Waa ka xunahay dhalintii Djibouti 🇩🇯 in mana kuli saa wada yihin jaad sigar xuti xashiishad wax ka maqan ma jirto buri yaa ka masuul ah xumanta iminkana ma waxaa nalogu daray inaan ka dawano halka wasarada warfafiin iyo hayadaha ku shaqale wax ha laga qabto
Hada ma Mukhadaraad ayaad xayeysiinaysaa, Wasaradaha Warfaafinta iyo dhaqanka waxaan u soo jeedin lahaa in barnaamijyada Mukhadaraadka xayaysiiya, in Ganaaxyo la duldhigo iyo xadhig cida matasha, dadkana lagala dagaalamo ku fidinta dhaqanxumada iyo mukhadaraadka labadaba oo qaadku kow ka yey
Hakiya us thé Best ❤ i am from Malaisie 🇲🇾
❤❤❤❤❤❤ waw waa wax dhaca, inoo so badiya absolutely you guy's are made it keep going through brothers 👏👏👏👏👏🙏
❤❤❤❤jj
Waa ka xunahay dhalintii Djibouti 🇩🇯 in mana kuli saa wada yihin jaad sigar xuti xashiishad wax ka maqan ma jirto buri yaa ka masuul ah xumanta iminkana ma waxaa nalogu daray inaan ka dawano halka wasarada warfafiin iyo hayadaha ku shaqale wax ha laga qabto
Soo badi wllo alaabtaan
Masha Allah les amies ❤❤
😮
Fikirka iyo soo saarida Ruwayadan wa heer sare, Waana qeyb ka mid ah dhacdooyinka bulshada. Thanks for sharing
Ninkan legend wayee somaliyey libintisa halasiyo waa rer Djibouti fani wayee
Thanks brother 🙏🏽
Jaadku Wax fiican Maaha taliye Gabadheenana hanaga fadarayn Ee waxaaan mar Dambe hasoo gudbin Waa iga talo
Qaadka Xumaantiisa inaad diirada saartaan baa idinka fiicneed, sida xaaskaagii inaad mukhadaraad bartay, inuu adiga kuu daranyey, iyo bulshadaba u daranyey kana samayso berito riwaado uu wiilka aad dhashaa ku waano qaato waayo waxaad tahay Role model-kiisii.
Ramiyow part two 🥺🤌🏻
❤❤❤❤❤
Noo zoo badi chp😂❤
Hye sxb
Anikaba sidasa laa ixada 😢😢😢
Zxb raami riwaayadaha inoo soo badi
Hye brother
Noso badii wllo waba cajib qosol ban dhinteh 😂😂😂😂😂😂
Marxaba wll
Hakiya maad ka gurtay jibuuti 😢
Hakiya❤
Jaadka odeygeeda un Mey xado
Welcome
😂😂😂😂Wlhi Qosolaa u dhintay
Ramiyaw wax maa ogtixid miskin wll😅
🎉❤❤
C'est génial les amis ❤🎉🎉
So badi films kan wan ka helay 😂
aniku happy ayan ahay
horta ragu qad jecela yahuu😂😂😂
هههههههههههه هههههههههههه رائع 👏
hindaa ي هندا شو رايك انا ونتي كمان نخزن 😂😂😂
❤😂🎉😢😮😅😊
😅😅😅😅
😂😂😂😂❤❤❤
Filimkii jaariyadu away
Qaad m fadaanno
Wan idin wataa🙏
Shukran wll 🙏
Filmki jaariyada away😮😢
Filimkasi wuu dhamaday wll 🙏🏽
Reer jabuuti waxaan qaadka ahayn waxba kama adaroosaan
inanta yar tooos beey u mirqaantay
Waali waa balayo haw
Sheko terror ah weyi😅😅😅
ASC haa filsan
Hada ma Mukhadaraad ayaad xayeysiinaysaa, Wasaradaha Warfaafinta iyo dhaqanka waxaan u soo jeedin lahaa in barnaamijyada Mukhadaraadka xayaysiiya, in Ganaaxyo la duldhigo iyo xadhig cida matasha, dadkana lagala dagaalamo ku fidinta dhaqanxumada iyo mukhadaraadka labadaba oo qaadku kow ka yey
@@SayidT aad iyo aad
Jaadkaygii ya cunay😅😅
❤❤❤❤❤❤❤❤❤..😂😂😂😂😂😂
Kaaleh, 😂
cadii baay uu cunaaysa
Kkk❤
Hmm heyday that jevnkg
Wllo filmki hore miyu dhamaday
May wll wan isku dhex wadnaa
Very funny 😂😂😂😂
Soobadi qadka😂😂😂😂
Hhh
Sodaa😂❤😢😮🎉😊😊😂😅
😂😂😂😂😂🤣😂😂🤣😂😂😂 war waad dulsaarteen axyaa qiso dhacday
❤❤❤❤❤❤❤❤
Waarmagaakaahaysa😂😂
Howareyou
Wwwwww❤
🙋♂️🎉
Hy
Bulshada waxa lagu madadaaliyaa ,wax wacyigooda wax utaraya oo waxtarleh. Filmkinu ma jaad uumbaa miyad halabuurkle lahyn? Waar waxani waa wax record kuu galaya oo intuu youtube jiraba ku jiraya umad badana gaadhaya ee wax waxtar leh keena
Marxaba wad ku mahadsan thy taladada
sookan jaad kay gii sii hagaasayo kulahaa kkkkkkkkkkk
Soobadi
Filmki hore miya😂
may waa mid kale
8
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Kkkkkkk
Sbui
❤
😅😅😅😅
😮😢😢😅😅😅😅😅🤣🤣🤣🤣🤔🤔🤔🌏
😂😂😂😂😂😅😅😅
Kkkkkkkk
😇😅😂
Hhhhhhh😂😂😂
😂😂😂😂😂😂
😂
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Dhaqan xumo ayaad kudhiiri galinaysaan umada
Isooqabo
Wanku hayaa 👋
Drug dealers😅
Kkkkkk😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
😅😅😅
😂
😂😂😂😂
😂😂😂😂
😂😂😂😂😂😂
😂😂😂
😂😂😂😂😂