20 Xaqiiqo Oo Kaa Yaabin Doona Oo Ku Saabsan Albert Einstein | Wax Ka Barro

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 3 гру 2020
  • Hada Dalbo Oo Hada Hel Buugaagta Ugu Saameynta Badan Leh ee Wax Ka Barro Channel:
    Sida Loogu Guulaysto Waxkasta Oo Aad Rabto Nolosha: bit.ly/3z699O8
    Sheekooyinka Dhiirigalinta Leh Ee Dadkii Guulaha Gaadhay: bit.ly/3OFr9EO
    Sida Loogu Qofka Ku Jecel Saacad Gudaheed: bit.ly/3cPsb3W
    Sida Dhawr Cisho Gudahood Loogu Ilaawo Qof Aad Jeceshahay: bit.ly/3oyDYGi
    Ka dalbo Hada Whatsapp: +252634033789
  • Навчання та стиль

КОМЕНТАРІ • 173

  • @Hassan_Turki
    @Hassan_Turki 3 роки тому +110

    Qofki ugu caqli badna wa nabigeni maxamed scw

  • @cabdaladayax6822
    @cabdaladayax6822 3 роки тому +318

    Qofka ugu aqliga badan waa nabigeena scw cilmiga oo dhan waxaa laga helaa diinteena

  • @siman8711
    @siman8711 3 роки тому +31

    Qofki ugu caqli badnaa aduunka dhan waa NABIGEENA SALLALAAHU CALEEYHI WASALAM ❤️❤️❤️❤️

  • @supplier892
    @supplier892 3 роки тому +61

    Kii aduunka ugu caqliga badnaa waxa weeyi nabigeeni muhumamed scw. Maaha alberto kunoqo ereygaa.

    • @cabdiraxman2484
      @cabdiraxman2484 2 роки тому

      Xaqiiq wixiikale ee lasheegaa waa Buunbuunin iyo Gaalo Raacnimo

  • @aadamhaaji5739
    @aadamhaaji5739 3 роки тому +87

    wll ninki ugu caqliga badnaa ee dunida soo mara
    wxa uu ahaaaa nebi muxamed zcw

    • @azraahmed2891
      @azraahmed2891 3 роки тому +1

      Wuxuu ahaa nabi Suleiman csw

    • @mohamed-zd5ep
      @mohamed-zd5ep 3 роки тому +1

      Wlhy afkaygad kala baxday scw

    • @evamahamed3684
      @evamahamed3684 3 роки тому

      Scw

    • @u.j7332
      @u.j7332 3 роки тому

      Cilmiga maadigaa laga hadlayaa , laakiin raga soomaaliyeedow idinku nabi maxamedna (csw) waxba kamaydin baran, gaal iyo muslim cidna aqoon kamaydin kororsan maxaa tihiin horta , hinaase iyo xaasidnimo ayaa meel walba la fadhidaan kkk cid kasta oo horumar lagu sheego waa ka cadhootaan
      Nacalaa nin soomaali iyo maskax xumadiisa ku yaala

  • @B72_____
    @B72_____ 3 роки тому +40

    Gacantu waa qalfoofe qalbigan idinka salamay team wax ka baro

    • @c.m.a.1937
      @c.m.a.1937 3 роки тому +1

      Fatxi ✅ cali ✅ Cabdullaahi ✅
      Team = koox ✅

  • @safoabukar1370
    @safoabukar1370 3 роки тому +18

    Dhira galiyaha nolosheyda wax bdna ka faida tnx qofka ugu horeya ani waye❤❤💯

  • @mohammetmohan1176
    @mohammetmohan1176 3 роки тому +98

    Inta jacel inay macalinka wejigiisa arakto like ha saarto🤜🤛

    • @baskarproduction213
      @baskarproduction213 3 роки тому +4

      Wllahi Anaa Jaceyl Inaan Arko Wax Garad Baatahay Zxb💖💖

    • @user-xm7pm5ik6w
      @user-xm7pm5ik6w 3 роки тому +1

      Waan danaynaynaa inaan Aragano si,aan hadalka xigmada leh iyo wajigiisa isugu eegno😊🙌

  • @sir___mouztaphe0
    @sir___mouztaphe0 2 роки тому +9

    dadka ugu aqliga badan aduunka wll ilaahayba noo sheegay
    🥰qofkii ugu cilmiga badna Muhammad saw
    🥰nabi khadar cslm
    🥰nabi da uud cslm
    🥰nabi sulayman cslm
    🥰nuux cslm
    intad so bandhigaysid qof khasaare mooye fa ido kuso kordhin dunida
    ayaad ku sheegaysa aqli badnaan

    • @sir___mouztaphe0
      @sir___mouztaphe0 2 роки тому

      video ka ku xiga hadad qof masuula thy
      wll kaso hadal anbiyada waxy dunida kuso kordhiyen

  • @sehidouthman1087
    @sehidouthman1087 3 роки тому +15

    wax ka pro wax bdn idinka faa iday xaqiiqdii AllaH idin xfido💙💯

  • @Axmed-Yaasiin
    @Axmed-Yaasiin 3 роки тому +29

    ninka aan numberkiisa xasuusanayn ayay gaaladu naleeyihiin caalamka ayuu ugu caqli badnaa maxaa lays waalayaa aduunka masoo mari doono nin nabi muhamed ka caqli bada((NNKH))

  • @bbbmmmm6816
    @bbbmmmm6816 3 роки тому +9

    Ma ahan ninkii ugu caqliga badnaa halkaa iska sax
    Mahadsanid.

  • @guletmoh8034
    @guletmoh8034 3 роки тому +16

    Ha odhan waa ninkii aduunka ugu maskaxda badan

  • @cadaanimedia3896
    @cadaanimedia3896 2 роки тому +3

    Qof nabi Muhammad ka aqli badan majiro

  • @caqli_kaabchannel2885
    @caqli_kaabchannel2885 3 роки тому +6

    Nabi maxamed cid ka cilmi badnayd may jirin pro abdirisaa1

  • @ahmedisse2516
    @ahmedisse2516 3 роки тому +6

    Macalin mahadsanid lkn waxa qurux badan ina saxaabadi nabiga scw waxa kujiray raga ugu maskaxda badan dunida eka mid yihin
    Buqaari iyo muslim ina ragaas waxkaso warisid maskaxdoodi iyo garaadkoodi inta gaalada maskoda ina bari laheyd mahadsanid

    • @u.j7332
      @u.j7332 3 роки тому

      Bukhaari wuxuu ahaa mid rasuulkeenii csw ku been abuurta oo wax mala awaala inooga tegay

    • @mustafmaxamed013
      @mustafmaxamed013 3 роки тому

      Bukhaari caalim diineed ayuu ahaa wll

    • @CabdixakiimMaxamed-ww1ds
      @CabdixakiimMaxamed-ww1ds Місяць тому

      ​@@u.j7332 adeer bukhaari waa ninka ugu saxiixsan ee axaadiista nabiga doqon baad tahay caqli yar

  • @cabdirashidcali5071
    @cabdirashidcali5071 2 роки тому +2

    Nabri Mohammed scw ayaa igu caqli badana dadka dunida so maray ee sas ulaa soco

  • @maxamedabdilahi9384
    @maxamedabdilahi9384 3 роки тому +5

    Ruunti mudo gaban ayaan halka ku xidhnna dr cabdirisaq Farx ruun ahanti waxan ka Barty xikmado ana markaliya ana tix kobi Karin waaaayo waxan arky waxy tahy fursadaha kugu harerysaan sidokale waxan arky aaniga ooo dheex joga waxan ahy mustaqbalkagygi oo aan dhex jogo

  • @maxamedjaaburi7340
    @maxamedjaaburi7340 3 роки тому +10

    Cabdirisaq farx dhiriliye aan jecellahay wlloh tahy❤⚘🙏

  • @WarsanMedia12
    @WarsanMedia12 3 роки тому +7

    Channel soo gudbiya Wixii Faa'ido leh, waxaan odhan karaa Waa Meelaha Dhifta ah Ee soo Gudbiya Mucluumadka Faaido leh Thankz Macallin C/risaaq

  • @Adnomo1234
    @Adnomo1234 3 роки тому +8

    Hormar wcan sxb insha Allah 1 million subscribers ayaad gaadhi doonta wAa. Hadey somalidu dad wada qalbi fcn yihiin....

  • @abdushakursiciidabdirhman5795
    @abdushakursiciidabdirhman5795 3 роки тому +7

    Wll waxaan rabaa inaad ii sheegto sidii aan ku baran lahàa luuqad kale waa iga codsi wll dhakhso waa ii daruuri wllo clrisaaq

  • @maxamed331
    @maxamed331 3 роки тому +2

    Nabiga scw ugu aqlibad naa aduunka

  • @armaanibnukawsar1299
    @armaanibnukawsar1299 3 роки тому +3

    Mawduucyada nuucas oo kala no so diyari ustad .

  • @saciidaden9809
    @saciidaden9809 3 роки тому +2

    Aduunka oma uusan qacli badnayn dadkii soo maray
    Ee waxaa ka caqli badnaa anbiyadii Alle soo diray
    Sida NABI MUXAMED SCW

  • @AhmedMohamed-zs3bz
    @AhmedMohamed-zs3bz 3 роки тому +6

    Wll abdirisaaqow noo soo badi xikmadooyinka

  • @user-vk7ys2bd1g
    @user-vk7ys2bd1g Місяць тому

    qofki ugu caqliga badna waxa uu aha nabigeena muhamed scw

  • @user-pc6nv6ck5n
    @user-pc6nv6ck5n 3 роки тому +4

    Maaha ninkii aduunka ugu caqliga badnaa

  • @rayarayi5283
    @rayarayi5283 3 роки тому +1

    rasulkena scw aya ugu caqli badnaa

  • @ahmedmacquul7176
    @ahmedmacquul7176 2 роки тому +3

    Haduu caqli badan yhy gaalnimo kuma dhinteeen ee naga yareeh bro
    Qofka ugu caqliga badan waa qofka muslimka ah

  • @yashsiraj8592
    @yashsiraj8592 3 роки тому +3

    Nin cajib ah ayuu ahaa runtiii

  • @ameinahmed8992
    @ameinahmed8992 3 роки тому +3

    Mahaa Niniki Aduunka Ugu aqlii badan Ee adunkaa somaraay

  • @cabdiqanicaawiye5377
    @cabdiqanicaawiye5377 3 роки тому +3

    Zxp taasi waa qalad ma ahayn ninkii aduunka ugu caqliga badnaa ee aduunka soomara

  • @aalasheikh4266
    @aalasheikh4266 3 роки тому +13

    Forexka tricks wan ka sugeynay pro

  • @luulismaiil1801
    @luulismaiil1801 3 роки тому +3

    Maansha allah qaligagaa hayayiin

  • @maxamedsiidcali8285
    @maxamedsiidcali8285 Рік тому

    Qofkii ugu caqliga badnaa waa NABIGENA MUXAMED S C W

  • @abdirahman_ih2
    @abdirahman_ih2 3 роки тому +6

    Wlalayalow malinaksta maseg ban soqora like ima sartan subscribna ima sartan maxaad igu diidan madan somali ahyn wll
    Fadaln mantay igarsii 1000 subscribe wllkey ama wllshey

  • @user-eo3rt5yo9p
    @user-eo3rt5yo9p Рік тому

    Scw waxa uu ahaa midka uku aqli badan ee daduunka dhan

  • @aryaanpoi2116
    @aryaanpoi2116 3 роки тому +9

    Wllky keep going ilaa janadii

  • @daakirkadoon5338
    @daakirkadoon5338 3 роки тому +3

    Maaha ninkii ugu caqliga badnaa, ee wuxuu ka mid yahay raga hal abuurka leh.

  • @mohamednourqaadi1374
    @mohamednourqaadi1374 3 роки тому +6

    C.risaaq faarax wll xagey ku dambeysay barnaamijkaagi waayoarag forex

  • @yuusufsolane5279
    @yuusufsolane5279 3 роки тому +3

    Ninkaas waxba dadka madheera wlhi

  • @user-xm7pm5ik6w
    @user-xm7pm5ik6w 3 роки тому +4

    Zxp waan ku tabnee xagee ka dhacday video yadan oo kale noosoo badi mahadsanthy

  • @maan8746
    @maan8746 2 роки тому +1

    ifka waxaa ugu caqli badan Nabi Maxamed SC

  • @drroble.gurhan3594
    @drroble.gurhan3594 3 роки тому +7

    Great.

  • @cwaasacmukhtaarabdi4433
    @cwaasacmukhtaarabdi4433 2 роки тому +3

    Haduu caqli leeyahay wuxuu rumayn lahaa ilaahay

  • @rahmacaamir3892
    @rahmacaamir3892 Рік тому

    Xabiibkeena muxamed ayaa ugu caqli badanaa Alle waxuu abuuray

  • @nacimomoh9675
    @nacimomoh9675 3 роки тому +14

    ما شاء الله اجمل حكمه💕💕💕👍

  • @albaaniali7387
    @albaaniali7387 2 роки тому +1

    Waa qalad waalaga maskax wanaagsanaa oo waxaa soo maray
    Aduunka NiN aan waxba qorin Ayaa kadareeya

  • @csalaanelectrician9905
    @csalaanelectrician9905 3 роки тому +2

    Mclmuu ad ba umhdsnthy waxa inoo soo jeedisa nikola tesla taariikhdiisa

  • @hamsaibrahim1249
    @hamsaibrahim1249 2 роки тому +2

    Masha allah

  • @adamali2729
    @adamali2729 Рік тому

    qofka caqliga lihi waa mid Allah (sw) abuuray garanaya ee caabudaya. gaalada oo dhan waxa islaamku u arkaa kuwo qaafiliin ah oo caql lahayn

  • @najmaali9721
    @najmaali9721 Рік тому +1

    Mashalaah

  • @cabdikariimkooshin5137
    @cabdikariimkooshin5137 3 роки тому +1

    Qoraaladiisii inoo Soo Gudbi Zhp

  • @SheikhAmiin
    @SheikhAmiin Місяць тому

    ninkii ugu caqliga badbaa waa nabi maxamed

  • @dhoorechannel6400
    @dhoorechannel6400 3 роки тому +4

    m.a pro✅💯

  • @wardacadaani1334
    @wardacadaani1334 3 роки тому +6

    ❤️

  • @kowsar39
    @kowsar39 3 роки тому +2

    Soo badi huno 💞

  • @khadarphaizal5255
    @khadarphaizal5255 3 роки тому +7

    First
    Liker and viewer ❤

  • @shalaychannel2201
    @shalaychannel2201 3 роки тому +4

    Zxp abdirisaaq faarax dheh qarnigii hore ayuu ugu caqli badnaa lkn hadhihin kii Abid ugu qacli badnaa shaki la aan kama caqli badno ninkii abu xaniifa ahaa ee madhabka lahaa iska daa nabiga e

  • @shaakiryare7727
    @shaakiryare7727 3 роки тому +2

    Thanks bro

  • @barreyare7284
    @barreyare7284 3 роки тому +2

    C/risaaq faraax buug ingelisha maka heleya

  • @suleymanabdirasaq3530
    @suleymanabdirasaq3530 3 роки тому

    Ninki dunida ugu caqli badna maha pro dunida waxa so maray malaayiin qofod o isaga ka aqli badn kana cilmi badn

  • @muniirocabdisaciid2024
    @muniirocabdisaciid2024 Рік тому

    waasax rasuulkeena ayaa ugu caqlibadna scw

  • @zuldaancawil1214
    @zuldaancawil1214 2 роки тому +1

    Keep to going

  • @cabdisalaancali1418
    @cabdisalaancali1418 3 роки тому +1

    thanks

  • @Brobrosissismama
    @Brobrosissismama 3 роки тому +2

    Ha odhan ugu caqliga badnaa waayo kamuu caqli badnayn anbiyadii lasoo diray iyo dadka alle doorty

  • @luqmaanal.xakiim2524
    @luqmaanal.xakiim2524 3 роки тому +3

    Good content like always 👌

  • @phatimalucky3557
    @phatimalucky3557 3 роки тому +1

    Mshllh ninkaan caqli badn dhigiisu A+ ayu aha

  • @seedmohamuud2667
    @seedmohamuud2667 3 роки тому +8

    first person✅😍

    • @c.m.a.1937
      @c.m.a.1937 3 роки тому

      Saciid ✅ maxamuud ✅
      Ugu horeeyo ✅
      Kan fikrad ma ehee.
      Fikir oo caqligaada ka shaqeysii muuqaalkanna faallo uqalanta kadhiibo.
      Mahadsanid

  • @salebanyusuf4077
    @salebanyusuf4077 2 роки тому

    Inaad dhahdo qofkii ugu caqliga badnaa waaa qalada

  • @samsalat9155
    @samsalat9155 3 роки тому +1

    Caqligiisu haduu ilaheygii aburay bari wayay kasi caqlimaha

  • @axmedmohammed9566
    @axmedmohammed9566 3 роки тому +2

    waxa fiican walaal in aad hadal iska fiirsato

  • @sagalmohamed8165
    @sagalmohamed8165 3 роки тому +1

    Asc macalin

  • @nacimomoh9675
    @nacimomoh9675 3 роки тому +2

    يا سلام

  • @xasanmaryan7597
    @xasanmaryan7597 2 роки тому

    Wa jigaa na tus

  • @yahyeali1754
    @yahyeali1754 3 роки тому +1

    Yahye Farah

  • @mprazhka5434
    @mprazhka5434 3 роки тому +1

    Keep going pro

  • @modaahir3401
    @modaahir3401 2 роки тому

    Asc wnku slmy wlo muu ahyn caqligaa aad ku sheegtey waayo caqli badnantisu Allah ayuu ku garanlaha

  • @abchirabdillahi3036
    @abchirabdillahi3036 6 місяців тому

    Albert Einstein ❤

  • @maxamed331
    @maxamed331 3 роки тому +2

    Iyo bukhaari muslim

  • @Xamaaza_iconic
    @Xamaaza_iconic 3 роки тому +7

    First view

  • @nimozagal4231
    @nimozagal4231 3 роки тому +1

    Alla aniga luuuqda garmalka aaaqana hhh wan ka xumhy Ina lagu so darin wixi ulhaa marki dhimanayey waayo wan fahmi laha

  • @khaaliddaacad9575
    @khaaliddaacad9575 2 роки тому

    Updirizak zxp waan ku taageera 😎😎😎😎

  • @abdirashka9468
    @abdirashka9468 10 місяців тому

    Alam maaha ee waa ulum magaladu
    Jarmalna waxay u qorontaa Ulm bro

  • @katarking2562
    @katarking2562 Рік тому +1

    Shabeel naagood saynis yahan ah

  • @faadumoxayir3648
    @faadumoxayir3648 2 роки тому

    thanks pro

  • @puntlandgirls7331
    @puntlandgirls7331 3 роки тому +1

    Dhiirigelyahygay cavfrsaq farax adunyada frxd kuwaar wax kudhiban ha arga xykalah

  • @mahadyare8572
    @mahadyare8572 3 роки тому +3

    Sigaarka waxa uu dila xasuusta maskaxada

  • @CabdixakiimMaxamed-ww1ds
    @CabdixakiimMaxamed-ww1ds Місяць тому

    Ninka ugu aqli yar weeye Ninka uu inooga waramayo sababtoo ah wuxuu ahaa gaal haddii uu caqli leeyahay wuxuu garan lahaa inu jiro Allaaha kliya ee abuuray kowjan iyo waxa ku hareersan marka caqligiiba isticmaala caqligiina intaad gaalada caqlogoida kuvshaqaynaysaan

  • @abdukadirfarah9984
    @abdukadirfarah9984 2 місяці тому

    Scw

  • @xirsimoneyexchange2266
    @xirsimoneyexchange2266 2 роки тому

    Muu xasuusan jirin lamabaŕada tele foonada 1938 kii telefoon majiray saaxiib

  • @ismailjamal9330
    @ismailjamal9330 2 роки тому

    haduuba mulxid Ahaa waxba caqli malaheen

  • @user-qd7ro1yk6n
    @user-qd7ro1yk6n 11 місяців тому

    mudane wad kuqaldantahay inad tirahdo dunida ninkii ugu caqliga badna marka kowad hadey kaatahay ogaaldaro iyo fahanxumo diimeed waxan kuleyahay waxan kuleyahay arinka katowbad keen maxaa yelay koonkan ale rusulbuu usoodiray noole kacaqlibadana majirikarin hortod iyo bacdigoodba marka xiga saxaabadii nabigena muxamed ayaa ugu caqli badna bacda nabi ama bacda rusul nin aan xaarka iska dhaqi oqoonini in lagusheego waa mustaxiil nin aan aaminsaneyn in ow jiro ale kunkan sameyey inad kutilmaamto caqli waxa tiraa inta diinta aan aqoonin buw ucaqli roonaa sidaa kusifee

  • @siciidcabdi5962
    @siciidcabdi5962 2 роки тому

    Asc

  • @abdulaahixusen3226
    @abdulaahixusen3226 2 роки тому

    Ok

  • @user-th9wq4nw9q
    @user-th9wq4nw9q 3 роки тому +1

    Wow

  • @duqayare6543
    @duqayare6543 Рік тому

    scw

  • @xasanxusen8579
    @xasanxusen8579 2 роки тому

    Wllhi kaso kalan rapa inan noqdo astamihisa oo kalana wan leyahay

  • @HodonMaxamed-pu8ln
    @HodonMaxamed-pu8ln 6 місяців тому

    C/ faarax