Xiisadda qabuuraha Iskuul Booliisiya, 49 qof oo ku dhintay doon ka baxday Soomaaliya | Qubanaha VOA

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 1 сер 2024
  • Qubanaha VOA qodobada ku jira waxaa ka mid ah; 49 qof oo ku dhintay doon ka baxday Soomaaliya, dad isugu soo baxay qabuuraha Iskuul Booliisiya, Eeyo ka qeyb-galaya sugidda amniga Muqdisho
    Madaxweyne ku-xigeenka Malawi oo ku dhintay shil iyo qodobo kale.
    00:00 Furitaanka
    01:18 49 qof oo ku dhintay doon ka baxday Soomaaliya
    06:56 Madaxweyne ku-xigeenka Malawi oo ku dhintay shil
    08:41 Dad isugu soo baxay qabuuraha Iskuul Booliisiya
    14:50 Antony Blinken oo xabad-joojin ugu baaqay Xamas
    18:54 Dambiyo la tuhunsan yahay in ay ka dhaeen Darfur
    20:19 Eeyo ka qeyb-galaya sugidda amniga Muqdisho
    23:21 IMF iyo Kenya oo maanta gaaray heshiis cusub
    26:57 Maroodiga oo la ogaaday inay magacyo isugu wacaa
    Mar walba nagu xirnow
    🟠 Rukumo VOA Somali / @voasomali
    🟠 Muuqaallo dheeraad ah ka daawo: / voasomali
    🟠 Wararkii ugu dambeeyey ka hel: www.voasomali.com/
    🟠 Nagala soco Facebook: / voasomali
    🟠 Ku xirnow barteena Instagram: / voasomali
    🟠 Nagala soco Twitter: / voasomali
    VOA Somali waa isha loogu kalsooni badan yahay ee wararka Soomaaliya. Waxaad naga heli kartaa wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliya iyo Soomaalida iyo caalamka. Barnaamijyadeena waxaa ku jira warar, wareysiyo iyo warbixino ka hadlaya mowduucyo kala duwan sida siyaasadda, arrimaha bulshada, ganacsiga iyo madadaallada.
    Waxaa ka mid ah Qubanaha VOA oo ah barnaamij teleefishin oo baxa shan maalin toddobaadkii, Axad illaa Khamiis. Idaacadda waxaa ka baxa barnaamijyo ay ka mid yihiin, Galka Baarista, Bandhigga VOA, Ileyska VOA, Faaqidaadda Toddobaadka, Arrimaha Mareykanka, Arrimaha Islaamka Dhakhtarka Weydii, Caweyska Washington, Wicitaanka Dhageystaha, Faaqidaadda Ciyaaraha, Madasha Haweenka iyo Barnaamijka Dhallinyarada.
  • Розваги

КОМЕНТАРІ • 42

  • @FaadumoAbshirMuuse-yw5hd
    @FaadumoAbshirMuuse-yw5hd Місяць тому +11

    Allaah ha u naxariisto intii dhamaty

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 Місяць тому +3

    Mahadsant walaalaashey VOA falastiin ❤❤❤❤❤

  • @FaadumoAbshirMuuse-yw5hd
    @FaadumoAbshirMuuse-yw5hd Місяць тому +4

    Inta maqna Allaah ha soo sahlo

  • @user-jo4ns8eo8r
    @user-jo4ns8eo8r Місяць тому +1

    WERIYE SARE CAASHA IBRAHIM ADAN SHARAF WEYN E II TAHAY WARARKA AAD SO GUD BISO IN AAN DAAWADO GULEEYSO

  • @ubax3018
    @ubax3018 Місяць тому +1

    Qabuura 1975 ayaa lagu duugi jiray saraakiisha booliska
    Adeer waanoolnahay dadkii
    Hore

  • @user-ix2ll8uz7o
    @user-ix2ll8uz7o Місяць тому +1

    Caasha ibrahim Adan isha cuud

  • @husseinabdi6396
    @husseinabdi6396 Місяць тому +1

    Asc aniga Wallahi in aan tahriibo abidkeey niyadeeda masoogalin

  • @khadijaibrahim3054
    @khadijaibrahim3054 Місяць тому

    WERIYE SARE CAASHA

  • @xasanaxmed5850
    @xasanaxmed5850 Місяць тому +1

    👋 Weriye Caasha Cuud.

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 Місяць тому

    Caasha cuut mahadsant walaalaashey ❤❤❤

  • @xasanaxmed5850
    @xasanaxmed5850 Місяць тому

    👋 Weriye Xuseen Bare Aden.

  • @clwalimaxamed7590
    @clwalimaxamed7590 Місяць тому +1

    Voa

  • @Abdi-uy2jj
    @Abdi-uy2jj Місяць тому +2

    madaxdii hore ma haweysanin in meet la faago

  • @mohamedSagal
    @mohamedSagal Місяць тому +2

    dadka yeman u tahriibo waa dad malag un wado sikale laguma qeexi karo waayo yaman dadkeedii baa macaluul u dhamaanaayo

  • @xasanaxmed5850
    @xasanaxmed5850 Місяць тому

    👋 Weriye Shirwac.

  • @qureyshaahmed505
    @qureyshaahmed505 Місяць тому

    Wariye caasha cuud gabarsare

  • @mohanabdi3715
    @mohanabdi3715 Місяць тому

    Blinken waaaa ahlu Naar munaafaq ah Xabad joojinta waxaàa diidan Yahuuuda

  • @abdijama3375
    @abdijama3375 Місяць тому

    Afka yuhuuda ayay ku hadashss

  • @Shariimahamad
    @Shariimahamad Місяць тому

    inti ku dhimatey ala ha u naxristo

  • @user-ys6dl1sj9f
    @user-ys6dl1sj9f Місяць тому

    asc

  • @SuldaanxayirSuldaan-od1fb
    @SuldaanxayirSuldaan-od1fb Місяць тому

    Qabuuraha laqu fayo culimadana ay kajawaabeen waA quus loosameeyay dad dan yarta ah

  • @AmiitaaAmiitaa
    @AmiitaaAmiitaa Місяць тому

    Fadlan somalida iyo eithiopian gooni ha loo kala aaso yaan la isku darin

  • @WarsanOsmaan
    @WarsanOsmaan Місяць тому

    Xataa meeydka lafagaayo waa la canshuurayaa oo warqada Dowlada hoose ay soo siineyso oo meydka lagula baxayo waa lacag anagaa wax aragnay

    • @AmiitaaAmiitaa
      @AmiitaaAmiitaa Місяць тому

      😂😂😂😂😂run iisheeg inaadeer Hasan dhaqaale xataa aakhiyo Maka sameeyey

  • @user-hu9cx5nq9b
    @user-hu9cx5nq9b Місяць тому

    Arrintaan wàa ceeb

  • @cabdiqaadirhamuumi6156
    @cabdiqaadirhamuumi6156 Місяць тому +1

    Netanyhu iyo kooxdiisa ma ogolaanayaan in heshiiskaas la meelmariyo bin qafiir wsr maaliyada iyo wasiirada netanyhu weey ku taajireen dagaalka netanyhuna waxaa sugeeyso maxkamadii marna ma ogolaan doonaan heshiiska yaab!!!

  • @AmiitaaAmiitaa
    @AmiitaaAmiitaa Місяць тому

    ICC Africanka ayey ka adagtahaye Israel hasoo qabato

  • @dhurwaalechannel6137
    @dhurwaalechannel6137 Місяць тому

    Xukuumada xasan gurguurte kuwii ifka ku noolaa markey dhulkii ka qaateen ayeey Kuwii dhintay ka dabatageen ee Ilaahey iimaan ka haka qaado dhulkaana cidwalba oo degta ama iibsata masiibo deg deg ah Ilaahey haku rido iinshaa allaah

  • @Abdinoor51
    @Abdinoor51 Місяць тому

    Xasan shiikh, in uu dal dhiso iska daaye qubuurihii ayaa ka baxsan la" ixtiraam daranaa oo damiir xumaa aawey islaanimadii maxaa laga dooneyn qubuuraha🤔😡😡😡😡

  • @HamzaRashadMussa
    @HamzaRashadMussa Місяць тому

    Kudayo puntalnd kudayo wxaas dawladda xamar anaga wxba nagama galin

  • @fadumosheekh3193
    @fadumosheekh3193 Місяць тому +1

    5 sano oo farmaajo joogay tahriib majrin rajo ayaa umuuqatay dhalanyarada somaaliyed balse kuwa nool iskadaaye qabuurahiii ayaaba badbaadi la

  • @user-hu9cx5nq9b
    @user-hu9cx5nq9b Місяць тому

    Shame on you Somali government

  • @user-ej5ww9zt3h
    @user-ej5ww9zt3h Місяць тому

    Waxa dowlad ino ahaa dad qabriga yalaleyahay wadowlad medki baxsanlaaa hadaa😂😂😂

  • @hyusuf2207
    @hyusuf2207 Місяць тому +1

    Ku dayo putlan kudayo siday dawladeedu tahay

  • @user-bx1bp9cv9y
    @user-bx1bp9cv9y Місяць тому

    VIOE VIOE FAQASH TO QOXOOTI DABO DHILIF YAAAL LASHA QEEYA CADOWGA SHISHEEYE WARIYE VIOE FAQASH TO QOXOOTI DABO DHILIF 😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @sagalhaashi1483
      @sagalhaashi1483 Місяць тому +1

      Are you ok qabilke kuqaday kuma dhigo

    • @Hasanali-kt2xh
      @Hasanali-kt2xh Місяць тому

      Xanuunka ku hayo Allaha kaa caafiyo.

    • @AliHusseinMohamed-ig3qr
      @AliHusseinMohamed-ig3qr Місяць тому

      ​@@Hasanali-kt2xhhawiye darood midna isma dhaman wa dadka dalka dowld u diidey

  • @Commentkudhigle-s1g
    @Commentkudhigle-s1g Місяць тому

    HAWIYE IRZAAQADA SI XUN AYEY KU RAADIYAAN