Safarkaygii Kismaayo || My journey to Kismayo

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 4 вер 2024
  • Waxaan booqday magaalada Kismaayo, magaaladan waxay caan ku tahay ( Xalwo Kismaayo)
    waxaan ahay Dalmar oo aduunka ayaan soo kala bartaa. Waxa aan booqday ilaa iyo hadda 45 waddan. Waxa aan leeyahay hadaf ah: inaan cagaha dhigo 197 wadan (dunida oo dhan) in shaa Allah.
    "Socdaalku ma aha oo kali ah hiwaayad, laakiin waa hab nololeed.
    I discover the world on my way, and I have visited so far, 45 countries and i am in mission to reach 197 countries.
    socdaalku ma aha oo kaliya hiwaayad, ee waa hab nololeed .
    ==========================================
    Follow me:
    Snapchat: https:/ /www.snapchat.com/add/geedisahan
    Facebook: / geedisahan
    Instagram: https: / geedisahan
    ==============================================

КОМЕНТАРІ • 262

  • @GeediSahan
    @GeediSahan  Рік тому +59

    Fadlan 5kun Like iyo Share
    Qiilmawaaye Golden Beach Hotel and Restaurent ( +252615942144 ).
    Caano Geela Kismaayo:
    0615595322

    • @mahdiqoobey8424
      @mahdiqoobey8424 Рік тому +1

      Geedi sahan legend aan taageero
      keep going zxp

    • @calihasan-do1lg
      @calihasan-do1lg Рік тому +1

      Geedi plz come to marko 😊

    • @Jamal.aljahjah
      @Jamal.aljahjah Рік тому

      اها يامدعوم اها، ماشاء الله حتى إلى كيسمايوا وصلت. 😁 فيديوهاتك جميلة وممتعة. واصل وأستمر 👍🏽

    • @abdiraxmaan2178
      @abdiraxmaan2178 Рік тому

      Baydhabo janaay booo

    • @11naa44
      @11naa44 Рік тому

      Sonkorta no faahfaahi

  • @cafifanuur1950
    @cafifanuur1950 Рік тому +32

    MaashaAllaah,wadan illaaheey waa na siiyey laakiin cadow baa na kala qoqobay oo labaatan calan noo sameeyey.Allaah ha naga dhigo kuwo is jecel

    • @Suhayb1_4
      @Suhayb1_4 11 місяців тому +2

      Duligaas oo dhan waxaa na baday waa kitaabka quraanka ah ee aan bulshada lagu xukumin iyo siyad bare oo dalkii naga dumiyey

    • @Damal_media_1
      @Damal_media_1 11 місяців тому +1

      Maxamed siyaad barre ayaa dhisay waddanka isagaana dumiyay kadib kala qaybsigu markasuu yimi

    • @Suhayb1_4
      @Suhayb1_4 11 місяців тому +1

      @babafoodle9624 may walal laakiin afweyne ayan aad unecebahay oo dalkii naga dumiyey anigu waxan ku noolahay boorama

    • @edebsan9049
      @edebsan9049 11 місяців тому

      Wuu dhisay wax walba free idinka dhigay waxbarasho, caafimad adeeradiin ayaa dumiyey dhiga marxumka waad ku caasideen

    • @edebsan9049
      @edebsan9049 11 місяців тому

      Cafifanuur aamiin aamiin

  • @officialabdiramanywarsame2061
    @officialabdiramanywarsame2061 Рік тому +14

    Wan maqli jirey xalwo kismaayo. keep going brother geedi sahan 🤙

  • @Tutulisho
    @Tutulisho Рік тому +13

    The best person ever the most knowledgeable the most shine all created is prophet Muhammad scw❤❤❤

  • @AbdifatahAhmed-gj3wx
    @AbdifatahAhmed-gj3wx Рік тому +10

    Mahadsanid sxp kismaayo maqal ayay igu ahayd waan ku faraxsanahay aragtideda from jijiga

  • @hudeyfe1
    @hudeyfe1 11 місяців тому +7

    Mashallah! I used to live in Kismayo when I was younger and I now I live in London. It's good to see how much it's developed. Illahi ha kuu barakeyo walal.

  • @kafiyahsadiiq2474
    @kafiyahsadiiq2474 Рік тому +9

    Mashaa Allah ❤
    bajaaj maleh!
    beautiful city waan ka helay waxaan rajeynaynaa in magaalo madaxda wadanka Muqdhisho laga suuliyo bajaaj . Yaa Allah nabad waarto wadankeena see
    💙🇸🇴💙

  • @Faz-O
    @Faz-O Рік тому +25

    You deserve millions subscribers bro keep exploring somalia

    • @khalidshariif
      @khalidshariif Рік тому

      100 million subscribers ❤❤❤Keep going sxb

    • @user-zt6pt8wx8o
      @user-zt6pt8wx8o Рік тому

      Kaalay xalwadda waa la gadayaa ma bilaashbaad u qabtaa waa maxay in kale isii? ma kismaayo ayaa reerkiinnu haystaa macnaha? dulli fawqal dulli from ISAAQ

    • @AbdimananmahmoudRashid
      @AbdimananmahmoudRashid Місяць тому

      ​@@user-zt6pt8wx8omaxaad ka hadleysaa?? Waxad ka hadleysin iyo asiga wuxu kahadlayo fahan

  • @maproukamahamed4464
    @maproukamahamed4464 Рік тому +4

    Shaw kismaayadu waba dhul qurx badan qaybta dakadeedu dee du masha Allah

  • @MohamedMohammed-jk6pl
    @MohamedMohammed-jk6pl Рік тому +11

    Wad Mahadsan tahay Geedi sahan bro keep going I hope inad so duubtid dekedaha Somalia o dhan
    Waxan ka dawanaya Kentucky, United state of america.

  • @cqadirxamza9122
    @cqadirxamza9122 Рік тому +6

    AlLaahu Akbar. Dakadda Kismaayo waxaa iigu dambaysay oo aan ka soo dhoofay galab Arbaca ah, qiyaastii 3dii galabnimo 24/01/1991, walina nasiib darro waddankaygii lug dambe ma soo dhigin 32 sano iyo bar

    • @DaudBashir-rb5ol
      @DaudBashir-rb5ol 5 місяців тому

      Waad imaan doontaa inshaa allah adiga nabad ah iyo iyadoo nabad ah

  • @bakalyassin8905
    @bakalyassin8905 11 місяців тому +9

    Très belle ville dynamique. ❤❤❤vive la Somalie 🇸🇴 .

  • @hamdamuusejibril101
    @hamdamuusejibril101 Рік тому +6

    MashaAllah geedi sahan wuxu inaga mudan yahay inan garsino millions muqalo tayo iyo qurux ba leh ino so gudbiya.
    hore u soco wllo from borama 🙋🏻‍♀️

  • @user-px8ie4kk8w
    @user-px8ie4kk8w Рік тому +8

    kismaayo waan ku daalnay wlhi ilaa waagii aan ku dhashay ilaahada ❤😢😢😢

    • @dermaano5959
      @dermaano5959 6 місяців тому +1

      sxp ani wan ku dhashay isla sanad ano ba karin wa so qaxanay 19sano ma arag wa iaman doona inshallah

  • @NinaQuen-cw6wr
    @NinaQuen-cw6wr Рік тому +9

    Masjid raxma dadka dhisay aabahay ku jiray❤

    • @DaudBashir-rb5ol
      @DaudBashir-rb5ol 5 місяців тому

      Xafadee ayu ku yalaa

    • @Somowgurey
      @Somowgurey 5 місяців тому +1

      ​@@DaudBashir-rb5olcalanley wliba majangooo

  • @GeneralHensaleey
    @GeneralHensaleey Рік тому +9

    Kismao my town Masjid Rahma Masha allah i used to pray ❤❤

  • @Ikraanomardhibane
    @Ikraanomardhibane Рік тому +13

    ALLAH IS ONE ❤

  • @abuadam3851
    @abuadam3851 11 місяців тому +2

    Masjid express waxan xasuustaa in taajudka 3 juz lagu tukan jiray taraawiz laba juz. Waagaas ma jirin Facebook, Snapchat iyo tiktok focus keena salaada aad buu u sareeyey.

  • @Daadirka
    @Daadirka Рік тому +3

    Maasha Allah mahadsanid wll qaali Wllhi waa vlogii. Ugu qoruxda badanaa ee magaaladeyda
    kismaayo
    Kusoo dhawaaw dhulkiii bilicda somaliya
    I.a Waxaa rajeenayaa inaad magaalada inta kale Ee ka dhiman aad prt2 kadhigi doontid
    Meelo badan oo laku dalxiistago sida jasiiradaha iyo goobweyn iyo yoontooy ❤🤍🫶🥰

  • @ismailomar7962
    @ismailomar7962 Рік тому +4

    quruxda dalkeena ayaad soo bandhigtay mahadsanid. soomaaliya ha guuleysato

  • @aarkamudugofficial28
    @aarkamudugofficial28 Рік тому +6

    Geedi Sahan Iyo Kismaayo Guulleyso The Legend

  • @Akram_Ahamed_17_AkM
    @Akram_Ahamed_17_AkM Рік тому +6

    Kismayo waa misha kudhashay sidaso tahay xiligan qan garay man arag kismayo lakn InshAllah wan tagee duna waqtigeeda marki lagaro ❤👌🏻

  • @kadarmohamudali2043
    @kadarmohamudali2043 6 місяців тому +1

    Geedisahan sidaa ii waday😢😢, waxaa i geeysay magaaladii aan ku dhashay,
    Xeebti aan banooniga kuso adkeeyay, dakadii Kismaayo aanku dabaalan jiray❤❤❤ xasuus iyo xiiso wada socda😢😢

  • @homeh3455
    @homeh3455 Рік тому +3

    Maalin dhaw dakada kismaayo waxa la wareegaya imaaradka waana musiibooyinka haysta soomaalida

  • @dr_abdala8041
    @dr_abdala8041 Рік тому +9

    Mashallah! Muuqaladadu waa kuwo tayo leh👏👏

  • @muhubojama1231
    @muhubojama1231 Рік тому +2

    Mashaa Allah tabaraka allaah brother guul iyo gobonimo viva somaaliya viva jubaland

  • @kingdalxa710
    @kingdalxa710 Рік тому +8

    The one and only somali travel guy❤

    • @Damal_media_1
      @Damal_media_1 11 місяців тому

      Don't forget #qaysqeysar bro😅

  • @Somowgurey
    @Somowgurey 5 місяців тому +1

    Kismaayo magaladeeda meshaaan ku dhashay❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mohamb3785d
    @mohamb3785d Рік тому +3

    Mashalah kismayo magaala qurux badan waaye.

  • @HaniIndhayanyur
    @HaniIndhayanyur Рік тому +7

    I like the history of Somalia keep on exploring

  • @abdulkadirhaji6725
    @abdulkadirhaji6725 Рік тому +1

    Gedi Sahan sxb Somalia haka soo tagin, is bedel weyn baa kaa muuqda xag jir ahaan iyo xag nasasho intuba masha’Allah

  • @hamcumc4549
    @hamcumc4549 Рік тому +3

    You deserve more than million subscribers

  • @mahadmahamad7808
    @mahadmahamad7808 Рік тому +1

    Mansha allah macalin abdulahi xusen ilahay ha ku xifdiyo

  • @Soodhawowsamia
    @Soodhawowsamia Рік тому +2

    Mashallah a beautiful video! Keep up the amazing work!

  • @fadumoabdi5595
    @fadumoabdi5595 Рік тому +1

    Mashallah geedi sahan waan ku taageer maalin kasta waxa na tusta dalkeen waan xiisay kismaayo jazzakum Allah waan sheer gareynay

  • @runkahadasho8495
    @runkahadasho8495 Рік тому +3

    Walaahi Kismaayo xalwada ayey caan ku tahay magaalada markaad suuqa timaato meelkasta xalwada ayaa lagu gadaa ayadoo saliid iyo subag lagu kala kariye
    Midakale Kismaayo indha shareerka iyo bajaajka lagama ogola 😂😂

    • @sHimaaLi_x1
      @sHimaaLi_x1 Рік тому +1

      War muqdisho, lascanod, Garowe, bosaaso ilaa galkacayo baa laga soo dalbadda xalwadaas waa caan runtii😂😂

  • @idahorefugeecommunityassoc6613

    Maasha Allaah, waa taariikh cajiib ah.

  • @drfarisalattas
    @drfarisalattas Рік тому

    Mashallah! Muuqaladadu waa kuwo wax gal u leh bulshada sidoo kalene tayo sare leh.

  • @abubakarabanour3624
    @abubakarabanour3624 Рік тому

    Vivo kismaayo, xalwo badande waa meesha keliya aan xalwada ka cuni jirney galab walboo maashaalah tabaaraka laah keep going.

  • @annaahmed2564
    @annaahmed2564 9 місяців тому

    Thank you bro to show us beautiful kismaayo jzklq Inaba cadi ma aha kismaayo loved .thanks for sharing bro.keep it up good work.

  • @kowsaribrahin8053
    @kowsaribrahin8053 Рік тому +2

    mahadsanid Geedi Sahan❤

  • @aminaomar6271
    @aminaomar6271 Рік тому +1

    Mash allah, waxa fican in aad no soo dhigtid dadka ku shaqo leh dalxiiska oo dadka geeya meelah lagu dalxiiso inshaallah wa in so arka koosmoy Island

  • @mahamudahmed9670
    @mahamudahmed9670 Рік тому +1

    ماشاء الله تبارك الرحمن GEEDI aad AYAAD u MAHADSANTAHAY Wanaagaga iyo bilicda dhulkii HOOYO thanks

  • @xawom3016
    @xawom3016 Рік тому

    Mashlh geedi sahan wiil qiimo badan dalkaaga ku dalxiis dadkana daawasho wacan. Waa cajiib in ay jubba canshuur qaadeyso waa way ku hormareysaa hadii daacad loo noqdo

  • @tusmoabdullahi6061
    @tusmoabdullahi6061 Місяць тому

    All the way USA 🇺🇸 shalay ayan caano kaso cabay wa hamigayga inaan dalkayga kudalxiiso

  • @fekermedia68
    @fekermedia68 Рік тому

    Mshllh tabarakallah wax fiican ayaad noo soo gudbisay waad ku mahadsan tahay geedi sahan ⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️

  • @sHimaaLi_x1
    @sHimaaLi_x1 Рік тому +3

    Kismayo magalo Ogaden iyo Marexan m.a xalwadaasna caan beey ku tahay 😍❤️

    • @sakariyefilfil6578
      @sakariyefilfil6578 Рік тому +10

      Dhul soomaliyed inad dhado dhib mey kugu tahay walalky intas qalbigena u fiican qabiil qaran ayaa ka fiican mahadsanid

    • @Take_that_risk679
      @Take_that_risk679 2 місяці тому

      Mareexaan ma hooyadaa siisay absame iyo harti deh

  • @abdulqadirissa2535
    @abdulqadirissa2535 11 місяців тому +1

    Shukran walalki👍

  • @realabdimn5767
    @realabdimn5767 Рік тому +2

    Kismayo meesha aan kudhashay 🎉❤

  • @M4K4WW
    @M4K4WW 26 днів тому

    Kismayo my hom from gulwade🥺😍

  • @hindaaa_ali
    @hindaaa_ali Рік тому +5

    ماشاء الله جميله ❤

  • @milgosare3448
    @milgosare3448 Рік тому

    Mahadsanid Walaalkay Gedi Sahan
    Wlh Waad nadalxiisisay Quruxda dalkeenana Waad noso bandhigtay
    Xataa Dalalka Caalamka Intabadan Waad nagu Dalxiisisay
    Jazakumulllaahul Qayr Walaal

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali Рік тому +1

    MAASHA ALAAH QURUX WAAYE. WADANKEENA❤❤ MAHAFSANID. GEEDI. SAHAN❤❤

  • @ahmedjaangoan7549
    @ahmedjaangoan7549 Рік тому +1

    Magaalo aan jeclahay Kismaayo. Waan ku laaban doonaa Insha Allaah.

  • @muslimlivinglife9341
    @muslimlivinglife9341 Рік тому +1

    Thank you gedi sahan keep going brother ❤

  • @AbdizYusuf
    @AbdizYusuf 5 місяців тому +1

    Jubaland is bk dhulkeygi aan jecylaaa wow dhulka libaaxyada.
    General morgan iyo ahmed madoowe dhulka waad xoreeyseen magaciina iyo sawaradina waa in meel kasto lagu qoraa geesiyal naftooda u huray jubaland

    • @mohamedhusseinsanei
      @mohamedhusseinsanei Місяць тому

      Oo maxay xureyen midna waa kii ka dumiyey buunadii magaaloyinka kale ku xiri jirtay midna waa midka la dagay ilaa hade marka maxay geesi ku yihin ama xurnimada ay u kenen maxay tahay 😮

  • @ruunomar7190
    @ruunomar7190 Рік тому +4

    Kiisamayo guri jano❤❤❤

  • @khaderlander2429
    @khaderlander2429 11 місяців тому

    From Masjid Rahma to masjid express that is a colonised mind.

  • @abdimajidmohamed1463
    @abdimajidmohamed1463 9 місяців тому

    Best Somali UA-camr, subscribed, liked and ring bell on

  • @abuadam3851
    @abuadam3851 11 місяців тому +1

    Xalwo bazandi Waan u xiisay marka igu dambaysay waxay ku taalay near masjid nur ama xabsiga magaalada kismayo.

  • @balabanxasan9880
    @balabanxasan9880 Рік тому

    Magaladeed rntii sanaado badn ayaa ka soo maqanahy insha allh ale Mxa ku xiisy kismaayo caday

  • @sahraxajicabdi3952
    @sahraxajicabdi3952 Рік тому +1

    Tageero Labar wan Afartii video Ee Ugu Danbeeyey Waxan Aha Frist commentii 🎉🎉🎉🎉

  • @abdirahmaanabdulla8133
    @abdirahmaanabdulla8133 Рік тому +2

    Maansha,Allah.

  • @aminahussein-hassan522
    @aminahussein-hassan522 Рік тому +2

    Masha alaah caafimaad ku caba😂❤🇸🇴

  • @shaqaleaxmed3514
    @shaqaleaxmed3514 Рік тому +1

    Masha allah zxp magaalo kastood tagto vlogaaga wxaad kusoo dartaa masaajid ❤❤

  • @robleabdi439
    @robleabdi439 Рік тому +2

    Asc wlalkey gedi sahan waxan rajeynoya in ad cafimad qabto hadii ay farintyda kuso garto waxan jeclan laha safaradada ad kumareyso gayiga simalia in ad timadid degmada qadiimiga ah e kutalo gobolka gedo qasatan luuq ganaane
    Runtii wa magalo xadarad leh qurux badan dalxiiskana ku wngsn
    Mahadsanid 🙏

  • @FARHIYAHAPPYTUBE
    @FARHIYAHAPPYTUBE Рік тому

    Kismaayo iyo kisteeda ano yar ban badeeda ku dabaalan jirey xusuus ❤

  • @Ibnak99
    @Ibnak99 Рік тому +2

    Waxaan ogaaday Xamar magaalooyinka ee somalia inee ka horeeso Masha’Allah.

  • @yunisomar4468
    @yunisomar4468 Рік тому

    Masha alah wll waad aqli badan tahay waayo bisinka ayaad ku bilawday

  • @MegaAli213
    @MegaAli213 7 місяців тому

    SubhanAllah akhi, you would reach more Muslims globally alhamdulilah if you had translated thevideo like many Muslims do, traveling throughout the Muslim world.

  • @aslahusein5148
    @aslahusein5148 7 місяців тому

    Masha Allah wllo wad mahad santhay qeyb labad kaso same suqa suq yare aya dhiman wan uxiise waxan isaha goormu kismayo cadey tagi gedi sahan

  • @user-mj8yv7md9p
    @user-mj8yv7md9p Рік тому

    Geedi xeebtii calanley iyo jasiira iyo waan arkaa yaaqii saca mooja kuma arkin muuqaalka

  • @kaltumahmed3156
    @kaltumahmed3156 Рік тому

    Malintii am bartay geedi Sagan Jamal kisa waxay ahay asagoo joog mugdishu. Wa sualee sidee ugu nabad gashay dugaaga Kismayo jooga waa yaabee

  • @KalelaChannel
    @KalelaChannel Рік тому +1

    Magaalo Xawaadle. Masha Allah.

  • @fai6998
    @fai6998 Рік тому

    MaashaAllah TabaarakaAllah, JazakAllah khayr

  • @ubahabdi773
    @ubahabdi773 7 місяців тому

    Kismayo meshsa ku dhashay 👏🏻👏🏻🥰🤙✌️

  • @azmardayib7820
    @azmardayib7820 Рік тому +1

    Kismayo magaaladydi🥹 wan uxiisay😢❤

  • @user-lj7sp2js6l
    @user-lj7sp2js6l 10 місяців тому

    Magaladeydi kismayo kafiso

  • @user-xx2ex2nj8f
    @user-xx2ex2nj8f 3 місяці тому

    Kismaayo waa asalkeena Bajuuni

  • @AbdallaYata-cb9mm
    @AbdallaYata-cb9mm Рік тому

    The best vilogs of samaliya gedi sahan

  • @maahir_cadde6673
    @maahir_cadde6673 Рік тому +1

    Thank you❤

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi 11 місяців тому

    Mashallaah Allaahu Akbar alxamdulillaahi Allow dalkeena noo dhowr yarabal callamiin Allaahu ma aamiin yaarabalcaallamiin subxaanallaah subxaanallaah 😭😭‼️⁉️‼️

  • @maxmin926
    @maxmin926 Рік тому

    M.a kismaayo wa magaalo wax badan ka duwan magalooyinka kale

  • @user-tn4bd8me4m
    @user-tn4bd8me4m Рік тому

    Www mansha Allah keep going bro

  • @sayidka6911
    @sayidka6911 Рік тому +2

    Magaaladii irir, ee kenya & daarood xoogga ku heysteen.

    • @Faz-O
      @Faz-O Рік тому +2

      Subxanallah alle haku cafiyo bro 😂

    • @sayidka6911
      @sayidka6911 Рік тому

      @@hebel3397 runtaa iga si ah.

  • @iikarofficial9108
    @iikarofficial9108 Рік тому

    Geedi sahan sxb wan ku tageera horay u soco wllky

  • @hamsehassan7090
    @hamsehassan7090 Рік тому +1

    Magaalo daarood.♥️

  • @boonoboono6301
    @boonoboono6301 Рік тому

    Masha Allah ilaahey ha kuu xifdiyo

  • @abobasement346
    @abobasement346 Рік тому

    Somaliyah waxaan ku nacay wadoyin maleh waxaa ugu wacan waa mafiyadah u taliyah dadkah

  • @MOHAMMEDPRO1234
    @MOHAMMEDPRO1234 Рік тому

    Wllka gedisahan kismyo intee ayaad ka joogta waayo wxaan ka mid ahay tageehada kaaso joogo magada kismyo wllhi aad ayaan u jeclaani lahay in aan kuugu arko magada if allah says ❤🎉

  • @amiirab8840
    @amiirab8840 Рік тому +1

    Goob wayn noo soo duub

  • @muhamedhusseinjama2007
    @muhamedhusseinjama2007 Рік тому +1

    ana dadki geela dhaqan jiray ahe iyo dadki somaliga asalka yaqanaye naga saxa geedi sahanow adiga iyo ninka reer kismaayo , XUNBO lama yidhaahdo ,XOOR ba la yidhahdaa , XOORKA CAANAHA GEEL BA LA YIDHAHDA , kkk XUNBO saabuunta loo isticmaala ama daadka biyaha .

  • @alifarid10
    @alifarid10 11 місяців тому

    Geedi Sahan, hawl ficn ayd heysaa sxib halkaas kasiiwad.

  • @princessgacal3678
    @princessgacal3678 Рік тому

    Kismaayo Insha Allah Maalin Waan Imaan Doona❤❤❤

  • @mahadabdirizaksulaiman7824
    @mahadabdirizaksulaiman7824 10 місяців тому

    Waaxay geelan sida riyaha loo lisayo waar geela ha ceebaynina.

  • @jamaccj9040
    @jamaccj9040 Рік тому

    Wlhi 1m iyo kbdn wauqlanta bro
    🎉❤

  • @runkahadasho8495
    @runkahadasho8495 Рік тому +3

    Kismaayo iyo baabuur maxaa kala heesto baabuurada yar yar ayaaba magaalada kusoo badatey 😂😂
    Booska bajaajka ayey noogu jiraan 😂😂 0.5 baa lagu raacaa tagsiga

    • @sHimaaLi_x1
      @sHimaaLi_x1 Рік тому +2

      Wlhi waa raxaysateen anaga muqdisho bajaaj ayaa ka shaqayso 😂😂😂😂

  • @jaamacdagaale5145
    @jaamacdagaale5145 Рік тому

    caanaha ilmaha geela haka dhameenina fadlan

  • @Dalkiiuhiiliye
    @Dalkiiuhiiliye Рік тому

    Geediyow ha ilaabin inaad jamaame tagto waa meel qurux badan

  • @abdulkadirraambe.5855
    @abdulkadirraambe.5855 Рік тому

    Wowwww xeebta quruxdeeda daya