Розмір відео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показувати елементи керування програвачем
Автоматичне відтворення
Автоповтор
maansha allaah waa dhul aad u qurux badan, hargaisa ilaah burco waligay maan arag, reer burco ayaan ahay waxana iigu danbaysay buro 1988 i miss my town walaahi Ak mahadsanid bro
Masha Allah Masha Allah jizakallah kharyn waan uxiisya burco iyo dhamaan somaliland oo dhan
Allaa waxaan u xiisay Burco
Hore u soco walaal Saeed ilaahay haku barakeeyo
Zxb alle hakubarakeeye heesta kada barnaamijka ee nashiido iyo wax noosaar
we love you so much. Burco ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️ Somaliland 🇭🇺 guuuleysat ln sha Allah 🤲. good job 👍👍 guuule lyo gobanlmo 🎉🎉🎉
Masha allaha sAfarwanagsan❤
Masha allah jumuhuriyada somaliland ee barageysan guuuul guuuul guuuul 💪 💖 ❤
Waan ka xumahay 😭😭wadada Hargeisa to Oodwayne to Burco waa dhulka ugu quruxda iyo xoolaha badan Somaaliland ragan Meesha marayaana waa ka yaacayaan oo ma waraysanayaan dadka degaanka sida dhismaha,Bilicda,quruxda iyo Xoolaha Ilaahay dhigay Meesha dawalada Somaalilandna wado laami ah waa ka xaashi dat inay ka dhisto 😭😭😭😭😭😭😭😭
Aad baan u jecelahay safarada nasiib wacan zho
Waa jiilaal
Ilaahay kabaq oo nicmadiisa macaasi how isticmaalin heesta kada barnaamijka wll qali maanta waa aduunyo berina waa aakhiro
Masha allah
Maash Allah tabarikalaha 🤲❤❤❤❤❤. So beautiful 😍guuuuuuuuuuuuuuuule 💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪 Somaliland 💪💪💪💪
Enjoy ❤
Rageedii hargaysa markaan imaado waa in aynu isku raacnaa ilaa ceerigaabo
Mansha Allahe
👍
Ninmankani ma rag aan u dhalan dhulka oo xoog ku dhaafaya? Waar Ragu ma Dhulbahantaa? Mise majeerteen?
waa waa toolooyin ee maaha magaalo
Waad kibirsan tahay kaagan yare Geela iyo xoolaha dhammaan markaad aragto Gaadhiga ka istaaji. Haddii kale Gurigaan kuugu imanayaa Madaxaan midh kaaga dhufanayaa 🦁🇸🇴🐪
Saabir maad soo Duubtid Bariga Berbera ilaa mayd,ama xiis
Ceelxumaaba ka wayn Mahalo madaxda Oodwayne
Ceel Xumo Isii Hoyo Hadaad Caato Yaro Moodo
Deegaanadi8 aaan ku dhashay kuna barbaaray lkn hadda muuse ii diiday inaan ku noqdo
Kebaa codbadnaaa waar ururis ayuu kuhelay iyo dirqi
Ina cali mareexaan ku fahanay
Marka aad xoolaha aragto si degan u socda waayo xooluhu way yaacaan dhinac walba halkaa shilbaa ka dhici kara
Kan xildhibankee kule nimacaa fadhida markay lacagtii dawlda cuntay wardadbaan waxba haynin
Hadaanan dhulalka soomaali weyn🇸🇴 dagto nosoo gudbineyn muuqaal kama rabno wll
Halkan yaa daga?
oo yaa kuraba inaad ka rabto muuqaal yaa kuu yeedhay dad ma lihid kuu duuba
Wixii dawlad kala danbeyey dariqyona ma dhisi kari waayen ileen fooqyo dhistaba garte
Waar ishaa Allah dheh markasta
Waddo ayaad adoo maraya kamarad iska duubteen waxaad na tusteen dad iyo dal toona ma jiro
Haddii aad dheregsan tahay rag baan dhardhaaran. Sxbow kibirka waa lagu jabaa 🦍

Maash Allah tabarikalaha 🤲❤❤❤❤❤. So beautiful 😍
guuuuuuuuuuuuuuuule 💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪 Somaliland 💪💪💪💪