9 Arrimood oo keeni kara in Wax Akhrisku kugu Adkaado | Weydiin & Warcelin #14

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 22 сер 2024
  • 9 Arrimood oo keeni kara in Wax Akhrisku kugu Adkaado
    Y O U T U B E: / 5486147 .
    I N S T A G R A M: / mubaarak_hadi

КОМЕНТАРІ • 197

  • @nuramohamednour9293
    @nuramohamednour9293 4 роки тому +5

    Wlalkeen ayan dhagysta mubarak kadibna hada sanadkan 1 buug ayan dhamaystiray oo ah ( marabta inad barato nabi muxamed scw wanan dhamystiray) imikana 4 buug oo kle ayan soo iibsaday shukran wll mubrk ale haku xifdiyo

  • @AhmedAli-bv2ze
    @AhmedAli-bv2ze 4 роки тому +1

    Cashar qiime leh salaan gobeed aad baan kuu salaamay runtii waxaan dareemayaa waxa badan oo casharadaada qiimaha u yeelayaa yahay dhinaca Diinta iyo luqada carabigoon filaayo in aad wax ku akhrido mahadasanid waan kaa faaidknaa usztaaad

  • @ahmedkhayrquraab229
    @ahmedkhayrquraab229 4 роки тому +7

    Mahadsanid ustaad runtii waxaa modaa in vediogan dhamantis uu aniga iga hadlayo
    Sababtoo ah waxaan ahay qof aad iyo aad u jecel inuu caado u noqdo wax akhrisku in badana isku dayay lkin aan Ku guulaysan walina Ku fakaraya inuu arintaas ka guul gaaro.
    Marka 9 kaan qodob dhab ahaan tii waxay ii noqdeen medicine aan isku daweeyo madama aan ogaday inay intuba ka mid yihin waxyaalaha ii diiday inaan wax akhriska caado ka dhigto.
    Mahadsanid Ustaad

  • @sharecoabdilahi2420
    @sharecoabdilahi2420 4 роки тому +3

    جزاك الله اخي في الدنيا والآخرة.
    Muuqaal qiima badan baad nalawadaagtay. Waa markii iigu horeysay een daawado muuqaalkaaga waxaan rajayn inaan noqdo qof ka faaiidaysta aqoontaada maadaama aan ahay caajislow. Allah haku barakeeyo wlal marwalba iyo meelwalba.

  • @hindihassan1094
    @hindihassan1094 4 роки тому +5

    Habo wan ku salmay wan ku xiisay fikradahagiii qiimaha badnaa ayaan ubahanay inkastoo an ku dhali karo AMA ku so dhowayn karo habo caqliga iyo cilmigaga allaha ku siyadiyo .aamiin

  • @ahmedmohamoud7710
    @ahmedmohamoud7710 4 роки тому +2

    Ustaad Mubariga aad baad u Mahadsantahey Marar badan aniga Niyada jabey baan taloyin wangsan kaa hela Waa bila barkaysan Allah haku dhowro

  • @samaaleosman2556
    @samaaleosman2556 4 роки тому +14

    Waanu kuu bohol yownay mudane Haadi welcome back man

  • @tasnimkulle
    @tasnimkulle 4 роки тому +6

    Masha allah aadban gubabadaada ufaiday ustad mubari hadi Mahadsanid 💯✅💯💯💖👍anigu waxan kamid aha marwaliba qufka jacel wax aqriska hada waqtiga muhem ah uradsad insha Allah guulaysan doonaa

  • @hashtube4697
    @hashtube4697 4 роки тому +2

    I am Hashim from Nairobi. there are many Soomalis out there who cannot read books written in foreign languages which most books are. Have u ever thought of translating or writing Somali version of the Great books u have read and u would like ur people to benefit. I have a dream myself but I don't know how to write in Somali since I was born and brought up in kenya. And i will feel my dream to have been achieved if i get great minds like u to write great books in Somali languages. thank u.

  • @haykalfilms
    @haykalfilms 4 роки тому +1

    Mzha allH Alle carabkaaga naar matuso Ustaad Sifiican baad wax noogu bayaamisey Say Aaamiin dheH ♥️💯♥️♥️💯

  • @omaribrahim6144
    @omaribrahim6144 4 роки тому +1

    Masha allah ustadi aad iyo aad ayaan u bogadinaa muqalkan waxtarka badan leh.
    Dhowr jeer ayaan isku dayay in aan caadi wax aqrin sameysto lkn kuman guuleysan ‚ sababta ugu weyn ee dareemo aya ah in Mowduuca ka hadlaayo buuga aysan ii dhadhameyn marne arko iska sheeko khiyaali Taasne waxay ii sababtaa caajis

  • @ismaelsfahie1162
    @ismaelsfahie1162 4 роки тому

    Masha allaah ustaad Mubaarak haadi Mahadsanid ustaadi Runtii Waxaan kaa faa iidnaa Cilmi baddan.
    Allahakuu siyaadsho Ustaaddii.

  • @hamdiahmedabdirahman1574
    @hamdiahmedabdirahman1574 4 роки тому

    Ustad mubark allow kher ku sii walahi 9 qodob adbay ii taabteen wa caqabadaha ihesto aniga wax aqriska wan jeclahay oo aqontayda ina kordhiyo hadana ma awoodo ina sameyo aniga iga hadleso ban moday markan muqalkan dawade ustadii no so badi waxyalahan thnku 🙏🙏

  • @miftaaxulkhayr2454
    @miftaaxulkhayr2454 4 роки тому

    Mubarak haddi
    Xaqiqatan wuu igu adka aqriska
    Alxm dadaal dheer waqti baan samaystay aan wx aqriyo xaqiiqatan waqtigas mrkay ku dhacdo waan fadhiya goobteydii wax aqriska
    Taasna waa fadliga alle wayne

  • @yahyemohamed4171
    @yahyemohamed4171 4 роки тому +1

    Ustaad waa lagu tabay, Alle ha ku barakeeyo Amen, anigu markasta aan ku daawado cilmi iyo aqoon ayaa kaa korasadaa

  • @ZA-oi9eu
    @ZA-oi9eu 4 роки тому

    MaashaAllah aboowe ilaahy khayr badan ha ku siiyo.

  • @niciimacabdi4231
    @niciimacabdi4231 4 роки тому

    mshaa aallh mubaarik hadi aad ayaan kaaga faaiday waana kaa ga mahacelinayaa jasaakallukhyr ayaan kuleeyahay

  • @ayanibrahim9217
    @ayanibrahim9217 4 роки тому

    Mahadsanid akhi mubarik
    Hadii anan ogayn wakhtiga iyo arimaha qofkasta ku adag
    Waxan kugu canaanan lahayn maqnaashiyaha waayo waxad nagala maqnayd faaido badan oon kaga baranay
    Shukran wll soo noqodkaaga

  • @sumayocabdicasiis8015
    @sumayocabdicasiis8015 4 роки тому

    mahadsanid ustaad هاد dhiri galintaada firfir cooni ayaaan dareemaa markaad nala hadlyso شكرا

  • @Mumty
    @Mumty 4 роки тому +2

    Run shukrn

  • @yoonismaxamed3780
    @yoonismaxamed3780 4 роки тому

    Masha alh ustaad aad baan kaga mahdcelina taloyinkaaga wangsn oo nasiisay

  • @hoodocali421
    @hoodocali421 4 роки тому +3

    mansh allah maanta aniga ugu horeeya mahadsanid macalin

  • @kasimsaman9481
    @kasimsaman9481 4 роки тому +1

    Wa chanelka an youtube ugu jeclahy wlhi marka cajiso waxn motivation uso donta video-yada mubarak hadi ajar iyo alle haka siyo howsha ad bulshadada uheyso wll mubark

  • @abdirahmansaid2366
    @abdirahmansaid2366 4 роки тому +2

    Waan kaa qaadnay ustaad soo dhawaw
    Waad ku mahadsantahay macalin

  • @maandeeqsuperstyle5080
    @maandeeqsuperstyle5080 4 роки тому

    Masha allah ustaadi alle hano ka dayo mar Alba wan kaa faidaa

  • @raxmacarab9283
    @raxmacarab9283 4 роки тому +1

    شكرا أستاذ

  • @mohamarwan8394
    @mohamarwan8394 4 роки тому +1

    Ustaad wan ku tabnay iso so noqod wangsan, mahdsanid dadlka aad noo bixinaysid jasakallh,

  • @shukriabdisubxanallahabdul1643
    @shukriabdisubxanallahabdul1643 4 роки тому +1

    Thanks ustaad

  • @Ugaasdhibalwe
    @Ugaasdhibalwe 4 роки тому +1

    Mahadsanid ustaad

  • @salimmohamedaden5701
    @salimmohamedaden5701 4 роки тому

    Wcs mahadsanid jazakalahu kheyr cimri iyo caqliba alle ha kuu barakeyo waa talo wanaagsan TANI

  • @raaidcabdi16
    @raaidcabdi16 4 роки тому +1

    ustaad mubarak waan ku salaamay intaa kadib allah hakaa abaalmariyo dadaalka aad ugu jirto u faa'idaynta dadakaaga allah hakuu siyaadiyo cilmiga iyo caqligaba ..... waxaan kaa codsalahaa walaal barnaamijkii fikrad iyo buug inaad dib u dardargaliso mhd snd

  • @abdikadirkassim1235
    @abdikadirkassim1235 4 роки тому

    Mahadsanid Ustaad

  • @azuumadayib3757
    @azuumadayib3757 4 роки тому +1

    Soo noqod wanaagsan🙏 ustaad mubaarak runtii aad ayaan utabnay maqnaanshaaga

  • @ibrahimabdirizakjama9807
    @ibrahimabdirizakjama9807 4 роки тому

    Mahadsanid ustaad.

  • @abdishakuuryoussef5604
    @abdishakuuryoussef5604 4 роки тому +2

    Mudane mubarik hadi midaan jeclhy video yada qiimaha leh aad noosoo gudbiso wan ku salaamaya soolaabasho wacan

  • @abdurazack4u848
    @abdurazack4u848 4 роки тому +1

    Aad baan kuu tabnay Ustaad Mubarak , Barnaamijyada halkaa Nooga sii wad .
    .

  • @kiinomohamed8869
    @kiinomohamed8869 4 роки тому +1

    M.allh U staad Mubarak hadi

  • @farahmohamed4363
    @farahmohamed4363 4 роки тому

    Masha Allah Ustaad Mubarak Hadi
    Rabbi hakaa abaal mariyo
    wannaaga iyo wannadaad hadiyo goor
    nasiisaa ama noo hibaysaa waa mid dadyow farabadan wax ka badashay
    JASAKA ALLAH

  • @abdirisakmohamed3008
    @abdirisakmohamed3008 4 роки тому +1

    Wax badan yaa kaa fiiday. Waa in aan tijibiyaa taladaada
    Aad iyo Aad ayaan kaaga mahad celinaa Ra'yigaaga fiyoow

  • @hamdiahmedabdirahman1574
    @hamdiahmedabdirahman1574 4 роки тому

    Waxan rajena 9 qodab ina xal u helo alla igu guleyo wax aqriska ii fududaado wa markii igu horeso muqalkada dawaday ad ii anfacay illahey maskaxda haku siyadiyo hana ku barakeyo

  • @husseinabdinasirwarsame1826
    @husseinabdinasirwarsame1826 4 роки тому

    Mahadsanid macalin

  • @munamohamud194
    @munamohamud194 4 роки тому

    Mahadsanid wllky wax badana wan ka faaiidey Alhamdulilah adna miisanka xasanadka allaha ku saaro amiin

  • @hamdaxikmo5079
    @hamdaxikmo5079 4 роки тому

    So noqod wacan macalin 👏👏👏 waanu ku xiisnay balse wakhti muhiimA ayaad timi ..ilaahy haku xifdiyo tea 🙏🌺🌺

  • @a.samedhaddi7114
    @a.samedhaddi7114 4 роки тому +1

    جزاك الله خير اخي

  • @sarahabdallah3128
    @sarahabdallah3128 4 роки тому +1

    Camuu mubarak waanka mahd celinaya muqaaladan qurux bdn allah ku sharfo

  • @daadir2020
    @daadir2020 3 роки тому

    M.a ustd mubaarak

  • @ahmedsaqawemaki2766
    @ahmedsaqawemaki2766 4 роки тому +2

    Asc Ustd Mubarak Hadi,Allaha ku dhowro, Alle Darti ayn ku jecelahay, Ustaad buugaag dhowr ah ayn akhriye hadana markan dhameeyo 20% buuga iga quseeya kalama bixi Karayo, Hadaan si kale u iraahdo ma khulaaseyn karo buugaa Faaiidoyinki aanka helay si aan nolosheyda wax oga badalo oo aan u Dabaqo marka Maxaa xal Ah, USTAAD MOWDUUC INOOGA DIYAARI HDII UU WAQTIGU KUU SAAMAXO احبك في الله Waanku Salaamayaa Ustd ASC*

    • @MubarakHadi
      @MubarakHadi  4 роки тому +1

      Ahmed, walaal Ilaahay hakuu jeclaado sidaad dartii iigu jeclaatay. Waan isku dayayaa inaan duubo muuqaal ka hadlaya sida buugga loogala boxo faa'idada. Mahadsanid xabiibi. Alle haku sharfo

    • @ahmedsaqawemaki2766
      @ahmedsaqawemaki2766 4 роки тому

      @@MubarakHadi Aamin Dhamaanteyn Ustd

  • @saluumacarab2007
    @saluumacarab2007 4 роки тому +1

    Cashiradada wa u xiisnay wllh ustad Mubarak Allaha Ku xafido

  • @dekaadam0312
    @dekaadam0312 4 роки тому +2

    Thanks so much sometimes it difficult to read as you want to read

  • @shuaibmahdi167
    @shuaibmahdi167 4 роки тому +1

    Mansha alh Ustaad waanu u’xiisnay casharadaada Runtii

  • @maryamliban
    @maryamliban 4 роки тому

    Macallin waad mahadsansantahay

  • @johnflexi664
    @johnflexi664 4 роки тому +1

    Aad baad ugy mahadsan muqaalkan oo kale in badan ayaan naawilaayay. tababare mubaarig hadi.

  • @hashtube4697
    @hashtube4697 4 роки тому

    ASC. waa Hashim oo jooga Nairobi . Runti muuqalaladad aad ban uga heleay madama an ahay shaqsi kuhaminaya inuu aqriska caadeysta wadna kumahadsanta.

  • @mariyacm5612
    @mariyacm5612 4 роки тому

    Masha Allah ustaad Mubarak hadi allaha Ku xafido wax badan ayan kaa faa,iiday allaha Ku barakeeyo

  • @moalimmohmoud4073
    @moalimmohmoud4073 4 роки тому

    Aadbaa u mahadsantahay ustaad mubaarak haadii ilaahay hakaa Abaal mariyo miisaanka xasanaadkana hakuu saaro.

  • @Amein_ismail
    @Amein_ismail Рік тому

    M.a ustaad

  • @nimcoahmed3152
    @nimcoahmed3152 4 роки тому

    Mansha allah ustaad rabi haku sharfo talooyin fiicn ayad nasiisay

  • @khadarismailabdilahi5483
    @khadarismailabdilahi5483 4 роки тому

    Asc waxn ku nolay jermalka waxn barta luqada jermalka oo aad u adag anoo dawakhsan mel aan wax kabilobo gareenen ayn racay talda aad nasiisay sida cado losameyo waxna lo akhriyo waxn bilobay wax akhriska 06/01/19 ila manta malina kama tagin dhib adag ana kala kulmay kadib hada hadii anan wax akhiriyin dhib ayan darema gabi ahanba ma nafisayo ila aan akhriyo Ale hakaa Abaal mariyo wllo Mubarik Alow tolkay Somali qabyalad madaxmartay nuugu badal dad sida mubarik oo kale wax na anfaca ka faa idno respect with you wllo

  • @dekadhore5555
    @dekadhore5555 3 роки тому +1

    Thanks wlhi magarnayo waxaan kugu abaal gudo waayo waxaad i bartay wadad guusha waxaan tegay dal qurbo ah anoon luuq aan somali ahen aqoon waxaan waayay turjuban malin walbo waxaa laga soo celi jiray irid walba oon garaaco Hospital Interview meel walbo waa igu adkaatay waxaan sameeyay in aan bilaabay in aan raadiyo wado aan isku debero waxaan helay fariintaad waan bilaabay in aan barto english hadad waan gaaray guushan raadinayay alx

  • @hamdaabdulkadir6598
    @hamdaabdulkadir6598 4 роки тому +1

    Waan kuu xiisnay ustaad soo dhawoow mar walba

  • @hamseilkacase4894
    @hamseilkacase4894 4 роки тому +1

    ustaad haadi waanu kuu xiisnay.

  • @nuramohamed86
    @nuramohamed86 2 роки тому

    شكرا لك اخي

  • @abdisalamdahir9634
    @abdisalamdahir9634 4 роки тому +1

    waan.kuu.xisay.walahi.markasta.waxan.isdhahaa.shimee.uu.sonoqon.donaa.al ustad.hadi.sonoqosho.wacan.

  • @nimcohassan9611
    @nimcohassan9611 4 роки тому

    Masha allah
    Aad bad umahadsantahey ustaad waxbadan baan kaa faa idey runtii allah haku xafido

  • @aasiyamaanka7469
    @aasiyamaanka7469 4 роки тому

    Mahadsanid wallal jazakallahu kheir

  • @abdirizakmohamedaliartan3964
    @abdirizakmohamedaliartan3964 4 роки тому +1

    Asxaabta jecel akhriska waxan kula tallin lahaa ku biira bogaga lagu gorfeeyo buugta iyo maktabadaha laga helo face booka iyo dadka maqaalada dhaadheer e cilmiga ah so dhiga inad follow tiraahdan mhdsnid

  • @xustoofficialchannel4484
    @xustoofficialchannel4484 4 роки тому +1

    Thanks 😍😍😍 xagaa kasiiwad dad badan baa ku sugayey

  • @Eng-cabqari.
    @Eng-cabqari. 4 роки тому +1

    Ku mahsanthy wll dhiiri galinta kaa qaady hadalkaaga
    Hadda ayaa swiray 2 Drawing ah oo aan ka caajisayay ku mahsanthy wll💯💯💯

  • @miskimohamed827
    @miskimohamed827 4 роки тому +1

    Asc , walal mubarak wan ku salaamay runtii way idhiiri galiyaa kalmadahaaga si cilmiyaysan uga soo baxa maskaxdaada.
    Runtii waan isku dayaa in aan akhriyo bugaag lkn ma dhameeyo wanan ka caajisaa.
    Walal waxan rabay hal su'aal inaan ku waydiiyo .
    Walal seen u dooran karraa buug aan akhriyo aan igu keenin caajis .
    Mahadsanid 🙏

    • @MubarakHadi
      @MubarakHadi  4 роки тому

      Miski Mohamed, wcs walaal. Muuqaalka gudahiisa ayaan kaga jawaabayaa waydiintaada. Haddaadan daawan bal daawo, haddii aad daawatayna kolkaad wakhti hesho ku cesho. Waan ku salaamayaa.

  • @xamdiabdi1700
    @xamdiabdi1700 4 роки тому +1

    Masha Allah ustaad Mubarak waxaa thy halka qof ee aan dhiiragelinta kahelo markastoon caajiso

  • @abdihassan2202
    @abdihassan2202 4 роки тому

    Mubarak hadi wll waad ku mahadsanatahay talooyinka iyo dhirigelinta aadna siiso allaahna ha kaa abaalmariyo
    Runtii waan dhageystaa kuna xidhanahay barmaamaj yadaada waana ka faaidey Jazaakalaah
    Hal tolo ah baan jecelaystey inaan kuusoo jeediyo adiga filayo inaad iga raali tahay :
    Marka aad sharaxayso qodobo sidanoo kalaa inaad noo soo gaabiso sharaxaada aad ku bixineyso hal qodob oo ka mida qodabada aad ka hadlayso
    Tusaale ahaan inaad halkii qodoba ku sharaxdo 1minute waayo dadku ma jecela inta badan inay wax dhageystaan xoogaa wakhtiga dheer waa aniga aragtideyda
    Tusaale hada videogan waxaad sharaxaysa 9 qodob waxaadna ku sharaxaysa wakhti dhan 22min
    Mahadsanid wll waa qof iyo fahankii

  • @husseinabdullahi5728
    @husseinabdullahi5728 4 роки тому

    Masha allah ustaad mubarak hadi wllhi ustaad maalmahaan waan kutabay alle hakuu barakeeyo maskaxda iyo cilmiga uu alle kusiiyay waxaa tahay ruux umadiisa anfacay.

  • @abdisaid4905
    @abdisaid4905 4 роки тому +2

    Merci beaucoup pour vos motivation . Mais j aimerais d'avoir une contacte avec vous . Je suis à djibouti .

  • @abanur3163
    @abanur3163 4 роки тому

    Video yada bosoo badi xabiibi thanks

  • @maxamedraage1359
    @maxamedraage1359 4 роки тому +1

    Asc Mubarak hadi masha Allah alle haku xifdiyo baryahan wan kuxiisnay dhiri goalin tada

  • @najibmohamed21
    @najibmohamed21 4 роки тому +1

    Asc wll Mubarak waxan rabay inad no sheegto buugaag somali kuqoran oo Tayo leh inad nala wadaagto magacaantoda wll mhadsanid

  • @najahnalka274
    @najahnalka274 4 роки тому +1

    m.a ustaad illah ha ku xifdiyo ❤😍❤

  • @sumayabintuismail1463
    @sumayabintuismail1463 4 роки тому

    Shukran ustadh muabarak Hadi

  • @SalmaMohamed-vz5cz
    @SalmaMohamed-vz5cz 4 роки тому

    Maana allah

  • @abdirahmanadan788
    @abdirahmanadan788 4 роки тому

    Masha Allah tabaraka Allah Mubarak hadi walal allaha yaxfidkum

  • @abdiabdirisaq6076
    @abdiabdirisaq6076 4 роки тому +1

    Mahad sanid ustaad

  • @udeiphahutchinsion2497
    @udeiphahutchinsion2497 4 роки тому

    Mashallah, kowgi huri waxan ad umahadcelenay macalinkena Mubarak,walhi runtii waxan sanadki lasodafay ayaa Bogaay xaga wax aqriskaa ee dugsiga daxee ee Secondary,walhi runtii hadi an Lasocuni laha Channelkena ee Uleyahay Macalinkena Mubarak markan ahay Fasalka kowadd ee Dugsiga daxee ee Secondary runti Daraja ad usaresaa heli laha , balsi Channelkan Wuxuu isogaray hal sano oo lasodafaay ee Kudabaqay nafsadeydaa inan dib u wal dawada video yaddi huri ee usodigay Macalinkena Mubarak ❤️ Walhi runtii isbadal ad uweyn kahelay xaga wax aqriskaa waxan kahelay Darajo ad u sareso (A_) xaga secondariga ee dalka kenya Nairobi,sad uwal taqanan Kenya wax barashadeda inay ad u adagtahay ,marka waxan leeyahay Intaa kuxiran channelkan wa hadii ad diganeso School husi, school daxee iyo school sari , waxan kuleyahay Inshallah wad arki dontaa isbadal ad uweyn wa hadii Ad kudabaqdo nafsadado tilaapoyinkas oo nosojidiyaa macalin Mubarak ❤️ Ad iyo ad umahad sanatahay . Inkastoo an jeclani laha inan helo telephonkaga ,misa Gmail kagaa address.

  • @Inabasale
    @Inabasale 4 роки тому

    Walhi waxad ka hadshay dhibta ika haysataa akhrisga wad ku mahdsantahy motivition❤❤❤

  • @honaiman6818
    @honaiman6818 4 роки тому +1

    Wx badan baan sugayney new one 👐😍

  • @abdilaahibille8304
    @abdilaahibille8304 4 роки тому

    Manaha allah

  • @ruwaydoabdullahi2619
    @ruwaydoabdullahi2619 2 роки тому

    Wllo mubaarik haadi waxa aan rabaa book ka aad qortay oo ah garaadso inta aadan guursan xage ka heli karaana

  • @abdulkadirnuur6320
    @abdulkadirnuur6320 4 роки тому

    Masha alh ustaad haadi

  • @isseabdalla5536
    @isseabdalla5536 4 роки тому

    Asc wr Wr Dr Mubarak Hadi iyo asxaabta kalaba Jazakalah

  • @nabiihaabdulaahi1626
    @nabiihaabdulaahi1626 4 роки тому

    Mansha alaah ustaad mubarik

  • @fatimahuruse
    @fatimahuruse 4 роки тому

    Jazaakallaahu khayr!.

  • @mohamedadensheikabdi7226
    @mohamedadensheikabdi7226 4 роки тому

    Ustaad Mubaarak runtii aad baad noloshayda wax akhriska wax uga bedeshy lkn ustaad hal cilad baa i haysata waan sameystay caado wax akhris lkn ciladeydu waxay tahay inaan summery ka sameyn karin buugii aan soo akhriyey marka ustaad arintaas hadday xal leedahay bal ila wadaag. Waan filayaa dad badan oo aniga ila mid ah. Mahadsanid.

  • @leilaahmed9724
    @leilaahmed9724 4 роки тому +1

    ustaad aad yan u jclhy dhiirakalintada plz video waqtigisa so gabi 🙏

  • @abdimajiid5351
    @abdimajiid5351 4 роки тому

    Mabarik hadi maanshalaah
    Wllo jasakalaa khayr aad iyo aad ayaanu kutabnay mudadii aadan soogelin
    Waxaan kaa codsanaynaa inaad mashruuci guulaysatay ee fikrad iyo buug halkii noogasii wado
    Uguna horaysiiso buuga
    Mastery Robert green

  • @suleimanyasin6199
    @suleimanyasin6199 4 роки тому

    Waad Ku mahadsantahay masuul, eee muuqaalada noo soo badi Insha Allah

  • @istarcadey5938
    @istarcadey5938 4 роки тому

    Shukran Macalin.

  • @sooyaanfx4779
    @sooyaanfx4779 4 роки тому

    Thnks ustaadii sida aad u dhirigaliso dhalinta

  • @nurul-islamquranonline3266
    @nurul-islamquranonline3266 4 роки тому

    Mansha allah ustaad allah ku xidiyo

  • @nawaalcabdi2798
    @nawaalcabdi2798 4 роки тому

    Asc wll, Masha Allaah Ilaahay khayr fara badan haku siiyo Insha Allaah yaarab. Aad bad igu faa‘deysay marar badan Video yadada👌👍👍

  • @mohamedabdisalan1709
    @mohamedabdisalan1709 4 роки тому

    Asc mudane waa mahadsan tahay .

  • @ayanmohamed7468
    @ayanmohamed7468 4 роки тому +1

    Wall qali an ad ujeclahay afkartiisa wall horay utalabso