Maxay Japan Dib ugu Soo Noolaynaysaa Ciidankeedi Weynaa ?
Вставка
- Опубліковано 9 лют 2025
- kanaalka : / ogaansho
twitter : OGANSHO_CHANNEL
facebook : OGANSHO
fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
#kanaalka_ogaansho
Ilaaahay soomaaliya ka dhig hogaamiyaha caalamu Al islaam iyo wadanka xoreeya falastiin .aamiin
Amin adiga ayaa kadigi kartid kalix karti iyo caqli ayey ubahanthy kalix maahn awod sheikh sharifkii 2006kii yaa noso celiyo ayan leyahy halyey ayu ahaa sidaso kle ninki somalia gacnta ogudigi lahaa
@@haa8793 inshaallaah mustaqbalku wuu iifayaa adiga iyo aniguba iyo cid kasta oo kartideeda leh inshaallaah ayaa umadda kor ukicin doona .
Shariif 2006 maxaad ku falaysa cali dheere ayaad 2024 haysataa hadii argagaxiso maan yari ku socota faaido leedahay@@haa8793
😂😂😂
❤Aamiin
Hadii Aad U Jeedo Magaca Allah (الله)
Ya xeywan magacad ku qarabeneso habarta malahan dhiig
@@munasarabubakar117 ani hoyo wey iso tarbiyesay mana caynayo hooyo mcn Mel walbo ey jogto😭😭
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Mashalah ustaad omar inashar
Ku sali Nabi Maxamed scw ❤
scw scw scw.
jimce mubaarak wl saxane
Salalaahu calayhi wasalam
Sheikh mustafe: somalia waxa lagu maamulaa chapter 7 oo ah isma maamuli karaane haloo taliyo! Adduunkan cidna cid kale wax uma sameyso illaa ay danaheeda kadhex aragto! Siyaasadu waa dan joogta ah! Madaxdeenna ilahey intas ha fahansiiyo😢
We fahansan yihiin lkn nasiib daro waa munafaqiin! Dadka caqligooda ma bisla😢 oday tuug siyaasi ah baa qabyaald lagu difaacay
@@mohaakram2780siyaasinta xun wxa kaso baxeen shacab xun shacabka wangsanaado Madx wngsan kaso baxeysa kuwa manta qabilka lgu difaacayo Cali bani abii dhalib wxa u dhahy umda wngsan madx wngsan kaso baxayan
Inta rumeysan in ay Shanta Somali ay midoobi like saar❤❤
Our Golden voice waxan xasuustay taariikhdii Magoolka Indhayarta waa kuwa ugu naxriista daran hadey awood yeshaan
24 hours ayaad ku soo galisya saddex muuqal another level bad tahay ustaad keep going 😂😊
Gacmaha ilahey hakubarakeeyo hadii aad janalkeyga ii booqato 😥😥😥🙏
gacmaha Alle ha kuu Barakeeyo na waa dhahee wax alle jecelyhy na masoo dhigeysid sabab wll
Mazuul sare omar inshaar❤
Ogaansho best channel 📈
Waa sax mudane inshaar aa in aan anaga soomaali ahaan aynu iskutiirsanaanaa oo aan beesha caalamka iyo waxan lasheegayo aanaan kafirkirin waxaan rajaynayaa in soomaali ilaahey mideeyo ishallaah wabillaahi tawfiiq❤
Mahadsanid nin aragtidiisu dheertahay
Ustad allaha ku xafido
Walaahi shaakhu warka wuuhayaa in chiniisku kaxunyahay kiristaanka hidiyana kudar ilaahaay labadaa aduunka kumusoosaaro aamiin
Somalia waxeey ku dadaaleysaa. In qabyaalada la xoojiyo. Tuulo walbo eey calan cusub sameeysato. Waa umad south sudan. Ka aqli liidato.
اللهم انصر اخواننا في فلسطين ❤
Mahadsanid Cumar from Canada 🇨🇦
Mahadsanid ustaad cumar inshaar ❤
Gaal noca uu doono ha noqdee waxa uu raadinayaa sida muslim loo dulaysan lahaa lkn muslimku wuxu ku dadalayaa siduu gaaal u rali galin lahaaa😢😢😢 yaaa rabi noo gar gaaar
Masha Allah ustaad nin aragti dheer tahay
Mahadsanid sxbow waxbadan ka fahme
Ma shaa allah
thanks ustaad omer
Ogaansho wax fiican ayaad bulshada usoo gudbisaa
Subxanalaah gumeeysi qarni idhaw ayaa wali ku beeran shacab iyo dowladba ilaahow waka magan galnay in aan sidaa noqono hadaa nahay islaam
Mashalah ustaad
Hal.maalin iyo laba mawduuC aaa war cumaraw thanks wll ogaansho quudka maalin laHa ah bay qayb nooga tahay❤😂
Waliba sacaado badan uma dhaxeeniin midna 1pm ayuu soo dhigy midkii kalana 5pm
Afar saac oo qura udhaxaysay❤😂@@ahmedmohamudduale2797
Jimce Wanaagsan Walaalaha Soomaaliyeed ❤☪️
Aduunka waa layso hub aruursanayaa somalida un baynan maskaxdooda heerka gaarsiisanayn
Golden voice❤😊
Ogansho please reply😢😅
Deedna
@@younesmohamed6317 nocas matahy😂😂
maxd fa'idi marka sxp waar waa qof adigo kale ah hays liidine orod adba furo youtube so gudbi waxd taqano ama wax baro
Maqluuq raqiis ah
@@Abdimajitt😂😂😂
Ogaansho keep going
Ok
2024 waa jira dad somaliyeed 🇸🇴 o wali aamin in reer galbeer & usa ciidam u dhisaayo oo nabad ilaalin ah
Cajiib 😂😂
Allah guuleyo reer Palestinian ❤
Hanbalyo 1m
Xaqiiqda qaraar Dawlada Somalia hada ka dhisan Waa Gaalo 🤷♂️
wll waayo mxd sidaa u leedahay.
inta aadan raadin wllkaa wax aad ku xumayn karto ama aad diinta uga saari karto marka hore raadi wax aad ugu dayso ama aadan ku xukumin gaalnimo ama in uu yahay qof xun..
Thanks pro 👍
SOMAALIYA yaa umaqan allah kaliyah
ANAGANA BEESHA CAALAMKA AYAA NA DIFAACAYSO HHHHHH ALLOW ALLE
Ustaad sare omar inashar❤
Horta inaga maxaa inaga galay japan ogaanshow adoo maalin ka sheekaynaya magaaloyinka somalida laguma arag mxad ugasoo sheekayn laadahay boorama,hargaysa,berbera,saylac,moqdisho mxd ugasoo sheekayn laadahy abii axmed iyo dad aan ku aqoonin aad ku daalaysaa
Walaalayaal iso raaca fadlan 😢
Mhdsnthy Ustaad ❤️🫶🏻 Omar inshar
DAWLADEENNIINA NASIIB DARRO CIIDANKII IYADAA HALLIGAYSA SI AY DANO KHAAS AH U SII ILAASHATO.
waad mahadsantahy omar walal maalin hore waxaan aad ooga xumaaday dhibaatada dalkeena markaad kashee oo aad ku xeel dheeraatay dadkeena 30 jirka dhibaato mooyaane waligood rajo looma sheegin marka walaal markasta sidii dhibka loga bixilahaa ku soo dar rajo fiican rajo fiican
Ustaad ma jiro moobil aan Soo iibsado ilaa waxaan jeclahey muuqaalada ogaansho wax ka mid ah iney iigu jiraan
One million I gaadhsiiya pro
2024 inagu waxan ku dedaalaynaa Reer hebel iska celiya Nasiib xumo
Walee inaadan been ku sheegin Omar Inshaar ilaahaay nagama adeejiyo indho huunyo waa cunsuriyiin xun reer galbeedkaa dhaama subxaanalaah isuma dhowa waxba kuuma ogola iyaga iyo yuhuudba belaayo haku dhacdee waanan aaminsanahay indho yaro inaysan bani'aadamimada Aqoon yahuu.
Ilaahay soomali haka dhigo kuwo isku duuban oo hal jidha
Awoodna aduunka ku yeesha
Wllhi. Somali hadan. Na nay. Ilaa qiyamuhu. Ka. Dhacaayo. San. Miyaan. Ahaa nay. Naa. Damiir. Miyaan. Lahayn. Niyadan. Ka dhima. Nay. Wllhi. Mar marka. Qaar. Waan. Ilmeeeyaaa😢😢😢😢
Masakaxda aya nalaga qabsaday inan tunelo udiyarsano xalane marka hore an kasrno galo dhulkena kow mesha lagahesto somalia meshaa waayo
Xalane waxba kama galin waxa sheegeysa somalida iyagaa juhala ah oon maamul aqon
Sher xirfad waan lasoo degay laakiin iimashaqaynaayo shuruudo badan ayuu igu xidhay maxaa xala
Asc🤝
Inta ogaasho wax ka kudhisato like
Macalinkeyga oomar inshaar 🫡
Inakana siyaasigeena xubaa madaxa isu keensudhay dadkiina inaga reebay
Indhayarta waa mushrikiin waana waxa ka keenaya naxariis darada
Ereyada omar inshar maxaad kataqaana
Kun sadar xoos iidhig mudane
Jaxiimo holcayso
Kabad badis ma,ahan
Dhagta isoo dhawee mr faarx
Omar ogaansho
Aadan sahan baa ina barey ciidankan❤
Dadka aqli xumaa war like iyo wax lamida umbay ku waydiin wax barta nimanyohow aqliga koriya
Video baad si teel teel ah usoo galineysaa kadib dhowr maalin aad maqneed horey usoco
Qoraaladiisa lasoco wuu mashquulay arrimo iyo nasiino
عدوة نصابي النقود "الغلان" إنتقلت إلينا
ما بال هؤلاء لو ذهبت إلى قناة عربية هتلاقيهم زلو ذهبت إلى قناة انجليزية مسلمة هتلاقيهم
idhayartaa waa naxaris daranyihiin
اللهم صل على سيدنا محمد وعلى آل سيدنا محمد وعلى أزواجه وذويه كما صليت على سيدنا إبراهيم وبارك على سيدنا محمد وعلى آل سيدنا محمد كما باركت على سيدنا إبراهيم في العالمين انك حميد مجيد
اللهم انصر اخواننا المسلمين والمسلمات والمؤمنين والمؤمنات الأحياء منهم والأموات برحمتك يا أرحم الراحمين
اللهم انصر اخواننا في فلسطين 🇵🇸
اللهم امين
indha yarta wlh wax ka xaasisan malahan ma wanaagsano in ay helaan awooda galbeedka
Xata wexeey awoodaan in ay hilibka bini aadamka cunaan😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Sax😮
Soo baar
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
Somalia ya umaqan ya ciidan u ah ???
Umadda somaliyed hurdada haka kacdo oo ciidan dhistan
🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Mahadsanidiin
Ustad somaaliya inta sharecada islaamka lagu dhaqayo ma hagaagi doonto
Farmaajo wuxu dhisaayey ciidan xoogan lakin cadowga umada somaliyed aya burbiriyey awooda CXD SOMALIYA wna sababta xasan sh dalka ugu talinayo karamadi daljana dhulkey gashey SOMALILAND na mamul ku dhisan itoobiya wa walaheen SOMALIA RIP sory dalkeygow 🇸🇴
Farmajo waki muwadin somaliyed cadaw udhibay adna wali qabil.mad kudifaci cidanku dhisanayayna wxy ahayen mid udantisa kugadhayay mu xilka sinabada ugadago isagon kudarsan mudo
Halka Inaga Aan ku faraxsanahay in Atmis nala-sijogaan 2024 waliba Gaala kuwa ugu-liita....maxa yaab isdaba yaala
9:45 9:45 9:45
Shiicadu waa dad muslim ah kuwa tukada iyo kuwaan tukan suniguba wuu leeyahaye umada kaxisho
Isbadalka umadaha aduunka. Somali kaalintee kaga jirta dad ahaan bro
Ayagoo dhan Waa Odayaal Maxeey is Difaaci Karaan reer Jaban
Ader cilmi iyo dhaqaale ayay hystan Wxba kuma aha adoomaha africanko kale maaha Hhh
Sheer xirfa malugu bartaa forex
Sheeka carbeed baad haysaa
Xilimaa hogaamiyayaasha soomaaliyeed isu diyaarin doonaan soo celinta ciidankii awooda lahaa
❤❤❤❤❤❤❤❤ my teacher omar inshar
❤
Filming kororsi. 🎥
Inshala waxaan rajaynaya 20sano ee soo socda in somaliland dal ka gooniya somalia 🇸🇴 noqoto, somalia wadan dhisan oo lugihiisa isku istaaga noqdo
Walaalehiina beesha caalamka iyo wlaalhen itoobiya ina difacaysa
Dofar abidki madahiro
@@mustafefaarah3285 kllkk kkkk
Umad isdhiibtay umad maahan ee waa eber
Meesha somaliya quudkoodi xadayaan cajiib rabiyaw madaxwayne IGA dhig waxa balan qadaya cidanka somalya inan Ku bixiyo10000000000000000000000000000000000000trtr
Usuhs
Share xirfad number la kala xiriiro ma ledahay omar
Cumar inshaar waxaad xumaatay iraan oo yuhuud ladagaalamYsa inaad been cad nooga waranto shiicadu matukato soomaalidaba qaar aantukan weyleeyihiin doqonoow yuhuudaD ushaqaysaa
Cumar inshar iyo Abii Axmed maxa kla heysto 😂😂😂
Hahaha jaxiima holoc tufaysa 😂😂😂😂
Japan waxay ka mid tahay wadamada saldhiga military ku leh wadanka Djibouti.
Maalin anoo hormaraya garoonka diyaaradaha Djibouti ayaa waxaa soo maray bas ay saaran yihiin ciidamada Djibouti, baska muraayadaha daaqadaha ayaa furnaa deed na salaan ayay ii saareen ciidamadii baska saarnaa
Sababta ma garanaayo 😂😂😂
Waa mida kaliya ee aan hubo in ay yihiin kuwa ugu arxanka daran indha yarta 😡
Virst 😢
Xoolo😂
Maxad Ka wada caws de ma rabta 😮
N
reer galbedka wax dhaamo malaha hadi indho yarta awoood yeshan iyo russia wala hogaa runtii waaa qomiyado jahilin ah cunsurinimo lafaha kaga jirto
Haha
Niyaw cumaroow ma og tahay in hadii uu hoos u dhac ku imaado ciidamada reer yurub in ay taasi soo dada jinayso caalam robotis taas oo sabab unoqo neysa in reer galbeed ay sii xukumaan aduunka sida ay yihiin si ka balaadhan markaa hadii aanay jirin dhalin yaro is qortaa taa macnaheedu maa ha in aanay jirin maskax sida hadaba muuqata ee uu marelkanku shaqa gali yay robot kaas oo awood ule in uu qaado halkii il bidhiqsi in taas oo sawir cumarow markaa waad og tahy in wakh tigan in aduun kii waxyaabo badan oo aynu wakhti dheer ina gu qaadan jirtay in aynu sameyno in uu hawshiiba soo koobay AIkaas oo ay gacanta ku hayaan reer galbeed waanay fudu dahay inay sameeyaan robot iyo wax ka waynba
been aminsan thy 😂
I'm from America ID in California's OGAANSHO wazaq tahay I support you pro I know a although you hates my country and another near like UK😂😂😂😂🤟💪🙋♂️👊👊
We don't hate you but we hate colonization
We don't hate you we hate colonized
Waa lacunaa usa iyo ukba 😂😂😂
Inte ku tala horta ma galkacyo Moda wll?❓😂😂😂😂🤟🤦♀️🙈
Are u oky maxaa kaa galay uk iyo usa