SOMALIA: Waa Sidee BALCAD?

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 14 жов 2024
  • Waxaan annagoo badan Dalxiis ku aadnay Degmada Balcad.
    Waxaan u mahadcelinayaa Dalmar Plus oo noo fududeeyey Dalxiiskaan.
    Waxaan sidoo kale u mahad celinayaa dhallinyaradii nagu wahelisay dalxiiska iyo akhyaartii nagu soo dhawaysay balcad.
    Music: Ustaad Khaliifa
    Dalmarplus kala xirii: +252617521757

КОМЕНТАРІ • 67

  • @Hamse-Ahmed10
    @Hamse-Ahmed10 4 місяці тому +20

    Somalidu waa waa dad qaniya bulsho ahaan iyo dhul ahaan iyo bad ahaanba balse qabyalada allow naga dawee ameen ameen ameen🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼

  • @fowziyoahmed3975
    @fowziyoahmed3975 4 місяці тому +2

    Masha Allah balcad ❤ Somalia 🇸🇴 waa wadan magalo qurux badan somalia 🇸🇴 hanoolato guul ayaan uu rajeeynaya wadankeeyga hooyo

  • @bootstrap-es5wf
    @bootstrap-es5wf 4 місяці тому +4

    Balcada 1mar ayaan dalxiis ahaan u-tagay bishii 2-aad 2024 aniga asxaabteydii classmentka jaamacada 4jeerna travel ayaan kumaray anigoo usocda ama kaso socda galmudug runtii waa dhul aad u-qurxoon dhirta, wabiga , xoolaha, dadka iyo waxwalbaba qurux ayaan alle udhameyay guuleysta saxibyal

  • @ZaksVillage
    @ZaksVillage 3 місяці тому +3

    imagine ilmaha aan kenya gaynayno hadii aan jaanis u heli lahayn inaan wadankayaga gaysano. nasiib darada nahaysata ilahay unbaa og. sometimes i regret being a somali.

  • @WariyeMahadkoofi
    @WariyeMahadkoofi 4 місяці тому +4

    Msha alah dalkeena nimcadiisa alle nabd ha inoogu Daro saln sare rer Mogadishu from hargeisa

  • @ismailabdirahinshali321
    @ismailabdirahinshali321 4 місяці тому +4

    qof aqyaara Reer magaala Skillfull Ixtiraam badan somalinimadu ku weyntahay Ayaa tahay saidoow horey usoco

  • @NUURIYE.
    @NUURIYE. 4 місяці тому +3

    Ninkaan muqaaladiisu,waa top

  • @degan4
    @degan4 4 місяці тому +2

    Illahay ha noo xifdiyo dhalan yaradeen❤❤❤

  • @yaasirmohamed5561
    @yaasirmohamed5561 2 місяці тому +2

    War dadka somaliyed oo ha ogadan idinka ka masula inta dowlada awododa soo noqonyso xududaha ha ino ilaaliyan 🇸🇴🇸🇴🇸🇴masha allh guul rajenyna dhulkeygi

  • @mukhtaraxmed-x8j
    @mukhtaraxmed-x8j 3 місяці тому

    Somalida waa dad aad iyo uniyad wanaagsan.masha allah.

  • @MohamedOsman-z2p
    @MohamedOsman-z2p 4 місяці тому +1

    Dhul qurux badan ayan leenahay caqli qurux badan allaha ina siiyo

  • @ammiirmattan
    @ammiirmattan 4 місяці тому +2

    Masha allah qurux weynaa dhulkeenaa❤

  • @hasnanoordeman5828
    @hasnanoordeman5828 4 місяці тому

    Mashallah ❤mashallah ❤❤❤❤Love Somalia 🇸🇴 Love balcan cadey ❤maxan jeclahay wabiga shabeleh iska dawo iyo baraha budadi balcad kor kakortid wabiga hoos ufiri❤qurux badan ❤❤❤mashallah

  • @drcabdiyarexasan5
    @drcabdiyarexasan5 4 місяці тому +1

    Masha Allah dalkayga aadbuu u qurux badan yahay illahay waxanka baryayaa inuu ilahay inoo nabadeyo dalkena

  • @moguehabdifarah1452
    @moguehabdifarah1452 4 місяці тому +1

    Wow masha allah

  • @dhemaninaqasimali76
    @dhemaninaqasimali76 4 місяці тому

    Wow m.a gagaala qurux badan from libaaxeena Ased hagio Mr 2 million. One like team 27

  • @KoronteXaange-se7cf
    @KoronteXaange-se7cf 4 місяці тому

    Said fadhiye best muqaal sameye muqlada dalxiska wa sameyaa. Waliba travel ninkaan gacan utagey xaga muqaal sameynta. Keep going sxp❤

  • @saidali7233
    @saidali7233 4 місяці тому

    asc waa magaalo qurux badan beautiful city all somali city maasha allah

  • @abshirmohamed3527
    @abshirmohamed3527 4 місяці тому

    Masha allah nice place distination kufcn Nabad warta dalka hasiyo

  • @saf1090
    @saf1090 4 місяці тому +2

    Wow, this looks like any city in tanassese.

  • @abdulwahabmohamoud1046
    @abdulwahabmohamoud1046 4 місяці тому +1

    This is beautiful. 😍

  • @Footballer1165
    @Footballer1165 4 місяці тому +1

    M.a sxp hore usoco talented boy 🎉1m ba uqalnta

  • @OMARCHANNEL9
    @OMARCHANNEL9 4 місяці тому +1

    Masha allah in la idinku xernaado waa mudan tihiin

  • @Zubeidaabdi14
    @Zubeidaabdi14 4 місяці тому

    Mashaalaah..magalda.waxaa.kasii.heley.fananka.hestu.kaqaadey.wooow

  • @ammiirmattan
    @ammiirmattan 17 днів тому

    Waa Markii 3aad oo aan daawanayo muuqaalkan ilaa maalinka soo galisay

  • @daacadable
    @daacadable 4 місяці тому +1

    Quruxxda iyo Qiimaha ayuu caalamka iyo inta xaasidkiii inoo quudhi waayeen, inaguuna waxaynu noqoney doqon aan garen halka laga raacay iyo halka loo socdo toona. We must awaken, join hands, and stride together, living our words with every step.
    '

  • @kobciye5
    @kobciye5 4 місяці тому +2

    Waa video qurux badan 4:20

  • @chipahe3412
    @chipahe3412 4 місяці тому

    muuqal sameeyaha ugu fiicn soomali

  • @Ahmedmahadcaruus
    @Ahmedmahadcaruus 4 місяці тому +1

    Masha allah

  • @GaraadWaranle
    @GaraadWaranle 4 місяці тому +2

    Lama dalxiisi karo miyaa ayada oo aan music la garaacin ?
    Dhaqanka yaan laga tegin

  • @abashassan795
    @abashassan795 4 місяці тому

    gacan fahdiida waan ka hele videoka

  • @princehassaniii530
    @princehassaniii530 4 місяці тому +2

    Notice how lush and green Somalia is but somehow the media also portrays it as dry as fu** and also suffering from complete famine crisis.
    3🍉🍉🍉🍉🍉🇵🇸🇵🇸🇵🇸🍉🍉🍉🇵🇸🇵🇸🇵🇸🍉🍉

  • @safioabdiwali4114
    @safioabdiwali4114 4 місяці тому

    Waaaaw masha allah ❤❤❤

  • @munaluula1529
    @munaluula1529 4 місяці тому

    Masha Allah Vivo XAMAR

    • @akhiakhi7207
      @akhiakhi7207 4 місяці тому

      Abgaal ❤️ ❤️ ❤️

  • @taabagal7220
    @taabagal7220 4 місяці тому +2

    Horumarku ma is dhex-galka ragga iyo dumarkaa? Ma heesaha iyo rabbi ka fogaanshahaa????

    • @Abdirahman_03
      @Abdirahman_03 4 місяці тому

      Waa Ku ognhy waxaa tahay Kuwii dareenadooda Ka ganacsan jirey hore u soco

  • @hawoyusufhussein7904
    @hawoyusufhussein7904 4 місяці тому

    My dagmo balcad janay❤

  • @Xamuudi03
    @Xamuudi03 4 місяці тому

    So beautiful 😍

  • @Hafsa-b2p
    @Hafsa-b2p 4 місяці тому

    I love myhomland

  • @IkranXasan-xh6qc
    @IkranXasan-xh6qc 4 місяці тому

    Abaayo gololey manoo soo duubi kartaa adigoo mahadsana madaam aad balcad jogto

  • @ssctransportllc1198
    @ssctransportllc1198 4 місяці тому

    M.a beautiful

  • @hasanmohamed1840
    @hasanmohamed1840 4 місяці тому

    Taytayleey 🥰🫡

  • @amalabdulla6049
    @amalabdulla6049 4 місяці тому

    Mashaallah 😍😍

  • @aliabdi8347
    @aliabdi8347 4 місяці тому

    Degmada Balcad ya iska leh?

  • @Hafsa-b2p
    @Hafsa-b2p 4 місяці тому

    ❤❤❤❤❤

  • @IbraahimJaarane
    @IbraahimJaarane 4 місяці тому

    Fanankaan caadi ma ahe

  • @mohamedraage8859
    @mohamedraage8859 4 місяці тому +1

    Waa abgaal❤❤❤

    • @yaasirmohamed5561
      @yaasirmohamed5561 4 місяці тому +3

      Waa Somali muhim Maha inad qabilkisa ad sheegto wll 😊

    • @AbdirizackAmin-i1z
      @AbdirizackAmin-i1z 4 місяці тому +2

      Uf

    • @Saydomar66
      @Saydomar66 4 місяці тому

      dalxis ayaan u iman balcad hadii alle idmo.
      ❤ from burco

  • @moogemaxamuud1963
    @moogemaxamuud1963 4 місяці тому

    Dhulkaas aan haysano iyo NGO aan waxka sugnk

  • @aliawad9607
    @aliawad9607 4 місяці тому

    Soomaalida waa in la soo.baaraa meesha ay ka soo jeedaan waa nooc dad aan dunida lagu arag 😂😂😂😂😂😂

  • @hassanahmed6221
    @hassanahmed6221 4 місяці тому

    Xuunshadii dhaqankeedii ka tagtey, dhaqankii dadka kalena, gaadhiweyday.

    • @luluibrahim8746
      @luluibrahim8746 4 місяці тому +1

    • @luluibrahim8746
      @luluibrahim8746 4 місяці тому +1

      Masha allash allah idiin siyaadiyo❤

    • @luluibrahim8746
      @luluibrahim8746 4 місяці тому

      Waa idinla dalxiisooyaa masha allaah❤ saan lee kuwada,laakiin ha isdila walalayaal(qurux badanaa)

  • @muusakahin4135
    @muusakahin4135 3 місяці тому

    Intaa idin deeqimayso somaliland ilaawa ha idin deeqdo