HADIIBA AAD GURI DHISAN OO XARAASH AH RAADIN JIRTAY JAANIS WEEYN AYAA KUHORYAALO HADII AAD CALFATO

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 17 гру 2023

КОМЕНТАРІ • 11

  • @abdirahimaliadow234
    @abdirahimaliadow234 6 місяців тому +2

    Dacaayada iyo warka ka badbadiska ah iska yaree , guul ban kuu rajeynaya

  • @kamalali79
    @kamalali79 6 місяців тому +1

    السلام عليكم شكرا اختي على الفيديوهات الجميلة التي تشاركينا بها دائما جزاك الله خيرا وبارك فيك آمين آمين.

  • @kamalali79
    @kamalali79 6 місяців тому

    Asc abaayo sacdiyo xasan waan ku mahadsanid walaasheey video yaasha quruxda badan ee marwalba aad Nala qeebsado ilaah hakaa siiyo ajir iyo xasnaad ilaah haka siiyo walaasheey Amin Amin Amin howl fiican ayaad u heysaa dadka soomaaliyeed mahadsanid markale walaasheey sacdiyo xasan abaayo sacdiyo xasan waan ku salaamay mahadsanid walaasheey video yaasha quruxda badan ee marwalba aad Nala qeebsado iyo macluumawdka qiimaha guryaha ku yaala magaaladeena muqdisho ilaah haku dhowro Amin Amin Amin mahadsanid markale walaasheey sacdiyo xasan

  • @ismhan2398
    @ismhan2398 6 місяців тому +2

    Nusboos 9700 celasha ah iyo dhulka Suu u jaban yahay ilana ahan calagtaas waa qaal xarashna ha dhihin

  • @yusufcade5410
    @yusufcade5410 6 місяців тому +1

    Ceelasha lacag kuma bixin doona waayo dooqeyga ma ahan

  • @user-no9gm3zm8j
    @user-no9gm3zm8j 6 місяців тому +1

    S00 gabi hadalka fadlan

  • @zahramaalim2700
    @zahramaalim2700 6 місяців тому

    Maashaa,allaah daarusalaamna waan kaa sugeynaa inshaa allaah

  • @mohamedfarahamin5851
    @mohamedfarahamin5851 6 місяців тому +1

    Anaa gadanaya maleyga siinayaa 14000 labada nus

  • @nuroducale7302
    @nuroducale7302 6 місяців тому

    Masha allah.

  • @rocky4066
    @rocky4066 6 місяців тому

    Hadalka yareeyey dacaayadda badan kadaa

  • @Hoodo121
    @Hoodo121 6 місяців тому

    Wllo amaankiisa ka soo hadal