QISO DHAB AH/HALBAWLAHA QAADO C/QAHAAR ILKACASE & NIMCO LIINA | HEES CUSUB OFFICIAL VIDEO 2019

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 5 січ 2019
  • "Taariikh Qodo Dheer leh Ayaaba Qortoo
    Qalbigii Dirgaxee Sawirkii Qadra yaalay Calafkii kala qaaday Ayaa labadeena Qoraal Isku raacshay"
    HEESTAN WAXAY KA HADLAYSAA JACAYLKA DHABTA AH EE LAMAANAHAN IYADOO QISADU TUSAALAYAAL KUSOO QAADATAY QISOOYIN HORE OO JACAYL CAJIIB AHAA
    ERAYADA BASHIIR DIRGAX
    LAXANKA C/QAHAAR ILKACASE
    MUSIC MAWLIID XASAN FAARAX
    CODADKA DAHABIGA NIMCO LIINA & C/QAHAAR ILKACASE
    SOO SAARISTII & FARSAMADII ILHAAN LAKI MAXAMUUD CABDI
    CAMERA
    CUMAR YAASIIN CUMAR
    ABSHIR QALIIF SHIDE
    IIDLE DAGANE
    SOO SAARISTII JUBBALAND TV KISMAAYO
    BARNAAMIJKAN OO DHAMAYSTIRAN HALKAN KADAAWO
    • FULL | WARAYSIGII & CA...

КОМЕНТАРІ • 1,3 тис.

  • @ilhaanlakimediainc5806
    @ilhaanlakimediainc5806  4 роки тому +91

    BARNAAMIJKAN OO DHAMAYSTIRAN HALKAN KADAAWO
    ua-cam.com/video/r5aHbGGAVhk/v-deo.html

  • @abdiladifomar237
    @abdiladifomar237 5 років тому +140

    Jaceylka wa waxa u qurxoon oo dunida dushiisa saaran allow inta qoral keyga aragtay jaceyl dhab sii insha alh

  • @maymunosman9386
    @maymunosman9386 5 років тому +298

    Wlhi raga soomaliydeed qaarbaa jclka ku fcn lkn aniga jclkygii igu horeeye kuma guuleysn jclkii labdna wuu iga dhinty alle hakuu naxriisto 😢😭 noloshaa sidaa eh
    Wixii isjecl rbi ha isku dayo

  • @suldaanmuhammadmillion7411
    @suldaanmuhammadmillion7411 4 роки тому +506

    2020 hadaad daawanayso ilaahay nolol fiican haku siiyee liketa dhac dhac iigu sii walaal🙏🙏

  • @cabdiraxiinjamac4192
    @cabdiraxiinjamac4192 Рік тому +90

    Ilahay waxan uga baryaya wixii is jecel inay is helan❤😢

  • @nawaafsomali
    @nawaafsomali Рік тому +113

    It's 2023 ‚let's see how many legends are still listening this song 🎧 🎉💞❤️‍🔥

  • @najmanuura5473
    @najmanuura5473 4 роки тому +98

    Ax yaa hees iga dheh 2019 xijigaygii aanu kala tagnay ayaa heestan jeclaa oo aan ku xasuustaa😰 😍 dhigaa u sharaf badnow my husbandkaygii hore😍😍

  • @nimolovey2720
    @nimolovey2720 5 років тому +287

    _Aniga MidkaaN Qalbiga u Furo Oo NiYeesTaba Oo Daacad u Noqdo Maba iSku WaarNo Wlhi Meel Cidlo ah eiga Dhaqaaqaa iYo Kibir😭😭😭😭 Kii i GuurSan Lahaa Bis Sugaa No More Jaceyl Dambo😭_

    • @mahadcisee1495
      @mahadcisee1495 5 років тому

      🤔🤔🤔

    • @ridwaanabdulkadirhassan9117
      @ridwaanabdulkadirhassan9117 5 років тому

      Samir

    • @samriyesahal6186
      @samriyesahal6186 5 років тому +19

      dadka kula soo sheekaysta oo dhan ma wada xumaan karaan adiga dabecadada wax ka badal waa iga talo

    • @NNN915
      @NNN915 5 років тому +5

      Aniga iyo adi midaas ban ka simanhy 😂😂😂😂 xal dhamaa waan wayayy

    • @mrmanrog3806
      @mrmanrog3806 5 років тому +9

      Nimo Lovey sidaas ha odhan wll insha Allh waad heli mid ku jecel lkn aduunka sidaas ubadan laba qof oo is jecel sida lagu arkaa way adagtahey
      Anyway raga oo dhan ha u nicin qof ku xumeeyay❤️✌️✌️✌️🖐

  • @sultancarte4258
    @sultancarte4258 5 років тому +124

    5 somaliyed walalayal qof walba mesha jogo nabad iyo cafimad kujogo 🙏🙏🇸🇴🙏🙏
    Xagina like ta

  • @AishaUurcade
    @AishaUurcade 4 роки тому +68

    2020 kii ayaan Dawanya Habeen salaso ah sacduna waa 20:28 fiidnimo
    Xalad khilaaf jacylkayga xagisa ah ayaa jirta saa darteed Niyadaan ku dejinayaa hadad i aragto like isaar

    • @enghassandollow5666
      @enghassandollow5666 8 місяців тому

      Danbigaada allah dhaafo

    • @aishaaahmed8846
      @aishaaahmed8846 7 місяців тому +2

      samiyey 2023 weye bal
      khilafki ma hagagay

    • @enghassandollow5666
      @enghassandollow5666 7 місяців тому

      @@aishaaahmed8846 abaayo khilaf nocee ka hadlee waligey jecel ima galin hadana ima galindoono

  • @berlula5157
    @berlula5157 5 років тому +314

    *Lyrics* heestan
    *jacayl quruxdiisa lamane qorsheeya
    markan dhap u qeexo qiimaha noloshena
    waxaynu ku qaadnay kalsooni quwaysan
    damiir u qushuucay haa hmm *
    *qayoodkiyo laydha Qabowga indhahayga
    xareeda qalac laysa wadnaha qodubkisa
    ubaxa ka qan dooda Cabdow ila qayso
    *quwada dhiigayga qiimaha magacaaga
    qalinkan ku qoraayo qadisan kashuba
    liinay qumaneey halbowlaha qaado *
    *siduu qalbigaygu yahay qalbigaga
    ayaan labadeenu mar wada qosolnaaye
    qudhe naftahoo cabdow wada qaado *
    *page two
    *Tariikh qoto dheerle ayaaba qortoo
    Qalbigii dirgax ee sawirki qadra yaaleY
    calafki kala qaaday ayaa labadeena
    qoraal isku raacshe* Haa himm
    *Siday qandho caashaq qudhayda u
    saaqday qiraal maragooda ayaaba
    qoroo qays iyo laylu jacayl kala qaadey*
    *Quwada dhiigayga qiimaha magacaga
    qalinkan ku qoraayoo qadisan kashuba
    liinay qumaney halbowlaha qaado *
    *Siduu qalbigaygu yahay qalbigaga
    ayaa labadeenu mar wada qosolnaaye
    qudhe naftaho Cabdow wada qaado*

  • @sultantatiko2379
    @sultantatiko2379 2 роки тому +2

    Naf jacel la dhibtonaysa hadana qofkii u jcela uu san ogayn
    Dhib aya ladhaha, bal kawaran naftii aad intaas oo dhan
    Usoo dhibtoonaysay owgeed oo bahdiL kala kulantay
    Waxay ahayd qayb qurex oo kamid ah nolashayda
    Iyadu lkn marnaba may dareensanayn , naziip -xumo
    Anon u mujin ayuu waqtiga nakala fogeyey muuqedo
    Mudo sanad aya igu danbaysay ,, Allah meshaad jogto
    Hakugu amansado (s) inan calafka isku began rajayniya
    Haddi kalena nin rageed ku dhaqda ku ilaliya sida boqoradaha
    Kugu Ducayniya ❤️‍🔥
    Jacel markad waydo xanun badana markaad haystana qurexbadana

  • @samriyesahal6186
    @samriyesahal6186 5 років тому +118

    heesta ax macaa walah waxaan galay jawi caashaq inta jacayl hayo 2019 ka like igu dhaaf please

  • @caaliyaabdi6374
    @caaliyaabdi6374 3 роки тому +57

    2021 qof wax jecelday oo dhagaysanaya like isku muuji😰😱🙏❤

  • @ReelsPassion
    @ReelsPassion 6 місяців тому +7

    It's 2024‚let's see how many legends are still listening this song

  • @sihaam861
    @sihaam861 2 роки тому +14

    Heestan 2018 ayuu iso diry wil aan is jclen cwa xasuus wlhi 🥺 anaa ka tagy hdaneh anaa jcl🥺. Jclka ma amisanan jirn lkn hda aad ban uga danbeyaa🥺 jclka ugu horyo badnaa lguma gulysto wxuu nqday qfkii ugu horyay aan jcldo. ♥️🥺. 22/3/2022.

  • @ugaasqablan3564
    @ugaasqablan3564 5 років тому +75

    Jacayl aan uqaadey gabadh aabaheed macangag yahay markuu i ogaadey inaan shukansado habeenkii oo idil ibaacsanaayey markaas igu danbeysey jacaylkeeda😭😭

  • @xidigtaxaradhere9543
    @xidigtaxaradhere9543 5 років тому +309

    Markan cml jacel jacel darema intii sidaydo kala like isara wa idin baryaa

  • @aliosman4849
    @aliosman4849 5 років тому +39

    heestan gabar an u jeclahay ay hada iso share gareysay .i love u mcney xalimo cadey allaha na isku keen xafido.amiin ya rabbi

    • @yourmajestytheinternetuser
      @yourmajestytheinternetuser 2 роки тому +2

      Waxaa laga joogaa 2 sano, markaa ma guursatay iyada? Lol update us.

    • @yasminabdishakur3046
      @yasminabdishakur3046 2 роки тому +1

      @@yourmajestytheinternetuser 😂🤣😂🤣haa 90 caruur ujogto

    • @ayanaali7173
      @ayanaali7173 Рік тому

      Sojawan wll hda noshhy side wye xlkiina

    • @Aam13625
      @Aam13625 10 місяців тому +1

      Ma is arostin wax no sheg wll😮

  • @mohamedabdullahinuurarab160
    @mohamedabdullahinuurarab160 4 роки тому +59

    Hadaad iga danbeeso comments aqriso waad qosli wax badan. 2020 la joogaa soon ilaahay cimriga ha noosidaayo. 🎤🎤💯🎷Jeceelka dhabta ah dadka u nugul waa dadka naxiirsta badan waana wax ilaahay bixiyo maahan qofka wax uu jilo Karo 🎶🎤👍.

    • @upditaajir9210
      @upditaajir9210 Рік тому +1

      Wlahi ben maha runtii dadka dacad ah bu ku dacaa jacelka runtii adunka Naa wey ku raafdaan runahntii ❤

  • @iqriinacadey1576
    @iqriinacadey1576 5 років тому +20

    Jecelka dhabta ah wlh sadaxeya mawaayo alxm xanun kiisa iyo macankisa wa arkay hada qoys dhisan aya nahnay illahow sharta iyo shaydanka nagaxijaaab love u bbe c. Risaq anabo og hestan wabo dhageysane♥️♥️👄

    • @somaliqueen829
      @somaliqueen829 5 років тому

      Iqriina Cadey wll jacaylku Waa sidee 😢😢😢ineeef inuu igu dhaco

    • @qiiroqeybshetube405
      @qiiroqeybshetube405 5 років тому

      runtii heeatan waa hees qiiro leh oo laga dhehankaroo jclka dhabtaa siduu yhy

  • @haboonabbas1992
    @haboonabbas1992 5 років тому +20

    Heesta Markaa DhageestaY Jacaylkeygi Ugu Horeyaa Soo XasuustaY😭😭 true love Never End!

  • @maalkaabubakar2018
    @maalkaabubakar2018 5 років тому +14

    Siduu qalbigaygu yahay qalbigaaga ayaan labadeenu mar wada qosolaayee qudhiyo naftahoo cabdow wada qaado 😍😍😍😍😍 way isaaqdey wlhi heestu🤔

  • @asmasaed2393
    @asmasaed2393 5 років тому +53

    *Siduu Qalbigayga Yahay Qalbigaga ayn labadeenu mar wada Qosolana❤🌸🙈*

  • @badelabdilahi7864
    @badelabdilahi7864 5 років тому +80

    Wlhi waa qiso dhab ah Khadra rashiid allaha ha unaxariisto Bashiir dartii bay isku gubtay 😢😢😢😢

    • @zakin_m1391
      @zakin_m1391 5 років тому +1

      Hmmm adigu maa naagaha is gubaaya makhrati ka ty dee

    • @hamidasaeed4171
      @hamidasaeed4171 5 років тому +2

      allah yarxamaka

    • @somaliqn3107
      @somaliqn3107 5 років тому +2

      Ilaahyow yaa nin dartii isku dilin

    • @user-vf7sj8gi9x
      @user-vf7sj8gi9x 5 років тому +2

      Ilahey haunaxariisto

    • @owlaadjacayl4290
      @owlaadjacayl4290 5 років тому +3

      Allah u Naxariisti walasheen.
      qof qof isku dillay ma sahlana .
      Naftaan alle baa no dhibtay nagana qadan donna

  • @ina___hagio
    @ina___hagio Рік тому +11

    Heesta wxa dawanayaa hben sabti so gaĺeyso 30/6/2023 xilli 22:16 my fov song ilaahy ha igu kaaa beeGo my husband inta argtay qoraalkyga like dhac iga siiya😩❤💌

  • @zakariyaahmed8286
    @zakariyaahmed8286 2 роки тому +26

    Amazing 😘Song wllhi Nimco Liina Codkeeda wllhi bllhi waa Ka helaa this song iydane wax kle Wye wllhi Emotional wadataa🥺I hope Qof walpo qofkiisa inuu helo Guys 2022 hdaa dawaneesid Plz 1k igaarsiiya Until End of the year ❤️😘🥰🥰🤟🤟🤟

  • @Apdinzirmohamet
    @Apdinzirmohamet Рік тому +2

    😢heestan qiimaha agteyda kaledahay heesaha kle iguma laha 2019ki waqtigi isugu kaya dambeyey jaceylkeygii 1 aadna aan hada ujecldey waqtigazna ay ayadu ijecelyd balse an garan wayey jaceylka ay iqbto oo an xumeyey sidazna an isku weyneh waqti badan wan radiyey lkn dib uma helin meel ay ku dambeysey heestan ba Mar wlba aan isku imano wda dhageysan jirney qof wlbo iga dambeya oo haysta qof jecel wxan dhihi laha xafido si adan bari ugu qomameyn tan manta ihysto aniga ilhy qalbiyada ha inoo qaboojiyo😢❤

  • @kingupdykanivlogsfilims2896
    @kingupdykanivlogsfilims2896 5 років тому +872

    heestan inta whats app iyo messenger ku so aragtay like isaara 🖒🖒🖒🖒🖒👏👏👋👈😂😂

  • @mumtazahmed6553
    @mumtazahmed6553 5 років тому +3

    Waa hees jecel ah siduu qalbigeygu yahay qalbigaga ayaa labadeenu mar wada qosolnaye qudhiyo nafta hooyo gulleed wada qaado bbe wada qado inta is jecel ilahow cadowga ka qabo asxabey aminta waa xagina iyo like ta ha ila dhafina

  • @samiiramahamed4750
    @samiiramahamed4750 5 років тому +196

    Jacayl wuujiraa balse wlhy Baan naftayda udileen ee 40jir hada noqdo xita wiilkaas sidaan kugu gursado waan kugu gursan laha😣

    • @cademaxamad9379
      @cademaxamad9379 5 років тому +3

      samiira mahamed jceylka guur un ma aha dee

    • @samiiramahamed4750
      @samiiramahamed4750 5 років тому +8

      Jaceyl waxa loraadiyo soo guur maahan banaan lakala joogo ma jacela waayahe😀

    • @cademaxamad9379
      @cademaxamad9379 5 років тому +8

      Lagayabaa qofka aad jecshay inaad is calfanweydaan lkn uu jcleyka sii socda uu dhamaan waayo

    • @cademaxamad9379
      @cademaxamad9379 5 років тому +2

      Saas ayaan kulahaa guur un ma aha

    • @kingupdykanivlogsfilims2896
      @kingupdykanivlogsfilims2896 5 років тому +3

      wlhi wa qoslay saas waye isku caqli baan nahay 😂😂😂👌👈

  • @hamdaabdule71
    @hamdaabdule71 5 років тому +28

    11 basha aye iso dhacday wana so dajiyay hestan ad ayana uga helay inta igu doqa viva ❤❤❤❤

  • @NNN915
    @NNN915 5 років тому +91

    Alla maxaa radiyay heestaan finally 😂😂😂😂😂 adoo indha isku haayo hadaa dhageysaneyso ❤❤❤

  • @djxabiipofficial8328
    @djxabiipofficial8328 5 років тому +25

    Hesta sanadka 2019 hadi laqiimen lahaa tana qadan lahyd axyaaaaa heeeees / 100) 100

    • @craxiin_key797
      @craxiin_key797 4 роки тому +1

      Naftan isku bixin lahayn ayaa ka shidan waa hlkayga
      Iyo hodan c.raxman

  • @sankaabdi9513
    @sankaabdi9513 4 роки тому +31

    Inte 2020 jcl ay uqabta heesta so booqatay like ha ila dhaafin ❤🔥

  • @sadiq07
    @sadiq07 4 роки тому +20

    WLHI heestan markan dhageysto jeceyl keyga ayaaba soo xasusta lkn hda wanba kala tagny lkn wxn jeclan lhay in aan dib usoo ceshto wana ku socdaa wadaas idinkana ii soo duceeya wlalayal

  • @nastexonaleey3150
    @nastexonaleey3150 5 років тому +14

    😭😭😭😭😭Omg walhi iliin baan is celin wayay inta ka xumada ninka xaskiisa is dishay jecl dardiis lik i saray walhi u firso ninka wuu iska baxay mala xasus ayuu kalay ninka saxibkiis ah xooga dareemay daremkiisa xx walhi jeclka wa itixan jooogto ah oo dulqad iyo simir u bahan Allalow intii is jecl isku sahal hadii khr ee uku jirto❤️😔

  • @natoamiir9104
    @natoamiir9104 5 років тому +12

    Qisada Bashiir dirgaxani wllkay wan xasuusta walhi long time ago 😢😢😢😍👑🙏🏾

  • @amiiraadan3017
    @amiiraadan3017 4 роки тому +13

    Wllhi wn ka qiirooday alle ha u naxariisto inanta is dishay inanka dartiis uduceeya in alle u naxariisto ax ax qiiro heestan wllhi ax 😥 ya dawanaya tolow heestan sanadkan dhamaadkiisa 27/12/2019🤔👇

    • @dailyxiin
      @dailyxiin 3 роки тому +1

      Qiiro jabaaan....🤣🤣

    • @ahmedjamac8421
      @ahmedjamac8421 3 роки тому

      Haa walahi inanka ila hada ma gursan jacaylki hore sameyn kule

    • @amiiraadan3017
      @amiiraadan3017 3 роки тому

      @@dailyxiin 😂😂😂😂maxa qiiro jabaan ah dacad bey iga tahaye cawoooy

    • @amiiraadan3017
      @amiiraadan3017 3 роки тому +1

      @@ahmedjamac8421 waa ka xumahay wlhy 😢alle qalbiga ha ugu reebo iyadana alle ha u naxariisto

    • @dailyxiin
      @dailyxiin 3 роки тому

      @@amiiraadan3017 Qalbiga Alle hakuu Qaboojiyo QliH Somali inay Sidaa u Qiiro dhawdahay maba ogayne

  • @user-jh4zh3zg6u
    @user-jh4zh3zg6u 5 років тому +234

    Intii statuska kasoo aragtey 😄
    Liketa haygala bakheylina 👍👏

  • @najmamaalin9807
    @najmamaalin9807 4 роки тому +10

    Ugu dambeyn heesteydii 1m way gaartay waan iska jeclahay heestan markasto waa dhageestaa

  • @khaliddayibofficial7748
    @khaliddayibofficial7748 5 років тому +49

    Apti ninka ka cod macan inta ila argtay leki ha ila dhafin

  • @najibabdullahi5416
    @najibabdullahi5416 Рік тому +6

    4years ka dib dhageesanaya ano weli haysta jeceylkeygii ❤️

  • @inahassan6431
    @inahassan6431 5 років тому +6

    Inistagaram ka abdi kernel ayan Ku arkay wlh 😭😭😭😭😭😭somaliyey wan idin salamay wlh wan idinjeclahay wiilashena somaliyed love you🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤

  • @clipsjacayla3115
    @clipsjacayla3115 4 роки тому +9

    😭😭😭illahayow qof kan jecla wan waye qof an is jeclano isoo😭

  • @xamdafaysal1200
    @xamdafaysal1200 5 років тому +12

    😢😢😢😢😢😢😭 ax xanuun badnaa jacaylku
    Ilhyow mideey inta is jecel

  • @dhaladkiitodheer5175
    @dhaladkiitodheer5175 5 років тому +8

    Ax wan ka xumahy
    waxan kugu dhacay
    Abwaan marna
    Fanaan Dirgax
    Wlhi JcYlka XiliGan
    waa Iska Dhib badanyhy😢😢😢😢
    Wadnaha Qabodkiisa
    Ubaxa ka qandooda
    Cabdow ila qayso
    Allaylehe kaygii Intaa iga gaadhsiiya😍😍😍😍

  • @abdirazakibrahim623
    @abdirazakibrahim623 5 років тому +5

    Heestani waa heeesti sanadka wlahy 😢 😢 waa heees darewnkeeda wadata 😢 ten million gaadhsiyo

  • @kaafiyaabdirizak
    @kaafiyaabdirizak 5 років тому +1

    siduu qalbigaygy yahay qalbigaaga ayaan labadeena mar wada qosolnaa 😭😭❤❤❤
    bashiir dirigax wuu iska qoslayaa oo farxsanyahy dartiina gabar ayaa qabriga ugu jirta ax 😭😭😭😭

  • @saxiixmedia8956
    @saxiixmedia8956 5 років тому +21

    Heestan waa mcn runtii hesaha ugu mcn ee 2019 sopaxay noqotay

  • @Ayanle143
    @Ayanle143 5 років тому +7

    Wiilka iyo Gabadhii ugu roomaatik-sanaa ha loo magacaabo wiilkaan iyo Gabdhaan✅✅🏆🏆

  • @ahmedmahdi1411
    @ahmedmahdi1411 2 роки тому +21

    Best song ever still watching 2022🔥😍

  • @yusufzebriye7101
    @yusufzebriye7101 5 років тому +1

    Warheedhe qoftaan waan ka heley runtii fanka umaqalanteee waaa qof quraxban

  • @abdallah1014
    @abdallah1014 5 років тому +5

    Woow underrated singers. Fananin badan oo hada na walen way dhaman walhi. Like if u agree.

  • @princesssamiyadiamond4336
    @princesssamiyadiamond4336 3 роки тому +10

    😓😭2018_2019 aan aad u jeclaa heestaan laptop aan wax ku baranaaye ay iigu jirtay ereyadeeda hal hal aan u xifdiyay😭💔caawo anoo UA-cam iskaga jiro ay iga soo horbaxday markaas aan jecleystay inaan comment ka bixiyo😋25 January 2021✊

    • @user-st1fu6dd2i
      @user-st1fu6dd2i 19 днів тому

      Xasuus wacan from garowe 23:22 Spain or England dheelaysa😂

  • @suhaibuthman7962
    @suhaibuthman7962 5 років тому +2

    Labadani miyey isqabaan
    Mansha allah Inantu waa inan aad u qurux bandan alle ha soo hadeeyo dhamaantood

  • @zakiyare2809
    @zakiyare2809 5 років тому +3

    Axsan waliba axsan hees runti boqolkii boqol wllh intii iku raacsan like ha baqiilin sxb vs sister

  • @usaamexasan5199
    @usaamexasan5199 3 роки тому +4

    2021 yaa dawanaya🤞🤞🥰❤

  • @zalmanhajji7528
    @zalmanhajji7528 5 років тому +24

    Oh my Allah I love her smile 😍😍

  • @bbenacnac
    @bbenacnac 4 роки тому +37

    2020 ya dawanaya ☝️
    My fav song 🎶😢❤

  • @maymunaibrahim3910
    @maymunaibrahim3910 4 роки тому +6

    Ax jecelka waa wax jiro run ahntii intii is jecel allah ha isku daayo ❤❤

  • @ijka4956
    @ijka4956 5 років тому +34

    sorry bashiir dirgax ilaaheey qalbiga hakuu qaboojiyo jaceylka waan garanayaaa qof uusoo maray ayaan ahay 13 ka dib wali qofkii aan jeclaaa wali ma helin jaceylka dareen qof ilaaheey jirkiisa ku abuura waan kula qiiroonayaa walal ilaaheey hakuu booga dhayo

    • @yasmingolden4675
      @yasmingolden4675 5 років тому

      Q I
      Yeah that’s true

    • @madadaalotv3870
      @madadaalotv3870 4 роки тому

      Aamiin😢😭😭😭

    • @mumtaasjamaal5628
      @mumtaasjamaal5628 4 роки тому

      Ax ax walal ale nabad ba iskugu kiin keeen 😢😢

    • @sultantatiko2379
      @sultantatiko2379 2 роки тому

      Naf jacel la dhibtonaysa hadana qofkii u jcela uu san ogayn
      Dhib aya ladhaha, bal kawaran naftii aad intaas oo dhan
      Usoo dhibtoonaysay owgeed oo bahdiL kala kulantay
      Waxay ahayd qayb qurex oo kamid ah nolashayda
      Iyadu lkn marnaba may dareensanayn , naziip -xumo
      Anon u mujin ayuu waqtiga nakala fogeyey muuqedo
      Mudo sanad aya igu danbaysay ,, Allah meshaad jogto
      Hakugu amansado (s) inan calafka isku began rajayniya
      Haddi kalena nin rageed ku dhaqda ku ilaliya sida boqoradaha
      Kugu Ducayniya ❤️‍🔥
      Jacel markad waydo xanun badana markaad haystana qurexbadana

  • @CabdFatah
    @CabdFatah 5 років тому +13

    gabadhii ugu horreysey ee jacayl udhimata😢😢😢 hore taraakhda rag uun baa dhiman jirey
    waa tuu ina mooge lahaa
    doqonow jacaylow
    dumarkana malayside
    ma raggaa laguu diray
    oo laguugu daw galay
    qays saw digii diley
    cilmi iilka dhigayee..........
    cilmi

  • @carafaddeeqzishow8180
    @carafaddeeqzishow8180 5 років тому +1

    Nolosheydan maan arag heestan hees lamida ama ladareena xaqiqdii waa hees qiso dhaba wadata misana kudarensineysa nolasha dhabta

  • @abdiqaniosman4114
    @abdiqaniosman4114 4 роки тому +2

    Si wanagsan ayey uu qadeen Qisada waa Qiso macan waxay kamid tahay Hesaha ugu jeclhy wayo way isoo jidataay si yar degan ay hesta uu qadayaan keep going

  • @abdikhaliqmohammedabdillah2078
    @abdikhaliqmohammedabdillah2078 4 роки тому +12

    inta 2020 daawaty like ta ila taapta

  • @ahmedabdikalik7690
    @ahmedabdikalik7690 5 років тому +7

    Wow waad shidan tahy sxpyal Qiso jacayl Codkiinu waa halaasi
    From #Hargiesa

  • @samiyaqabdid917
    @samiyaqabdid917 5 років тому +1

    Jacayl ma aminsani wakhti lumis le sanado.u wakhti naga lumiyay jacayl bas weye 😪😢😢

  • @udgnabuukar5896
    @udgnabuukar5896 5 років тому +1

    Abdiqahaar Nimco liina samideed ayuu qabaa Wlshy Nimco nuuro io duma ilkacase Isku waara io gabadhoda yar hamda hapo soo barbaar
    from jigjiga like igu shrf

  • @ikraanelmi8242
    @ikraanelmi8242 5 років тому +7

    Ilahey haa Isku Keno inta Is jecel amiiin Yaa Rabi

  • @mariaabdullahi50
    @mariaabdullahi50 5 років тому +6

    Tik tok ayaan ka so arkay sidaan uraadinaayay hadaan helay waa hestii sanadka wlh isku wara liina ❤cabdi

    • @MohMoh-tu1zh
      @MohMoh-tu1zh 5 років тому

      Maria Abdullahi subscribe igu sharaf pls walal 🙏🙏

  • @duriyadiisayidnuur9735
    @duriyadiisayidnuur9735 5 років тому +1

    Waan ka xumahay wllky bashiir dirgax qiso murugole oo naxdin badan baaskusoo martay waxaan kuu rajaynayaa inaad farxad ku qaadato nolosha inta kuu dhiman

  • @pubgmobileversion8315
    @pubgmobileversion8315 5 років тому +1

    Wallhi intaan arkayay hees cusub sanadkan tanan kaalinta koobad siiyay number one

  • @shucaybismail7493
    @shucaybismail7493 4 роки тому +3

    Heestan hadaad 2020 bishii 4raad daawanayso allah cimriga hakuu dheereeyo ee like dhac iigu sii walaal

  • @wasodoontowaasaayewalashii4060
    @wasodoontowaasaayewalashii4060 5 років тому +31

    Reer jubbe land guulaysta iyo fanaanta somali galeeb❤❤✋from putlanad

    • @MohMoh-tu1zh
      @MohMoh-tu1zh 5 років тому

      Hodan6633 Hodan6633 subscribe igu sharaf pls 🙏

  • @ikraamyuusuf5580
    @ikraamyuusuf5580 5 років тому +1

    wwww axyaaaa jcl runtiii qofkii jclka wx kayaqaana unbaa dareemi karo heestan wlhi wxn galey xasuus dheer 🌷🌷🌷👌🏻👌🏻

  • @sowturahma3326
    @sowturahma3326 2 роки тому +1

    Heestan adeerkay ayaa aad u jeclaa asiga ka maqli jiray asiguu dhagesaayo aneh cawo ayaan ku raxesanyaa codka mcn fanaaninta m.a lamane qurux badan isku waara❤🥰

  • @mawlidmahamed1891
    @mawlidmahamed1891 5 років тому +66

    gabadhu waa very romatic manshalah allaha iskukiin daayo

  • @medoumalkhaire8008
    @medoumalkhaire8008 5 років тому +6

    Wawwww heestan wan ku haysta walahi je sais pas mais je pleure à chaque refrain

  • @iishaadaan8335
    @iishaadaan8335 5 років тому +9

    qalbigii dirgax sawirki khadar yeelay calafki kale qadaya ax waa hees darenked wata

  • @raxma-mohamed1.13
    @raxma-mohamed1.13 5 років тому +9

    😢😢😢😢😢 heestan markan daawadaba jacylkii ba ihor imanya
    Marna kuma ilaawi dono😓😓

  • @falismohamudgelle6984
    @falismohamudgelle6984 4 роки тому +5

    😰😰heestan 50 mar kabadan dawaday markasta dhageysayo jcl jcl darema wan iska jeclhy 😁💓

  • @henokmedia4944
    @henokmedia4944 5 років тому +146

    Kayari nimcan hilac ayu ucod eg yahy inta ila arkray liketa

    • @MohMoh-tu1zh
      @MohMoh-tu1zh 5 років тому

      Upthirahman Henok subscribe igu sharaf pls 🙏

    • @henokmedia4944
      @henokmedia4944 5 років тому

      @@MohMoh-tu1zh kugu sharfay pro

    • @kadoohaji4575
      @kadoohaji4575 5 років тому +1

      Upthirahman Henok ohhh sxb rageda tahay anigo babur wad a ayn UA-camka kuarkay mafirinkarin videoga madama an wadada kujiray kadib waxan isdahay anigo dageysanaya Nimcan wuuba yehe yawaye qofta yu laqadayo kadib markn guriga tagay ayn firiye asga maba ahan ba Runtii wuu ocodegyahay

    • @henokmedia4944
      @henokmedia4944 5 років тому

      @@kadoohaji4575 pro haa

    • @fartuunmaxamed8995
      @fartuunmaxamed8995 5 років тому

      Upthirahman Henok haaa waaa sax walal nimcaan uu u cod eg yhy

  • @najmamaalin9807
    @najmamaalin9807 4 роки тому +1

    Berito waa ciid inshallah heestan marki hore aan maqlay jacayl maanan lahayn caawa oo aan jacyl leeyahay ayaan dhagesanaya calafka alle ha isku keen darro yarkan jecelahay amiin🙏🙏

  • @faisakiin2012
    @faisakiin2012 5 років тому +13

    Ax ax Allow yaaanan wayao Jacalkgay ❤❤❤❤❤

  • @wizzabka1766
    @wizzabka1766 5 років тому +40

    Axxx hees iyo badh weeyna
    2018 xaaskaygi kala tagnay ku. Xasuus ta like igu qabta awoowe yaal iyo ayeeyoyin🙈😂

    • @hanimahamuud5009
      @hanimahamuud5009 5 років тому

      Woow

    • @waawwatasongbksimpleyutheb9340
      @waawwatasongbksimpleyutheb9340 5 років тому +2

      Maxad u furtay bwe hadad xasuusanayso xaaskada

    • @wizzabka1766
      @wizzabka1766 5 років тому +4

      Wax walpo waqtigoda dhamaada way dhamaadan calafka inta ku eka pro 😘
      Lkn qof xushmad uhayo wweyan marwalbo✅🙏🏻

    • @MohMoh-tu1zh
      @MohMoh-tu1zh 5 років тому

      wìzz Äbkâ subscribe igu sharaf pls 🙏🙏

    • @wizzabka1766
      @wizzabka1766 5 років тому

      Tj Kaafih TV Haye pro

  • @zaynabibraahim4363
    @zaynabibraahim4363 2 роки тому +6

    25/3/2022
    9:51
    Still wa dhageysanaya😍
    Hees iyo bar weye😘

  • @amiira__ahmettt6560
    @amiira__ahmettt6560 2 роки тому +3

    Inta 2022 dawenyza😭😂✌️

  • @khadraqumanquman17
    @khadraqumanquman17 5 років тому +11

    Hestan qiira ayee ledahay allow qof wnagsn ijecel nolosha lawadago iisahal🙄

  • @maryanqali7882
    @maryanqali7882 2 роки тому +8

    2022 yaan dawanaya walina kama xiiso dhicin Best song 🎵 ♥

  • @aminablockstar4274
    @aminablockstar4274 5 років тому +4

    wah wah reer jubaland xidigaha kismayo hormar wacaan hees macaan cadi ma ahan

  • @najkacade4114
    @najkacade4114 Рік тому +2

    Fv Song Still Watching 1/1/2023🥺

    • @Queen_123-r5g
      @Queen_123-r5g Рік тому

      Benta joooji😂😂😂 5/1/2023 baad dawate 😂

  • @asiyamaxamud1773
    @asiyamaxamud1773 5 років тому +12

    Codka boolkiba 100❤ nice hees walhi

  • @fatxiqorane5140
    @fatxiqorane5140 5 років тому +7

    Sidii bil dhaladay ayaan u radinayey hees tlhi😍😍

  • @elmiabdalle89
    @elmiabdalle89 5 років тому +13

    Inta Qeybta ugu danbeyso
    Kaheshay like iisaara

  • @kaisshassan6624
    @kaisshassan6624 5 років тому +1

    Sidu qalbigeygu yahay qalbigada ayaan labadenu mar wada qosolna ish cala erayo mcn 👍👍😍

  • @nasiimlove5701
    @nasiimlove5701 5 років тому +1

    Ax rabow ha No wayin waxan jecelanahaY Al xumaH marka Ruuxa aad jeceshahaY lagu diidaY AMA uu qlbiga ka dhawaco😭😢❤😍

  • @Awale.british
    @Awale.british 5 років тому +10

    Jiririco weyna heestu 😢Intii Jaceyl dhiiga racday ayunba garan karta

    • @iddem8506
      @iddem8506 11 місяців тому

      Walahi wa runta

  • @fartunabdisalam1006
    @fartunabdisalam1006 5 років тому +3

    hees iyo badh 🍉🍉🍉 Mid bn is jrclnahay ana Mid baa gaadh ii jecel Keen raacaa maadaama ay labduba i jeclyhiin waan ku wareersnaha wllhi

    • @Xoghaye.
      @Xoghaye. 5 років тому +1

      Midna kuma jecal wllo inay kaa laqaan uun bay rabaane wazga ilasho

  • @princesshoodo105
    @princesshoodo105 5 років тому +25

    Anu jacyl wuu igu dhacay wana guursaday qof kaan jeclaa kadib markuu dhibtiisu badatay ayan qunyar uga dhaqaaqay ila maaanta dadka is jecel wan dhiiri galiyaaa lakin anigu kuma jiro jacyl danbe meel adag ban iskag xidhay warkiisa👍

    • @yasminyoussif2507
      @yasminyoussif2507 5 років тому +1

      Samira qaali jacayla waa xunun 😭😭

    • @maidamuhudin4743
      @maidamuhudin4743 5 років тому

      Me tooo😭😭😭

    • @amranbahnaano3329
      @amranbahnaano3329 5 років тому +1

      sidoo kle wax la jeclaado maaha jcyl bye bye

    • @ayanbadancaliyow7553
      @ayanbadancaliyow7553 5 років тому

      Me too walahi waxad imodaba inusan waligi igu dhicin

    • @xayaatxubi1411
      @xayaatxubi1411 5 років тому

      Jecelka waa wax xanuun badan aniga jecelkeyga arooskisa ayaa la isoo digey plz abwaan numbarkisa isheega