Horumarka Magaalada Burco Ka Socada 2024

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 4 чер 2024
  • Horumarka Magaalada Burco Ka Socada 2024

КОМЕНТАРІ • 44

  • @OsmaanAhmed-sc8ko
    @OsmaanAhmed-sc8ko 29 днів тому +1

    Wad mahad santihin walalayaal muqalka magalada bur waxan jogi jiray wada da xarwade balse imika wey weenatay magalada burco 👍

  • @user-ry8bd9lo9y
    @user-ry8bd9lo9y 25 днів тому

    Gobolka raga waan wataa gar iyo gardarapa niow from hargeisa ❤😂🎉

  • @isseyusuf8888
    @isseyusuf8888 Місяць тому +2

    Mansh Allah republiken of somaliland burco beautifuul city

  • @farhannuh6174
    @farhannuh6174 28 днів тому +1

    MashaAllah Magaala kaa ficin Hargeisa, waa Burco

  • @user-nx4po7ys4v
    @user-nx4po7ys4v 23 дні тому

    Wlhy muuqal Aaad u qrux badan weeye Mahad sanid dhamaantin

  • @AshaAbdi-rd8fy
    @AshaAbdi-rd8fy Місяць тому +2

    BARAK ALLAH BURCO AND THE PEOPLE.

  • @user-qj6qp6tr9v
    @user-qj6qp6tr9v Місяць тому +1

    Waw!
    maashaa allaah.
    qurxiya dalka .
    indr
    ilaaheen ha inoo barakeeyo dalka iyo hormarka.

  • @alidhirif
    @alidhirif Місяць тому +2

    Waa maxay .agaldan pilaa laamiga ah😂😂😂

  • @Tamsim3358
    @Tamsim3358 Місяць тому +2

    MASHALLAH Burco way camirantay ❤🎉 wada xumi uun ba haysa. Waar inanamda soo maad qadaysiin?

  • @yayayacin
    @yayayacin Місяць тому +1

    Haadee masha Allah dee waa rag rag katagay oona dularkahayn

  • @asiya801ayman6
    @asiya801ayman6 Місяць тому +1

    Burning bilaa wadada xumeysay sida kale way wacantahey from Burco 😢

  • @yayayacin
    @yayayacin Місяць тому

    Aaway dumarkii maragaa kaladhala caruunta ceeb eetacaaal

  • @madashawanaga6577
    @madashawanaga6577 Місяць тому

    ALLA BURCO WA LA KHIYAMAAY BAL EEGA LAMIYADA MABA DHISNA CASHUURTOODIINA BERBERA LAGU DHISA YAAAB WALEE REER BARI KHIYAMAY KUWADAN REER GALBEDKA WAR MAAD TIDHAHDAN MAGAALO MADAXDA MARKAYAGA NOO KEENA ILAA LACAGTA SHAQALAHII HARGAYSA WADA JOOGAN QADNAYAY IDINKIINA WAD WADA HADHEEN BARIYOW WAR SIDAN ISU DHAMA OO XAQIIINA DOONTA

  • @princesshawd6859
    @princesshawd6859 Місяць тому +2

    Alow barakee Burco ❤

  • @MFM-vf5kg
    @MFM-vf5kg Місяць тому

    Wll soo badi dhulki hooyo so dhub intaan noolaa gabiley iyo hargeisa un baan arkey 😅

  • @haweyorashid9419
    @haweyorashid9419 Місяць тому

    Buurco boorween waay roobsatay aalehadayo ❤

  • @madashawanaga6577
    @madashawanaga6577 Місяць тому +1

    SPMALIA ODHAN BAY AHAYD CASIMADA SADEXAAD BURCO ADNA BOORAME BOQOL KUN BAA GADHIN BAAD LA SIMAYSAA MISKIIN

  • @yayayacin
    @yayayacin Місяць тому +1

    Waa magaaladii ragu dhalijiray caruuta waayo waxay ku odhanayaan waa magaaladiiraga

  • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
    @MaxamuudMaxamed-sm3ub Місяць тому +1

    Masha allah ❤❤❤

    • @XHARGEISA
      @XHARGEISA  Місяць тому

      Mahadsanid wl teegero wayn.

  • @Abdifatah3
    @Abdifatah3 Місяць тому

    Burco❤❤❤❤❤ my home

  • @user-vt7fk1kx1k
    @user-vt7fk1kx1k Місяць тому

    Waa ciyaa HJ oo xayeysinaya

  • @madashawanaga6577
    @madashawanaga6577 Місяць тому +1

    GANACASTADII BURCO AYA HARGAYSA IYO MUQDISHO DHISAYA OO BURCO ILAWAY WAA IN GANACASTADAASI WADANKOODI TOGDHEER DHISAN HARGAYSA UUN BAY DHISAYAAN IYO WADAMO KALE DADKI WAX HAYSTAY ODHAN HARGAYSA U GUUREEN WAR HOY BURCO U SOO NOQDAA

  • @lodoonelmi6875
    @lodoonelmi6875 Місяць тому +1

    Maa shaa allah marka wanaaga lagu beretemo wax waliba weey hahaagi

  • @Keysek
    @Keysek Місяць тому +1

    Dhinaca saxmada iyo buura la aanta ayay hargeisa kaga ficantey .

  • @madashawanaga6577
    @madashawanaga6577 Місяць тому

    INDHO DERO IYO DAHAABSHIIL WA INAY BURCO DHISAAN IYAGA ILAHAY WAX SIIYEE IYO ILAMA XARBI OU O QAAR KALE OO BADAN

  • @FaysaFaysa-ib8yz
    @FaysaFaysa-ib8yz Місяць тому +1

    Burco waa bilaawado.

  • @madashawanaga6577
    @madashawanaga6577 Місяць тому

    XAARWADA WAXA LOOGU BIXIYAY TOGA TOGDHEER AYAAA SOO ROGAMDA ISAGO DHIRO IYO QASHIN WATAA OO BUURAHA SHEEKH SHEEKH KA KEENAY KA DIBNA XAARWADA LOO BIXIYAAY WAYO XASHIISKII DHIRTU HAYA

  • @amirahassan-hw8ze
    @amirahassan-hw8ze Місяць тому +1

    Aad baad u mahadsan tahay, waxaad I tustay bakhaarkaygii, oo Lana nin kuraas kula horfadhiyaan

    • @XHARGEISA
      @XHARGEISA  Місяць тому

      Thanks Bakhaarkana waanu kuğu Soo bookhan,😄

  • @nuurdheere
    @nuurdheere Місяць тому

    Burao is bedel baa muuq da 2919 kii baa iigu danbaysay

  • @user-fj8vk5og1q
    @user-fj8vk5og1q Місяць тому +1

    Waa masjidkii reer daahirka

  • @mohamedmohamoud4209
    @mohamedmohamoud4209 29 днів тому

    Waar dhirti meeday

  • @Keysek
    @Keysek Місяць тому +1

    😅😅😅😅😅 wallahi fariidba tay indr waxad tiri maysku sii lug darnaa. Iyo iga daba gee 😅😅😅😅😅

    • @XHARGEISA
      @XHARGEISA  Місяць тому

      Mahadsanid, wixii ka danberyay Update bad u bahan tahay.

    • @Keysek
      @Keysek Місяць тому

      @@XHARGEISA ii dhamaystir waxi ka danbeyay

    • @abdirahimmussa2708
      @abdirahimmussa2708 4 дні тому

      Burco waxay uu bahantaye in ahaad loo dhiso wadooyinmka waxbarashade

  • @yuusufahmed3392
    @yuusufahmed3392 Місяць тому

    Dhinac kasta way ka dhisan tahay buu yidhi ka yari 😂

  • @BlackDemonofJapan
    @BlackDemonofJapan Місяць тому

    Waa Copy x c 🎉🎉🎉🎉

  • @user-rx8mi7hl5n
    @user-rx8mi7hl5n 6 днів тому

    FOOLXUMO TII U WAYNAYD ABID DHIIQO IYO DHIRIQ WAR INFHAHA HANAGA ABUSINA