GURI IIB AH OO KUYAALO XAAFAD AAD UQURUX BADAN OO HADII AAD ARAGTO AADBA JECLAANEYSID YAASALAAM

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 16 лют 2024

КОМЕНТАРІ • 35

  • @KINGMOHA5388
    @KINGMOHA5388 4 місяці тому +6

    abaayo xitaa hadaad qiimaha gadaal u dhigeeysid, waxaad ku biloowdaa xaafada magaceeda kadibna wixii faah fahin ah ku xiji. anaga soomaali ayaan nahay faah faahin dheer waxaan ka jecelnahay muhiimada in naloo soo hormariyo kadibna faah faahin nala siiyo. marka sidaas ayuu xitaa fiirsashada aad kugu badan kartaa.

  • @sahromahamud
    @sahromahamud 4 місяці тому

    Manshaallaah waa Sax Niyad Jab Ayaa Dhacda Oo Dadkii Soo Bixi Lahaayeen Dib Ayeey Isu Dhigaan

  • @kamalali79
    @kamalali79 4 місяці тому +1

    Asc abaayo sacdiyo xasan waan ku mahadsanid walaasheey video yaasha quruxda badan ee marwalba aad Nala qeebsado ilaah hakaa siiyo ajir iyo xasnaad ilaah haka siiyo walaasheey Amin Amin Amin howl fiican ayaad u heysaa dadka soomaaliyeed mahadsanid markale walaasheey sacdiyo xasan abaayo sacdiyo xasan waan ku salaamay mahadsanid walaasheey video yaasha quruxda badan ee marwalba aad Nala qeebsado iyo macluumawdka qiimaha guryaha ku yaala magaaladeena muqdisho ilaah haku dhowro Amin Amin Amin mahadsanid markale walaasheey sacdiyo xasan

  • @aniwaaye7759
    @aniwaaye7759 4 місяці тому +2

    Waaw, hadal dheeeeeer oon beeca khusayn kaddib gabagabadii jiingadda lacagteedoo cad xataa maysan sheegin. Farriinta marka guriga beeca ah maaheyn ee waa inta kale.

  • @fiirifiiri1665
    @fiirifiiri1665 4 місяці тому +4

    Xaqiiqatan 10 minutes weey badan tahay in aad ku sheegto hal boos oo jiingad ah. Documentskiisa ?

  • @shamso_1451
    @shamso_1451 4 місяці тому

    Maashaa allaah guuleyso habo Waan jecelnahay dalkeena

  • @dayibccc
    @dayibccc 4 місяці тому +3

    Adiga oo mahadsan, tix gali dadka ku daawado caqligooda oo dhageuso waxey kuu soo qoraan.
    Dadaalkaaga waxaa hoos u dhigay in aad dhageysan codka dadka ku daawanaayo, soo gaabi warkaada hadii kale wariye noqo.

    • @Xulkaqaraamka
      @Xulkaqaraamka 4 місяці тому +1

      Mashruuc aan quseyn bay maanta dhan ka hadlaysay dad is dilay iyo dhul iib ah maxaa iska quseeya war nio qoftan way iga yaabisay aniga

    • @fiirifiiri1665
      @fiirifiiri1665 4 місяці тому

      Sax. Hadal badan Risqi ma keeno.

  • @magarmohamed4171
    @magarmohamed4171 4 місяці тому +2

    Wacdi mise yaab

  • @aweysa.1422
    @aweysa.1422 4 місяці тому

    Asc quruxeey marmar waad iga qoslisaa marna warkaaga waan ku farxaa . Caqliga , Alaah hakuu siyaadiyo hana ku xifdiyo bye

  • @nuroducale7302
    @nuroducale7302 4 місяці тому

    Masha allah.

  • @adontiallah6637
    @adontiallah6637 4 місяці тому +2

    maxaa waaye war badnaa

  • @rejaaden2418
    @rejaaden2418 4 місяці тому

    Maansha allaah❤❤❤❤

  • @Cabdishamaa
    @Cabdishamaa 4 місяці тому

    Oh my Allah

  • @zamzam5255
    @zamzam5255 4 місяці тому

    IDIINKA KU DHAAX NOOL EE NABAAD KA DHIIGA

  • @xasansiidii6656
    @xasansiidii6656 4 місяці тому +1

    Adiga warka badan iska jooji ee waxa ciyoow no sheeg

  • @RuunMoha-iu5en
    @RuunMoha-iu5en 4 місяці тому

    War bdnaa tan bisinki😂

  • @user-bj7cf2fn3f
    @user-bj7cf2fn3f 4 місяці тому

    Walaaley horta qof walbo oo lagu sheego inuu qof dilo ma la iska dilaa mise baaris in la sameyo qofka masxak ahaan caafimaad ma jiraa mise kas ayuu wax u dilay in labaaro waaye qofka soo qabo iska dil sharci ma ahan tan kale in maslaxo Laga shaqeeyo oo marka hore cida qofka Laga dilay diyo loo bandhigo ayadana waa sharci dadka meediyaha ka dhax dagaalamaya ayaga ma ahan waliyul maqtuul kulli waxaad moodaa in ay dira diraalayaal yihiin

  • @user-nn5qe4bg8n
    @user-nn5qe4bg8n 4 місяці тому +1

    Warkaass dheer waxad u gashay wa views raadis

  • @babusalma5137
    @babusalma5137 4 місяці тому

    Yaab! Casharkan dheer iska wll.

  • @zahramaalim2700
    @zahramaalim2700 4 місяці тому

    Sacdiya mahadsanid lkn 30000 maaha raqiis iyo jeeb gacan geli

  • @jamalbotor3342
    @jamalbotor3342 4 місяці тому

    Xaggee kuyaalla

  • @adamabby2248
    @adamabby2248 4 місяці тому

    Islaamka qisaas & diyo labada wuu baneeyey.Diinta waxba kama bedeli karto

  • @ConfusedAlbatross-bw2wo
    @ConfusedAlbatross-bw2wo 4 місяці тому

    Naa balaayo ku qaadaye warka soo gabi ma na wacdinaysaa mise dalaal ayaa tahy

  • @ikraamjilacow6735
    @ikraamjilacow6735 4 місяці тому

    Boos $33 ilaa 35 000 ah maad igaso raadisid daarusalaam qeybaha hore

  • @user-nn5qe4bg8n
    @user-nn5qe4bg8n 4 місяці тому +1

    Hadalkaas badan iska daa adiga ee guriga aaway

    • @sn4271
      @sn4271 4 місяці тому

      Watan la yabay bal away 🏡 kii

  • @mohamedhuseen8235
    @mohamedhuseen8235 4 місяці тому

    5k dollar diyaar

  • @nuryousuf5147
    @nuryousuf5147 4 місяці тому +2

    Dadka adigaa ku qasbaya in aay waxkashegan pL shaqadaada ku ekoow dadka wax ha ka sheegin

    • @zamzam5255
      @zamzam5255 4 місяці тому

      RUUNTA KU DHIIBEESO KKKKKKK

  • @AMBITIONM33
    @AMBITIONM33 4 місяці тому +1

    UA-cam kaada kaa badan saas ku shaqeeso dhul lagato jiingad ah qof rabto malahan adi gado

  • @maxamedlaaskaawi
    @maxamedlaaskaawi 4 місяці тому +1

    Nio naagtani war badanaa video yroo 1 daqiiqo soconaya ayee noga dhigaysa 10 daqiiqo oo muran iyo iska hadal maalaayacni ah nio naagtani wy ka so dartaye report inaan dhaho ayee iga haysaa nacalad haku dhacdee😡🤬🤬😡