Ma U Diyaarsantahay Sanadka 2024?

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 1 жов 2024
  • ISU DIYAARI SANADKAN 2024:
    Isweydii 4 su'aalood una hel jawaabo dhameystiran. Adiga kaliya ayaa ka jawaabi kara noloshaada:
    1- Waa maxay sababta aad u rabtid in aad guuleysatid (Your Why?)
    2- Maxaadan u guuleysan adiga ilaa hadda iyadoo ay dad badan oo adiga oo kale ah ay hore u guuleysteen? (Why not you?)
    3- Hadii ay dhab kaa tahay in aad rabtid guusha nolosha, maxaa kuu diidaya in aad hadda qaadid talaabooyinka lama huraanka u ah arintaas? (Why not now?)
    4- Hadii aad hore uga jawaabtay suaalaha sare oo aad qaaday dhamman talaaboyinkii loo baahnaa, maxaa ku dhigay halkan oo aad weli u tahay qof qabyo ah? (Why here?)
    *******
    🚀 KU SAABSAN BRAVO GROUP & SOMVATO INSTITUTE:
    BRAVO waa shirkada gaar loo leeyahay oo bixisa adeegyada latalinta shirkadaha iyo shaqsiyaadka, tababarada lagu kobcinayo xirfadaha iyo koorsooyin ONLINE ah.
    SOMVATO INSTITUTE waa machad ah ee aad ka heli kartid koorsooyin loo diyaariyay si heer sare ah oo taabanaya ganacsigaaga iyo hormarinta naftaada.
    🌍. www.somvato.com
    🌍. www.bravogroupi.com
    Si toos ah nagala soo xiriir whatsupyadeena:
    +252612253334
    +252612253332
    Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
    Nagala soco goor waliba:
    FACEBOOK: / bravogrouponline
    FACEBOOK: / @somvato
    TIKTOK: / somvatoso
    WEBSITE: somvato.com/
    Eeg koorsooyinkeena iyo barnaamijyadeena:
    🚀 learn.bravoaka...

КОМЕНТАРІ • 387

  • @sowdoabdisalam1684
    @sowdoabdisalam1684 9 місяців тому +134

    Allhayow quraanka xifdigiisa ii fududeeeg😢😢😢

    • @SucaadoSuad
      @SucaadoSuad 9 місяців тому +1

      Aamiin aamiin aamiin

    • @fadumaqaayo
      @fadumaqaayo 9 місяців тому

      Aamiin wlll qlh allah haku fududeeyoh💞💞💝💝👑💯

    • @CafiifoCraxmaan
      @CafiifoCraxmaan 9 місяців тому +7

      Lkin abaayo kaligaa ayaad duceysatay alle ha kuu fudeydiyo iyo qof waliba oo muslim ah o jecel barashada qur,aanka kariimka ah ولمن قال آمين ❤

    • @fadumaqaayo
      @fadumaqaayo 9 місяців тому +2

      @@CafiifoCraxmaan Maxaad ula jeedaah hno

    • @CafiifoCraxmaan
      @CafiifoCraxmaan 9 місяців тому +1

      Abaayo qaali waxaan ka kala jeda yacnii markaad duceysaneyso muslimiinta u ducee alle hakuugu ilaaliyo ishiisa aan gam,in

  • @MAANGARASHO
    @MAANGARASHO 9 місяців тому +42

    2023 Waa sanadkii igu dhafarka badnaa aana wax badan is baray waxna bartay I.a 2024 goel keyga. Waan arki walalaha musliminta neh waan jeclahay iney ayagana guleystan.🎉😊

    • @saaadaqcabduuaahi
      @saaadaqcabduuaahi 9 місяців тому

      Wllhi sxp sido kle juhdi badan ayaan bixiyey 2023
      ❤2024 win insha allah

  • @hanihodan3966
    @hanihodan3966 9 місяців тому +10

    2023 waa sanadka kaliya ee laba marxaladood igu so maray qaybtiisi hore xanuun Rafaad qaybtii dambe bilaw cusub oo ah in shaqo wax barasho Alxm fadliga rabbigay ayeyna ku suuro gashay 🙏

  • @muniizhamoha5314
    @muniizhamoha5314 9 місяців тому +24

    Waxaan rajayn inuu i badalo hadaladaan inaan isbadal sameeyo sanadkaan cusub Alle ha igu keeleeyo hami badan baa iga guuxaya waqti badan waan soo dayacay balse hada maya allena haygu garab galo isoo duceeya Likena ii saara waxaan rabaa inaan usoo laabto markle hadii aan noolahy 25/12/2023😢❤

  • @pharahahmed1980
    @pharahahmed1980 9 місяців тому +37

    2023 waa sanadkii igu wngsanaa waayo waa sanadkii aan arimahaygoo dhan rabbigay udhiibtay alx yaa rabbi❤

    • @AnfacfaniXasan
      @AnfacfaniXasan 9 місяців тому +1

      Mash allh ❤❤❤ ilaahay sandkaan 2024 ha naga dhigo mid kheyr qabo

    • @pharahahmed1980
      @pharahahmed1980 9 місяців тому +1

      @@AnfacfaniXasan amiiin wll

    • @Maajid143
      @Maajid143 9 місяців тому +3

      mazha Allh ilaahay kan nagu so aadana Hanooga dhigo mid wanaagsan oo caafimaad iyo Cibado fiican noo leh

    • @xamsehanad336
      @xamsehanad336 9 місяців тому

      Mashalah

    • @AbdicasiisMohamedalicartan
      @AbdicasiisMohamedalicartan 9 місяців тому

      Allow ha migayga iga guxaya irume

  • @miltoncadde7460
    @miltoncadde7460 9 місяців тому +14

    Allah aya mahad is kaleh marka kowad marka Wan kaga mahad celinaya sida Aad isugu dayeyso inat nagu caabiso hibada rabbi ku siiyay waxan jeclaan laha haday suura gal tahay Adigo hibadada Adeegsanayo inat inoso xusho barnamij ku saabsan jiilka hda so korayo madama Aynu nahay dhalin yaro dhankastaba ay koriimo ku socoto dhan maskax, dhan jireed, iyo inan nahay dad dunida hda u hor leedahy si Aan dadkena ugu anfacno waxa Aan hda baraneno oo Aan xooga saareno iyo inan noqono dhalin yaro xambaarsan cilmi iyo Afkaar dhaxal gal

  • @CabdulahiCabdulqadir-v9j
    @CabdulahiCabdulqadir-v9j 9 місяців тому +5

    السلام عليكم
    Barfasoor c/wahaab
    waan Kusalaamay
    aad iyo aad ayaan kaaga
    mahad celinaya mawaadiicda
    wanaagsan oo aad soobadhigaysid
    waxaan arkaa
    in aad kudarsataan
    mawaadiicda aad soo badhigaysaan
    البناء عقل الانسان
    Dhismaha caqliga insaanka
    تخطيط الاستراتيجية الشخصية
    qorshe dajin shakhsiyadeed
    mahadsanid

  • @xamdacali4644
    @xamdacali4644 9 місяців тому +4

    Yaa raabi isuurto galileo inan qùraanka xiifdgiisa iyo inan guursado sawja wangsan inan maaka ito madina taago Amiin isoo dhah wallayal

  • @M-DIYASPRo
    @M-DIYASPRo 9 місяців тому +11

    Dadka Level 50 Maraayo Lee Fahmi karaan alx waxaan sameeyay guul lataaban karo ♦️ 2023 🎉❤Thank you so much ❤

  • @hamdibashir1718
    @hamdibashir1718 9 місяців тому +13

    Thank you for your advice, and motivation, we need to ask ourselves the questions of why, how , when, if we answer them, and makes best schedules our own decisions, i think every person , believes own dreams and goals, will be get, iam sure that.😊❤ only five make if you youth went to development 1: follow Allha and his prophet Muhammad NNKH 2:decision-making 3:creative 4: self development/ study 5: volunteer activities for kids, vulnerable people.!!

    • @Hiil-walaal
      @Hiil-walaal 9 місяців тому

      Anigu facebook iyo tiktok ban goaan kaqaatay hada 5days ma isticmaalin , waxa ugu daran wa waqtiga side balwadaha ujoojinkarnaa jadwalna ugu dhaqmikarnaa

  • @ibrahimkasimsiyat
    @ibrahimkasimsiyat 9 місяців тому +2

    Waxaan rajeeynahaa inaad soo badiso 4 arin, 1 arimaha ganacsiga, 2 Arimaha wax barashada, 3 Arimaha Xuquuqul Lamaanaha, 4 Arimaha habaka loo Barbaariyo Ilmaha. Mahadsanid

  • @nacimoalijamac6366
    @nacimoalijamac6366 9 місяців тому +1

    Ustaad qaabka waqtiga loo mareeyo

  • @abdullahiabdimustaf-ig8pm
    @abdullahiabdimustaf-ig8pm 8 місяців тому +1

    Waxan ahay qof yar arimahan wey I anfacayaan walahi thanks hadi an sii nolado I.a waqtigan okali aya aya comintiga kusolawan dona wana soqoridona isbadalkeyga I.a

  • @XamsejamacOmar
    @XamsejamacOmar 9 місяців тому +4

    Aad baan u dhagstaa mawduuyada
    Lagu qooyay diinta eed soo jeediso
    Maclin
    Waxaan in taa ku dari lahaa
    Inaad ku dartaan maalin kasta hal jaanib oo nolosha taabanya siduu qofku hormar uga gaadhi lahaa
    Tusaale
    Hormarka beerah
    Hormarka suuqa iyo ganac siga
    Hormark wax barashad
    Hor marka ilaalinta wakhdiga
    Dhamaana aad maxaadaraad goos goosander uga galikaraatn

  • @GoodRelaxation100
    @GoodRelaxation100 9 місяців тому

    Aqoonyahankii cilmiga science.Physics - Albert einstein . Sheikh Mustafe 2024
    ua-cam.com/video/4FPkhB2mExU/v-deo.html

  • @hamdajaamac1994
    @hamdajaamac1994 9 місяців тому +29

    Ani diyar uma ihi 2024 😢

    • @aishamuhamtt9171
      @aishamuhamtt9171 9 місяців тому +7

      Sorry abayo😢illhi kuaburay baa joga saa hadhihin

    • @fatimafatima1257
      @fatimafatima1257 9 місяців тому +1

      Waaayo wllo haysdhibin

    • @A.Shakur17
      @A.Shakur17 9 місяців тому +2

      Stay strong💪

    • @Shariff252
      @Shariff252 9 місяців тому +4

      Never give up sis and be strong 🙏

    • @AminaYar-np4xq
      @AminaYar-np4xq 9 місяців тому +5

      Ha quusanin wlll ereygaas dhuuux ❤

  • @-farhia
    @-farhia 9 місяців тому +3

    Aniga waxa ila harey caaajis Iso duceeya in illhay cajiska iyo wah siga iga qaado

  • @fihima6618
    @fihima6618 9 місяців тому +4

    Jazakallah kheyr ustaad waxan jeclaan lahaa inaad kasoo hadasho mawduucyada laxidhiidh
    1 horumarinta shaqsiyada
    2 sida qofka dhalinayaradi ahi bussniss ama dhaqaale usameysan karo
    3 Sidee internet ka looga faaideysan karaa iyadoo dhalinyardu qaab positive u isticmalaaya ama wax laga baranyo sida online courses
    4 aqoonta technology ga IT

  • @QueenMuniiza
    @QueenMuniiza 9 місяців тому +2

    الله اكبر ولله الحمد ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @engxikmawi
    @engxikmawi 9 місяців тому +2

    Waxan rajeyna in qorshayal
    Badan oo ii dhag san aan ku guuleysto ilheyna aan garab weydiisto

  • @ibrahimkasimsiyat
    @ibrahimkasimsiyat 9 місяців тому +3

    Waxaan rajeeynahaa inaad soo badiso 4 arin, 1 arimaha ganacsiga, 2 Arimaha wax barashada, 3 Arimaha Xuquuqul Lamaanaha, 4 Arimaha habaka loo Barbaariyo Ilmaha. Mahadsanid

  • @omarabdirahim2146
    @omarabdirahim2146 3 місяці тому +1

    Jazaaakalaah

  • @cabdulahiibrahimcisman1950
    @cabdulahiibrahimcisman1950 9 місяців тому +1

    M.a thanks Prof Abdiwahab , ustad waxan ahay arday dhigta jamacad waxana igu tagan inan kala doorto 2 faculty, midna hadda ayan miraheda gurankaa , resources kedana helikara, midklana waa wax illa 2 ama 4 sano kadib surtagal noqonkara wana waxa an kuhaminayo .
    Waxan kacabsanaya inan kumashqulo mida ii fudud kadib shaqo kuhelo middi hamkgeyga ahydna an sidaa ugu mashquulo.
    Hadaba maxa xal ah ?
    Ustad qoralak wuu dheraday 😞.

  • @amiinali8969
    @amiinali8969 9 місяців тому +1

    Maad taariikhda islaamka kusalaysid waxaad sheegayso .....intaad 2024 kuhayso

  • @Ahmed-x8c7d
    @Ahmed-x8c7d 9 місяців тому +2

    Sxb Mahadsanid Mahadsanid inbadan aad baan ugahelay couching kaaga tankale waxaan ubaahanahay lataling khaasa waxaan jeclaanlahaa email kaaga

  • @farhiyosharif8208
    @farhiyosharif8208 9 місяців тому +1

    Sida wakhtigaga lo mareeyo. OO wax ku anfaca lo geliyo

  • @abdirahmanali6682
    @abdirahmanali6682 9 місяців тому +2

    Dr waxaan jeclaan lahaa inaad kaso hadasho why aan u garin karin waxa aan ku fiicanahay iyo sababta ka dambeysa inan si sax ah uga fikiri karin oo aan xal ugu raadin karin mushkilahada nololeed ee an la noolahay.
    Mahadsanid

  • @fosiaismail4545
    @fosiaismail4545 9 місяців тому

    جزاك الله خير استاذ
    Waxan jeclaan lahaa inaad 2024 ka hadashid siday dumarku u horimari lahaayeen.
    Hadaanu dumar nahay waxba iskama maqalno se as man way kaa maqlayyan adiga.
    Thank you.

  • @mohmeddaud4424
    @mohmeddaud4424 9 місяців тому +1

    Alx RabibAyay mahad Oo dhan usugnaatay I waafajiyay in aan daawo waxana qoray dhaman afartii Qobad Aad Ayaad Umahadsan Tahay Dr Adbiwahab Waxan Jeclan lahaa In Kulano Oo Qiyoosin An haayo An Kula wadaago Talana an kaa hello

  • @QueenMuniiza
    @QueenMuniiza 9 місяців тому +2

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته

  • @mohamedabdullahi4162
    @mohamedabdullahi4162 9 місяців тому +1

    ustaad waxaad ka xadashaa Dhalinta iyo guurka in ay soo dedejiyaan ama ay dibdhigaan suu wanaaga kujiraaa tala kabixi mhsdn

  • @Rahma-yc8mz
    @Rahma-yc8mz 9 місяців тому +1

    Wadmahad san tahay walll waanadaada waatii ibadali lahay insha alaah ❤waxan uwaynahay 9 ciyaala ootuulo dagan waxan rabaa inaan heer garsiyo isoduceeya wala layaal in ilahay hamigayga iirumeeyo ingas toon haysan cid garab isiisa alamooyee qoys kaygu wadan yar waxan kudadaa layaaa saan hormar ugaar siin lahaaa isoodiceeeya wall yaaal

  • @AdanNurow-t3s
    @AdanNurow-t3s 9 місяців тому

    Mashaalah walal ganacsiga kawaran waxuiskubedeley kuf iyo kax

  • @lathanhassan1651
    @lathanhassan1651 9 місяців тому

    Ustadh time management kasohadal please
    JazaakaAllahu kheir

  • @moussaroblehabdillahi3446
    @moussaroblehabdillahi3446 6 місяців тому

    ماشاء الله عليك أستفدت كلامك

  • @AdanNurow-t3s
    @AdanNurow-t3s 9 місяців тому

    Mashaalah walal ganacsiga kawaran waxuiskubedeley kuf iyo kax

  • @omom-cc6mq
    @omom-cc6mq 9 місяців тому

    asc ustaad:
    qofbaa wuxuu rawaa 2sano inuu isdhiso:
    taqasuskiisa ,luqada iyo cilmi kale,
    kadiblee ayuu rawaa inuu aado goob waxbarasho iyo jaamacad;
    ee kawaran midaas ustaad.

  • @Naasir439
    @Naasir439 8 місяців тому

    Alle maxn ku soo raadiyy maclin alle Haa ku brkeeyo❤

  • @mohamedalideeq7584
    @mohamedalideeq7584 9 місяців тому

    Wada kumadsataha markahu ustaad
    Waxaataxay dhiirgey aad uwanaagsan
    Wxabarasha muhiimideeda kasoojadal

  • @XaawaMaxamuud-st5pn
    @XaawaMaxamuud-st5pn 9 місяців тому +1

    Inta dawaneysa 25/12/2023

  • @drabdirahmanguure6894
    @drabdirahmanguure6894 9 місяців тому +22

    Top 3 courses in demand.
    1-Project Management courses.
    2-Monitoring and evaluation courses
    3-Marketing and sells courses

    • @Madadaal0
      @Madadaal0 9 місяців тому +1

      Waan rabaa dhamaan, halkii course meqo igu qaadaneysa inan barto Time and Cost.

    • @Hanacake-ty4yt
      @Hanacake-ty4yt 9 місяців тому

      Wllo xagee ka helyaa

    • @maxamedcabdi4718
      @maxamedcabdi4718 9 місяців тому

      Waa rabaa ee waqtiga lugu baraa iisheega

    • @monakaif71
      @monakaif71 9 місяців тому

      Monitoring and evaluation halkee ka heela wll anna wn rabaaye

  • @UmuriyaanIbraahim
    @UmuriyaanIbraahim 9 місяців тому

    Alle iskuxidh way fcnt

  • @IbrahimMuqtaarSalaad
    @IbrahimMuqtaarSalaad 7 місяців тому

    Aslmckm ustad siide dhalinyarada soomaaliyed shaqo abuur logu sameeyn kara in.wadanka laga hergeliyo warshada waweyn gobolada soomaaliyed caasimada meelkasto ganacsatada maal.gashatan wadankood maxaa udiday iney maal.gashatan🎉

  • @raxmaosman-r2f
    @raxmaosman-r2f 9 місяців тому

    Illhyow quuraanka xiftin tiisa ifar

  • @XaajiAliDahirWarsame
    @XaajiAliDahirWarsame 8 місяців тому

    Ustad Mahasanid, Marka xiga waxaad shegtay ugu horeyn inad rabiga isu dhiibto, ood xagiisa wax ka doonto, Ustaad bal marka qodobkaa kasoo waran.

  • @CagmadhigeYare
    @CagmadhigeYare 9 місяців тому

    Sidee ku sameyn kara isbadal dhab ah 2024 waxii hore ka tagay

  • @KhalidJamac-j6j
    @KhalidJamac-j6j 9 місяців тому +2

    Ustaad hal sano sideen luuqada carabiga ugu baran kara mahadsanid

  • @hafsaisaq9875
    @hafsaisaq9875 9 місяців тому

    Waxaad mawduc Noooga so diyaarisaa sideee aan wax akhriska ugu dadaali lahyn ama ujoogtayn Lahaa dhankasta wxbarashada iyo buugagta aan wax ka faaidikaro ..?

  • @ugaasojamiilo2086
    @ugaasojamiilo2086 9 місяців тому

    thank you for your mutivation i want to ask questions when i need development learning masters, professional education,skills’ how to easily to successfully you can help me any information about educations i am interested your knowledge and skills 😊❤❤ than you so much

  • @barashadaquraanka4874
    @barashadaquraanka4874 9 місяців тому

    asc ustaad
    fadlan kasoo hadal:
    dada qaarkii ayaa jacel labo fokolti inuu barto oo isku wado labadooduba waa kala luqad ee kwrn arintaas.
    sidoo kale ma u haboonthy qof inuu dib isku dhigo jaamacada galideeda.
    muddo 1ama 2sano.

  • @MR.DEBATE
    @MR.DEBATE 9 місяців тому

    Sideen alle isugu xirnaa?
    Waxan aan qabanynana aan alle ugu xirnaa?

  • @miloak656
    @miloak656 9 місяців тому +2

    Mansha allah allah ha ku xifidiyo wll hadan ka hadalo halka mawducad ka dhawijisay
    Iswafajinta cibaadad iyo shaqada iyo hawalah horumargadhisanta inad mawduca kaso hadsho
    Barka Allah akhi

  • @ahmedabdullahi4265
    @ahmedabdullahi4265 Місяць тому

    Dr aad baad umahad santahay fikrada wanagsan oo aad nasiisay

  • @MAXAMUUDAHMED-w3d
    @MAXAMUUDAHMED-w3d 9 місяців тому

    Waxaan jeclahay inaad kasoo hadasho xirfadaha shaqada lagu helo iyo xirfadaha shaqo raadinta ama shaqo ugaarsiga.

  • @cabdiwali4146
    @cabdiwali4146 9 місяців тому

    Ustaad mowduuceena xiga kasodhig usamafalka waalidka iyo waxa wayn ee lagu helo aakhro iyo aduunba🎉

  • @islamsomali2018
    @islamsomali2018 8 місяців тому

    Ustaad sidee loo dhisikaraa kalsooni buuxda

  • @MohaAbshir-b9r
    @MohaAbshir-b9r 9 місяців тому

    Cabsi raagtay aaan dareemaa waxaan aaad u fahansahay in bulshada dhexgalkeedu ii fudud yahay lkn waxba kamaqasan 10kisano udanbeysay shaqomaleh, bal arinkaas marnoga sohadal mhdsanid

  • @Burhaan1977
    @Burhaan1977 8 місяців тому

    mawduuc xasasi ah! sida dadka qurbaha jooga ay isku wafaqsin karan saladaha isku dhawdhaw iyo shaqada.
    ducoyin qofka u fududayn-kara xaajoyinkisa.

  • @awaysabdiwahid3572
    @awaysabdiwahid3572 9 місяців тому +1

    Asc ustaad waxaan kaaga mahadcelinayaa wakhtigaaga iyo talooyinka dhaxal galka ah ee aad nala wadaagto.
    waxaan ahay arday barta master of science in data science marka waxaan ku jiraa sanadkeygi u danbeeyay ee ay ahayd in aan research Thesis sameeyo marka waxaan naawilayaaa ulaa muddo 5-6 biloood in aan ku dhameystiro from proposal preparation to research presentation markaa waxaa u baahnaa jiheyn iyo talooyin kusaabsan qaabka aan hawlaha isu waafajin karo.
    Mahadsanid

  • @IqrashMahad
    @IqrashMahad 9 місяців тому

    Waa maxay sasbta aan wax walbo oon diyariyo Malo markey kaso wareegato aan I hilmama😑😭 jawaab

  • @marizaahmed6835
    @marizaahmed6835 9 місяців тому

    2024 waxan raba nolosheyda inan waxbadan kabadalo inshallh ilhow ila garab gal

  • @abdifatahofficial4931
    @abdifatahofficial4931 8 місяців тому

    Waxan layaba dadka dhaha adunka lama eryado jecelna inay waxwalba fadhiga kuso galan

  • @yacqub2579
    @yacqub2579 9 місяців тому +3

    Ustaad waad mahadsantahay mawduucyada ku saabsan side online lacag looga sameya noo soo badi insha allah

  • @hamdiomar7190
    @hamdiomar7190 9 місяців тому

    Abti plz podcast inoo fur😊

  • @abdinouromer122
    @abdinouromer122 9 місяців тому +5

    Thanks for sharing the high yield information or motivation ❤

  • @maxamadmacalin5060
    @maxamadmacalin5060 9 місяців тому +8

    Ustaad ilaahay hakaa abaal mariyo dadalka aad naku bixisay waxana rajeynaya inaan isbadal lataabankaro inaan gaaro insha Allah

    • @maxamadmacalin5060
      @maxamadmacalin5060 9 місяців тому +1

      Haa waxan diyaar u ahay inaan qorsheyo oo aan ka dhabeeyo hadafkeyga

  • @saeedjama-mj2jx
    @saeedjama-mj2jx 7 місяців тому

    ASC Ustaad waaku salaamey ani ahaan waxaan dhihilahaa kasoo hadal qofku in uu ku xiro qof kale noloshiisa

  • @nuura853
    @nuura853 9 місяців тому

    Ilahayow quraaanka ifududeh 2:53

  • @maryamjaamac5395
    @maryamjaamac5395 9 місяців тому

    Aniga caqabada ugu way ihaysato waa inaan nafsadeeda ka adkeen

  • @QueenMuniiza
    @QueenMuniiza 9 місяців тому +2

    عليه افضل الصلاة والسلام على رسول الله صل الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤❤❤

  • @biggboss8687
    @biggboss8687 9 місяців тому

    Alxmdulilaahi muslim ayaan ahay
    mana u dabaal dago ciidaha gaalada

  • @mohamedabdirahman4269
    @mohamedabdirahman4269 9 місяців тому +3

    manshallah ❤

  • @alimuse6446
    @alimuse6446 9 місяців тому

    Dad badan waxaaa noloshooda heysta ooo horumar la gaari waayeeen waa saxiibada han iyo hadaf lahyn ,iyo ehelka ku dhow ooo xaasid ku ah oo jeceyln inaa horumar gaadhi bulshooy labadaaas waa sun in ku hareerasayn eer iska ilaaaliya teeda arimahiina qarsi u kaalmysta

  • @ahmedabdullahi4265
    @ahmedabdullahi4265 Місяць тому

    Tankale dr ganacsi onlin ah oo aan maal gashado oo xalala hadad haysid Ila wadaan

  • @Asiaherse
    @Asiaherse 9 місяців тому

    Self development ka soo hadal ustaad

  • @Kokokayf
    @Kokokayf 9 місяців тому

    Macalin sidee ayaan ku noqdaa hadal jeediye wangsan oo si togan wax u jediya🙏

  • @AsmamukhtarAsma-fr7jm
    @AsmamukhtarAsma-fr7jm 9 місяців тому

    Sida ugu fudud e lagu barankaro english😢

  • @nafisamaxamed8383
    @nafisamaxamed8383 8 місяців тому

    Waa mahadzantahay marka koowaad waxaa nooga soo hadashaa maaraynta waqtiga iyo wax akhriska😊I.a

  • @ibrahimgas885
    @ibrahimgas885 9 місяців тому

    runti wan dhegeystay talooyinkaga waxana ka maqan(the points)
    hadaadan haysan xiriirka adiga ilaahay
    waxba ma soconayan
    tan labaad lacagta aad ganacsiga ku bilaabayso ma tahay lacag xalaal oo aan ku iman si fudud.
    tan sadaxad maxad ka ganacsan kuna ganacsan?

  • @Alikhwaislamicprodaction
    @Alikhwaislamicprodaction 9 місяців тому +1

    haa ustad waxaan jeclaan lahaa anigo ku hadlayo afka dhalinyarda :in aa ka hadasho sidee aa u dagsan lahaa qorshayasha sandkan soo socda iyo sidee ukala horesiin lahaa ;mahdnsanid

  • @fardosmobarak2755
    @fardosmobarak2755 8 місяців тому

    Mahadsanid wll allah haku karaameeyo🙏

  • @ARWAH
    @ARWAH 9 місяців тому

    Mahadsanid walaal baarakallaah waxbaa ii baxay oo waa kor ayeey kaajirtaa

  • @faatimaabdirisakabdullahi64
    @faatimaabdirisakabdullahi64 8 місяців тому

    Ani fursad tii igu fiicneyd baa heystaa ee anaa nafta uhogaansan

  • @mukhtariid-m7f
    @mukhtariid-m7f 8 місяців тому

    mahadsanid ustaad,
    waxaaan soo jeedin lahaa in aad naga caawiso sidii loo sameeyo content creation ama loo noqdo qof noocaas ah .

  • @AxmedCabdulle-d8s
    @AxmedCabdulle-d8s 3 місяці тому

    Waxan aaminay inaananaduunyada israacin kana going aakhirada San aad ugu dadaaalo waayo waa Rashmi aduunku waa wada loomarayo aakhiro lamana wada go Ayo

  • @yaasmiinapdisalanhirsi
    @yaasmiinapdisalanhirsi 8 місяців тому

    😢shaqadaydiihba shaqo raadin bay noqoty

  • @KhaalidAhmed-m9k
    @KhaalidAhmed-m9k 9 місяців тому

    Ustaad horta wad wan kuslamay marka xigta waxaan ahay wiil 20 sono jira waxaa an bartaa waxbarasho balse manaba waankagaari lahay halkaan rabay eetalo an kugari karo hamigayga isii

  • @farduusHamble
    @farduusHamble 9 місяців тому

    Alle in la isku xidho, farxada iyo guusha kasoo hadla

  • @omarhassan4901
    @omarhassan4901 5 місяців тому

    Hadan rabo inaan ka sahido nolosha dunida dambi miya taas

  • @hamdiahmed7407
    @hamdiahmed7407 8 місяців тому

    Waxan rajey naya inaan is Badal sameyn dono sandkan inasha alllaha rajo iyo riyoyin wan leyahy allah I rumeyo iso ducey inasha allaha

  • @Mohamed_ebook
    @Mohamed_ebook 6 місяців тому

    Ustaadi kasoo hadal sida xoryad dhaale shaqsiga ku gaari karo in aan ka badneen 5 sanadood kaliya

  • @MucaadJabal-q6u
    @MucaadJabal-q6u 9 місяців тому

    Luqada carabiga si dee ugufudut ee lobarkaraa

  • @samsammaxamuud7476
    @samsammaxamuud7476 9 місяців тому

    Plz luqadaha kasoo hdal iyi sida ugu fududoo lo baran karo

  • @MuuseAbdidaahir-ff3jq
    @MuuseAbdidaahir-ff3jq Місяць тому

    meel aan kala xiriiro baan jeclaan in aan helo

  • @ahmedabdi7074
    @ahmedabdi7074 9 місяців тому

    Sxp kalsoonida nafta tusaaale aniga waxaan Is dhahaa hadad waxaas sameysid dadka maxey ku dhihi doonan' wixii waan iska dhaadaa

  • @umucafiifa9739
    @umucafiifa9739 8 місяців тому

    Waxan raba macalin online wax i ugu dhigo

  • @AhmedMohamed-xx4zw
    @AhmedMohamed-xx4zw 9 місяців тому +1

    ustaad sandkan waxaan rabnaa in aad ka hadasho shaqada iyo xirfadaha iyo waxsoosaarka iyo technologyda mahdadnsanid

  • @ANASAHMED-lz8bi
    @ANASAHMED-lz8bi 9 місяців тому

    Business programs it is very important to me teacher

  • @Heetiye
    @Heetiye 9 місяців тому

    Haaa waxaad ka hadasshay sheeko rayi wwanaagsan

  • @CAAISHANASRI-hl2dm
    @CAAISHANASRI-hl2dm 9 місяців тому

    Waxaan rabaa inaa kasoo hadashaan sida la isga jaro caado aad joogto kadhigay taas ka hortaagan waqti waliba iyo sacad waliba inaa ufukirto si taban taaso sababi karto inaad wax qabsan