Canada mise Australia yaa fiican nolo ahaan

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 4 жов 2024
  • Labadaan wadan ee kala ah Canada iyo Australia waa laba wadan oo dhawaalo ahaan aad u hormarsan hadane maanta waxaan isla eegeynaa midka nolo ahaan fiican
    TikTok: www.tiktok.com/@yasinbiritish
    Facebook: / yasinbritish
    Instagram: ...

КОМЕНТАРІ • 41

  • @Waayo____aragg
    @Waayo____aragg 6 місяців тому +4

    ❤Australia 🌏

    • @Sheekhada
      @Sheekhada 5 місяців тому

      Miyaad joogta wll

    • @MohamedFarah-my7kx
      @MohamedFarah-my7kx 2 місяці тому

      Sxb waan joooga balse waa siiida ee uu shaaqeyisatiiidna unn

    • @mohamed-rb2om
      @mohamed-rb2om Місяць тому

      @@MohamedFarah-my7kx
      Zxb sida ugu macquulsan lgu iman karo isheeg

  • @ahmedhanshi2422
    @ahmedhanshi2422 6 місяців тому +3

    🇨🇦 aya ka fiican, xaga fursadaha, dhankasta, Australia waa dhul qalalan oo fursadaha ay ku yaryihin

    • @ahmedhanshi2422
      @ahmedhanshi2422 6 місяців тому

      @user-fl5bz7cg4c adiga qof aadan aqon se ku dhahday beenta joji? Ader fudud aya kugu jira, mida kale aniga dhankayga way ii fican tahay hadsy adiga kugu xuntahay waa inta oo kali ah

    • @AmranAbdullahi-v2h
      @AmranAbdullahi-v2h 5 місяців тому

      ​@@ahmedhanshi2422 adiga fudud yakugu dhahay wee igu xun tahay adigo suuqa xoolaha jooga australia iyo canada ka hdle ani ahan australia ku noolahay chance badana wnka helay alxm meesha job fair meeshi lagu arko feel logalay ma australia u qabtay

    • @abdifatahaadan5972
      @abdifatahaadan5972 2 місяці тому +2

      ​@@ahmedhanshi2422isuma dhawa zxp Australia ayaa 100% ka fiican Canada soo baadh wad ogaaneysa xaqiiqada

    • @ahmedhanshi2422
      @ahmedhanshi2422 2 місяці тому

      @@abdifatahaadan5972 ader waba aqanaa maxa so baraa

  • @mp_______model3471
    @mp_______model3471 Рік тому +2

    turki iyo sweden wllkei ka soo hadal

  • @naciimoyuusuf8090
    @naciimoyuusuf8090 Рік тому +4

    Sxb wakubahnaye inte kala soo xariira🤴❤️

  • @libanabdukadirhassan9697
    @libanabdukadirhassan9697 Рік тому +1

    Thanks💗💗💗

  • @zeitunAhmed-xz4zi
    @zeitunAhmed-xz4zi Місяць тому

    Canada dream country one day i,a😢🇨🇦

  • @Sheekhada
    @Sheekhada 5 місяців тому +1

    Canada 🇨🇦

  • @Urcristiano-z2n
    @Urcristiano-z2n Місяць тому

    Labada engriska soo guumestay weena ka fiican yahiin😂

  • @abdifatahaadan5972
    @abdifatahaadan5972 9 місяців тому

    Xaga shaqada iyo nolosha kee fiican

  • @asmaali5744
    @asmaali5744 6 місяців тому

    Uk iyo canada Sxp kaso hadal

  • @sharmarkemahamedmahamuud1875
    @sharmarkemahamedmahamuud1875 Рік тому +3

    Wall kaa soo hadal wadnka Kuwait 🇰🇼 qaabka loo Gali karo

    • @AbdiYusuf-nm5ue
      @AbdiYusuf-nm5ue 10 місяців тому +4

      😂😂😂 Kwait meel maahan ee tickit jaro ee aad. Wadan shidan baa ka dhigoosaa. Meesha Canada iyo Australia loogaa hadlaayaa. Haa nagu soo dhisin carabtaan tabarta daran.

    • @abdilahiahmed5278
      @abdilahiahmed5278 10 місяців тому +2

      ​@@AbdiYusuf-nm5ue Haa wlhi zxp run u sheegtay 😂😂

    • @moh4127
      @moh4127 9 місяців тому +3

      Kuwait ma oromaan ahay bisinkee 😅😅😅 carab maa xiligan wax loo doonta.

  • @updiraxmansiciid6058
    @updiraxmansiciid6058 10 місяців тому +1

    Canada fiican in lagu noolaado❤❤❤

    • @mawiidcali6786
      @mawiidcali6786 10 місяців тому +1

      Australia ka fiican

    • @AbdiYusuf-nm5ue
      @AbdiYusuf-nm5ue 10 місяців тому

      ​@@mawiidcali6786I like Australia

    • @Barkhad181
      @Barkhad181 9 місяців тому

      @@mawiidcali6786matagaysa Ani wan usocdaa

    • @abdiomar3204
      @abdiomar3204 9 місяців тому +2

      iskuma dhawa australia ka wanaagsan anaa daganaa toronto hadana melbourne

    • @abdifatahaadan5972
      @abdifatahaadan5972 6 місяців тому

      ​@@abdiomar3204sidaa ayaan maqley anba Australia ka fcn

  • @axmednuurcabdi5439
    @axmednuurcabdi5439 Рік тому +1

    Thanks

  • @Donimalmedia
    @Donimalmedia Рік тому

    Wllo xge kala so xidhidha

  • @munoalimohamed8979
    @munoalimohamed8979 Рік тому +1

    Aboowe ixaree

  • @faraxabdilaahi9282
    @faraxabdilaahi9282 Рік тому +1

    Asc

  • @munoalimohamed8979
    @munoalimohamed8979 Рік тому

    Shaqada

  • @munoalimohamed8979
    @munoalimohamed8979 Рік тому

    Asc