Jacaayloow Idaa: Cabdirashiid Daacad

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 12 гру 2015
  • Ereyaddii: Abwaan Cagabalad
    Laxankii:Nuur Baana
  • Розваги

КОМЕНТАРІ • 127

  • @NajibNooriye
    @NajibNooriye 7 днів тому +1

    Jah maalin xaalad adga aankujiray baan dhagaysanayay 1/7/2024 intii iga danabaysay like wllo

  • @col-diid3398
    @col-diid3398 2 роки тому +12

    Mar hdaan da'weynhy diintiyo cibaada docdoodan uleexdo rabi baan dugsanya dami dhaaf warsanyaa igu daa jaclow✌💓

  • @maxamedlaaskaawi
    @maxamedlaaskaawi Рік тому +4

    Cidna dipadda ii jirinee doller ii imaaneyn danyar igu xisaapoo igudaa jecayloow 😥🥺😰😥😥😢🙏🙏🙏
    Danyarnimadu xuma markaas faqiir Tahy oo ay gabadhaad jeclaatay kugu nacdo faqiirnimada iyo danyarnimada 😰😥😢🙏

  • @abdimaaliknuur1299
    @abdimaaliknuur1299 4 роки тому +7

    Heestan 2012 ethiopio ayn ku dhageysan jiry manta muqdisho 2020 kamaba dalo dhageysigeda

  • @sakizaki4799
    @sakizaki4799 4 роки тому +6

    Heestan wxa iska leh abwaan maxamed maxamuud caga balad Ilaahay ha u naxariisto aderkay

  • @janogalechannel9013
    @janogalechannel9013 Місяць тому

    Esh calaa hees cajiib.❤

  • @ayeeyosoomaaliyeed8592
    @ayeeyosoomaaliyeed8592 7 років тому +36

    jacyloow idaa saddex maado igu daaa
    mar hadaan dahab iyo
    daar fooqa lahaynoo
    cidna dibada ii jirinoo
    dolar ii imaanayn
    danyar i xisaaboo
    igu daa jacayloow
    mar hadaan da.a weynahay
    diintiyo cibaadada
    docdooda u leexdoo
    rabbi baan dugsanayaa
    danbi dhaaf warsanayaa
    igu daa jacayloow 👊👊igu daa JACAYLOOW👐👐

  • @haniabdullahimaxamed2202
    @haniabdullahimaxamed2202 5 років тому +3

    Abdirashid Daacad hestaan kama daalo Ader mcn 😘😘😍😍😍

  • @abdihakimbashir9867
    @abdihakimbashir9867 2 роки тому +3

    Dacad legend but you lost where are you 2022 listening

  • @muzamilmuqtaar4121
    @muzamilmuqtaar4121 3 роки тому +2

    marhadan dahahb iyo daar dheer laheyn danyar igu xisabo igu daa jaceylow

  • @yussufduale3747
    @yussufduale3747 5 років тому +3

    Dumarki xishoon jiray haddi aay axmaro af qadhmuun iyo Adoomey madow gursadeen Jaceyloow ida idaa

  • @sadkaqueen
    @sadkaqueen 3 роки тому +3

    Listening 🎧 2020 jecelyow idaa m.a hes igadex

  • @abdallehassan2227
    @abdallehassan2227 5 років тому +2

    Nuur Baana ayaa heesta iska leh.
    Lkn Cabdirashiid si wacan buu u qaaday.

  • @Elmohamadyaawow
    @Elmohamadyaawow 5 років тому +3

    Jecelow idaa dumarka haatan joogan dooqey kama helin wan ka heley wllhi za.id😘😘😘😘😘😘😘😘😘

  • @user-vs8zv9xj8q
    @user-vs8zv9xj8q 4 місяці тому +1

    Raggi dunta fiicnaaye
    dumarka u dabacsanan jiray
    Dunidaan la waayo
    weey dabar.go.eenee
    Igu daay jaceylow

  • @user-xw8xe9wk3r
    @user-xw8xe9wk3r 4 місяці тому

    Heesta jacayloow idaa midhaha yaaleh

  • @abdikarimmohamed6400
    @abdikarimmohamed6400 5 років тому +2

    WAAAW WAA HESTII UGU QAALISANED JACYLOOW I DAA SADDAX MAADO IGU DAA

  • @abdirizakhussein4989
    @abdirizakhussein4989 5 років тому +5

    Very nice voice from Barka hahaha

  • @nimcogarane1433
    @nimcogarane1433 4 роки тому +2

    Wwwww Waa cajib jcylka

  • @AxmedAbuukar-vu6ph
    @AxmedAbuukar-vu6ph 7 місяців тому

    Run ahaantii heesti waa mid aad iyo aad.umacaan ilakid❤❤

  • @ayaanhimilo6214
    @ayaanhimilo6214 3 роки тому +1

    15/12/2020
    Danyar igu xisaaboo.
    Igu daa jacayloow

  • @cabasaxmad8912
    @cabasaxmad8912 4 роки тому +2

    Marhadaanan dahab iyo daara fuuq Laheynoon dad dabada iijirin dolar ii imaaneyn dayar igu Xisaaboo igu daa jaceyloow Waaaaw

  • @abdulahiali6847
    @abdulahiali6847 4 роки тому +2

    Heeskaan waxa ay kujirtaa heesaha aan ugu jeclahay

  • @issaguuleedjaama9564
    @issaguuleedjaama9564 5 років тому +3

    walahi barteeduu dhigay,,,,,,,,,,,nice song,,,,,,,,,,

  • @ikraanmacalin8317
    @ikraanmacalin8317 4 роки тому +16

    Listening 2020 jaceyloow idaaa

  • @djabdinasir
    @djabdinasir 11 місяців тому +1

    Favorite song

  • @ahmedabdiqani6243
    @ahmedabdiqani6243 6 років тому +5

    Cod waku dhamaade Mashlh

  • @guleedabdi4792
    @guleedabdi4792 3 роки тому +4

    Heesta dhinacyo badan taabanaysa 26/01/2021

  • @anfacyusra5746
    @anfacyusra5746 5 років тому +3

    wwwwwww waa heesta macaan

  • @Fazuunafac
    @Fazuunafac 2 роки тому +1

    Still listening 🎧 2021 December ❤️

  • @abdisalaamtaatiko4372
    @abdisalaamtaatiko4372 7 років тому

    asxabta carurtena hooyo yinkod ceb malee cesta ha u qabanina ta xanuun ku aday asi i love gabdhaha somalia wilaba kuwa hda

  • @hodanc.haamey2464
    @hodanc.haamey2464 6 років тому +1

    Caadi maahaan walahi
    Heestaan

  • @darajosweden692
    @darajosweden692 5 років тому +2

    cadii Mahaa 👍🏾

  • @abdiyeyshahi8656
    @abdiyeyshahi8656 2 роки тому

    Still listening 14 October 2021

  • @addaaniisse9869
    @addaaniisse9869 2 роки тому

    Markii igu horesay waxaan maqlay 2015 hdana wxan dhagysanayaa 2022

  • @Afnanadenelmi
    @Afnanadenelmi Рік тому

    Listening 2022 jacelow Idaa 😢

  • @hibomohmed736
    @hibomohmed736 6 років тому +1

    jacaylooooow idaaaaaaaa😭😭😭😭

  • @deerowabdullfatahkusow8297
    @deerowabdullfatahkusow8297 2 роки тому

    2022 just jecelyow nacala kugu taala😌😥😥

  • @ahmedfarah3073
    @ahmedfarah3073 2 роки тому

    2022

  • @gabarbarichannel9804
    @gabarbarichannel9804 4 роки тому +6

    HeesTaan copy iidle yaaa ka Soo raaaacay🙄🙄🙄🙄🙄🙄2019

  • @bilebaaleyare1076
    @bilebaaleyare1076 6 років тому +7

    waxaan ku xasuustaa maalin shaqo la' aan igu dhacday

  • @bilebaaleyare1076
    @bilebaaleyare1076 6 років тому +1

    oo shahaadadii iga maqnayd

  • @bashiryussuf8367
    @bashiryussuf8367 2 роки тому

    Masha Allah abdirashiid same

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari 3 роки тому +1

    *27/3/2021* 𝗪𝗹𝗵𝗶 𝗝𝗮𝗰𝗮𝘆𝗹 𝗪𝗮𝗻𝘂
    𝗜𝘀𝗱𝗵𝗶𝗴𝗻𝗮𝘆 𝗜𝗺𝗶𝗻𝗸𝗮 𝗜𝗶𝗴𝘂
    𝗗𝗺𝗯𝗮𝘆𝘀𝗮 𝗪𝗵𝗮𝘁𝘀𝗔𝗽𝗽 𝗗𝗲𝗹𝗲𝘁𝗲
    𝗙𝗮𝗰𝗲𝗯𝗼𝗼𝗸 𝗗𝗲𝗹𝗲𝘁𝗲 𝗧𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺
    𝗗𝗲𝗹𝗲𝘁𝗲 𝗜𝗺𝗼 𝗗𝗲𝗹𝗲𝘁𝗲 𝗔𝗹𝗹 𝗦𝗼𝗰𝗶𝗮𝗹
    𝗠𝗲𝗱𝗶𝗮 𝗗𝗲𝗹𝗲𝘁𝗲 𝗣𝗵𝗼𝗻𝗲 𝗖𝗹𝗼𝘀𝗲𝗱😅

  • @nimcocali304
    @nimcocali304 3 роки тому +1

    22/5/2021

  • @qadijocumarqadijocumar6368
    @qadijocumarqadijocumar6368 6 років тому +1

    Woowww

  • @qafareyjibril7562
    @qafareyjibril7562 3 роки тому +1

    Xasuus wlhi hestan markan maqlo wadnaha ii xanuno😥😥😥

  • @axlaamrashid2368
    @axlaamrashid2368 4 роки тому +1

    Wah wah

  • @kamaalilkacase
    @kamaalilkacase 4 роки тому

    Hestan Waxaa Reayada Iyo Laxankaba Iskaleh Nuur Bana

  • @user-vr6pb9wf5q
    @user-vr6pb9wf5q Рік тому

    Jaceylow idaa❤❤❤

  • @cabdirahmancabdow3080
    @cabdirahmancabdow3080 10 місяців тому

    Waxan maqlay heestaan xili aan socodal ku jiray halkasi Zambia 2011 waxaan saarnaa actros trailer

    • @omarhuseingarig6444
      @omarhuseingarig6444 7 місяців тому

      Wow! Legand waan kusalaamey ani xitaa reeri actross baan ahaan jirey kashaqeyn jirey mombasa ilaa jinja uganda cpo

  • @abdallehassan2227
    @abdallehassan2227 4 роки тому +1

    Inlasto oo lagu xusay Xuquuqda erayada iyo tan laxankaba hadana sidaas oo eey tahay Heestan Waxaa Original-keeda leh Ninka Laxanka heestan lagu xusay ee Nuur Baana.
    lkn Fanankani waa keenay dhan waliba.
    Miyusiguna waa Cajiib.

  • @omarbkofficial6345
    @omarbkofficial6345 7 років тому +2

    waw wa hess macan badan codka iqade

  • @adnanawil1428
    @adnanawil1428 3 роки тому

    Hadan dhageysanaya sacsa 15.48 tariikhda 23/6/2021

  • @maslaxmakaraan4240
    @maslaxmakaraan4240 Рік тому

    waarun sxb sare

  • @ahmedmahamed9676
    @ahmedmahamed9676 5 років тому +1

    Axsan cod macaan

  • @abdirizakalbaraka8344
    @abdirizakalbaraka8344 5 років тому +1

    Danbi dhaaf warsanaya igu daa
    Jaceylow igu daa igu daa

  • @qeyskaarji9485
    @qeyskaarji9485 8 років тому +4

    waa cajib qof waliba wuu sitaa

  • @abdifatahofficial9670
    @abdifatahofficial9670 7 років тому +1

    dacad

  • @mowliidali9300
    @mowliidali9300 7 років тому +1

    nice waa hes daremaheyga kicisay

  • @d3wahyou780
    @d3wahyou780 8 років тому +1

    sheekad waxaya mare jacelow i daakkkkkkkkkkkkk

  • @mahamedhasan2207
    @mahamedhasan2207 8 років тому +1

    fanan buuxa

  • @sadikhassan9388
    @sadikhassan9388 8 років тому

    heestan waxa leh ninka ay kushegeen laxanka inuu saray nuur baana oo marki igu danbaysay kismayo joogay

  • @maankahussein3051
    @maankahussein3051 8 років тому +4

    asxaabay ma ii sheegi kartaan dumarkii xishoon jiray ragu dadab lagali jiray duunyana kabixin jiray waxa ku xigo taas ayan fahmi waaye?

  • @calicadaawe4242
    @calicadaawe4242 2 роки тому

    jaceylow idaa 🙉😨😥

  • @abshiradde9263
    @abshiradde9263 6 років тому +2

    Sadax maado igudaa jeceeloow waaaaaaw

  • @abdikhadirali7644
    @abdikhadirali7644 8 років тому +1

    waxaa ku xigta duunyana kabixin jiray lawaa dahab lamodyeey

  • @cadnaanmontolivo7196
    @cadnaanmontolivo7196 5 років тому +8

    Dumarkii xishoon jiray Hada Nigerian iyo ugandes Baa guursada hhhhhhhhhhhhhh

    • @nafaxatugabaliyahcafifa82
      @nafaxatugabaliyahcafifa82 5 років тому

      Kuwas ilahay wax iguma daro ruux Muslim ah o igu dig ah o igu dad ah o igu diin ano ujedah ilahayow

    • @cadnaanmontolivo7196
      @cadnaanmontolivo7196 5 років тому +1

      @@nafaxatugabaliyahcafifa82 sabab kuwa leh ma arkin miya hadu muslim yahay waan gursanayna🤣

    • @nafaxatugabaliyahcafifa82
      @nafaxatugabaliyahcafifa82 5 років тому

      @@cadnaanmontolivo7196 xita hadu Muslim yahay maraboo kuwas ilahayow wax haigu darin adigo walalakay igu dig ah wax igu dari karah

    • @nafaxatugabaliyahcafifa82
      @nafaxatugabaliyahcafifa82 5 років тому

      @@cadnaanmontolivo7196 ruux igu dig ah o qimahayga og o walakay ah uxu rabo ahai ahado faqir ama tajir alx alx

    • @cadnaanmontolivo7196
      @cadnaanmontolivo7196 5 років тому

      @@nafaxatugabaliyahcafifa82 aad iyo aad masha allah amaal

  • @maryanruun7184
    @maryanruun7184 6 років тому +1

    m.a innaba caadi ma ahan heestaan wan jeclahay runti

  • @mohamadabdi8644
    @mohamadabdi8644 6 років тому +1

    Sodhawaw

  • @mohamedaminarab2827
    @mohamedaminarab2827 Рік тому

    Listening 2023 heestan wan qiirade wlaaahi ciil badanaa shiit ..!!Allah xagiisa iskasi dhawani wax kale majiro

  • @sharmarkeissa6688
    @sharmarkeissa6688 5 років тому +1

    Fananka caydha kadaya mifadlika waixsanik

  • @mustafmaxamedmacalin4441
    @mustafmaxamedmacalin4441 2 роки тому

    Cidna dibada iijirine dolar ii imaneynin danyar igu xisabo igudaa jeceelow 😰 abtii meshan mrkd mreyso wan qiiroda

  • @abdifatahbakar9929
    @abdifatahbakar9929 8 років тому

    heestaan meqaa qof ayaa leh

    • @sareeyegaas4710
      @sareeyegaas4710 8 років тому

      +Abdifatah Bakar bro qofka hada qadayo ayaa leh blse cumar shooli ayaa soo kufsaday heesta sxb saa u ogaaw

    • @abdirahmanahmed9979
      @abdirahmanahmed9979 6 років тому

      waa runta sxb
      daacad ayaa iska leh heysta

    • @beralberi7062
      @beralberi7062 6 років тому

      Rabi baan dug sana yaa danbi dhaaf war sana yaa igu dhaaf jacayloo
      Intasaa iga gadan aniga

  • @amancabdikarimofficial2610
    @amancabdikarimofficial2610 5 років тому +1

    iidle yare waa qaadeye see waxlagu wadaa

  • @qeyskaarji9485
    @qeyskaarji9485 8 років тому +2

    hhhhhh

    • @basticali1473
      @basticali1473 7 років тому

      😝😫🐕🐷🐯

    • @haniibrahim8
      @haniibrahim8 7 років тому +1

      Ader Cabdirashid wad kabaxsatay runti iiwaar ader

  • @saxarlaqalaf6249
    @saxarlaqalaf6249 5 років тому

    akhas caleeg waar isla xishoo heesta waad kaga ciyaartay allah haw naxariisto sahal jaamac ba qaadi jirey midhahana cabdirisaq shiine baa lahaa niyow sidaad u qaadaysaa nacayba allah ku doori coonyahaw

  • @suniitaahajji3918
    @suniitaahajji3918 8 років тому

    nacas heesta nabad gali 2015 ha boobin heesaha islaameede