ORIGINAL NUUR BAANA HEESTA JACAYLOOW IDAA 2019 SOO SAARE ILHAAN LAKI

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 20 січ 2019
  • JACAYLOOW IDAA SEDEXMAADO IGUDAA JACAYLOOW IDAA IDAA SEDEXMAADO IGUDAA
    DUMARKII XISHOON JIRAY RAGU DADAB U GALI JIRAY DUUNYANA KABIXIN JIRAY
    LAWAA DAYAX LAMOODII DA'DA HAATAN JOOGTANA DOOKHAYGU KAMA HELIN IGUDAA JACAYLOOW ..........
    HEESTAN WAXAA ISKA LEH FANAANKA NUUR XASAN XUSEEN NUUR BAANA WAXAANA WAAYADAN DAMBE SOO QAADAY FANAANIIN AAN XITAA KU XUSIN (XUQUUQDA DHAWRIN )
    SOO SAARISTII & FARSAMADII ILHAAN LAKI MAXAMUUD CABDI

КОМЕНТАРІ • 43

  • @ruuneymahamed3580
    @ruuneymahamed3580 5 років тому +18

    My flag wwwww 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 waligaa sareey oo cadowgaa hajabo love 😘😘😘😘

  • @diirsheduwe
    @diirsheduwe 5 років тому +7

    Wxii qaarami ah gacanta taag

  • @MohamedAhmed-mu3cw
    @MohamedAhmed-mu3cw 5 років тому +12

    Waxan u Hambalyeynaaa Gabadha So Gelisey
    Sida ay Xaquuuqda iyo Erayada ugu Hiilisay
    Wax Garad
    Walaal Mahadsanid
    Saxaafaddu
    Magac U yaal
    Maaha Ee Dhaqanka iyo anshaxa Ayey Qayb Ka Tahay

  • @abdullaahimuuse4262
    @abdullaahimuuse4262 5 років тому +5

    Wlhi heestaa original ah wlhi fananinti danbe wlhi hestaan wx gufsateen ax saan yaa fanan heestaa wbaa ku heystaa cawa

  • @macquulabshir5375
    @macquulabshir5375 4 роки тому +2

    Nuur Baana Fanan Somaliyeed 🙏

  • @yaxyecade8564
    @yaxyecade8564 4 роки тому +1

    Masha Alah Nuur Baana zxpkay

  • @hamzydmtjigjigawi1216
    @hamzydmtjigjigawi1216 5 років тому +1

    Fanaan aan tageero wayn uhayo
    👏👏👏👏👏👏👏👏👏✌🙌

  • @mrsomali8690
    @mrsomali8690 5 років тому +1

    Mar hadaan da' weynahay diintiyoo iyo cibaadada docda u leexdey rabi baa dugsanayaa denbi dhaaf warsanayaa igu daay jeceyl . Jacayloo i daay

  • @mustaphaabdimohamed909
    @mustaphaabdimohamed909 5 років тому +1

    iidle yare heestan suu uqaaday iyo hada wlhi inaanay isku dhoweyn anigu weligay waan aqaaney
    Waxaana layaaba sababta uu usoo qaaday iyado ninkii heesta lahaa nool yahay budh cadka fanka iidle iyo qaarkalo badan

  • @kingupdykanivlogsfilims2896
    @kingupdykanivlogsfilims2896 5 років тому

    hada idle heesta ma so xaday isbaara fanka utaal wle 😂😂👈👍👈❤❤ galab wngsn ✋👋

  • @abdiazizissack5404
    @abdiazizissack5404 5 років тому

    axsan waxasa kaban ka ah👌👌

  • @dhalgobeed7781
    @dhalgobeed7781 5 років тому +2

    heestan waxan ka helay ninka ilhay how naxariistee sahal jaac isagoo si macaan uqaadaya 😍😍 walhi caadi maya ahay suu ugu luuqaynay ninkaasi

  • @najmalaki5413
    @najmalaki5413 5 років тому

    Cimri sheer io cibaado suuban allaha kusiiyo fanan

  • @pijeypijey6095
    @pijeypijey6095 5 років тому

    Mashaa allah

  • @abduwalimohamed7822
    @abduwalimohamed7822 5 років тому

    Original 💯👌🏽

  • @GlockG7
    @GlockG7 4 роки тому

    Sxbkey Aabbihis Naxariiste Janno Allaha siiyo waa Abwaanka heestan sameyay “Cagabalad”

  • @qadarbashirbile4033
    @qadarbashirbile4033 5 років тому

    Fanaan lahubo waxyabo bdn ayaan ku xasuustaa

  • @mohamed2jowhar
    @mohamed2jowhar 5 років тому +6

    Gabdhow idaaya 3 maado igu daaya bal lacag la,aan qurux la.aan iyo gaaabni🤣🤣🤣🤣🤣

    • @saynabjaamac3943
      @saynabjaamac3943 5 років тому +2

      Waba in ta laysku raaco quruxdu waa qalbiga gaabnidana caqli baa ku la maan lacagtuna macno kuma fadhido la hela la waaya hh

    • @wiilkahamigafogleh4318
      @wiilkahamigafogleh4318 3 роки тому

      Hhh

  • @garaadal-asad
    @garaadal-asad 5 років тому +5

    Wlhi Iidle Waa Poqor Hadaanu Soo Copy garayn lahayn Heestaas Lamaba Barteen Caana Manoqoteen Dadkii Waageeda Joogayna Waaba Ilaawen
    Fan Nooleeye Iidle Yare♥️🌹

    • @haaheehuu2020
      @haaheehuu2020 5 років тому +1

      Iidle ka hor baalaso cusboonaysiyeey

    • @garaadal-asad
      @garaadal-asad 5 років тому

      Generation Dhan Buu Iidle Heeskan Jeclaysiiyay Shaqsi Ahantayda Maan Arag Cid Kle Oo Sooqaaday

  • @sadiaksaami2301
    @sadiaksaami2301 5 років тому +2

    Oo hada heesta iidle waa copy cmlaa hh waxa toosan adoo wada kuma arag inta ila aragtay ☝️☝️taaag

    • @abdullaahimuuse4262
      @abdullaahimuuse4262 5 років тому

      🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

    • @haaheehuu2020
      @haaheehuu2020 5 років тому

      Heestan dhalin yarada danbe iidle yare uunbaad ku maqasheene waxaa Ugaga horeeyay labadii cumar shooli Kabiir iyo cumar shooli saqiir.

  • @mohamedyusuf773
    @mohamedyusuf773 5 років тому

    Idle wa coby yoole

  • @Basso1099
    @Basso1099 5 років тому

    WlHi Wan QiiroDay Live Lo Hesayaa RaGna Markasay IyagO NOl Coppy La Yacayaan Way O Way NacaLa Shaydan Ku YaLLe Waxan JecLa InU Niinkani Somalilander Ahaado Hoyga Fanka HarGeisa

  • @camirkey
    @camirkey 3 роки тому

    Hada ayeey iheeysataaa

  • @deeqosomaali2886
    @deeqosomaali2886 5 років тому +7

    Dumarkii xishoon jiray anigaa ka dambeeya dee waa maxay adeer

  • @nimacadey7980
    @nimacadey7980 5 років тому

    Idle tuug 😂😂

  • @mobayle8508
    @mobayle8508 4 роки тому

    Kani ma ahan Kaban/Oud waa Guitar.

  • @AbdirahmaanAhmedAhmed
    @AbdirahmaanAhmedAhmed 4 роки тому

    War ma waxa iledin codkan wa original
    Fanki wuu dhintay ragi dhalay markay daalen ee ay gaboben axsan cod

  • @sacdiyamohamed579
    @sacdiyamohamed579 5 років тому

    Hhhhh war ileen wa copy soconaya

  • @gureykabtan4398
    @gureykabtan4398 5 років тому

    Iiidle copy wa lahayaa lol

  • @zmart_poi2848
    @zmart_poi2848 5 років тому

    Supscripe igu cwi

  • @adansingham831
    @adansingham831 5 років тому

    heestan waxa barteda dhigy oo hada caan ka dhigay oo so banaan bixiyay waa alfanaan iidle yare isaga hadusan qadi lahenin yaba ka waresani laha ninkan idle salan halo saaro