GURI MEEL AAD UQURUX BADAN KUYAALA OO IIB AH XAAFADDA MADIINO GAAR AHAAN SUUQ LIIF

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 1 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 13

  • @Omarnor-yt2sf
    @Omarnor-yt2sf Рік тому

    ac shaqada aad hayso ok lakiin waqtiga soogaabi simarkas laguu dhagaysto soomaalido sabar badan malaha soogaabi hadalka markasta mahadsanid

  • @nuroducale7302
    @nuroducale7302 Рік тому +2

    Masha allah.

  • @MaxamaddeeqSheeqcali
    @MaxamaddeeqSheeqcali 10 місяців тому

    Mashaa allahaa abaayo waad mahadsan tahay❤

  • @hakashakin3306
    @hakashakin3306 Рік тому +1

    Waa iimaan la'aan abaayo, ee cilmi la'aan maheyso.

  • @faysalibrahim-os8vp
    @faysalibrahim-os8vp Рік тому

    Xaafadayda

  • @mimipuloo7879
    @mimipuloo7879 Рік тому +1

    GABAREEY ADIGA SOMALIA OO DHAN BAA WADA DAGAN MA XUMO EE HAWIYEH GOBTA SOMALIA QABIILKA KALIYA LAGU DHEX NOLAN KARO CAR ARAG QABAILADA KALE KUMA DHEX NOLAN GARTID HADADAN U DHALAN QABILKA ISKA LEH MAGALADAAS

  • @mohamedsoleimanmomin1825
    @mohamedsoleimanmomin1825 Рік тому

    Abayo videogan cml kaxda kasoo samee waa codsi🙏

  • @cabdiraxmaanyuusuf5713
    @cabdiraxmaanyuusuf5713 Рік тому

    Lamigaas waxa ladhahaa jaale siyaad barasho wanaagsan

  • @idilomar3051
    @idilomar3051 Рік тому

    Mashaa Allah

  • @ismailmuorad1261
    @ismailmuorad1261 Рік тому

    fad lan soogaawi muuqaalka

  • @kamalali79
    @kamalali79 Рік тому

    Asc abaayo sacdiyo xasan waan ku mahadsanid walaasheey video yaasha quruxda badan ee marwalba aad Nala qeebsado ilaah hakaa siiyo ajir iyo xasnaad ilaah haka siiyo walaasheey Amin Amin Amin howl fiican ayaad u heysaa dadka soomaaliyeed mahadsanid markale walaasheey sacdiyo xasan abaayo sacdiyo xasan waan ku salaamay mahadsanid walaasheey video yaasha quruxda badan ee marwalba aad Nala qeebsado iyo macluumawdka qiimaha guryaha ku yaala magaaladeena muqdisho ilaah haku dhowro Amin Amin Amin mahadsanid markale walaasheey sacdiyo xasan