Deg Deg Sheekh Shariif oo Hada muqdisho Go'aan Xasaasi ah uga dhawaaqay Dagaalkii u xooganaa ee Siya

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 17 жов 2024
  • si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay Soomaaliya,Caalamka iyo madadaalo nagu soo biir#Subscribe_Like_Share_XidigahaTube

КОМЕНТАРІ • 17

  • @osmanabdi2081
    @osmanabdi2081 2 місяці тому +1

    Mudane Madaxweyne Sheekh Shariif illaahay ha ku Xafido,waxaad ka hadashay,Dhibaato haysato Dadk iyo Dalka Soomaaliyeed oo sax ah loona Baahna in laga hadlo.umaddii Soomaaliyeed waa in Dhibaataysan iyo in yaaban,illaahay Dalka iyo Dadka ha noo Badbaadiyo.

  • @HusseinAliyow-u3h
    @HusseinAliyow-u3h 2 місяці тому +4

    Benale af sileh m w xasan sheq cidinka shan sano farmajo xilka hayo mishar qadanin ayu mishar siye benta ka da umada

  • @AlfiaAmiin
    @AlfiaAmiin 2 місяці тому

    Shariif waa nin ka dhex shaqeeya daarood iyo hawiye oo la isticmaalo .

  • @IsmailSaidAden
    @IsmailSaidAden 2 місяці тому

    Maxaad u dhihi walaahi thuma wabilaahi

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 2 місяці тому

    Tacaalaa aa kusoo noqotay fadlan dheh scw tacaalaa maxaay taha

  • @addeecabdihassan243
    @addeecabdihassan243 2 місяці тому

    Madax jaadka ka ganacsata waa yaab,kuwaas inay horumar keenaan miyaa laga sugayaa?

  • @sour.candly7868
    @sour.candly7868 2 місяці тому

    MW Sh Shriif wuxu u Hadlay sidi la rabay laakiin Falcelin ayaan idinka rabnaa haddan Shacabki nahay Dowladan Hoogtay wax Maal urursi lee ku jirta Gcmaha ka Qabta Caodwga na Qabsan Raba ka Hortaga adinkaa Madaxdi Wadanka ah ..............❗❗❗

    • @safiasheikhahmed5170
      @safiasheikhahmed5170 2 місяці тому

      sheekh shrariif waadtaqaana shaqdaada cidna kuusheegi maso ee wacya galin daacada samee adigoon cidna kugu shaqaysaneen marka iacadee adigoon kafikirayn kursi iyo jagatoona

  • @sulamanbakool8747
    @sulamanbakool8747 2 місяці тому

    Cabdalle Caroone lahadel shariifow,
    Kursi jeceyl waa sidaasi,,
    Hadalkii Deni ayuu kahadlaa poverty Shariif,

  • @laylosiyaad-qm8uj
    @laylosiyaad-qm8uj 2 місяці тому

    bismillah asc masha allah hah hah hah illahey afka kaama gooyo sh shariifow war dalka badbadiya dalki wuu dhumiye xasan aboor sidokale barlamakow maalinta qiyaayamaha idin ma aanan cafin hadaad nagu fiirisaan xasan aboor heerka uu manta joogo adinka ayaa geeye waa wajib idin saaran inaad gacmaha kaqabataan aboorkan dalka iyo dadka somaliyed loosoo diray wadanka cadaw aan isaga eheyn maleh balaayo allaha kurido

  • @OmarMohamed-db3iy
    @OmarMohamed-db3iy 2 місяці тому

    HASSAN DHIIQO WAA DRUG DEALER CIIDAN MA JIRO.

  • @bashirali7325
    @bashirali7325 2 місяці тому

    Dalim beenlow

  • @safiasheikhahmed5170
    @safiasheikhahmed5170 2 місяці тому

    waar yaa wariye cilwaanka badal wamaxay dagaalka aad sheegayso waat umada beenta kadaa oo cilwaaanka iska sax

  • @XamarayXamar-od6zu
    @XamarayXamar-od6zu 2 місяці тому

    lacag ayaa loo wada direy xildhibaanadu waxey u fadhiyaan ansixid shaqdooda maha xasan meeshuu dalka ku rido intooda badan kuwana amerka iyo orbo iyo aasiya iyo afrika ayey ku kala noolyihiin waxey barlamaanka ku yimaadaan ansixid 5 tooda kun waa loo tuuraa xildhibaanadii shacbku wakiisheen banaankey daganyihiin dalku meeshhuu rabo ha ku dhaco

  • @OmarMohamed-db3iy
    @OmarMohamed-db3iy 2 місяці тому

    Khaad Hasaan dhiiqo ayaa iskaleh drug dealer Hasaan dhiiqo

  • @two-lt8fg
    @two-lt8fg 2 місяці тому

    You're nothing nobody advice anymore