Aniga iyo Sheekh Mustafe khilaaf adag ayaa naga dhaxeeya | Sheekh Cabdiraxmaan Bashiir

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 25 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 23

  • @talotoosane
    @talotoosane  Рік тому

    Subscribe. Mahadsanid👍

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 4 місяці тому +3

    Masha Allah Sidaan baa loo hadlaa wanaaga sheikh mustafe iyo sheikh Abdirahman Bashir Allaha Idin barakeyo

  • @nursebilan1368
    @nursebilan1368 2 місяці тому +1

    Mashallah sheikh mustafa dhamaan umada ayaa wada jecel❤

  • @drmask2703
    @drmask2703 11 місяців тому +2

    Labada Sheekhba waan dhagaystaa mid kastana waxban ka korodhsadaa

  • @cabdilaahi2378
    @cabdilaahi2378 Рік тому +2

    سبحان الله العظيم 😊

  • @Carfon-cabdillahi
    @Carfon-cabdillahi Місяць тому

    Gar iyo Gardaro sheekh mustafa fii Quluubinaa ❤
    Sh cabdirahmaanoow dadku isku fikir maaha waa wada ognahayee
    Sheekh mustafe geees oga leexo
    Qofkii sheekha dhibaa Anagu col baa la nahay
    Kii wanaajiyaana wuu ina wanaajiyay.
    Sheykh mustafe Booskiisa nin soomaaliyeed oo inoo buuxinkara majiro mana arag.

  • @alcamirialcamiri5343
    @alcamirialcamiri5343 8 місяців тому

    JazakaAllah sh Abdirahman..
    Waadmahadsantahay inad tafaasiishas nalawadagtid...
    Anigase kashakhsi fakarkeyga hadaan hadlo...
    Marwalba waxaa ilasaxan
    Sheikh al faadil sh mustafa haji ismacil harun....

  • @saidbaxar8513
    @saidbaxar8513 Рік тому +1

    Manshalah

  • @maan8746
    @maan8746 10 місяців тому

    Warkaan gunta iyo mesha oo u socdo ilaa hada mafahmooyi, tnkle mustafe xizbi ma aha

  • @billeqabowsade6518
    @billeqabowsade6518 Рік тому +1

    Waa qalad in culimadu eey siyaasada galaan balse siyaasiyiintu iney diinta galaan weey fiican tahay ileyn siyaasadu wexey ku dhowdahay ineysan dhowrsanaan siyaasigu weey u fududahay in uu been sheego xataa falanqeynta siyaasadu waa halis oo caadifad ayaa ku geli karta mida kale dowlad iyo ciodan in mucaadaro loo qabtaa waa fiicantahay oo runta ayaa loo sheegaa mana ahan in la jecelyahay

    • @Inasuldan1235
      @Inasuldan1235 5 місяців тому +1

      Culimada siyasada xili bay ka hareen markaasna kitaabkii ilahay ayaa laga tagay oo wax nin gaal ah oo aan saxarada iska nadiifin soo qoray ayaa lagu badashay kitaabkii ilahay culimada inay dalka hogaamiye ka noqdaan wax u diidaya malahan ayagaaba dowlad loogu talagaley ninka shiikha ah waana daaci waana siyaasi siyaasada aan ka hadleyno ma aha mida reer galbeedku dadka ka dhaadhiciyeen ee waa tii nabiga scw iyo saxaabadiisu ku kuxumi jireen dowladii islamka ee ayadoo diinta la faafinayo hadana dadka kitaabka iyo sunada nabiga scw lagu xukumayey wixii intaas ka soo haray waa baadil iyo najaaso reer galbeed iyo gumeyste keeneen👍

    • @cadceed-wt5
      @cadceed-wt5 4 місяці тому

      Fikirka calmaaniga ayaa taas abuubakar al sadiiq cumar binu khadab cali so hogamiyayal siyaded ma aheyn

    • @Inasuldan1235
      @Inasuldan1235 4 місяці тому

      @@cadceed-wt5 haa xitaa nabiga ayaaba ahaa lakin dee siyasad diinta ku dhisan ayey aheyd oo wax diinta ka hor imaanaya lama ogoleyn

  • @YonisJama-w2p
    @YonisJama-w2p 6 місяців тому

    adigu yaa tahay kuma naqaanee

  • @Al.jabarti
    @Al.jabarti Рік тому

    Mustafe Haduu afkaarta maxamad qudub uu qabo waa lunsanyahay
    Waa afkaarta khawaarijta

  • @nuuracayuuni3204
    @nuuracayuuni3204 Рік тому +1

    🤣🤣🤣🤣🤣

  • @nuuracayuuni3204
    @nuuracayuuni3204 Рік тому +1

    Bal mx ku hesataa

    • @abdiadow3871
      @abdiadow3871 Рік тому

      Sheekhoow ma ale kabaqa oo diinta ilaaliya ayyd hadal kaqabtaa

  • @samowade1300
    @samowade1300 Рік тому +1

    Arday sheekh mustafe uma qalantid ee been haka sheegin .
    Isunama dhawidiin .

  • @samowade1300
    @samowade1300 Рік тому

    Adiga yaa tahay marka aad isku dhererineyso sheekh mustafe.

    • @AbdiSamed-wb8mn
      @AbdiSamed-wb8mn 4 місяці тому

      Waa aqon yahan maadi iyo diiniba ka diyaarsan