Muqaal kale So digi rabaa oo kahadli rabaa sidee kutagay laakin horta commentiga hoos kusoqor SUAAL walbo aad hayso sii aan ugajawaabo Next video inshallah..Muuqalkan like saar
M.a lagend long time waxaa xasuustaa barigaad English ka ku hadli jirtay inaan ingiriis inaan kaabarto kuu dhagaysto alx lkn hada waa bartay Su'aashayda waxaa waaye waxaan haystaa card qaxooti ah marka. Sideen ku iman karaa wadanka Canada group 5 majiraa hada
Nio muuqalkagu quality inaba caadi ahayn ayuu leeyahay si fiicana waa u duubtay lkn waxooga hadalkaga lama fahmayo oo inta badan soomaaligii waa khaldaysa oo si fiican uguma hadlaysid marka muuqal soo gudbinayso af soomali kaliya ka dhig hada kadib sida kle top ayaa tahay length
Even if you have a good education doesn’t mean you will get a good job and many people with good education are homeless in Canadian cities! Also difference between free healthcare and free medical unless you’re senior.
‼️‼️‼️Fadlan labo qodob iiga jawaab 1:dhanka waxbarshada Luuqada Englishka Sidee u baraneysaa?? Yaa ku baraya? Ma ajaaniib mise soomali? Imisa bilood se ku barankartaa?? Sidoo kalena waxbarashada dhanka technologiyada la xiriirta imisa sano baad ku baran kartaa qarashkeedana waa imisaa?? Waxaan maqlay America hadaad joogto qofkii technologiyada ka shaqeeya mushahar fiican buu qaataaye
@@fadumaomar3215 Haa sax waxan ka iloobey haadi aad ceyr qadaneyso in ey free medication ay tahay...Mida kale Toronto ardeyda sideyda cml inta badan waxay iibsadeen E Bikes oo Gaari celis ah ka qaali san...mida kale haadi aad ceyr qadaneyso Transport 3 dollars mahaan ee waa 2 dollar iyo kahoso...Toronto Bike share transpot kiisa waa 1 dollar iyo 2 dollar...Intaa ba waad saxantahay ee kali ka ilowbey inan sheego in uu medicine uu lacag yihihahy..
@@ISRAADVISUALSrunta gaari badan oo raqiis jirta depending on what year,type and brand of the car aa rabtid idkw abt Toronto but I’m talking abt Vancouver and prices like $1000 or $1300
@@cqaadir7652 Allah waydiso hadynan kuu surtagalina, ilahay ayan kula rabin, oo isaga garanya meesha kuu fiican.. وعسي انتكرهوا شياء وهو خيرلكم وعسي ان تحبو شياء وهو شرلكم والله يعلم وانتم لا تعلمون.
PART 2 VIDEO DAAWO : ua-cam.com/video/U5Loav9izU4/v-deo.html
Muqaal kale So digi rabaa oo kahadli rabaa sidee kutagay laakin horta commentiga hoos kusoqor SUAAL walbo aad hayso sii aan ugajawaabo Next video inshallah..Muuqalkan like saar
Group 5 meqo aye kugu qadatay marka interview martay medical check meqa sugesay
Niyoo dacwo ilaa meeqa ayee soconeesa dacwada marriage ka leeskugu wado
Inaba caadi maahan quality of video Masha allah sxb noo soo badi
Thanks so much sxb inshallah
woooow video waali waaye
🤌🏿❤️❤️
Editkagu wa top bro❤ keep going bro
Thanks sxb
Maasha alaah yalow nef ka soo sheekay insha alaah asc @@ISRAADVISUALS
Wll waxaad kasoo hadashaa aamacaddaha ama colleagues ka qiimahooda insha,allaah
The vedio is 10/10 beautiful masha,allaah
Obsessed with the edit bruh, 👏
Welcome Back Lengend
thanks sxb
Muhimada wa waxbarashooo bro 👏🏽
Inta aad sheegtay wax badan waa run Lkn Alberta Daawada waa Lacag waa hadii aad Insurance lahayn
Ma sha alla mahadsanit ❤👍
Soo laabasho wacan bro!
Thanks sxb
bro you got my follow👍👍👍👍👍
10/10, thanks
|Garkii ugu qaabdarnaa aa arko
@@haledCade-pd3om 😂😂😂oo hada Gaar inaan soo beerto ayaad rabtiin
Zhp Wxd kasoo hadashaa sida loogu tagi karo xirfad ahaan anoon hysan shahaado dugsi sare ❤❤❤
Soo badii walal🎉
Big Up Bro🔥🔥✊🏽
Walahi waa waxa kaliya aan ku doortay waa health and education
Editing 10/10 wye m.a
* Wxn ahy arday dhamen rba jmcda
Sideen ku iman karaa canada 🇨🇦
Edit kaaga Top Weeye Sxp 👏 👏
lacagta canshuurta 3bil kadib waa laguu soocelinaa canada waa dal fiican lkn qabow dhagaha kaagaraacaaya
Wan jeclahy inaa! Ku nolaado kanada l❤ani iyo carurtayda❤❤❤❤
Qof ka wyn way u wacan thy se caruurta maya wllhy😊
Istaforolah after 4 months now you're say wallahi
😂😂😂iga dac niyow
M.a lagend long time waxaa xasuustaa barigaad English ka ku hadli jirtay inaan ingiriis inaan kaabarto kuu dhagaysto alx lkn hada waa bartay
Su'aashayda waxaa waaye waxaan haystaa card qaxooti ah marka. Sideen ku iman karaa wadanka Canada group 5 majiraa hada
Nio muuqalkagu quality inaba caadi ahayn ayuu leeyahay si fiicana waa u duubtay lkn waxooga hadalkaga lama fahmayo oo inta badan soomaaligii waa khaldaysa oo si fiican uguma hadlaysid marka muuqal soo gudbinayso af soomali kaliya ka dhig hada kadib sida kle top ayaa tahay length
sxb meesha aan joogo somali malahan markaa saan english ugu hadlaye afkii hoyo igalumey
@@ISRAADVISUALSsay walhi uma xumid😂
Wow siduu English ka ugu hadlayo
Anuguna 20 sano ayaan buug iyo qalin sii sidey hadana laba erey iskuma xiri karo
Sideen ku iman karaa ka so hadal process la maro wllo
Waa barnaamij wanaagsan ❤
welcome
Solabasho wacan bro
Thanks sxb
GUUL WLLKA❤
The Edit🥶
👀❤️
Waxbarashadooda ka soo hadal wll iyo dhaqaalaha kaaga bixi kara
Coming mardhow insha Allah
Mastaqbal karajeynaa inantago insha allah
Ma rabta aragtid ama wanna talk about cost of living Come to Vancouver bro😂
Wll maiga caawin kartaa warbixin ku saabsan Canada
🎉🎉🎉🎉
Even if you have a good education doesn’t mean you will get a good job and many people with good education are homeless in Canadian cities! Also difference between free healthcare and free medical unless you’re senior.
Sxb group 5 hadaan ku imaado kawrn Nolasheyda si waye
‼️‼️‼️Fadlan labo qodob iiga jawaab
1:dhanka waxbarshada
Luuqada Englishka
Sidee u baraneysaa??
Yaa ku baraya? Ma ajaaniib mise soomali?
Imisa bilood se ku barankartaa??
Sidoo kalena waxbarashada dhanka technologiyada la xiriirta imisa sano baad ku baran kartaa qarashkeedana waa imisaa??
Waxaan maqlay America hadaad joogto qofkii technologiyada ka shaqeeya mushahar fiican buu qaataaye
Zxb somali ayad lahadlaysaye englishka maxad ka wadaa
Halugooyni dadka dhaqtarka waa firii daawada waad iibsaneeysaa hadaad ceer qaadatana daawo jiib ah yaa lagu siinaa baabuurkana jiib ma aha baaskiilna la ma isticmaalo samarka foor fan loo wataa oo ciyaalku ku ciyaaraan guri kasto 1 baabuur iyo ka badan baa la isticmaalaa basna 1 doolar iyo 2 doolar laguma raaco 3 iyo bar baad meel ku tagee markaad dhanka kale u soo laabaneeysidna itii oo kalaad bixinee kaarbishii ayaa jiro 100 iyo waxbaa raacsan mid aad lacagku shubaneeyso markaad garaacatid ba kaagoosanaayo meeshaad u socoto soo noqodkana waad garaacanee intii kaluu kaa goosanaa inshuuriska waa qaali waa lagu qasban yahay gaaskuna kuu dheer yahay waxaasna waa nolol maal meedka maanshaa alaah alaha nagu xafido anaga iyo inta islaan ah ee qurbaha ku nool wadankeenana alahnabad nooga dhigo
@@fadumaomar3215 Haa sax waxan ka iloobey haadi aad ceyr qadaneyso in ey free medication ay tahay...Mida kale Toronto ardeyda sideyda cml inta badan waxay iibsadeen E Bikes oo Gaari celis ah ka qaali san...mida kale haadi aad ceyr qadaneyso Transport 3 dollars mahaan ee waa 2 dollar iyo kahoso...Toronto Bike share transpot kiisa waa 1 dollar iyo 2 dollar...Intaa ba waad saxantahay ee kali ka ilowbey inan sheego in uu medicine uu lacag yihihahy..
@@ISRAADVISUALS aboowe waan kaaga mahad celinayaa sida hufan dagan ee aad komitigii aan kuu qoray aad iigu soo jabaabtay hilmaana bini aadan aanahay waa imaanayaa E Bikes magaraney baskiilka caadiga ayaan mooday maanshaa alaa wiil dadaalaya ayaad tahay kudadaal waxbarashad hadaad shaqeey neeyso galina waxbaro abatuuni tigaaga ka faa ii deeyso aniga waxaan ahay hooyo 1990 soo gashay horey usoco markaan cusbeen ceer waan soo qaadanay waxwalbana waa laga gudbaa dadaalka badi waqtigaaga ka faaiideeyso horey u soco alaha ku xafido
Sidee ku timid adigu wall
Libaax ado cayilan baa igu kaa dambeysay dhowr sano kahor, mashllah bro keep going
@@danlayal5212 Heheh Gym kudex naf go ay
@@ISRAADVISUALS hampalyo sxb guul kuurajeyna kudayasha mudan tahay
@@ISRAADVISUALSCanada adaab iskacatoobin
🎉❤
Qof shahaado ka heysta wadama kale maku helikara shaqo canada haduu qaxooti kuso galo
England Qolka 300£ bixiyaa 4k ku shaqeeyaa Uk is the best
Wlhi sxb you are lucky..toronto is crazy expensive
Asc side canada ku imaaday walaalkay wiil an walaalo naha jiro kenya 🇰🇪 jooga let me know please
Ka waran kan kaadh qaxoonti lahayn cid qaadana aan haysana ee hada jecel in uu tago canada😢😢
Waxan rajaynaya inuuilahay kusiiyo wax kastood jeceshahay 😊
top ten wye next party two kasugena tlye
Waan so digay part two kol hore ee so eeg
Saaxiib waxaan Raba inaan kuyimaado vise dalxiis Sadhana isdhiibo kawaran arinkaas iisoo jawaab
Waa lagu celinayaa
Nio zxp isku mar baan nimi ee licenceka gaadhiga ayaanan soo qaadane bal nio waxa maqlay dad somali ah baa jira oo fududeeya
Haha xariif 3 blood ayuu joogaa, anaga 33 years 😅
walahi sxb😂😂Waad iga ficaantihin sidhee invite kusiyaa sida aad muqalkeyga ugaso muuqato😂Adiga aya experienceka dabta ah haaye
@@ND0564 I am already a Full time student and I have part time work
😂😂Canada 33 sanaad joogta cajaaib
Naga ma xishoon 4 bilood baa luqadii noogu badalatay
Medication is not free but healthy is free.
Yes sorry i forgot to mention that..but people who are on social assistance get free medication...yacni ceyr
Naga qabo beenaalayaasha. Soomaalidii oo dhan waxay ku waasheen in ay dal shisheeye u guyraan. War yaa dalka u maqan? Yaawaduud.
@@niyaalademadi ayaa u maqan dalkii ee haka sootagin ama ku noqo 😏
@@Dreamy-M maxad ku darsateen dalkan islaameed ee aad kusii carareeysaan?
@@Dreamy-M. Waan noqonayaa aniga iyo caruurta dhawaan hadii ALLE idmo.
Jamacada Africa ma la aqonsanyay ?
Zxp wan ku salamaY
Sidee zxp Canada lo tagi kara
Scholarship malaga heli kara
Visa student
Shaqo la,aan baa kajirta canada ayaantaan jaagaa loogu dhimanayaa
@@abdimalikyare7940 micnaha qof wax bartey
Canshuurta ma 5% baa ?
HAMPALYO HAMPALYO. WA. SAHAL ABDI BOULALE. OO. JOOGA CASIIMADA WADANKA JAMHUURIYADDA DJIBOUTI 🇩🇯.
Thanks sxb
because of the insurance is activated.
Saxib noolasha america kasoohadal
Qaabke lagu tagi kara pro
Pro xagee kaala soo xiriiraa arimo muhiim kaa leeyahay mudo 2017 illaa hadda kugu xiranahay
instagramkeyga Israad_visuals
Sidee Canada 🇨🇦 ku aadayna zhp
Sxb sual an raba ina iga jawabto ado raali ah group 5 mad ku baxday
Zhp looyar canada jooga numberkiisa iigu soo dir comment-ga
maraxow dthats way you went there
Colleges seen ku helaa, Cybersecurity training baan rabaa see ku imaadaa.
Waa inaad Online application sameyso...George brown aya the best ah
kenya see looga soo tagaa oo loo soo aadaa canada io america sxp ma kaam halkaa ah oo qaxooti miyaa jiro mise
Baabuurta qaali waaye, xagee ka keentay waa raqiis
Aaad bay raqiis uyihin in toronto--Aniga kuhelay for 3000$ used market..
@@ISRAADVISUALS gaari nooce ah meeqa km baa saaran
@@ISRAADVISUALSrunta gaari badan oo raqiis jirta depending on what year,type and brand of the car aa rabtid idkw abt Toronto but I’m talking abt Vancouver and prices like $1000 or $1300
@@nabelmohamed9697 Yes bro..My Ebike is more expensive that Some cars but the cost if maintaining a car and parking fee is just too much
Hye
Canshiurta %meeqa weeye ?
@@mohamedhorsed1135 13%
Capcut miyaa ku habaysay
Maya ...Premier Pro ayan kusameye
Fiidyawga aad buu uwacanyahay lkn codkaaga qofkalaa kugu dhex jira fadlan luuqadaada qiimee somali barad baa ugadlaysaa
Kenyan weeye, soomali ma aha kkkk😂😂
Bro part time job 17 maku shaqey karaa
if you are studying ..Maxumo laakin OSAP qaadho waa free money
@@ISRAADVISUALS OSAP is not free. Iska hubi
This dude dhul gaalo muu xayeysiinaya? Umada mu ka waalayaa?
Xayesiis aa??? Bal muuqalka sifican uu dhaawo ina adeer
@@ISRAADVISUALS jaalle horay usoco guulayso inshallah waxa arkay thumbnail-ka saarato lkn Sida kale beelo ka dhigty 🫡
Canada is my dream❤ Insha allh mar
Waa is racena
Wad tagi I.a
University ama college waa qiino intee la eg
Zxp sida ugu fudud loo tago ka soo hadal
inshallah coming soon
@@ISRAADVISUALS I.a
Fiidyawga aad buu uwacanyahay lkn codkaaga qofkalaa kugu dhex jira fadlan luuqadaada qiimee somali barad baa uhadlaysaa
😂Omg sxb walahi waan qoslay..Aad ayaad umahadsantahay
4 bilod baad joogtaa luqadiibad noo badalatay 😅😅😅
@@2millionhistroy UA-camkeyga hadaad eegto waxad arkaysa xita Africa markaan jooge sidhaas lee u hadli jirey
Canada hindiba ku xaartay
@@rashiid187 😂😂haa walah meel walbo bey joogan
Waad caatowday 😂
😂😂😂Iga dac niyow
Review daacad ah maa bixisid, why you sugar couting it?! Bro stress, shaqo la'aan, Hindi yaacaysa meel walba, wax walba qaali, family kii oo dhinac ku leh lacag soo dir, ado aakhiru mishaar ku nool, brkugulama talinayo inaad meshaas aadaan .
@@SANDUUQA_QISOOYINKA i am talking all this in my next video
USA iyo canada yaa fcn
Opportunity shaqooyinka, iyo businesseska Americaka fiican
Bicycle waa lagaa xadaa kudar
Haadi aad meel fican dagantahay
Sida ugu fudud oo loo iman karo maxaa kamida?
War qof lacg iga qata o idacwoda mxan uwayay mise ana qof xun ah💔
Abowe anigaba Wan waye may be Africa ayu qeerka kujira
@@Siman-01ilaa anigu wan haysta hadana ma bixi kari sabab😂
Cunshuur 😂
@@zackwarfaa3169 😂😂
@@ISRAADVISUALS Somaliga inaga so dhis madaxey 😂🫡
SXBOW GARKA MEEL QALDAN AYUU KAAGA SOO BAXAY😂
@@SHAQEYSO Haa walah sxb😂😂Saan yeelo garani waaye
Beenta dadka kadaa canada waa lagu kala tagaye ((qora.--why the peaple are leaving in canada )) adankaa ogaandoona xaqiiqada canada
Ama English ku hadal ama Somali 😂 mixed aya nooga dhigtay
😂😂😂afsomali Qas qas waaye😂
Wll af somaligii wadba dhumisay be 😅😅😅
😂😂😂Afsomali Qas Qas waaye
ANIIGA. SAHAL ABDI BOULALE. WAXAAN. JECLAHAAY. IIN.
AAN 🇨🇦 🍁. CANADA. KAGAA NOLOO. LAADOO. WA STATE. PRINC EDWARD ISLAND. AYAN. JECLAHAAY. IIN. 🇨🇦. CANADA. KU NOO LAADOO
wow mashallah
Dawada adiga iska dhibaya
Wr nio 4 bilood ayan joga ayd tidhi kkk lkn sidiyood somaaliga imika baranysid ayad u hadlaysaa😅 wr caadi u hadal ku go'e
Somali siju baan ahaan kol hore😂😂Igu qaado sxb
@@ISRAADVISUALS kkk hye
Canada ya igeeya😢❤
@@cqaadir7652 Allah waydiso hadynan kuu surtagalina, ilahay ayan kula rabin, oo isaga garanya meesha kuu fiican..
وعسي انتكرهوا شياء وهو خيرلكم وعسي ان تحبو شياء وهو شرلكم والله يعلم وانتم لا تعلمون.
Inshallah waad tagaysaa
Pro meela kala soxarira hada heli kro wey fcnan lahyd@@ISRAADVISUALS
Markaa maadoo 4 bilood joogey baad u hadlaysaa si qof mudo badan ku noolaa
Se ku imaatay