Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

Maxay ku kala duwan yihiin: Faylasuuf, Mufakir, Aqoonyahan iyo Caalim -

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 12 січ 2021
  • Xalqadan waa xalqadii labaad, barnaamijkii aan ugu magac darnay: Dhisidda Aqoon-yahanka. Waxaan si gaara uga soo qaadanaynaa: Maxay ku kala duwan yihiin: Faylasuuf, Mufakir, Aqoon-yahan, Caalim, Daaci iyo Muslix.

КОМЕНТАРІ • 68

  • @halalpolice7544
    @halalpolice7544 3 роки тому +9

    3:05 Muslix baan noqon insha Allah umada anfaca mana Rabo inaan aduunka ku Raxaysto lkn Bi, idnillah Dadkeyga Muslim ka ah wan anfici.
    Ilahay amarkii Tarikhdii Salman alfaris (RC) ayan dhagaysanayay from Sh Mustafa islamaciil wuxu sheegay isagoo Persia furtay ayuu hadana Balanbalo iska seexan jiray SubhanAllah. Waxay ku tusin Qofku markay Akhiro u cadahay aduunka raaxo kama raadiyo🙌🏾😊

  • @ibrahimmahamed2090
    @ibrahimmahamed2090 3 роки тому +4

    Macalin ku dayasho mudan buug badan oo aad soo gelisayna waan akhriyey intaan soo iibsaday

  • @abdiazizmohmud9109
    @abdiazizmohmud9109 3 роки тому +1

    Mahadsanid Ustaad runtii firfircooni iyo hami ayaan dareemaa markaan dhageysto soojeedinadada. Allaha ku xiftiyo.

  • @ahmedbarkhad4305
    @ahmedbarkhad4305 3 роки тому +3

    ILaahey Haku KaraameeYo Ustaad Indho Baad Noo TahaY Alle Hanoo kaa Daayo Muddo
    Alle Dartii Baan Kuu JeceL Nahay Ustaaad

  • @omarabdirizakadam8415
    @omarabdirizakadam8415 3 роки тому +3

    Mahadsanid ustaad mubarik hadi

  • @abdinasira2778
    @abdinasira2778 3 роки тому +4

    Mahadsanid u.mubark
    Bulshadenu mahadcintu kuma badno marka ilhy haka jaazeeyo miro ayaad talaalesaye .

  • @shaakiracabdallah2075
    @shaakiracabdallah2075 3 роки тому +3

    شكرا أستاذنا إلى الأمام

  • @dr-abdala8403
    @dr-abdala8403 3 роки тому +6

    ilaahay haka abalmariyo ustad qali inbadan maxan kaa faa"idey wlhi💙

  • @nimcanasser8318
    @nimcanasser8318 3 роки тому +2

    جعلك الله مباركا أينما كنت

  • @munaahmed2712
    @munaahmed2712 3 роки тому +3

    Keeping going taeacher Mubarak haddi jazzakumallah khairan wlll

  • @user-th9wq4nw9q
    @user-th9wq4nw9q 3 роки тому +2

    Waiting ....... ustad mubarik hadi thanks bro

  • @najibmohamed21
    @najibmohamed21 3 роки тому +1

    Masha Allah wll aadbad umahadsan tahey,wax badan baanu kaa faaidney

  • @nimcogaboose8097
    @nimcogaboose8097 3 роки тому +1

    masha allah mahadsanid ustad allaha kubarakeyo

  • @munaahmed2712
    @munaahmed2712 3 роки тому +1

    Mncha Allah aqoonyahan macalin jazzakumallah khairan wl Mubarak haddi

  • @hamseomar4501
    @hamseomar4501 3 роки тому +3

    Keep inspiring the nation maclin ❤️

  • @afisbaaro8643
    @afisbaaro8643 3 роки тому +1

    Xafida allah ustaad mubaark hadi

  • @Yahyebashir2012
    @Yahyebashir2012 3 роки тому +4

    Asc wankusalamay ustaad Mubarak thanks pro

  • @mariasaid1098
    @mariasaid1098 3 роки тому

    Shukran jazakallah ustaad Mubarak

  • @ahmedadem9102
    @ahmedadem9102 3 роки тому +2

    Aadbn ugu dhereranahy muuqaalka, mahadsanid

  • @sirahanolosha
    @sirahanolosha 3 роки тому +3

    Halmar soo booqo kanaalkayga, waan hubaa innaad ka heli doonto insha allah. Waad mahadsan tahay Mubaarak Hadi.

  • @khaalidkheyre2513
    @khaalidkheyre2513 3 роки тому

    Maasha Allaah Baarakallaahu fiik

  • @sawdayussuf5991
    @sawdayussuf5991 3 роки тому +1

    Mubarak Hadi allha Kuxafido

  • @yusufclrisaqmaxamed9515
    @yusufclrisaqmaxamed9515 3 роки тому +1

    Mahadsanid ustaad.

  • @tasnimkulle
    @tasnimkulle 3 роки тому +1

    Ustad Mubarak wad mahadsantahay waxa donaya booga Galalaati burbutkii jamahuriya somaliyed 1960....1991

  • @abdisalanismaelmohamed4681
    @abdisalanismaelmohamed4681 3 роки тому +1

    Barakallah walal

  • @maymuuncali2000
    @maymuuncali2000 3 роки тому +2

    Uztaad mahaDzaniD ❤

  • @dekadhore5555
    @dekadhore5555 3 роки тому +3

    We love you brother

  • @abdifitaahyuusuf75
    @abdifitaahyuusuf75 3 роки тому +1

    Mash allh ustaaad

  • @dalmarxassan2205
    @dalmarxassan2205 3 роки тому +1

    Thans high for ur information

  • @abdikadirahmedburji3081
    @abdikadirahmedburji3081 3 роки тому

    Alle ha ku barkeeyo wll

  • @suheybahmed8561
    @suheybahmed8561 3 роки тому +1

    Xalqad nooga samee walal
    Shekh abdihamiid ibnu baadiis dhaxalkiisa
    Katagay aqoonyahankaa wayn
    Mahadsanid

  • @maxamedabshir1181
    @maxamedabshir1181 3 роки тому +1

    Mshaa allh ustaad

  • @maxamadrashka312
    @maxamadrashka312 3 роки тому +2

    Ustaad sidoo kale fadlan dadka aad sharaxayso qayb baadan wada sheegin sida fadlana tartiib usharax fadlan noona Dhamaystir fikrad iyo buug

  • @abdiazizbilow7826
    @abdiazizbilow7826 3 роки тому +1

    Masha allah ustaad Mubarak hadi in badan baan sugeyney video gaaga allah ku sharfo

  • @cabdiqanisaalax8106
    @cabdiqanisaalax8106 Рік тому

    5/5/2023
    Mahadsanid ustad mubaarak hadi ❤

  • @bulshaawi2522
    @bulshaawi2522 2 роки тому

    maclin waad ku mahadsantahey

  • @bashkaroyal358
    @bashkaroyal358 3 роки тому +3

    Ustad Mubarak hadi aad u mahad santhy wll

  • @osama6333
    @osama6333 3 роки тому +1

    Asc mubaarak haadi Waxaan ahay arday kunool xamar waxaan isu diyarinayaa JAMACADA herkeda kowad waxan jeclahay in aan kabilawo jamacad heer sare madama adi America aad jogto majiraan schoolerships oo ay bixiyan dadkaas oo aan si free ku diyaarin karo ilaa heer bihejdhii fadlan waxaan kaa codsanaa in aad fursad nocaan ii soo raadis Tnx wallkey📖📝

  • @sacdiinaomar847
    @sacdiinaomar847 3 роки тому +2

    Ustaaakeena🥰

  • @maimunaabdullah188
    @maimunaabdullah188 3 роки тому

    Mahadsanid ustaad

  • @AhmedMohamed-kz7cc
    @AhmedMohamed-kz7cc 3 роки тому

    mahadsanid ustaad

  • @faizaabdirahman1725
    @faizaabdirahman1725 3 роки тому +3

    Mashalalah aadbaad umahadsantahay ustaad iaahay khayr iyowanaag hakugu abaalmariyo waxbadan ayaad noo waadixisey erayadan sidoo kale kitaabkii chalangegii akhriska aanku galnay ee ahaa (shuruudu nahda) ayaan ka akhrisanay musdalaxaadkaas aad sida fiican noogusii cadaysay ustaad marka aad kahadlaysay daaciga waxaad sheegtay inaanu ahyn qof afkaar abuura sida mufakarka iyo faylasuufka lkn uuxanbaarsan yahy afkaar sharciya , marka aad ka hadlaysey muslixa waxaad tidhi maaha qof sida daaciga (afkaar sameeya ama abuura ) ee waa qof xanbaarsan hami uudoonayo inuu waxkubadalo .
    Daacigu inuu afkaar sido oo uusan samayn ama abuurin ayaa sax ah sawmaaha
    Jsakalaah khair ustaad mubarak .

    • @MubarakHadi
      @MubarakHadi  3 роки тому +2

      Mahadsanid Faiza. Aad iyo aad, waa sidaa. Malaa carraabkaa iga aday inaan idhaahdo, daacigu afkaar buu abuuraa. Mahadsanid

  • @Nuxur4477
    @Nuxur4477 3 роки тому +1

    Merci beaucoup

  • @maxamedxikmaawi6835
    @maxamedxikmaawi6835 3 роки тому

    Maasha Allah

  • @mukhtarduale7701
    @mukhtarduale7701 2 роки тому

    Thnks bro

  • @jamacaxmed3181
    @jamacaxmed3181 3 роки тому +3

    ASC MUBARAK WLL. Waxaan kaa codsan lahaa mawduuc hadii aad awoodo. Kasoo ah inaad xog naga siiso cilmiga psychology . Iyo Sidoo kale dadka ku haboon inay bartaan mahadsanid.

  • @bashiiringiriis1961
    @bashiiringiriis1961 3 роки тому +1

    Waxad moodaa inaad calaamado badan iska horkeenayso taasoo adkaynaysaysa in lakala saaro dadka aad ka sheekaynayso sida musaqaf, daaci, muslix, caalin, etc. So there seems to be some confusions about which is which.

  • @ghaith2431
    @ghaith2431 3 роки тому +1

    👉Sifudud Sare ugu qaad wacyigaga Caafimaad iyo kan Umada Soomaaliyeed. Maanta nagu soobiir fadlan raac/kudhufo tixraaca hoos:
    ua-cam.com/channels/oZBQu4dqU4yMPuSrI9YW7w.html

  • @mohamedmusa8822
    @mohamedmusa8822 3 роки тому +2

    Mhdsnd Ustad lkn dhirandhirintadu ma badhaxtirna bal dib ugu Yar noqo garanmayo halkad kaso xigatay xogtan iyo in taxlil shakhsiya ay tahay ood adigu samaysay midkay noqotaba wxy iigu muuqata in mafaahim iyo macnayal kooban oo isku mida midba calan gooniya iyo magac gaara aad siisay.

  • @baroafkahooyo6091
    @baroafkahooyo6091 3 роки тому +1

    Waan illowshiiyo bataye. Bal youtube ha I xasuusiyaan.

  • @maxamedxikmaawi6835
    @maxamedxikmaawi6835 3 роки тому

    Prof keep it up

  • @marishmohamet9122
    @marishmohamet9122 3 роки тому +2

    Faylasuuf mxaa la Dhahaaana

  • @husenyusuf1063
    @husenyusuf1063 3 роки тому +1

    Dad badan ayaa isku qalda daaciga iyo sheekha Imika sh mustafa waa daaci lkn maaha sheekh. Wxa ah sheekh sh dirir sh umal sbbto ah waxay ku taqasuseen diinta io fiqiga shareecada noocyadeeda kla duwan. Lkn sh mustafe waa General fiqigana aqoon badan uma laha.

  • @maxamadrashka312
    @maxamadrashka312 3 роки тому

    Ustaad waan ku salaamay maxaa ku dhacay fikrad iyo buug 38 baa iigu danbeeysay

  • @somalilikee2210
    @somalilikee2210 3 роки тому

    Ustaad Mubarak waa lagu waa yahay maxaa kugu dhacay

  • @zakariyemoha4283
    @zakariyemoha4283 3 роки тому +1

    Illahay ha kagu anfaco zhp waxaa tahay tababare nololeed

  • @baroafkahooyo6091
    @baroafkahooyo6091 3 роки тому

    Jalaska waan taabtay hadana wuu ila boolatiigayaa

  • @maxamedaweys9592
    @maxamedaweys9592 3 роки тому +1

    Calimka aya ka weyn muthaqafka maxayele muthaqafku wa nin wax aqriyay o kaliga lkn calimku wa nin horfadhistay calimkale cilmigane ka dhaxlay calimkas kutubkane &boka lo sharxay macnihisa jirida u dhadhacay la fahamsiiyay hadalka mesha ku qoran .

  • @abdihalimyusufmohamed8903
    @abdihalimyusufmohamed8903 3 роки тому

    Oo wll zakir naik maxaan ku sifayn karnaa maadaama uu culuum faro badan isku darsaday. MAHADSANID.

  • @abdiazizmahamed6918
    @abdiazizmahamed6918 3 роки тому

    Fadlan subscribe iisaara wllyaal

  • @sawdayussuf5991
    @sawdayussuf5991 3 роки тому +1

    Mubarak Hadi allha Kuxafido