Masha allah Rabi tala saarashada , baari u noqoshada waalidka iyo in aan cidna ku tashan waa cashirka aan ka faaidey sxb bashaar alle ha u barakeeyo ganacsigiisa.
Insha Allah waa meshan kuu nasan donoh markan kenya imado. Shaqo fican waad haysah saxib alle haku barakeyoh business. Dhirta iyoh hawadas ninki isku helah waa nasib badan. Hotel dherdher oo dhagaxa laga dhisay meel laga adoh waad kentay.
Masha’allah he used to work at a Cyber cafe that I used to do my college research in Nairobi 2006 to 2009 don’t remember which year exactly but he used to be there.
Kenya Nairobi shansano gudahed anbisnis ku darsaday waxa la iga dhacay aniga iyo dumar kale lacag dhan laba boqol balas oo kun marka Kenya waa la isdhaca lacagta bisnis share bankugalney
maanta bashaar meshuu jooga waan gaari donaa maalin un iga War haaya Inshallah 🎉👏🏻
I.a
I don’t think if you can get there 😂
Insha Allah, best of luck, ka dhabee balantaa laakiin,, hana is dhiibin💯💯💯💯❤️
@@Sahalmedia10she can 👍
@@Sahalmedia10hadii Adiga aad han yartahay dadka hanka weeyn haaka dilin duli yahow
Casharka ogu kowad aan kabaranay halkan waa in ilahay subhanahu wataala markasta aad kuxirnaatid sidu kufaray nah aad sameesid oy kamid thy rasulkiisa adeecdid walidkaagana Barri unoqotid ❤
Salaada Subah Jamaca maku tukadaa taasaa guul ahe
Guusha waa 2 nooc sxb❤
Haa alx❤❤❤❤
Nimay cidna umaqnayn,ceelna iqodnayn choice kale maleh 💯
Manshaalah wiilka Cabdikuumade waxan kuu rajeynayaa guul Bashaar
Masha allah Rabi tala saarashada , baari u noqoshada waalidka iyo in aan cidna ku tashan waa cashirka aan ka faaidey sxb bashaar alle ha u barakeeyo ganacsigiisa.
Allow ubarakeee allow annagana nasiii waxaan ku haminayno aamiin yaa allah allow aduun iyo aakhiro kuwii guulaysta naga dhig
Maasha Allah, RABBI ha u barkeeyo ganacsigiisa.
Manshaalah wiilka Cabdikuumade/Galimeys guul ayaan kuu rajeynayaa
Mashallah. Patience is the key. Those who believe will be reward.
Insha Allah waa meshan kuu nasan donoh markan kenya imado. Shaqo fican waad haysah saxib alle haku barakeyoh business. Dhirta iyoh hawadas ninki isku helah waa nasib badan. Hotel dherdher oo dhagaxa laga dhisay meel laga adoh waad kentay.
The come up of Ayub ibrahim farax is one of a kind inshallah many more blessing 🙏
Bishar kudos 2 you as Somali Ugandan proud of you
Masha’allah he used to work at a Cyber cafe that I used to do my college research in Nairobi 2006 to 2009 don’t remember which year exactly but he used to be there.
Maasha Allah
Ad iyo aad Masha Allah ❤ alaha ubarakeyo wllke anaga sdkle
Meesh bishar garay wan gari doona insh alh ale ha ifududeeyo adinkana ha idin idideyo Ana is ku duceyno ina soo duceya Somali Mohamed ❤
Masha Allah walal bashar dhere alle ha u barakeeyo business kiisa
Magaca kugu qoran muxu yahay maadan qof muslima ahayn oo somalia
Warmagacas wamaxay niyow waar yac
Mashallah Illah ha u barakeeyo Illah na ha ku Xafido meesha uu joogo
Maashaa Allah TabaarakAllah. Allah hakuu siyaadiyo hawashada iyo hankaagaba. Guuleyso. Taaladaadana Ilaahey hanagu anfaco.
Masha Allah, Allaha U barakeeyo
Adna waad mahad santahay
Ayuub yare❤
Bashaar allaha kubarakeyo ganacsigaga, iyo hormarkaga
Maan sha allah sxb aad ayaad ugu mahadsantah soo gudbintaada ilaahay waxaad ku haminayso haku siiyo
Masha allah tabaraka allaah Ilaheey hau barakeeyo walaalkeen 🦁👑
ماشالله الله تبارك الله
Mashallah mashallah Allah Akbar
vivement Somalien 🇸🇴🇸🇴🖐🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Greatest man Bashar mashallah
Maanshaa Allaah eedo alle hakubarakeeyo wiil fiicanahay waridka ducadiisa iyo inuu Allaah sxwt raali kaanoqdo weeye furahha guusho❤❤❤
Manshaallah Manshaallah ❤mabruuk.
Allahu Mubarak, caad iyo caad aan uu faraxsaaneey maarka caarko daad soomaliiyeed ok guuleystaa . Masha Allah tabarak Allah
ADoo ka xun masooqortay sxboow cacacacacacacacacacaca
aad ayaa ugu faraxsanahay guusha bishar masha allah hiigso hangaada zaxip anaga qeyr ayaa rajeyneynaa🎉
Muqaal aad muhiim ah
Arkida somali millionaire waa wax aad noogu weyn oo dhiiri galin noo ah. I.a guul ayaan u rajeynaya qofkasta oo riyo leh❤🎉
Consistency is the KEY....
Mercedes Benz Maybach 😮
Masha Allah
Allah u barakeeyo allow anagana na sii❤
Aamin
Masha allah allaha haku barakeeyo dadaala waa gaadha
Masha allah alle ha u barakeeyo masha allah🤑
Mansha allah ilahay ha u barakeeyo Gacansadahaa dada yar ganacsigiisa
Mashallah allahuma barak
One love walal bishaar alaha ku xafido
Mashallah. This is amazing.
ماشاءالله تبارك الرحمن اخي الله يحفظك
Qof waliba oo ganacsi xalaal ah ku ganacsanaayo allah wuu barakeeynaya
Masha Allah tabaraka Allah Allahuma barik
Asc talo iyo tusaale Nebi muuse ayaa waxaa uyimid wiil rumeeyay Allah iyo Rasuulkiisa ayaa kuyiri caawa waa arooskeeyga ee kasoo qaybgal markii uu isdiyaariyay ayaa waxaa uyimid malakul moowd waxa uu yiri halkeed usocotaa muuse waxa uuyiri wiil ayaa igu casumay asrooskiisa markaas ayuu kuyiri ana caawa ayaa laii xilsaaray in aan nafta kasoo qaado nebi muuse oo murugeeysan ayaa ka baaqday arooskii subixii markii waagu beryay ayuu ogaaday in uusan dhimanin wiilkii asaga oo yaaban ayaa malakul moowd uyimid muuse waxaa uu yiri xalay wiilkii maadan ka qaadin nafta ee maxaa isbedelay waxa uuyiri xiligii aan nafta ka qaadi lahaa ayaa aabihii waxa uu bixiyay sadaqo waxana uu siiyay dadkii ugu mudnaa waxaana uu yiri wiilka arooska ah in Allah iibarakeeyo cimrigana udheereeyo iigu soo duceeya marka sadaqu cimriga ayeey dheereeysaa Nabe SAW waxa uu yiri hadii eey jirto wax cimriga dheereeyo faqrigana ka hortago naartana damiyo waxaa eey tahay sadaqada ganacsatada iyo qofkii wax helikaroow masaakiinta iyo dadka deeymaha lagu leeyahay halaga warqabo asc.
Comment ad uqimo bdan jazakallah screen shot ayan ka qatay wlahi
@ Mansha Allah maadaama aad laqiirootay xadiiska waxeey cadeeyneeysaa in aad leedahay imaan wanaagsan Allah hakuu adkeeyo asc walaal.
Sheekada Bashaar waa dhiirgalin wanaagsan eebe ha u barakeeyo ganacsigiisa.
Mansha Allah 🎉Alhuma baarik ❤adigoo kale ilheey ha inoo badiyo angane ilheey ha ina siiyo Alhuma amiin ❤
Msh allah keep going brother all the best one love✌🏼
Mansha Allah illahay ha u barakeeyo insha Allah guuleyso ❤❤❤
MashaAllah bishar wax bdnaa kafaiday bruh ALLAH kubarakeyo
Mashallah alhuma barik❤
Manshaalah. Lakiin Hada Nairobi meel Dadka Lagu Cubo noqotay. I won't be visiting no more
Masha allah allah haw narakeeyo horow soco wllkey allah ku xidhnanshu waa mihiim❤❤❤❤❤
ماشاءالله تبارك الرحمن اللهم بارك 🤲🤲
Masha Allahumma barik
Waa ku mahad san tahay xayeey siin taada from zero to hero 🎉😮
mamo mcn karti iyo caqli iyo garasho
Allah kugu deqay wad gadhi donta gul kasta insha Allah mamo ❤
Masha allah tabaraka laxowla walaquwatiii
Masha Tabarakalkah.
Mashaa allaah bishaar ganacsigiisa allaha ubarakeeyo ❤❤❤❤❤
Mashallah Mashallah. Mashallah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Maasha Allah ilaahey ha kuu barakeeyo
Allah ha ubarakeeyo amiin yaa allah
wow Bashar my fovarty
Masha allah allaha u xafido anagana allah na siiyo
Maashaa Allah baarakallah guulayso
Masha Allah ❤
Mnsha allah ilaahay hakuu barakeeyo
Mashallah brother Allh ku xafiido ❤❤❤❤❤
Rag rag dhalay ❤🎉🎉🎉🎉Allah ha barakeeyo wilka
Masha Allah bishar Allaha kubarakeyo zxp gancsigaga wana aax kudayasho mudan wxd samesay insha Allah herkad hgadhy iyo mid kasi sareya Allaha kugadhsiyo wll anagana sidokale❤
Alle ha barkeyo
Bishar dhere never give up on dream.
Maansha alah alaha u barakeeyo
Masha Allah. Congratulations bro
Alle ha u siyaadiyo wllken runtii waa nin dadaalay m.a
Masha Allah Alle ha ubarakeeyo anigane alle ha isiiyo 🤲
Talada wiilkan dhalinyarada waxaa ku qancay ina Allah ku xirnaato hadalkaada yaraado laguna Iibsan karin ❤❤❤
masha allah allaha u barakeyo ganacsigiisa🎉
Machallah barakallah
Ilhow irumey riyooyinkeyga ❤
Amiin
Mansha Alah allaha barakeeyo
Waan kudaydaa bishaar waana gaari doonaa heerkaan inshaa alaah
Hadal kaagu hayaraado haw shaaduna ha bad naato🫴🏻💚
Aad iyo aad. Nin dhalin yaro ah oo qiima badan
M.a allow u barakey
Masha allah hambalyo hambalyo
Kenya Nairobi shansano gudahed anbisnis ku darsaday waxa la iga dhacay aniga iyo dumar kale lacag dhan laba boqol balas oo kun marka Kenya waa la isdhaca lacagta bisnis share bankugalney
Location internet malaga booking garaysankaraa
ما شاء الله waa wax aad loogu farxo
Habaryar good luck
Somaaliyana maalgasho waad mahadsantahay❤❤❤❤
zxp ayuub show bishar waraysi nooga soo qaad dhinaga ganacsiga
Podcast badan ayu sameyay UA-cam kuqor bishar dheere
Meshu kabilawey madan nalawadagin koley xola xalal ah hadeey tahay Alla haubarakeeyo
Alaha u barakeeyo lkn waxu ilaaway ilahay ba isiiyey inu dhaho kolayba
Maasha alaah
ninkaaan walhi cajiip .....bashar role model...❤❤❤
Masha Allah 🎉🎉
Hadiida jogata 2 wadan weyasahalntahy inaada sameeyaso Kenya 🇰🇪 iyo somaliya 🇸🇴
Wax walba waa tartib tartib ee aniga shaqo ma iga sina hadi aan uu imado si aan uu noqdo meshi ugu horaysay aan shaqo ka bilabo isoo jawaab zxp 😢