Xidigaha Tube
Xidigaha Tube
  • 2 956
  • 14 501 970

Відео

Baarlamaanka Jubbaland oo Ka Farxiyay Axmed Madoobe Guul wayna gaaray
Переглядів 5 тис.16 годин тому
si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay Soomaaliya,Caalamka iyo madadaalo nagu soo biir#Subscribe_Like_Share_XidigahaTube
Deg Deg Cabdi wali Gaas oo Hoyga Dacish iyo Shabab Somaliland ku Cadeeyay Dagaalka siro ka keenay
Переглядів 3,3 тис.19 годин тому
si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay Soomaaliya,Caalamka iyo madadaalo nagu soo biir#Subscribe_Like_Share_XidigahaTube
Deg Deg Puntland oo xasan sheekh ka diiday in Ciidan Buuraha uu keeno
Переглядів 7 тис.23 години тому
si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay Soomaaliya,Caalamka iyo madadaalo nagu soo biir#Subscribe_Like_Share_XidigahaTube
full puntlandPuntland oo Saacado u qabatay Daaroodka Daacish Buuraha kula jira Aragti ku toogasho
Переглядів 11 тис.2 години тому
si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay Soomaaliya,Caalamka iyo madadaalo nagu soo biir#Subscribe_Like_Share_XidigahaTube
Gurigii Farmaajo Shacabka u Dhiseen oo la dhacay iyo Kacdoon Shacab oo Bilowday
Переглядів 21 тис.2 години тому
si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay Soomaaliya,Caalamka iyo madadaalo nagu soo biir#Subscribe_Like_Share_XidigahaTube
Dooloow iyo Guud ahaan Gedo Xaalad Adag ayaa ka taagan Xayiraadii la saaray
Переглядів 1,6 тис.2 години тому
si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay Soomaaliya,Caalamka iyo madadaalo nagu soo biir#Subscribe_Like_Share_XidigahaTube
Deg Deg Xasan Sheekh oo Dhaawacyada CIidanka Puntland u Diiday Muqdisho
Переглядів 12 тис.2 години тому
si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay Soomaaliya,Caalamka iyo madadaalo nagu soo biir#Subscribe_Like_Share_XidigahaTube
Ceeb wayn Wasiir Fiqi iyo Cali balcad oo is eryana Xasan Sheekh Dhiiqo lugaha u geliayay
Переглядів 5 тис.4 години тому
si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay Soomaaliya,Caalamka iyo madadaalo nagu soo biir#Subscribe_Like_Share_XidigahaTube
Guul Ciidanka Puntland oo soo Afjaray Saldhigyo Dhulka Hoostiisa Ah Firxadka
Переглядів 11 тис.4 години тому
si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay Soomaaliya,Caalamka iyo madadaalo nagu soo biir#Subscribe_Like_Share_XidigahaTube
yaab Wiilkii Sucaad u waashay Sucaad way dhacday Canada ayay u carartay
Переглядів 7884 години тому
si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay Soomaaliya,Caalamka iyo madadaalo nagu soo biir#Subscribe_Like_Share_XidigahaTube
Farxad Naqshada Lacagta Puntland oo lasoo Bandhigay Bangiga mashquul ka jira
Переглядів 19 тис.4 години тому
si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay Soomaaliya,Caalamka iyo madadaalo nagu soo biir#Subscribe_Like_Share_XidigahaTube
Deg Deg Jubbaland oo Afgambi Gedo kula wareegtay Kumanaan Ciidan ah si hoose u gaysay
Переглядів 14 тис.4 години тому
si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay Soomaaliya,Caalamka iyo madadaalo nagu soo biir#Subscribe_Like_Share_XidigahaTube
Batuulo Gabale''RW Xamse waa Caasi Hooyadii Cune ah Car ha yimaado Guriga Hooyooyinka Xilka ayaa lag
Переглядів 1 тис.4 години тому
si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay Soomaaliya,Caalamka iyo madadaalo nagu soo biir#Subscribe_Like_Share_XidigahaTube
Wiil Soomaali ah oo Walaashiis ku Dilay Xaafada Islii iyo Police-ka kenya oo raadinaya
Переглядів 3 тис.7 годин тому
si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay Soomaaliya,Caalamka iyo madadaalo nagu soo biir#Subscribe_Like_Share_XidigahaTube
Calool Xumo Abwaanad Naciimo Qorane oo Bahdil iyo Tarxiil laysugu daray
Переглядів 2,2 тис.7 годин тому
Calool Xumo Abwaanad Naciimo Qorane oo Bahdil iyo Tarxiil laysugu daray
Deg Deg Saciid Dani oo Qabiilada Puntland Hubeeyay Dagaalka Daacish Buuraha geeyay
Переглядів 7 тис.7 годин тому
Deg Deg Saciid Dani oo Qabiilada Puntland Hubeeyay Dagaalka Daacish Buuraha geeyay
Xog culus Wasiir Fiqi oo lasoo Qarxiyay markii uu farmaajo joogay iyo maanta
Переглядів 2,5 тис.7 годин тому
Xog culus Wasiir Fiqi oo lasoo Qarxiyay markii uu farmaajo joogay iyo maanta
Farmaajo oo ku Farxay Guusha Dagaal ee Ciidanka Puntland iyo Aamusnaanta Xasan iyo Xamse
Переглядів 2,9 тис.7 годин тому
Farmaajo oo ku Farxay Guusha Dagaal ee Ciidanka Puntland iyo Aamusnaanta Xasan iyo Xamse
Yaab Tirada Safarada Xasan Sheekh uu galay iyo Malaayiinta Doolar ee ku baxay
Переглядів 3 тис.7 годин тому
Yaab Tirada Safarada Xasan Sheekh uu galay iyo Malaayiinta Doolar ee ku baxay
Deg deg Ganacsatadii Xasan Sheekh Dhulka ka gatay oo Jab Culus la kulmay
Переглядів 5 тис.9 годин тому
Deg deg Ganacsatadii Xasan Sheekh Dhulka ka gatay oo Jab Culus la kulmay
Ciidanka Birjeex oo ka Farxiyay Siyaasi Siidoow Raas Kambooni waxii ka dhacay saadaaliyay
Переглядів 7 тис.9 годин тому
Ciidanka Birjeex oo ka Farxiyay Siyaasi Siidoow Raas Kambooni waxii ka dhacay saadaaliyay
Farxad Amiirkii Buuraha Calmadoow oo lasoo qabtay 10 kın oo Ciidan ah oo Hareereeyay Buuraha Dagaal
Переглядів 10 тис.9 годин тому
Farxad Amiirkii Buuraha Calmadoow oo lasoo qabtay 10 kın oo Ciidan ah oo Hareereeyay Buuraha Dagaal
Dagaalkii ugu xumaa Dhulka Buuraha Maxaabiis lasoo qabtay Waraysi laga qaaday siro kashifay
Переглядів 8 тис.12 годин тому
Dagaalkii ugu xumaa Dhulka Buuraha Maxaabiis lasoo qabtay Waraysi laga qaaday siro kashifay
Mugdiga ku jira Heshiis badda ee Ethiopia Shacabka Maxaa laga Qariyay
Переглядів 92212 годин тому
Mugdiga ku jira Heshiis badda ee Ethiopia Shacabka Maxaa laga Qariyay
Xasaasi Reer Koonfur Galbeed oo Hawiye ka dalbaday Ninkii Caayay İn ay xilka ka qaadaan
Переглядів 3,9 тис.12 годин тому
Xasaasi Reer Koonfur Galbeed oo Hawiye ka dalbaday Ninkii Caayay İn ay xilka ka qaadaan
Xog Culus Heshiiska Xasan Sheekh iyo Fahad Yaasiin Fashilinta Farmaajo Dowladda Cusub ee la dhisayo
Переглядів 12 тис.12 годин тому
Xog Culus Heshiiska Xasan Sheekh iyo Fahad Yaasiin Fashilinta Farmaajo Dowladda Cusub ee la dhisayo
Guul Dagaal iyo Duqaymo Cir iyo Dhul ah Geesiyada Puntland oo Amiiro Cadaan ah Nolosha ku Gubay Day
Переглядів 8 тис.12 годин тому
Guul Dagaal iyo Duqaymo Cir iyo Dhul ah Geesiyada Puntland oo Amiiro Cadaan ah Nolosha ku Gubay Day
Deg deg Jabka Daacish Duqayn Culus Buuraha Calmiskaad iyo Calmadoow Oromo la laayay
Переглядів 11 тис.14 годин тому
Deg deg Jabka Daacish Duqayn Culus Buuraha Calmiskaad iyo Calmadoow Oromo la laayay
Buuqa ka taagan Khudbadii Xasan Sheekh Farmaajo miyuu inkiray libintiisa
Переглядів 9 тис.14 годин тому
Buuqa ka taagan Khudbadii Xasan Sheekh Farmaajo miyuu inkiray libintiisa

КОМЕНТАРІ

  • @abdulkaderjama1494
    @abdulkaderjama1494 22 хвилини тому

    Guul guul guul baan u rajeeynayaa in ay ka guuleeystaan cadowga daacish ee buuraha isku qariyay iyo kuwa xamar iyo hargeeysa u gacmo tumaya iyo guubaabin la dabo taagan iyo keligii taliye xasan sheekh oo ka xun guusha puntland ilaaheey ha ka qabto puntland quranka daacish la saftay.

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u Годину тому

    WALAAL MAHADSANID❤❤❤🙏🙏🙏🙏

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u Годину тому

    PUNTLAND GUUL IYO GOBANIMO❤❤❤❤

  • @SamatarXassan
    @SamatarXassan 4 години тому

    Masha Allah waa guul

  • @happyprofessional2100
    @happyprofessional2100 4 години тому

    Guul iyo buntlan ❤❤❤🇸🇱🇸🇱🇸🇱🌹❤️❤️🥰🥰🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @nimcoali3237
    @nimcoali3237 4 години тому

    Guul ciidanka puntland iyo shacabkeedaba

  • @nimcoali3237
    @nimcoali3237 4 години тому

    Guul waaye in la laayo argagaxisada soomaali dhibtey

  • @CabdalaIbrahimceeje
    @CabdalaIbrahimceeje 5 годин тому

    Beenta jooji naaya

  • @aminahussein1
    @aminahussein1 6 годин тому

    Allaha Wayn ha guuleyo ha cawiyo ha u gargaaro, Ciidmadeena Xaq u Dirirka ah. Aamiin Yaa Rabi Al-Caalamiin. 🤲🤲🤲🤲🤲

  • @abdirahmanmirre5836
    @abdirahmanmirre5836 6 годин тому

    Maashaaallaah guuuuuuul puntland idankaallaah ❤❤❤❤❤

  • @aminaahmed5903
    @aminaahmed5903 6 годин тому

    Gurigas markii ladhisi lahaa ayaa dhamo jadiid iyo xasan sheekh qaylo iyo masayir bilaabeen waxay dheheen dowladeena cid nataqana maleh dadku waxay mashqul kuyihiin xabiibu malayiin iyo guriga loo dhisayo. Markas ayuu M. M. M. Cabdullahi FARMAJO waa qof RABBİGII abuurtay wanag ugu deeqay wuxuu yiri jojiya soomaaliyeey dowlada cusub haday dhib kunoqotay.

  • @fathiyashire5418
    @fathiyashire5418 7 годин тому

  • @saynabsaciid7449
    @saynabsaciid7449 8 годин тому

    Waa guul iyo horumar allow nabad iyo khayrka na waafaji

  • @warsamegasgas-wv9gt
    @warsamegasgas-wv9gt 8 годин тому

    Guul Puntland Ciidamadeeda guul Allah Agbar .

  • @zahraabdalla7376
    @zahraabdalla7376 8 годин тому

    Maasha Allah Guul guul Ciidanka Puntland. Allaw u hiili Cidanka Puntland❤❤❤❤❤

  • @ABDIRISAAQAHMED-h5g
    @ABDIRISAAQAHMED-h5g 8 годин тому

    Guul budlan Guul Geesiyaasha soomaaliyeed❤❤❤

  • @Abc-sp6gc
    @Abc-sp6gc 8 годин тому

    Illaahay haguuleyo punlandciidamadeeda

  • @MaryamDirieAli
    @MaryamDirieAli 8 годин тому

    Masha Allah Tabaarakallah Guul Dawlada Puntland ❤💪💪

  • @AdenAli-b8j
    @AdenAli-b8j 9 годин тому

    Xidigaha UA-cam garab istaag wanagsan puntland

  • @MahadHassanMohamed-q9d
    @MahadHassanMohamed-q9d 9 годин тому

    Sharma boy waa geesi qofwaxkabadali majirdo keep coing safe sharmboy❤

  • @abdurahmanhersi8357
    @abdurahmanhersi8357 9 годин тому

    Guul Puntland inshaa Allaah

  • @siciidoabshir7341
    @siciidoabshir7341 9 годин тому

    Waa itoobiyaan ninku

  • @Mashroomer54
    @Mashroomer54 9 годин тому

    warar ka ka dhamaystooo aaaaakhiro u dheeelma✅😡😡😡😡😡 nacalad baa kuteele 😢😡

  • @PuntlandFirst1-q5o
    @PuntlandFirst1-q5o 9 годин тому

    Hala TOGTO Wa mafia GAALO ushaqeeya DACIISH WA YUHUD

  • @ahmeddahirali4977
    @ahmeddahirali4977 9 годин тому

    Masha,allaah

  • @siciidocabdi-fm9qh
    @siciidocabdi-fm9qh 9 годин тому

    Guul guul guul butland

  • @ahmeddahirali4977
    @ahmeddahirali4977 9 годин тому

    Guul puntland

  • @MohamedBarrrow-mh5gg
    @MohamedBarrrow-mh5gg 9 годин тому

    Kuwaani, waa dadkii ugu liitay ee afsoomali ku hadla. Adiga, & Farmaajo waxaad tihiin dad qalatayaal waana leydiin sugayaa.

  • @FutoXar
    @FutoXar 10 годин тому

    Amniga Puntland ragbaa god ugalay yaan taas la iloowin

  • @FutoXar
    @FutoXar 10 годин тому

    Xassan sheikh inooga ilaasha dhulka waa daacish dalkeenu uu faraha kabaxo oo gato khayreedkeenu wataa xassan tuug joog gurigiina😂

  • @Caliyare1475
    @Caliyare1475 11 годин тому

    man sha allaahguul

  • @Caliyare1475
    @Caliyare1475 11 годин тому

    man sha allaahguul

  • @AbdiRage-xq6wm
    @AbdiRage-xq6wm 12 годин тому

    Farmaajo tuug maaha laskin musuqmaasuqa Somalia ka socda xabaalaha laqodayo dhulboob wuu ka aamusay su’aashasi jawaab ayey u baahanyahay farmajo qabiil ayuu dabada geliyey Garoowe ayuu ka dagay wxuu kujiraa D12 car waakaase hayidhahdo kuma jiro raga dagaalka kawada Somaliland

  • @AamaCade6
    @AamaCade6 12 годин тому

    Guul iyo gobonimo axmed madoobe madaxweynaha juballand gedo waa inaad gacanta juballand soogelisaa

  • @bazeera5520
    @bazeera5520 13 годин тому

    Saciid Dani geesi geesi dhalay❤ illahay hakugu guulaysiiyo Cirib tirka xaaranta buuraha ku jirto. Villa somali cawimaadiina haysta dheh .

  • @-mrrayan
    @-mrrayan 13 годин тому

    Cadowga somalilan ha jab insha Allah aamiiin yaa rabi calamiin

  • @abdirizakabdilahi3453
    @abdirizakabdilahi3453 13 годин тому

    Somalilan inay argagixso lashaqayso soomali oodhan wey ogtahay ee maxa lagaga daalaya

    • @FamilieFamilie-r1u
      @FamilieFamilie-r1u 12 годин тому

      😅😅😅😅😅😅😅😅ilma badhyo culus 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂somaliland wa la aqoonsanaya gurguurte usu juuda abi 😂😂😂😂😂😂amuusa hoyada badhyo culus ta

  • @Sundayzaciid
    @Sundayzaciid 14 годин тому

    Scw scw scw ❤

  • @AbdiRage-xq6wm
    @AbdiRage-xq6wm 15 годин тому

    Ciidamada daarood maxaa laga siiyaa Somaliland Somaliland adigoo waxba ahayn inay dawlad ahaayeen maxaad argagexiso iska celisaa sawdigan anigu kuu muuqda waar dal cidlaa oo cidiba lahayn oo tin iyo cidhib khayraadkiisu debeda usoo baxay oo aan cidiba odhanayn xageed katimi oo dadkii lahaa wadankaasi tahriib badaha ku dhimanayaan badhkii kale ninba ninka kale xabad ladhacayo adeer cod kastaa hunguri ayaa kaqabsya

  • @FartunYusuf-ll8tg
    @FartunYusuf-ll8tg 15 годин тому

    Maansha Alaah tabaarkalaah Alaahu Akbar Allaahu Akbar Allaahu Akbar Allaahu Akbar butland guuuuul maansha 💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj 15 годин тому

    ❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉 xidigaha guulaysta

  • @DahaboHagarGuleed
    @DahaboHagarGuleed 15 годин тому

    🙏♥️🙏♥️🙏🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇬🇲🇬🇲🇬🇲

  • @AHMEDIbrahim-jb5yw
    @AHMEDIbrahim-jb5yw 15 годин тому

    Sheekada Cabdiwali Gaas kama duwan Cadownimada Beeshisa Darood waxay geed dheer iyo geed gaban uu fulayan aqoonsi lahan inay ku dhacdo Somaliland Waxa hadalka ku kalifayna waa sida iyo si ay cawanimo Puntland uga heesho hub iyo dhaqaleh aduunka markana kuso qado dagal Somaliland Waxan leyahay Cabdiwali Gaas hadi aragagaxiso jirta waa la ogyahay cida baddaheeda ay joggan kuwa hubka uu gudbiya aragagaxisa inaaderka aya ka mid ah oo adiga laftada ay waxa kharajka kaso gadhan Warya *KHOR WAYEEL WAA WADO INDHO* Indhaga oo shaan ah ayan Aqoonsi qadanayna* Bal meesha gashan la arkidoone Daroodow Hadad Qaxootigi nigu ceeliweyno Issaq ba ma nihin War ma Ada afka uu dhigan kara Issaq adigo ku abtirsada koob iyo Kaab iyo laax oo bili-admi ba ku abtirsan duli yahow illahow ka baryay inu malin iga tuuse sidan an kugu galeh cadabte

  • @ainanshedayr7569
    @ainanshedayr7569 16 годин тому

    Waar baarlamaan meesha ma jiree waxaad tidhaa maqaaxidii Axmad geeda naar. Jubbaland malahan wakhtiga maamul iyo madaxwayne.

  • @allahadoonkiisiiayaanahay27
    @allahadoonkiisiiayaanahay27 16 годин тому

    Xasan dhiiqo waa u dhamaatay bye bye ha is casilo inta aan dhiiqada Ina qabyaalad la roor iyo xaan cunaa uga tag mesha

  • @Cllaahiaxmed-x5j
    @Cllaahiaxmed-x5j 16 годин тому

    Guuuuuuuuuuuuuuuuul butlaan❤❤🎉😊

  • @AnabSaed-us1wo
    @AnabSaed-us1wo 16 годин тому

    Puntland haka feejignaato dhagarta Hassan sheekh isagaa Alshabaab ah

  • @Abc-sp6gc
    @Abc-sp6gc 17 годин тому

    Maasha allaah illaahay barakee dawlada ayadab akhawaarijta kuwiilaqabtay waxay sitaan basaboroda dalka

  • @Abc-sp6gc
    @Abc-sp6gc 17 годин тому

    Illaahay aw guulee puntland ciidankeeda iyomadaxdeeda illaahay aw cadawgeda qabo illaahay aw argagixisada jabi aamiin

  • @RaqiyoMohamud
    @RaqiyoMohamud 17 годин тому

    Asc war yaysan kenin dhawac muqdisho isbitalada muqdisho waxa kashaqeeya argagxiyo maleh iskuhalayn runti wll usheeg umada muqdisho wamel ay xog ujogan dhaqatirta muqdisho joga wa alsha baba runti intoda badan wana dilan dhawac ayaga kaso horjeday