Thanks for sharing us information again with in one weak congratulations, really we need more topic about reading I am encouraging you to continue horay usoco brother well done on ✔✔
Masha allah walal aduun iyo akhariiba allah kuu xafiido video yaada uguu yaraan wax badaan wan ka dawadee kuliinaa sameen ayeey nafteeda kuu leeyihin qer allah kuu siiyo dhiiri gaalin badaan wan kaa heele waana kaa heeli doona wanaa sii dawan doona jazaakallah qer waligee garab ma heelin ciidana garab kama heelin waxay ahaataba hadaa aniga ayaa iskuu taagan nafteeda inaan wax badan ka baadalo diiyar uu eh waxan rabee waa dhiirigaalin kaliyaa intaas mantee adigaa ayaa ka heesta masha allah maxaan mar hoore kuu heeli waye lkn dhiib malahaan is never to late
Veodowgi ugu horeeye an dawado kuman aqoon gawadh sxbty baa iso tilmaamtay qer allah siyo 12 daqiiqo taqriban ban dawady waxn ka faaidey wax nolisheeyda dhan badali karra tnx جزاك الله خيرا
(من صنع إليكم معروفا فكافئوه فإن لم تجدوه فأدعوالله).هذا كلام سيد الأنام صلي الله عليه وسلم. من لايشكرالناس لايشكرالله. Juhdigeenu iyo tabarteenu waa duco iyo kudhahno shuran. Taariihkda buuga aan kadoorty waa البداية والنهاية (حافظ بن كثير). Waxaa maroya mujaladkii 5aad الدولة الاموية. Waxan rabaa ustaad siqaas ah inaan kulatashto ee ma ii ogolaaneysaa arintaas shukran.
Asc,Ustd Mubarak Hadi, waxaan jeclaan lahaa in aad inoo Sameyso ( BOOK HAUL ) runtii waxyaabo tira bdn ayay inoo fureysaa. MAHADSANID IN BADAN Allaha ku dhowro !!! Xabiibi Fillaah
Hadii aad comment gayga aragto maxa u recommend garen lahyd arday aniga cml ah jamacad dhigta field of business and self improvement book ah? Mahad sanid.
Shukran ustaad Insha allah barnamijkaa kle ee aad ka dhawaajisey dhamadka vedioga waanka sugayna sida ugu fudud ee lo akhriyo insha allah Jasaa akalaah
Waa cashar aad ii quseeya runtii. Waxaan raadinaayay buug aan ku bilaabo barashada siirada nabiga SCW laakin qaabkii aan u dooran lahaa ayaan yara ii cadeyn.
Sxb nin wanaag samaynayo ayaa tahay Alle haku barakeeyo In this week ayaa UA-cam ka kugu arkay hadana waxaa daawaday in badn oo ka mid ah muuqalada iyo programyada aa soo diubtay Horey u soco. Waxaa ku dhihi lahaa inaa mowduuc nooga diyaariso sxbka wanaagsan iyo midka xun
Asc, waxaan halkaan idinkula wadaagayaa website aad kala tagi kartaan buugta aad dooneysaan, si free / bilaash ah. Website kaan waxaa ku jidha in kabadan 78,657,235 oo buug. Link kigiisana waa kan www.pdfdrive.com/ Dhammaan, asxaabta waxaan ka codsanayaa in ay ii soo duceeyaan si niyad ah, waxaan gali rabaa imtixaanka form fourka ee dowladda Somalia, in Alle igu guuleeyo oo aan Top 5 aan ka mid noqdo Insha,Allah sallaan Mubarak Hadi.
Aad Iyo Aad U Mahadsantahy Ustaad. Mrkaste Wan Xiseya Inan Wax Akhriyo Hadana Markan Isku Dayo Wan Ka Caajisa !. Ustad Maxad Igula Talin Lahayd Inan Sameeyo ?
Qalbiga💝💘 uga duceya wlhi wilkaan wlhi aad ban u jclhy barnamijyadada wada dhiiri galinta ah mubarak hadi rabi ha ku xfidoo amiin🤲
Wll illahy khaar badaan iyo awuulad salixina ha kuh siiyo amiin
Maasha allaah runtii wax akhriska aad ayaan ujeclahay waliba buuga aan aqriyo waxaan ka faaiidey buug baan qorta waxa mahad iska leh allihii intaaba ixasuusiye
Thanks for sharing us information again with in one weak congratulations, really we need more topic about reading I am encouraging you to continue horay usoco brother well done on ✔✔
Maanta ayaan ku jiry inaan doortor buuga muhiimja ah video gan baba isodhacy shukrn ustaad Alle hkubarakeeyo
ماشاء الله الله يحفظك ويرعك وجزاء الله خير جزء
Masha allah walal aduun iyo akhariiba allah kuu xafiido video yaada uguu yaraan wax badaan wan ka dawadee kuliinaa sameen ayeey nafteeda kuu leeyihin qer allah kuu siiyo dhiiri gaalin badaan wan kaa heele waana kaa heeli doona wanaa sii dawan doona jazaakallah qer waligee garab ma heelin ciidana garab kama heelin waxay ahaataba hadaa aniga ayaa iskuu taagan nafteeda inaan wax badan ka baadalo diiyar uu eh waxan rabee waa dhiirigaalin kaliyaa intaas mantee adigaa ayaa ka heesta masha allah maxaan mar hoore kuu heeli waye lkn dhiib malahaan is never to late
Veodowgi ugu horeeye an dawado kuman aqoon gawadh sxbty baa iso tilmaamtay qer allah siyo 12 daqiiqo taqriban ban dawady waxn ka faaidey wax nolisheeyda dhan badali karra tnx جزاك الله خيرا
masha ALLah Ustaaad Waxaad noo hibaysay si Wanaag ku Dheehanyhy
Aqoontada kugu Duugan . jassa-allah khyar
thankz alot Speaker Motivatinal
Xgeeen kala.xidhiidhikaraa. Wiilkan aqoonyahanka ah aad Ayaanujclaysty inan lxdhidho.
فن تاريخ الاسلامية
Good teacher allh hku sharfo wax badan baan kaa faaidnay plz wll ma igu soo dari kartaa groups bugag ah aan kala socono buugagta
Ajar iyo xasanad allaha ka siyo sidad noo waniso kamana dharagno dhirigalintadaa
Barnaamijyada aad kusoo bandhigto dagaladaada aad ayey cajiib u yihiinn ustaad mansha allaah noo soo badi allaah haku barakeeyo.
Qoraaga aan jeclahay buugaagtiisa waa DR IBRAHIM AL FIKI
Waxad noo sameysa muuqal buug recommendation ah ustad mubarak hadi
Khalid C.rashid, insha Allaah. Mahadsanid Khaalid
Adaa mudan😊😊
.masha Allah waxa kaliya een ka shidal qata wa akhriiska, laakin markan maarik dhagaysto dar dar badan aya isii gasha masha Allah
Mnshallah shukran inbadan mr mubarak
(من صنع إليكم معروفا فكافئوه فإن لم تجدوه فأدعوالله).هذا كلام سيد الأنام صلي الله عليه وسلم.
من لايشكرالناس لايشكرالله.
Juhdigeenu iyo tabarteenu waa duco
iyo kudhahno shuran.
Taariihkda buuga aan kadoorty waa
البداية والنهاية (حافظ بن كثير).
Waxaa maroya mujaladkii 5aad الدولة الاموية. Waxan rabaa ustaad siqaas ah inaan kulatashto ee ma ii ogolaaneysaa arintaas shukran.
Mashallah ustaad barnaamijkaan aad ayuu na anfacey inaad noo sii wadi doonto rajeena inshallh
1.mawduuc dooro
2.qoraaga saxda kugu ah dooro
3.jawaab celinta dadka ka tix raac
4.la talinta dadkaaga
Ustd mubarak buugaagta ganacsiga ka hadlaayo ii tilmaam adoo mahadsan
Msha alh hno qli .barakoow.
Macalin shaqo wngsn baad haysa Lkn sii wad mhdsanid macalin tayo alleh alle haku barakeeyo wanagana ha kugu sugo
Sida ay ukala muhiimsanyihiin waa inaad u aqriaaa canjerada sida ay ukala horeysay lo kala qaadaa
Asc,Ustd Mubarak Hadi, waxaan jeclaan lahaa in aad inoo Sameyso ( BOOK HAUL ) runtii waxyaabo tira bdn ayay inoo fureysaa. MAHADSANID IN BADAN
Allaha ku dhowro !!!
Xabiibi Fillaah
Allaah khayr ha ku siiyo wax kudhiba raxmaanku kuma tuso.
Masha Allah ustaad
Jazaka Allah khayr
Asc
Masha alh ustaad hadi jazaka lahu khryran
Mahadsanid ustaad #Mubaarik hadi runtii waxbadan ayaan ka kororsadaa casharadaada alle hakaa abaal mariyo
Ustaad Mubaarak Mahadsanid
mnzha allh mhdsanid wall khyr bdan alle hakusiiyo
M.a ustaad mahadsanid
جزاك الله خيرا جزء. الله يحفظك فى الدنيا والآخرة أمين
Mahadsanid wll mubarik hadi
Jzkhayr Uztaadii Mahadsanid runtii aad baan kuu dhagaystaa dhawaana waan kugu soo xidhmay ilaa haddana waxaan joojiyay fadhigii maqaaxiyahay iyo TV labadaa dhaqan waan kaa faaiiday akhriskiina saraan u qaaday waan kaaga maxahd celinayaa
Hadii aad comment gayga aragto maxa u recommend garen lahyd arday aniga cml ah jamacad dhigta field of business and self improvement book ah? Mahad sanid.
Mahadsanid walal illah hakaa abaal mariyo
Wcs wrwb
Shukran ustaad
Insha allah barnamijkaa kle ee aad ka dhawaajisey dhamadka vedioga waanka sugayna sida ugu fudud ee lo akhriyo insha allah
Jasaa akalaah
Alle ha kaa dhigo kii gaadha guusha labada daarood walaalo
Mubarak Hadi ilahey haku sharfo, cimri dheer iyo cafimad tam ahna ALLE haku siyo adiga iyo musliminta dhaman walal ⚘👐
Waa cashar aad ii quseeya runtii. Waxaan raadinaayay buug aan ku bilaabo barashada siirada nabiga SCW laakin qaabkii aan u dooran lahaa ayaan yara ii cadeyn.
Mubaarig Haadi Ustaad aadbad u mahadsantahay
Mahadsanid
Ustaad waad mahdsanthy, mahadcelin kuma soo karo dadalka aad noo hayso mahdsanid in badan. Waxana ku rajo waynahy inaad taxnihii buugagta noo si wadi donto.insha alh
Waad mahadsantay ustaad
Ustaad barnaamijkii fikrad iyo buug dib u dardargali mahadsanid
Wad mahadsanthy mudane hore usoco
جزاك الله خيرا ustaad hadi
ustaadow.sidee.waqtiga.lomareyaa.waydin.iyo.warcelin.in aaa.noga.soo.jawabto.mahadsnd
Masha allah barakallah Dr mubarak jazaka allah qeer run ahanti aad ayuu i anfacay video gan 👊🏿👊🏿💫👑🙏🙏
😭😂😂😂😂😂
WAAR BUUGA HORMUUDKII HABAABEY BUUGAA XAGEEN KA HELAAA NIO....
Shukran ustad alle haku xafido
mahdsanid ustaad misanka xasanadka ikhey hakugu daro
List waan leeyahay lkn halkeen sitoos ah oga gata ustad iyo ruuxi kale garanayaba ?? Step by step please
Thanks dear teacher
maasha allah ustaad allah kubarakeeyo
Machaallah xadakaalah
شكراً دكتور مبارك
Weydiin Anigaba iga dhex guuxay!
Wllo ado rali ah isheg wep ka reccomn laga helayo sida xamsa aad noo sheegtey wll
ustaat full respect
Aadbaa umhdsanthy jazaakuma allah qyr 🙏❤🤴👍
Ustaad buuga lagu magacaa inteen kaheli karaa
Ama book sxbka wanaagsan iyo muhimadu leeyahay ka hadlaayo noo soo qabo
jazakaaalaah walaal Mubaarak haaadi
Mahadsanid ustaad
Sxb nin wanaag samaynayo ayaa tahay Alle haku barakeeyo
In this week ayaa UA-cam ka kugu arkay hadana waxaa daawaday in badn oo ka mid ah muuqalada iyo programyada aa soo diubtay Horey u soco.
Waxaa ku dhihi lahaa inaa mowduuc nooga diyaariso sxbka wanaagsan iyo midka xun
waad mahad san tahay saxib
Masha Allah mahadsanid
Mubaarig hadi
Asc, waxaan halkaan idinkula wadaagayaa website aad kala tagi kartaan buugta aad dooneysaan, si free / bilaash ah.
Website kaan waxaa ku jidha in kabadan 78,657,235 oo buug.
Link kigiisana waa kan
www.pdfdrive.com/
Dhammaan, asxaabta waxaan ka codsanayaa in ay ii soo duceeyaan si niyad ah, waxaan gali rabaa imtixaanka form fourka ee dowladda Somalia, in Alle igu guuleeyo oo aan Top 5 aan ka mid noqdo Insha,Allah sallaan Mubarak Hadi.
M.a wll mubarak mahadsanid wax bdan
Halmar soo booqo kanaalkayga, waan hubaa innaad ka heli doonto insha allah. SOO DHAWOOW.
aad ayaan kuugu xiisay wll mubarak
Walal mubarak alle haku barakeeyo.
Walal waxan raabay in aan ku waydiiyo hal su'aal , walal sidee loo khulaaseya buug aad akhriday .
Mahadsanid walal.
SIDE LOO JABSADA FACEBOOK. IYO SIDE LOOGA HORTAGA KAGA FAAIDAYSO MUQALKAN ua-cam.com/video/2JTyhWXq0YY/v-deo.html
Thanks bro
Mansha alaah ustaad
Masha allah
Sxb maxaan wax akhrinaa luqadiiba nagu adga oo ma fahmayno waxa meesha ku qoran markaa maxaa xal
Thanks ustaad
Mubaarik haadi zxp hanaga joojin buugti ee inoo sad
Jazakallah wllo
Adi wllo maad buug qortaY horta mise weli
Waad mahadsantahay
Aad Iyo Aad U Mahadsantahy Ustaad.
Mrkaste Wan Xiseya Inan Wax Akhriyo Hadana Markan Isku Dayo Wan Ka Caajisa !.
Ustad Maxad Igula Talin Lahayd Inan Sameeyo ?
mzhaallah dhiirigalin wnagzan
M.a go head bro
Thank you
Buugta jaldigooda wxad kuarkaysa " Gripping and exciting. Iyo times Sunday times waxyaabo lamida kalmado kooban
Ustaad Aad baad u mahadsantahay wllhi saan u taageero chanelkaagaas.
Aan kaftamee ma karantiimayntiibaa fursad na siisay kkkk
Wad mahadsan tahay wll
Welcome back educater
Mhdsnid wll mubarak aniga markasta waxaan jeclahay inaan wax aqriyo balse nio waan kacaajisaa maxaa sameeyaa wll qaaliya habkaan kuguleesan lahaa isheeg wll qofka kaawaya arag ayaan lalatashtaaye please iga sojawab celi
Dib u raac vidiotada u so dhigy waxa jira mid mowduca ka hadlaya
@@asiyoahmed5448 mhdsnid wll qaliya
Mahad sanid mudane
Limitless buuga aan rabo ina asbuucan sogato ! Qof akhriyey miya idinku jira
Been sheegi maayo da'daydu waa 24 hal kitaab waligay ma akhrin.
ana 23 4 buug besa aqriye been ma shekayo
@@princessamal5959 mashallah waad iga fiicantahay, inshallah bisha shanaad ayaan rabaa inaan bilaabo kitaab akhris. Hadda meelihii aan kitaabka ka gadan lahaa wayba xiran yihiin coronavirus dartii.
Aad iyo aad Mr mubaarak hadi
ua-cam.com/video/kmDpQumYr8o/v-deo.html
Ustaad bal insha alah ciwaankan @macalin Awsad
youtube.com/@macalinawsad
@
Mahadsanid ustaad