Puntland walaahi cid cimaamadiina heeysan karto ma jirto airport aan arkaý boosaaso iyo garoowe oo casri ah dekad casri ah iyo xaafadaan xataa wadanka norway oo aan ku noolaa meelaha ugu quruxda badan xaafadaan ayaa ka qurux badan south africa ayaan ku arkay dhulka sidaan u qurxan maashaa allah i salute puntland
Maaaaaaaaaaasha Allah waa wax aad loogu farxo hadii sidaan dad intaan ka badan sameeyaan walahay waa laga soo noqonayaa dhamaan wadamada dadkeenu ku dhibaateeysanyahiin sida Kenya iyo wadamada gaalada
@@abdulfatahmohamoud1146 we are one as somalis but politically we are different....we can never be one and it's that illusion that is making Somalia not progress
Wadankeyga somaliyed. gobolka kudhashy banadir wan kabaxy ee qurbo bee i biday nolosha allow Wadankeyga somaliyed wana jecelahay gobolka kasto somaliyed in aan cagta dhigo allah iga yeel rabiyow ❤❤😢
Maashaallah, Runti waa Mashruuc aad wadanku ugu bahanyahay shirkadan Amal group dhismahooda wan daawaday Marar badan wa shirkad Lahaansho u weheliso kasokow Ganacsiga Qurxoon ay dhisaan . Quluubta bulshadeena iyo garaadkooda ilaahay ha inoo dhiso Aamin. Amal na dhismaha dalka halagaga daydo inshallah
Waa horumar fiican weeye, Wadankiina Maal gashta , Odaygan waa mahadsan yahay , laakin Waxaa u sheegayaa in Darasalaam Disrtict in laga dhisay Muqdisho oo ladegan yahay oo Maamul Degmo leh, kuwo kale laga dhisayo duleekda Muqdisho, Waa horumar, Soomaaliya ha noolaato ,ha guuleysato Cadowga Allaha ka qabto, Insha Allah
Maan sha allaah baaraka guulaysta guryo guryo guro soomaali dhismo aan wax soo saar lahayn warshado wax soo saar iyo beero shaqo abùr ayaa loo bashan yahay
Asc dhamaan maamulka iyo shaqaalaha amal village aad iyo aad baad ugu mahadsantihiin in aad dadka u macaaneysaaan dalkooda hooyo si ay u soo celiyaan hamigooda
Mashaa Allaah walalahay Puntland guuleysta markasta iyo melkasta illahay haydin xifdiyo. Your sister from SCC
Thanks ina Adeer. Guul iyo hormar wacan baan u rajeeyn SSC Khaatumo State Of Somalia.
Sidoo kale ina adeero ❤❤❤❤❤❤❤❤
Bulaala o barwaaqoba bi idmilaah
Below rabi idinka hay
Badhadha abid
Beladuna idinka deyran
Aaaaaamiin
From Qardho
Scc puntland maaha miyaa
Puntland aa tihiin ee sidaas ku ogow walaal❤
Masha Allah garoowe bundland somalia qeeyrka Allah ha u barakeeyo ❤from muqdisho
Wadan.mkeena?oodha,sidaas
Wale cabdisalan hareri ayaa soomaali ka arsaday sababto ah qabyalad meel buu iska dhiigay wuxu noqday nin soomalida uu dhaxeya oo kharasta qabyalaada meelskaga turay mashallah.
Waa nicmad wayn
Mansha allah sifiican bay wax uqabsaden wan jeclahay dadku inay wax qabsadan
Well done👏👏👏👏now this is brilliant 😊instead of building Nairobi😢
Mashruucani wuxuu ku wacnaa tuulooyinka bada ku yaal waayo dalxiis badan baa soo booqan lahaa waana laga faaiidi lahaa🖐😍
Waa runtaa lkn ha illaawin xaga amniga puntland meelaha qaar alshabaab baa jooga garowe waxaa loo doortay amniga
Puntland waa amini meelwalba adr @@kayfmohamed565
Ayl ayaa laami la saarayaa halsaac iyo labaatan daqiiqo ayay ujirsanaysaa magaalo xeebka Eyl inshaa allaah ayaa loo dalxiisi doonaa
@@kayfmohamed565 majoogan
@@kayfmohamed565yahuuu naaa habaarka naga daah imaanka seege alshabab iyo argigixiso puntland ma joogto rag ba dhiigooda u hurey
Masha Allah reer garowe ilahey ha idin gaarsiiyo hadafkiina iyo riyooyinkiina masha Allah
Masha Allah Allahuma Baarik walaalayaal Reer Garoowe waad dadaaleysaan 🫡 from Hargeisa
Mahadsanid walal
Awowgay Sade Daarood,halkaas ayuu ka dhashay,kasoo jeedaa,love walaalahay Mj,from Gedo.
Mashà Allah, Garoowe Caasimadda cusub ee Somalia insha Allah,salaams from Gedo.
Sallaamulah ina Adeer from Gaalkacyo 🇸🇱🇸🇱🇸🇱
HANA HABAARIN VIVA XAMAR
@@cadarus75😂😂😂😂 yaa raba
@@Eidkaakalay hee adi kadhig caasimad
@@abdimohamedahmed1240 buuqa iga dhaaf way tahay city 🌆 mss qabayaaladey
MAASHALLAH FROM BURCO GIRL
Dalkaagu waa lama huraan, waa meel aan hoy lagaa oran , dalkiina dhista ❤❤❤
Hormar Wacan lacagtii qurbojoogta kenya eyeykudhamatey hada Somalia eeygaleeysa waana meel amaan ah
Puntland walaahi cid cimaamadiina heeysan karto ma jirto airport aan arkaý boosaaso iyo garoowe oo casri ah dekad casri ah iyo xaafadaan xataa wadanka norway oo aan ku noolaa meelaha ugu quruxda badan xaafadaan ayaa ka qurux badan south africa ayaan ku arkay dhulka sidaan u qurxan maashaa allah i salute puntland
Maansha Allah hadaanu reer Somaliland aad baanu ugu faraxsanahay , koley anigu hadaan noolahay guri waan ka iibsan I'm ready insha Allah
Somali rer somaliland baa ugu qalbi fiican walal waase la xumeeyey dadkaas
Maaaaaaaaaaasha Allah waa wax aad loogu farxo hadii sidaan dad intaan ka badan sameeyaan walahay waa laga soo noqonayaa dhamaan wadamada dadkeenu ku dhibaateeysanyahiin sida Kenya iyo wadamada gaalada
Mashallah somaliya oo dhan Allah nohagaajiya inshallah
Mashaaallah aad baan ugu faraxsanay hadaanahay qurba joogtaa waxaana rajeynayaa in aan noqdo qofka ugu horeeya
MaashaAllah am proud of reer abtigey ❤❤
Good i think garowe will become our capital city of somalia thanks AMAL
Garoowe is too expensive to live and too hot to bear with. I think a colder climate would be best for capital
Hargesa is the best then! Coz the weather is just perfect....and the water is sweet...
@@nusumkate123We are ok with it as long we are one state 😊
Dadka xanuunsan caqligooda foorara waaye aragtida aad wado 😂😂😂😂
@@abdulfatahmohamoud1146 we are one as somalis but politically we are different....we can never be one and it's that illusion that is making Somalia not progress
Mansha Allaah... Hantidaada maalgali waddankaaga hooyo..
Gob weeye REER Buntland, dhulkii udugga iyo fooxa❤
Garoowe alacaaasimah hormar wacan❤❤🎉
Wadankeyga somaliyed. gobolka kudhashy banadir wan kabaxy ee qurbo bee i biday nolosha allow Wadankeyga somaliyed wana jecelahay gobolka kasto somaliyed in aan cagta dhigo allah iga yeel rabiyow ❤❤😢
Mashallah ❤guleysta Inta Hormarka Jacel From Besha Gadsan Somali ❤
اللهم صل وسلم وبارك على نبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وأصحابه أجمعين
Maaha allah alayleh soomaalidu waxay jecelyihin dhulalka shisheeyaha ee ha arkaan quruxda dalkeen hooyo
بسم الله ماشاءالله تبارك الله Dal Dadkiisa ayaa Dhista
Mashaa Allah tabarakalaah waa meeshan mastaqbalka David lahaa inshaa Allah ❤
Masha Allah waa hormar wacan wan ka iibsan doonaa in sha Allah❤
Masha allah hareri somali dhaba weye hotmar wacan
MANSHALAAH REER ABTIGEEY ALLAHA IDIIN SIYAADIYO HORU MARKA
Masha Allah maraa waxid aleylehee waxasa qurux ha ❤❤❤
MashaAllah tabaarakalah, illaahay xoogiina ,xoolihiina ba ha idiin barakeeyo, wlhi waa mashruuc bogaadin mudan, walaalaha Amal Real State waxaan leeyahay markaad dhankan dhamaysaan hadeey macquultagay Gobolka Gedo macmiil fiican baan uhaynaa waa hadii ay macquul noqonkarsyso. Aadbaan ugahelay howshan wacan ee aad haysaan guulaysta.
Mansha allaah beautiful,
Absolutely amazing ❤❤❤❤❤way to go my land ❤❤❤❤❤❤
Maashaallah, Runti waa Mashruuc aad wadanku ugu bahanyahay shirkadan Amal group dhismahooda wan daawaday Marar badan wa shirkad Lahaansho u weheliso kasokow Ganacsiga Qurxoon ay dhisaan .
Quluubta bulshadeena iyo garaadkooda ilaahay ha inoo dhiso Aamin. Amal na dhismaha dalka halagaga daydo inshallah
Walal kan markaad dhamaysaan. Isbitaal calami ah kuxejiya. Puntland dhinica caafimaadka ayaa kuliiitaan
Waa xaqiq Taasi
Reer beydhabo waa ineykudeysadaan reer puntland
Guuuul Putlandh❤
Motherland, goldenllamd ❤❤❤❤❤❤
يارب يارب يارب العالمين ارزقني انا و أولادي بيت يارب العالمين
Masha allah 🎉alaha idin siyaadiyo caqliga
Mashaallah, somali gulaystay....
Masha Alh garowe wa magala madaxda somlia
اللهم صل وسلم وبارك علی نبینا محمد
Ma sha allah Abdisalaan Hereri adigu waxaad kashaqaysa horu marka umada Soomaaliyeed guud ahaan ❤❤❤❤❤❤❤❤
Masha alaha somaliya oodhan alaha toosiyo❤❤❤
Waa horumar fiican weeye, Wadankiina Maal gashta , Odaygan waa mahadsan yahay , laakin Waxaa u sheegayaa in Darasalaam Disrtict in laga dhisay Muqdisho oo ladegan yahay oo Maamul Degmo leh, kuwo kale laga dhisayo duleekda Muqdisho, Waa horumar, Soomaaliya ha noolaato ,ha guuleysato Cadowga Allaha ka qabto, Insha Allah
Masha allh weeye waa hormar fiican illaahay alshabaab haka ilaaliyo
Maan sha allaah baaraka guulaysta guryo guryo guro soomaali dhismo aan wax soo saar lahayn warshado wax soo saar iyo beero shaqo abùr ayaa loo bashan yahay
Somalia way u ahaana tahay warashado iyo beero
Mash Allah illahay ha idin xafido ku dayo buntilan ku daayo
Marinka qaza xafada map leda uegyahay masha Allah way qurax badantahy❤
SOOMAALIYEEY FADLAN
LOVE YOUR COUNTRY AND BELIEVE WHO YOU ARE AND PERHAPS WHERE YOU COME FROM
Maasha alaah guuleysta honey u socda
Myhomland ❤❤❤❤❤
Mashallah aqoon, xikmad, aragti, iyo dadnimo isbiirsaday.
mashalah alle ha xafido wa hablyinana huru socada
somalidu wax ba ma dhisi yaqaanaan dhireynta iyo cagaarayntaba waa ku liitaan 😢guri dhaga x ah 😢 iyo muraayad beey taagaan no dhir no cagaar. 😢😢😢
Maasha allaah
Swimming pool mid le ayaan rabaa
Thanks from 🇬🇧
Lama ogola
@@abdihakimmmohamud7230 lama oga maxay swimming pool
Yahu waar masaji wedi dayacayohow
@YussufBare-qy8sz 😂 Maxaa u caaysay ?
@@nin1269 swimming pool maxaldah qof wey oo waxas daxagalirow
Hi waa wariye Run Sheeg Ah
❤ thanks.
Jizaakalahu Qeer.❤
Mashallaah waa guryo casri ah WAA inaan guri ka gataaa❤
Kasaara
Dhalinta dagaalka👌👌👌👌✅👍🏿👍🏿😁
ماشاءالله ماشاءالله ❤وبارك الله فيكم❤
Masha allah
Sidaa ayaa loo baahan yahay in la qaabeeyo meesha inta aan la degin
Woow horumar wacan 💯👌
Asc wrx wb.
MashaAllah tabaarakallah. Ilaahay ha idinla garab galo.
Aad baan ugu farxay.
- Walaalkiin dibada jooga
Maashallaah.We need part 2 when it is finished.
Maashaa allah alaha laqabto waa hormar wanaagsan
I can’t wait to go my hometown
Masha allah putlan dhaqaqday waa run dal dadkiisa dhisa
Village for tourists ❤❤❤❤❤❤❤
Caluula dhisa please iyo qandala ❤😊🎉
Reer #puntland gacan ayaan idin taagay 🖐🏽 dad yar oo soomaaliyeed oo caqlig ku haray ayad ku jirrtaan kaliya #faanka naga yareeya masha allaah 😂😂😂
Maahan somaliya puntland😂
Mahadsaniid sxb, lkn faanka noo daa ee waa dhigeena bowe
@@Mirhan777 lol
@@omary9311 lol
@@Libax962 Haddaaba uqirtay waxtarkoodda, Sooma Heeystaan waxeey Ku faanaan? Boowe Faanka Ficil Baa Noo dheer. 😂🤣
Mashallah tabarka raxman.
soomaliya oo dhisantay baa ii muuqata m.a
Mansha Allah waa soo dhawaynaa Al-Amal hor marka Ay waddo
Masha alaah 1🇺🇿
MAASHA'ALLAH TABAARAKALLAAH ❤❤❤
ka digarogo dalxiis iyo daaraha dalkale
Maashaa allaah ❤
MaashaaAllah, ku noolaaw dhulkaada, oo u noolaaw sidda dunidda kalle ee caalamka 😊
Ilahow anigoo dhimanin itus Somalia oo nabad noqotay addunka kahor martay
Mxd uga bahaan thy dhulku Alle kugu beray hku deeqo
@@usern134-h4g inaan calool ushaqeysta yaasha Adiga cml aan laayo ayaan rabaa
@@usern134-h4gdhulkiisa ayuu wanaga lajecelyahay waana qeyb wadaniyada kamid ah, aduunka siduu uhormaray inad kamaseyrta wa lobahanyahay si ad wadankaga hormarkisa oga shaqeysa.
Amin
nimanka reer puntland ,shaqo fiican oo nidaamsan bay ku socdan hambalyo
Asc dhamaan maamulka iyo shaqaalaha amal village aad iyo aad baad ugu mahadsantihiin in aad dadka u macaaneysaaan dalkooda hooyo si ay u soo celiyaan hamigooda
Maasha Allaah❤
Anigu waa tagay bilo kahor aad ayaan uga soohelay
@yaakcon No one will answer that kind of questions on social media. If you really want to know, then call them on the phone.
Great job dalka hala qurxiyo siiba xeebaha magalada ku yaal qeyrkeen ka hadhnee inaga daba geeya
Masha allah lap waan idinka hayaa
masha Allah horey usocda shasheeyane ka fogaada
Wa marki ugu horesan arkay qabil daarod kamida horumar samenaya
Nimaan dhul marin dhaayo ma leh wax aadan ka warhayn haka hadlin
Maxaa.daarood soomaaliya wali lagama dhisin guryahaan oo kale
Markaad Qabyaaladd kumadax marto quurina Weeydo Wanaaga Umadda kale, saanoo Kaala loo calaacalaa. Guul Iyo Gobanimo Dhul Udug Puntland 🇸🇱🇸🇱
Mashaalaah walaalahena budlan wa wax lagu farxo quruxda dalka
Woooow omg 😲 mshallah
Shinbirahana halagu beero si nolosha ay isu kaabto, whispers ka wa sign of peace ✌️.
Mashalah tabarakalah ❤❤❤
Qimaha intu ka bilowdo iyo inta ugu badan inu shaga muhim aheed
Qiimihii guryaha lama sheegin!
Mashlhaa ❤
سبحان الله وبحمده عدد خلقه ورضا نفسه وزنة عرشه ومداد كلماته.
سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم.
لا حول ولا قوة الا بالله العلي العظيم
masha alh waa sidaan caalam ku arkay oo kale
MASHA ALLAH AMAL
Schoolkii warkiisii idinkama maqal iyo Jaamacadihii, Garoomadii ciyaaraha. Guryihii dhaqanka ee Aqal Somsliyadii ma haysaan qorshohooda