HEESTA GOBOLADA BASHIIR JAAWI 2019 SOO SAARE ILHAAN LAKI

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 18 січ 2019
  • GODAYBAAN CIYAAR KUUGU TUMI MEEL CAGAAR BADANE
    NOGOBAAD CIRKOO DA'AY BALAXSAN CIMILADEEDIIYE
    AFDHEERBAA CIDOO DARARTAY FIID CAANO KUGU SIINE
    ERAR & CARUUR WAXAAD KU DHALI FAAFAN CANABEEY.
    CURUBYAHAY QALBIGA YEELATEE CUGATAY LAABTAYDU
    CISI & KALGACAL & INTAAN CASHAQ KUGU SOORO
    SIDII CURAD UGAAS DHALAY AYAAN KAAGA BIXIN CUUDEE
    CALAF HAYGU KAASIMO QOFKALE II CUNTAMI WAAYE.
    ERAYADII AB: C/SHAKUUR AFMA-GAAXSHE
    MUSIC: MAWLIID XASAN FAARAX
    LAXANKII & CODKII BASHIIR JAAWI
    SOO SAARISTII & FARSAMADII ILHAAN LAKI MAXAMUUD CABDI
    CAMERA
    CUMAR YAASIIN CUMAR
    ABSHIR QALIIF SHIDE
    IIDLE DAGANE
    JUBBALAND TV KISMAAYO

КОМЕНТАРІ • 87

  • @umunashaad3219
    @umunashaad3219 5 років тому +3

    Love Somali galbed from muqdisho carasan liiban best

  • @luckyqaali942
    @luckyqaali942 3 роки тому +1

    waaw m.a top weeye heestaan dds ilove you

  • @abdirahmanmahamed597
    @abdirahmanmahamed597 5 років тому +20

    Bashiir jaawe inti tagertà 👍

  • @nourichaajbarre9530
    @nourichaajbarre9530 5 років тому +9

    Godey GacaLo Mesha Aduunka Ugu JecLhy❤❤❤❤❤

  • @farhanhunnaf
    @farhanhunnaf 5 років тому +1

    Axsan fanan runti fanankan cawa aya igu horeysa wxwna igu noqoday layab laga bilabo cawa wan TAGERSANAHAY Bashir jawi in ladhahan filaa🙏🙏🙏🙏🏺💔

  • @siyuunsaani3577
    @siyuunsaani3577 5 років тому +16

    Ilahow Rer Abti Dhawr Dhamaantood ameen😍

  • @mohamedyare4386
    @mohamedyare4386 5 років тому +16

    Wwww garabkayga DDs allow dhawar waa sooomali dhalda allow dhawr waa dad is jecl allow dhawr waa dad isaracsan allow dhawar soomali oo dhan mel walba aay jogan ❤❤❤❤❤

    • @AmiraAmran11
      @AmiraAmran11 5 років тому

      Mohamed Yare walaal isoo booqo

    • @sacdiyaa1
      @sacdiyaa1 5 років тому

      Aamiin yaa rabi

  • @husseinhassan2137
    @husseinhassan2137 5 років тому +8

    ina adeer aniga ciyaar taada ayaanba caashaqay 😍😍😍Curubyahay qalbiga yeelateee cugatay laabtaydu cisi iyo kalcal iyo intaan caashaq kugu sooro sidi curad ugaas dhalay ayaan......................

  • @Nasrashiilaofficial3146
    @Nasrashiilaofficial3146 5 років тому +2

    Nogob daawo iyo qarri jiqood allow anigoo tagin ha idilin❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @kafinovictube1331
    @kafinovictube1331 5 років тому +4

    Qofta okiyalaha loveka qabto wey igagadan tahay wale❤❤❤

  • @sacdiyajbriil4150
    @sacdiyajbriil4150 5 років тому +2

    msha allah bashir jaawi

  • @mohamedsaeedal-jaabir5933
    @mohamedsaeedal-jaabir5933 5 років тому +1

    Qaybta hooriska ah siduu u qaadayo ayaan ka helay. Lkn fanaankan waa fanaanka iigula cod macaan fanaaninta somaliyed runtii. Waana markii iigu horeysay ee aan arko ninkaan. Blse codkiisa waa dahabi

  • @hafsaabdullahi3063
    @hafsaabdullahi3063 5 років тому +6

    Been ma aha inay cara san tahay Liban I miss my home afdheer 💝💝

    • @mamanasteexo6115
      @mamanasteexo6115 4 роки тому

      Af dheer waanwada xiisyn xaaga ka dhalaya huuno an barye

  • @sacdiyajbriil4150
    @sacdiyajbriil4150 5 років тому +1

    i love jarar cadey

  • @diinixaaji3446
    @diinixaaji3446 5 років тому +2

    Wow fananti DDS
    Horay socdaa
    Deeganka somalida
    Qoraxey caanta ah
    Ayaad casarkii laafyoon wow
    Jawey
    Wil jiraaa

  • @ilwaadnuura9182
    @ilwaadnuura9182 5 років тому +1

    alleylehe halkeedii baad dhigtay fanaankeena weyn keep going

  • @ibraahimmahamed5278
    @ibraahimmahamed5278 5 років тому +1

    Ilhaan waa ibraahim ooka so slmayah hargaysah nolow wlshy nolosha kuma xumaysoh

  • @traderchnnel1159
    @traderchnnel1159 5 років тому

    Bashiir jawa durba waa duqoobay dhawaan wiil yar jam ah ayuu ahaa. Heesta waa idhagaxbaday😁👏

  • @ashkirmaxamed9766
    @ashkirmaxamed9766 4 роки тому +1

    godey gacalo

  • @naimamohamed8323
    @naimamohamed8323 5 років тому +2

    Heestan wa iska jeclhy wlhi💞

  • @hamsehamse1952
    @hamsehamse1952 5 років тому +4

    Cod mcaan run ahaantii. Keep your going brother 💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪

  • @shurkia6172
    @shurkia6172 3 роки тому

    Qoraxey Qoraxey ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️Alah ku jecliyaa makaan magacaaga maqlo meeshan kudhashay qabridar jano

  • @xasanahmed8896
    @xasanahmed8896 5 років тому +2

    dad wada codmacaan baad meel wada keenteen ilhaan laki 😍

    • @AmiraAmran11
      @AmiraAmran11 5 років тому

      ina Ģėĺlê sis igu soo biir

  • @abdirahmanmahamed597
    @abdirahmanmahamed597 5 років тому +9

    Ilahan laki waxa halkan kaa salaamaya cabdi maxamad qani wiil hargele hanbalyo ayaan kuleehay wllshy qli horay usoco

    • @abdirahmanmahamed597
      @abdirahmanmahamed597 5 років тому +1

      @@ilhaanlakimediainc5806 ❤❤❤❤❤❤👌👌👍👍👍👍noli kulantee huno horay usoco

    • @mamanasteexo6115
      @mamanasteexo6115 4 роки тому

      Allah hargel miyu ku dhashaya mash Allah

  • @Ramboooooooo
    @Ramboooooooo 4 роки тому +3

    #Wardheer
    Gabdhihii reer Wardheer ee gobta ahaa meeye, meesha kuma arkee?
    Haddaad joogtaan is muujiya, salla calee.😃

  • @filsanabdiqadir4622
    @filsanabdiqadir4622 3 роки тому

    Heesta kaliyoo markaan dhagaysanayo aan niyeysto Inaan qoraxey laafyoonayo🥰

  • @abdirashidelmi2438
    @abdirashidelmi2438 5 років тому +1

    Bashir jawi bash bash iyo barwaqo ku nolow abidka codkagu wuxu u dhadhamaya sida cano gel o karur ah axsan fanan father of stage

  • @ashkirmaxamed9766
    @ashkirmaxamed9766 4 роки тому

    bashiir jaway fananka fanada codbuu hayaa

  • @xabashow4936
    @xabashow4936 5 років тому

    Im listening this song coz of ilhan qof igu ween ❤️👏👏

  • @khaalidhashi6021
    @khaalidhashi6021 5 років тому +2

    Ilhan shaqo wacan dad culus so xushay khalid from UK subsabcarda wa saray

  • @bisharozpea3238
    @bisharozpea3238 5 років тому +1

    ilhaan laki m.a dad wda taalanti leh baa wlle isku hely meesha wriye ,fanaan m.a dhmnteen 😍😍🤩😘

  • @zadamabdirizak3906
    @zadamabdirizak3906 5 років тому +1

    Go forward bashiir❤

  • @ishwaaqgeenyo7351
    @ishwaaqgeenyo7351 5 років тому

    Alla waan iska jeclhay heestaaan waqti kasta wan iska dhageystaaa

  • @daherahmedabdirisaaq9648
    @daherahmedabdirisaaq9648 5 років тому +4

    ilhaan laki studio magaladii wxaa ka dhigten dowlad deganka itopia mesha qabri dahar iyo qorexey ayaa ka dhigteen bee

  • @nourichaajbarre9530
    @nourichaajbarre9530 5 років тому +1

    Ilhan Laki Horey Usoco Huno Mcn❤❤❤

  • @koshinosmannor5369
    @koshinosmannor5369 3 роки тому

    Waaaw cajiib

  • @abdirahmanmahamed597
    @abdirahmanmahamed597 5 років тому +3

    Horay uu soco

  • @CAAMIROfficial
    @CAAMIROfficial 5 років тому +2

    *Bashir jawe* 📌👍🤘😍🎥

  • @mustaphaabdimohamed909
    @mustaphaabdimohamed909 5 років тому

    NIce song
    Mahadsanid wlaal
    ilhaan laki

  • @ruqiyohassan610
    @ruqiyohassan610 3 роки тому

    Godey gacal ayan ugu jeclahy❤

  • @IsmacAxmed
    @IsmacAxmed 4 роки тому +1

    Tageera buuxda from Finland

  • @hassansomali3608
    @hassansomali3608 4 роки тому +2

    alla diga my tolka

  • @aminaabdi1721
    @aminaabdi1721 4 роки тому

    Carasan iney thy liban ben kumdan shegi bro bashir jawi nlw

  • @ciltireboy3177
    @ciltireboy3177 5 років тому +1

    Wey igu socotaaaa wllhi

  • @abdirahmanmahamed597
    @abdirahmanmahamed597 5 років тому +3

    Ilahan laki

  • @AmiraAmran11
    @AmiraAmran11 5 років тому +4

    Walaalo hadda kugu soo biiray isoo booqo adina thanks

    • @AmiraAmran11
      @AmiraAmran11 5 років тому

      @@ilhaanlakimediainc5806 chanelkayga so booqo abaho

    • @doonmire4616
      @doonmire4616 4 роки тому

      anigaa ku soobooqday

  • @Hikma251
    @Hikma251 5 років тому +2

    hor Mar wcn

  • @moonuure
    @moonuure 5 років тому +1

    Masha Allah ilhan laki studio wan kahelay muuqalladaada
    Heesahadii udanbey insha Allah waxan isku deyayaa inaan LYRICS kasoo dhigo
    Dhanka tageraduna heeeeee
    Waa adigaa

  • @munashariif7854
    @munashariif7854 5 років тому

    Keep going brother isoo booqda Adi Iyo asxaabtaada

  • @calinuur9415
    @calinuur9415 5 років тому

    Waaanbookhan inshallah Marun afdheer

  • @wardiaabiabi6760
    @wardiaabiabi6760 4 роки тому

    Maa shaa allah

  • @saadiodallahow202
    @saadiodallahow202 5 років тому +1

    Salama saxibtey laki

  • @amiiraazmiita1802
    @amiiraazmiita1802 5 років тому +2

    Wow

  • @Hikma251
    @Hikma251 5 років тому

    masha Allah ilhaan

  • @axmedxasan1764
    @axmedxasan1764 5 років тому +1

    Hees qaran

  • @ayanabdi6733
    @ayanabdi6733 5 років тому

    Wwww masha allah

  • @farhiyahussien2035
    @farhiyahussien2035 5 років тому

    Mas alla Mash all hees Mcn ♡♡

  • @bashowdiriye5196
    @bashowdiriye5196 3 роки тому

    Liban

  • @abdinasirxersi5097
    @abdinasirxersi5097 5 років тому

    Nice music

  • @shrguutaale1
    @shrguutaale1 5 років тому

    Top.

  • @marryjama7368
    @marryjama7368 4 роки тому

    Jecliya ddsi

  • @abdirashidarshe1238
    @abdirashidarshe1238 5 років тому

    Mahadsanid
    Wl

  • @xasuusmedia338
    @xasuusmedia338 5 років тому +2

    heestaaan qoraalkeeda yaaa igu caaawin karo plze o caaawiya

  • @sakariyaomar1739
    @sakariyaomar1739 5 років тому +1

    Sitti caweyseenta dad goobi hesseo ku curiine sitti jaano

  • @abdirizakgeele2149
    @abdirizakgeele2149 5 років тому

    Heez iyo bar

  • @naimoabdi6225
    @naimoabdi6225 5 років тому

    👌👌👌👌👌👌👌

  • @abdullahimireahmed3839
    @abdullahimireahmed3839 3 роки тому

    Lyrics keeda qofki igu caawin karo

  • @EngAbdirahimHOsman
    @EngAbdirahimHOsman 3 роки тому

    Cizi iyo kalgacal iyo intaan caashaq kugu sooro..... war qiimo badan

  • @diamondluul
    @diamondluul 5 років тому +1

    ✅✅✅

  • @mohamed2jowhar
    @mohamed2jowhar 5 років тому +3

    Curubyahay qalbiga yeelateee cugatay laabtaydu cisi iyo kalcal iyo intaan caashaq kugu sooro

    • @AmiraAmran11
      @AmiraAmran11 5 років тому

      Mohammed Abdirahman Shugri igu soo biir walal

    • @mohamed2jowhar
      @mohamed2jowhar 5 років тому

      @@AmiraAmran11 sxb ayaan kula noqday Huunoh

  • @hamigaraad4167
    @hamigaraad4167 5 років тому

    Reer jumbo land

  • @yoefaraq
    @yoefaraq 5 років тому +2

    Wow