Riwaayadii Jeel Iyo Jacayl | Heeso & Majaajilo | Qayb | Curiintii Ab. Axmed S. Bidde 1971

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 5 лис 2023
  • @caweyskadalmar @dalmar_media #qarami #dhaanto #srtv #dalmarchannel
    For all inquiries email dalmar46@gmail.com
    💕 ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks 💕 Mahadsanid 💕
    ►MAKE SURE TO SUBSCRIBE FOR NEW VIDEOS
    ►SUBSCRIBE
    ►SHARE WITH FRIENDS
    ►LIKE
    ►COMMENT
  • Розваги

КОМЕНТАРІ • 14

  • @AbdulkadirMNur
    @AbdulkadirMNur 7 місяців тому +2

    Waad mahadsan tihiin, laakiin waxaad ku dartaan Abwaanka ruwaayadda lahaa iyo fanaanniinta iyo majaajilaystalyaasha iyo xataa muusigaystayaasha.

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  7 місяців тому +1

      Adiga muddan, Abwaanka leh, waa ku qoran yahay, sawirkiisuna waa ku sawiran yahay, cidina ma hayso ama taqaan magacyada cidii muusiga tuntay iyo majaajlitayaasha.

    • @AbdulkadirMNur
      @AbdulkadirMNur 7 місяців тому

      mahadsanidiin hoos iyo cinwaanka hoostiisa noogu soo qora abwaanka iyo magacyada fanaaniinta.@@caweyskadalmar

  • @engmustafahassan3945
    @engmustafahassan3945 3 місяці тому

    Nin ka heesa macaan Ahmed Saleebaan Bidde wali ma arag, mana jiryo.

  • @asmaomar7065
    @asmaomar7065 7 місяців тому

    Waa ruwaayaddii maxaabiista Zahra iyada waa ruwaayaddii u horeysay ee ay wax ka jisho xiddigad ka ahayd maxaabiista ka mid ma ahayn Allaha ha u naxariistee waxay ahayd qof Ilaahay haybad gaara ugu deeqay

  • @alihanash9829
    @alihanash9829 9 місяців тому +4

    Riwayadii sahro aun aaaamiin shaaca ku qaaday..fananintu dhaman wa G36 lkn qabyalad may ahayn ,ina bide fanka la galay

    • @Farhaan114
      @Farhaan114 8 місяців тому

      Ku Darsoo, Mooji Waxay Ka Ahayde Riwaayadii xishood iyo Jacayl ee Axmed Lahaa Gabadh Maahee, inta Kale Waxay Ahaayeen isaaq
      Waxaan U Malaynayaa Odayga Wax unbaa Ku Yiri................😂

    • @liishaaninvestigation6641
      @liishaaninvestigation6641 7 місяців тому

      Abu raas waayo miyaanu toljecle ahayn muuse cabdale dhalay

  • @calimaqdis5952
    @calimaqdis5952 7 місяців тому +1

    Riwaayada waxa sameeyay abwaan Axmed saleeban bide

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  7 місяців тому +1

      Miyaaney magaciisu ku qorneyn sawirkiisuna ku sawirnayn?

    • @Maeyann9
      @Maeyann9 3 місяці тому

      Taa qof walba waa ogyahay

  • @MohamudMohamedAbdiwahab-qe2nu
    @MohamudMohamedAbdiwahab-qe2nu 8 днів тому

    Waxa wada sameeyay Axmed saleebaan bidde iyo Maxamed cumar huryo dhamaantood illaahay how wada naxariisto