
    @Saciya306 17 днів тому

    Asc ninkan dahiir wa tuug qawiilisten

  • @user-dr3bl5ds3l
    @user-dr3bl5ds3l 17 днів тому

    Xarweyne Dahir iiska aamus

  • @MaryansaladJama
    @MaryansaladJama 17 днів тому

  • @NajmoIsmaciil-ox6xj
    @NajmoIsmaciil-ox6xj 17 днів тому

    Havar gidir waagun gunina sharaf malaha

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 16 днів тому

    LIKES

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 16 днів тому

    SHORTS

  • @safiyakulmiye7460
    @safiyakulmiye7460 17 днів тому

    Ragdh
    Ah

  • @Xuseenaadan-nl7im
    @Xuseenaadan-nl7im 16 днів тому

    dagaalkii siyaad ma waxeey ugaleen ineey degaan xarumaha dawlada😂😂

  • @baaricade3354
    @baaricade3354 17 днів тому

    Xaqsore waa Allah
    Dulumka oo farmajo Loo gestay
    Faaidadisa ayaa socoto calacaLka haLa jojiyo 😂

  • @MohamedBarrrow-mh5gg
    @MohamedBarrrow-mh5gg 17 днів тому

    Kuwaani wax damiir ah malahan, waayoo taariikhda dalkan lama socdaan, waa beenta ka daaya ummadda.

  • @Aweysaxmedcali
    @Aweysaxmedcali 17 днів тому

    intee dhuul lagaa sinaaya xamar dhamaan dantaa guud ayaagaa wadaahaystaa abgaal hawaargidir muraade xawaadlee oowalbaa umaadaa kaalee wax loomaaogaalayn 😢

  • @zakinice59hakim
    @zakinice59hakim 17 днів тому

    Waji malihi madama 1 sano io biloyin iga harsantahay xilka an hada haayo jeebkana wa o ibuxaa xilkale xitaa marabo marka warka badan iga dhaafa inta igaharsan an qasee waxaa rabo bilaa naxariis
    i don't want calacal badan from shacabka io mas'ul an kasareeyo

  • @XuseinmaangeCusmaaniidle
    @XuseinmaangeCusmaaniidle 17 днів тому

    kkkk yaa isgaaray guura kkk

  • @unitednationonecreator
    @unitednationonecreator 17 днів тому

    The best farmaajo the only honest farmaajo the only peace maker farmaajo the only trusted person farmaajo there is one like farmaajo we do not have the person who is the best than farmaajo .
    I believe the somali nation .would remember the greatest man in the Somali nation is farmaajo . I would like to appreciate him .
    All the times we love him more than any one else Our God May returned to him our country . We need him but Our corruption mp were great full to chose Hasan instead farmaajo do not cry 😊
    Be a man you are the one who used to say farmaajo is mareexan but you forget he is Somalia man who born in the capital city. Mogadisho but you guys born Galkacyo , Baladweeye , Guri Ceel , Jowhar but still you were informing us he is Daarood is Somali so be great full what happened Dabdamiska 😂

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 16 днів тому

    LIKEWISEAS

  • @FadumaAhmed-cn7wi
    @FadumaAhmed-cn7wi 17 днів тому

    Sulub yaawaaye

  • @mohamedahmed9928
    @mohamedahmed9928 17 днів тому

    Boqorki irir samaale yaa array

  • @DeeqoTaqal33
    @DeeqoTaqal33 16 днів тому

    😅😅😅😅😅wa ruunta adiga maho shaleya darood marano 1991 loo noqoneya 😂😂😂😂😂😂

  • @user-tl6ts3fi5b
    @user-tl6ts3fi5b 17 днів тому

    Hawar gidir ma ilbaxaan

  • @rahmaabdi6431
    @rahmaabdi6431 17 днів тому

    Waligey ma arag dad xoolo somali ka dhaxaysa in ay leeyahiin oo kale u dhaqmaayo dowlada way ku saxan tahay in laga saaro waxay noqonaysa Arun dab damis oo somali ka faa’ideysato

  • @xasancaddecade7614
    @xasancaddecade7614 17 днів тому

    labadii xaqdaro ku heshiisaa xaqa ayay isku dagaalaan

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 16 днів тому

    LEGETA

  • @XakiimoCali-so7ve
    @XakiimoCali-so7ve 16 днів тому

    Scwscwscw sc WA scwscwscwscw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤😂❤❤😂🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉scwscwscwscsscwscw scwscwscwscwsxscwscw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉😢🎉🎉🎉1000

  • @bardacad
    @bardacad 17 днів тому

    HAWIYUU DHIBAATAYNAYAY KU LAHA
    LOLOLOLO
    WAXAAD BUR BURISAY NIDAAMKII DALKA CALASOW MARKA WELCOME ISKU AWOODSHEEGASHO HUBKII AAD AWAL KU HOR ISTAAGTAY DABDAMISKA DIYAARAD BAA LEELKASE LAGUUGU SOO SAARAY SI AAD SACABOOLEY U NOQOTO
    HHHHHHHHH
    JIRI JIRI XUKUNTAAD TIHIIN SHALAAY KAN KA DARAN BAA CALASOW KUU DANBEEYA

  • @XakiimoCali-so7ve
    @XakiimoCali-so7ve 16 днів тому

    Scwscwscwscwscwscwscw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @omarhussien8958
    @omarhussien8958 17 днів тому

    Dagaalka farmajo,rooble waa ku saxsanaa waayo dhagxaan baa dabdemiska Ku go'need oo gumeysi ayaad hg kujirtay...dhul baa leydan siinayaa ee maqla sharciga&hiraabnimada! Bermede Hassan idinkaa dhisteen mana Idan necba.

  • @abdulkadirsheikhmohamed5
    @abdulkadirsheikhmohamed5 16 днів тому

    ROOBLE BAAHANE WUXUU YAHAY KHAIN O MOORYAAN TUUG AH O TODOBADII MILLION EE IMMARAATKAKA XADEY O SOMALI ISKU DIREY.HAATAN NA SWEDEN AYUU JALAATO CABAYA USELESS

  • @fadumomuse9591
    @fadumomuse9591 17 днів тому

    Adeer waa ku qaasarten dulmiga aad ka gaashan ayaad iyo farmaajo magac xumo ayaa idinka racaaday maanta waa Ladin yaqaana mooryaanyan ciidi aminaysa maa jirto maal meelkasta oo dawaladu ubahato idinka ku habsaday marki loo badana qaylo iyo buug baad furaysan ilaa dhawr gor baan maqlay idinka waa lana barkaciyey ma maxaa umaada idinka sovställning waa yaabe war iyo waxiid yaa walaan

  • @Abdulkadir-bd1tc
    @Abdulkadir-bd1tc 17 днів тому +1

    Baga, HA idinku TAAGNAATO, HAWIYE WAA HAWIYE, MAC SONKOR YAA XAYAWAAN, DALKAAGA KU FAAN, QABIIL WAAD ARAGTAA IN MAANTA ADIGOO HG AH XAMAR LAGUGU XARAASHAYO, BARA-KAC IYO DAGAALKII KHADKA CAGAARAN...!! ALLA HAWIYE CAQLIGA XAGGEE KA AADAY? GARDARRADII AAD DAAROOD NACAYB DAGAALKA UGU QAADDEEN AYAA MAANTA XOOSHASHKIINNII QARMUUNKA BADNAA IDIINKU SOO GALAY!!! WAAN KA XUMAHAY, LKN. NABAD AYAA NAAS LA NUUGO LEH, DAAROOD WAA BOQORTOOYO, IYAGA AYAAD KU CAANO MAASHEEN, MAANTASE XAALKU WAA SI KALE. CALAACALKA JOOJI DAAHIRAAY, NABSIGU WAA HALIS, GACANTAADA AYAAD ISKU TOOGATEEN WALAALLE....KKKKK😢😢😢😢😢😢

  • @hassanmaden-yd7ks
    @hassanmaden-yd7ks 17 днів тому +1

    ❗️Adiga wali ma waxaad naga daba wadaa Farmaajo adeer kaa naga dhaaf waxba soo ma kordhine

  • @MaryansaladJama
    @MaryansaladJama 17 днів тому

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 16 днів тому

    LEGETA

  • @user-dc5ug4sk8n
    @user-dc5ug4sk8n 17 днів тому

    Geesi geesi dhalay