BURCO CASIMADII HORE EE SOMALİLAND

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 7 тра 2024
  • BURCO WA CAADIMADDA GOBOLKA TOG DHEER LOO YAQAAN GOBOLKA RAGGA ‘ WAANA HALKI LAGAGA DHAWAAQAY GOONI ISU TAAGA JAMHUURIYADDA SOMALILAND 1991 18 May.
    Waxaan inoo ha samayn muuqaal ku eegayno magalada iyo goobo tarikh I ah.
    #somaliland #forever #subscribe #share #like ‪@caalinAbyan‬ .
    #viral #viralvideo #2024

КОМЕНТАРІ • 72

  • @NimcoFf
    @NimcoFf 2 місяці тому +4

    Masha allh waa magaalo aad ubalaadhatay sidaas bay dadkeedii hagradeen allow barakee❤❤❤

  • @abdiqaniahmed860
    @abdiqaniahmed860 2 місяці тому +4

    Mansha Allah Burco hooyadii xoriyada Somaliland

  • @s-hayna6421
    @s-hayna6421 2 місяці тому +5

    burco waa magaladaydii-jun.1988 kii ayaa iigu danbaysay walaahi i miss brco caalin abyan mahadsanid bro

    • @maahirkee3656
      @maahirkee3656 2 місяці тому

      35sanosidee umaqneed xiiso kuma haayo

  • @yaxyeqaasim4851
    @yaxyeqaasim4851 2 місяці тому +3

    Maansha allah ma burcaad nagu soobooqatay

  • @dayaxabz9997
    @dayaxabz9997 2 місяці тому +2

    Masha Allah what a beautiful city, Burco should be the capital city of Somaliland

  • @DarayAhmed
    @DarayAhmed 2 місяці тому +1

    Soo badi sxb horey u soco runtii waa taariikho muhiima in la duubo oo kaydka inoo gala si jiilkena dambe u an facaan

  • @user-ms2hu5jp7i
    @user-ms2hu5jp7i 2 місяці тому

    Burcadii hore Susan Shay 37 years baa iguana danbaysay in an ku noolaado making Marian wadsnka Amado hargsysa iyo sheekh naan imadaa Burcana sacado yar naan gadhgaadhas
    ❤❤❤I love Burco

  • @DarayAhmed
    @DarayAhmed 2 місяці тому

    M.a sxb caalin ebyan ❤ allaha ku sharfo

  • @princesshawd6859
    @princesshawd6859 2 місяці тому

    Barakee alow Burco ❤❤❤

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv 2 місяці тому

    Masha alllllah burco wa magaaalada sadexaaad ee ugu wayn dhulka somalidu dagto❤

    • @abdimuse7911
      @abdimuse7911 Місяць тому

      Burco hadeey kuu tahay magaalada 3aad ee soomaali ugu weyn, Boramana waa Ta Koowaad ee ugu weyn somaaliya

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 2 місяці тому

    Roots of Somaliland BURCO🥰

  • @ubahyusuf9629
    @ubahyusuf9629 2 місяці тому

    Maasha allaah Burco qurux badan 🎉❤

  • @Caasha739
    @Caasha739 2 місяці тому

    Masha allah

  • @abdiqaniahmed860
    @abdiqaniahmed860 2 місяці тому +1

    Waa xabaalihii magaalada barxadaa quruxda badan ex burco uun baa garan kara

  • @saynebxasan9049
    @saynebxasan9049 2 місяці тому +1

    Anigaa ka mida dadkaas waku dhashay lakiin waqtihore igudambasay💚💚🤍🤍🤍❤️❤️❤️❤️❤️🤍🤍🤍🤍💚💚💙💙🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @nimomohamud-vl7yy
    @nimomohamud-vl7yy 2 місяці тому +1

    Home sweet home burco 😭😭😭😭😭😭😭😭😭wan u xisay Inshalah I’m caming after muse goes away

  • @faisayussuf6953
    @faisayussuf6953 2 місяці тому

    Masha allah❤

  • @user-ms2hu5jp7i
    @user-ms2hu5jp7i 2 місяці тому

    Magaaladaydii Burco was car I dhaaf burcadii hore
    Thank you saying Hi to Reer Burco
    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  2 місяці тому

      Car idhaaf tukaan auan arkaye ma xaafadba ?

    • @user-ms2hu5jp7i
      @user-ms2hu5jp7i 2 місяці тому

      Kkkk meeshaa golada dhisme ku polo jiray tukaan ku okay baa la of ham jiray
      Waa 80s kii

  • @Gobanimo-gy8gd
    @Gobanimo-gy8gd 2 місяці тому +1

    Maasha Allah ❤

  • @XamseNasir
    @XamseNasir 8 днів тому

    Waa xabaalo zxp😢

  • @salahthefruad9174
    @salahthefruad9174 2 місяці тому +1

    Reer Burco naga daaya ciyaaarta.
    Borama ayaa ah caasimada 2aad Somaliland.
    Burco vs gabiley kkkkkkkk
    From Awdal

  • @abdullahhassan2940
    @abdullahhassan2940 2 місяці тому

    ماشاء الله تبارك الرحمن اللهم بارك
    Burco Dadkeedii ayaa Dayacay intaa way ka qurux badnaan lahayd

  • @asiya801ayman6
    @asiya801ayman6 2 місяці тому +1

    Welcome wl waa run

  • @musaali-dk8cq
    @musaali-dk8cq 2 місяці тому +1

    anku saxo, burco marnaba ma noqon caasimada somaliland. caasimada somaliland waxay ahayd berbera, xagaagana markay kulushahay waxa maamulkii ingriisku usoo xagaa bixijirey magalada sheekh si ku meel gaadh ah. Waxa berbera qabsaday talyaaniga 19kii bishii August 1941 oo ingriiskii cadan u carary. Dib ayaa ingriiskii u qabsaday somaliland iyo berbera 1942 , balse caasimaddii wuu ka soo raray oo hargeysa ayuu ka dhigay 23kii March 1942kii.

  • @umuakram5275
    @umuakram5275 Місяць тому

    Cawa ayan kugu so biiry Camera way fadhisa Xaqiiq Gacanta allah haku barakeeyo abowe❤

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  Місяць тому +1

      So dhawaw um akram Mahadsanid.

  • @Cabdihoobarud12
    @Cabdihoobarud12 2 місяці тому

    Waa kaa haynaa👋👋

  • @user-ms2hu5jp7i
    @user-ms2hu5jp7i 2 місяці тому

    Waaa doowlada hoose beer bay shaman jirtaywayadii hore

  • @Calidhoof-rg2kp
    @Calidhoof-rg2kp 2 місяці тому

    Mansha allh burco guul iyo gobanimo

  • @Zomalij
    @Zomalij 2 місяці тому +1

    Welcome to burco

  • @axmedmaxamed628
    @axmedmaxamed628 2 місяці тому

    burco waa magaalo u wayn

  • @nasteexorayaan7065
    @nasteexorayaan7065 2 місяці тому +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉😢

  • @crisaaqmohamed551
    @crisaaqmohamed551 2 місяці тому +1

    Burco wa magaalo somaliyeed 🇸🇴🇸🇴

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r 2 місяці тому +1

      Burco maxaa ka dhigay magaalo Soomaaliyeed waa magaalo somalilad waa halkii faqash lagu wasay ee sadex jiru kaaraa dhagaxa ku eryaday ee suuqa lawadhay maydiisa kamtan faalso cadceed iyo 1000 kale oo faqasha anoo reer burco ah baa sidaa kugu, leh haku daalin jeedaal

    • @mohamedadem4053
      @mohamedadem4053 2 місяці тому

      ​@@user-sz7sn2rv9r
      Sxb
      Shaydaaaanka iska naaar

  • @yaxyeqaasim4851
    @yaxyeqaasim4851 2 місяці тому

    Waa xabaalo in laga gurana way ku wanaag santahay ❤

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 2 місяці тому

    Caalin Abyan salaan Sharafeed

  • @weirahnetas2402
    @weirahnetas2402 2 місяці тому

    halakaas aad na soo way diisay hadaanu reer burco nahay waa xabaalihii hor ee burco

  • @Caasha739
    @Caasha739 2 місяці тому +1

    Maxaa guryahan quruxda badan loo dayacay daawashaa loo iman lahaa habkey u dhisan yihiin ayaan la tacajibey may ahayn in la dayaco taariikh ayey ahaa yeen

  • @Bashatalents
    @Bashatalents 2 місяці тому +1

    Ala magaaladaydii

  • @Khadarbaashe2024
    @Khadarbaashe2024 2 місяці тому

    Maansha allaah dhiiri galin ayaad mudantahay. Sxb kamaradaaduna caadi maaha..Waa HQ beautiful Job brother

  • @mohamudsalad5750
    @mohamudsalad5750 2 місяці тому

    Wa guri somali lagu kala qeybiyey wax ba hanoo aamanin, muhiimadu wa in somaliland tahy maamul goboleed.

  • @mohamedosmanfarah2147
    @mohamedosmanfarah2147 2 місяці тому

    Burco caasimada sadexaad ee soomaliland

  • @abdifatahismael4073
    @abdifatahismael4073 2 місяці тому

    Magaladadi bad jogta lakin majogo anigu

  • @user-yi1nu9ne8t
    @user-yi1nu9ne8t 2 місяці тому

    Casimada labaad wa Borame.

  • @cawiladem9297
    @cawiladem9297 2 місяці тому +1

    Asc Mr calling. Akhiin wadtimid Burco laakiin hayarey yareyn killbka

  • @hassansheikh-4395
    @hassansheikh-4395 2 місяці тому

    Meeshaa localka goverment iga Ayaa clibkaagii fool xumeeyey ee sirowga ka soo horjeeda ayaa Duubistaadii qaribay ,Orodoo hudheelkii Cawaale suqaar noo soo duub ilaa sayladii iyo wadadii Ood wayne.

  • @khadaribrahim6418
    @khadaribrahim6418 2 місяці тому

    Asqadu. Waa. Jirtaa

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  2 місяці тому +1

      Saw maha maxa dawo u ah ?

    • @khadaribrahim6418
      @khadaribrahim6418 2 місяці тому

      @@caalinAbyan dawo. Maleh. Quebaha. Hada. Tago. Asqad. Igama. Baxdo. Waxan. Ku. Qasqoobay. Barbara. 2001. Jaama. Laayey. Daruuraha. Iy. Shidhka. Hawdkuna. Asquu. Leeyahay. Hargeisa. Kuma. Asqoobo. Waa. Halkaan. Ku. Dhashay

  • @MohamedYusuf-xb2sb
    @MohamedYusuf-xb2sb 2 місяці тому

    Oo-daas maxaan Dul fadhiisstay oo shaah ku Cabbay,xitaa Waqtigii dugsigaygii Hoose/dhexe Maakhayadahaa ku soo jeeda ayaa an nusu-saacaha Aadi jiray.

  • @comtheable
    @comtheable 2 місяці тому

    Manta waad soo dhaaftay xeradii hargeysa iyo xafadii

  • @yaxyeqaasim4851
    @yaxyeqaasim4851 2 місяці тому

    Habeenkii xaga hudaa laduubaa

  • @dahabiyesdahabiyes9041
    @dahabiyesdahabiyes9041 2 місяці тому

    Burcana ma tagtay

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  2 місяці тому +1

      Waan tagi jiray lkn waxba kama duubi jirin doorkan ayan ka duubay .

  • @Abdi-zv6ex
    @Abdi-zv6ex 2 місяці тому

    Burco waa magaalo isku fidsan halmarna dusha lagawada sawiri karo.
    Burco wali waa magaalo Yar malaha maanta Jigjiga dhaafay dhinaca balaadhka.

    • @asiya801ayman6
      @asiya801ayman6 2 місяці тому

      Maaha Burco waa magaalo weyn video aan si wacan loo duubin

    • @Abdi-zv6ex
      @Abdi-zv6ex 2 місяці тому

      @@asiya801ayman6
      Macquul weeyaan wll

  • @maahirkee3656
    @maahirkee3656 2 місяці тому

    Caalin muuqaalada waad dhaadheraysaa sogaabi 10minet haduu ka bato xiiso mayeelanaayo midakale shekada ayaad badisaa habadin sheekada

  • @user-ms2hu5jp7i
    @user-ms2hu5jp7i 2 місяці тому

    Burcadii hore Susan Shay 37 years baa iguana danbaysay in an ku noolaado making Marian wadsnka Amado hargsysa iyo sheekh naan imadaa Burcana sacado yar naan gadhgaadhas
    ❤❤❤I love Burco