@@aishasiciid3846Habeenkii inta seexato miyaadan soo kici karin wlshy habeenkii ugu dambayen 9:00 seexo 6saac ka dib soo kac 3:00 habenimo meelahaas ka dibna soo kac oo tuko 2 rakco salatu layel ah iyo Hal rakcoo witri ah I.a
Xita haday qabil keda iyo abtir keda guurigi ay daganed iyo asaxabti iyo mesha ay isku barten shiqi mehriye iyo mar qatigi hoyada wax badan. Aye ka cawin karta. Hadey rabto ine ka Cawiso wilkeda 😢😢😢
Mamada ani shaki wayn ka qabaa lug baa ulaaban runta ine abaareen darema wiilka inu dhoho hoyo way kala hadle dhoho😢 Ine xumaan wayn ku kala tagen e rabbin ine raadsato madama xiligi oga baahida badneed garab ka helin 😢 hade oo so korsatana diideso inu shegto Sanado bdn wadan e jogty qof kamidah sisaxan magcisa ama qabilkiisa ma shegin 😢hadana wajiga ma furan taaso u sahli laheed in qarkood mgca iyo wajiga iyo mesha isku so qabtaan🤔🤔
@@muwaarakgroup655 Wax badan ayaa dhici karo, oo aan anaga qayaasi karin, waa aragtaa sida ay warka u qasayso, dhibkaan in uu soo socdo wey ogeed, oo wiilkeeda ogaan doono. Marka Allah ayaa garanaayo, laakin aniga waxaan u arkay qof dhib badan soo martey. Allaha u yasiro,?wiilkana Allah unsahlo aabagiis.
Hooyada dhibane ma .ahan wax bey qarine mida ey leedahay abahiis taksi uwadi jiray sacuudi nin somali taksi kama shaqeyan beented waaye waxban rabay inan so qoro laakiin inan ku fogaado ma rabo mamada
@@Sacdia_simanugu dambeyn wilkan inaysan xalaal ku dhalin van u maleynayay ugu dambeyna wayba qiratay..ayadoo leh dhalinyara nima na qaday , meel ban iskula dhuman jirey😢
I absolutely adore this young man. He is very calm and respectful to his mother even in this stressful and sticky situation. May Alleh swt make it easy for him and give him more patience
Marka la leeyahay waxaad taqaano guurso Wax la garanaayo haakuu dhalaan Waa wax fiican taasi Ilmahaaga u xulo hooyo ama aabo la garanaayo...... Wiilkaasna illaah haa u sahlo abahiis ONE LOVE SOMALIA ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Waa arin wareer ku jiro Hooyada wax bey qarinaysaa Somali inta badan 2 bo magac ayaa loogu yeeraa ama Naynaas caan ku yihiin wiilkaan miskiinkaa Aabihis allah u sahlo.
@@UmzakiUm aniga mar hore ayaa iigu danbeysay jida wan maqlay in lajijibiyey dhismo cusub laga bilaabay aniga; bawaadi iyo barimaan ayan ka dagana jida 2011 ilaa 2021 wan joogay Saudi labadaas xaafadood dad caanka ahaa wan garan kara qufkii xawaalad ku heystay qufkii dukaan kulaha qufkii harqaan tolijiri kiilo sabcana sidaas ayaa lisku garana maqaayada walaalaha ama maqaayada axmadey caliyow kiilo sabca caan ayey ka yihiin sidaas oo kle waa loo heli kara
Asc. This mom there is a lot of things that is wrong with this story. Sister help your child to find his parent. If you find him tell him. If you are his mom tell him. If you are not tell him. If you had him with no dad tell him the truth. When you are young u make a lot of mestikes so tell him the truth and clear up confusion. Today you are alive and you are breathing so look at his face and tell him. Tommorow you might not have the chance. When I was watching his face I was really sad so stop what you are doing.
Thanks most of people don't understand or image what he's being true otherwise nothing is granted you may gone tomorrow 🙏 please lying is a never good thing 😢mom😅
Tan waa masiibo laba mid waaye inanay dhalin wiilka iyo inay sikhaldan ku dhashay naag nin guursaday ma aqoon wayso allah qalbiga u adkeeyo wiilka waa miskiine
Wiilkan dhalinyarada ah aabihii alle ha usahlo,maamada waxa la rabay inay wejigeeda furato si ay ugu fududaato arinta sheekadana si sax inay ushégtay ayaa larabay maadaama wax laraadinayaa ay waqti fog kasoo wareegatay alle ha usaqiro ayaan leeyahay dhamaantooda waa arin xanuun badan run ahaantii😢 Sheekada nala soo socodsii ridwaanoow dhamaadkeeda insha alah mahadsanid.
Talo kooban baan siinaya wiilka Marka hore hooyo ha dhibin 😢🎉 Marka labaad Raadi ninka kenya joga ee ay mamadu shegayso ee ay lambarkiisa hayso si uu wax uuun tixraac ah ama xog ah kaaga siiyo aways ama xataa walshis ama xataa sxpadood😢🎉 alle na talo saaro ❤ wll anakuna ducada kuso aqrinaynaa in alle isaga oo nool aabaha ku tuso
Ridwaanaw wareysiga deb ugu noqo maamada wajigeda bananka ha keento yay is qarin cid taqaan ba dhici karta in la helo inti igu raacsan like ha saarto plz wiilka kurbada haysa Allah haka feydo😭😭
Wajiga fur maxamed yarowga hala waydiye odayga dhintay qabiilkisa qabiilka odayga hala raaco aways nin layiraahdo oo sucudiga ku nola sas u waydiya mamo adna u hagar bax wiilka😭
@@ifraaxcabdulahi1256 sxp waxaad u fiirisa qaabka ey jawabta u bixineyso waxey iska ilaalineysa qof raadkisa la helaayo iney sheegto tusaale waxa kugu filan gabadhi ey dhahde nairobi be timade ana aweys weydiye bee dhahde hadana marki dambo waxe dhahde gabadha ba waxe idhahde wiil aan shukansan jire sxpkis aweys ba dhinte 13:49 meshan si fican udaawo ila 3daqiiqo
Qooqa qaar wa indho beel iyo qofka in god ku rido iyo meel Aan la aqoon gabdho guur sada waxad taqaan naan Aad dhashaane waxa la yaqaan sharafta caruurta dhali dontan illa liya sharaf tiina dhowra hadii kale tano kale idin ku dhaceyso Allow sahal Amuuraha
Sidaan sheeekada ula socdo oo aan is leeyahay qofkaasi ay maamada sheegtay ayaa la heli karaa umbey dhihi wuu dhintay marka illahay isaga naga og waxa jiro allow u sahal wiilkan aabihiisa hoyadana kurbada kafeyd yaarabi
@@umeymazaki3927 Guurka waxaa lugu ilaaliyaa nasabka marka wax badan ayaa inaga qaldamay burburkii dalka sido kale qudbo sirada iyadana wax badan ayay qaribtay marka howsha waa isku murgan tahay
Somali waxaa kula yaabay is dabaaliska wax kaste ayagoo u jeedo ayey qarqariyaan habartaan wiilkaan meher la'aan ee ku dhashay weyba cadeysay iney meel isla gali jireen odeyga mida kale aweys ka ey sheegeyso na uurka wuu ku inkiray sida iska cad yarkaan waxaan kula talinaa reer aabahaa raadi waa heli kartaa lakin waa markey duqdaan beenta ey horteena ku dhiseyso joojiso
Sir naageed lagama salgaaro waa tan Kiiskii ugu yabka badna ridwan so maro Mamadaan wlhi inay wax qarine Waxad ka oganee qof walpo xli hore Isyaqanen way ka waregsane inay shegto marbto Wilkan sibuu isma ciil dann ugu shakli egyhy mise wa kaligay shekadan dhinac kle leedahy alle hau sahlo wllks abbihiis
maamadan wax walba oo tixraah ah way qarisay waxna way ogtahay ee wax bay qarinaysaaa mamo runta u sheeg wiilka yarka hadaa dhashay wilkaas rerkiisa allha soo sahlo😢
Qof aan aabbo lahayn nabi ciise dabadii ma dhalan markaa ama meher haku dhasho ama yay ku dhalin wiilkaan Nin baa dhalay waa inuu wiilkiisa soo xiriiriyo
Aabaha iyo hooyada janada allaha geeyo Hadaad Like ii Saarto👍🏾
امين يارب العالمين
laygtaada kuma xirno
Ameen 🤲
Mamo wiilka mustaqbalkiisa haku cayaarin xaq buu uleeyahay Inuu ogaado reerkiisa
gacamahaan iyo indhahaan Quruxda badan
Umaleen maayo inay dhaafayaan Saliga Nabiga ﷺ N.N.K.H ☝🏻👍🏾🫶🏻💕
Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤
scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw❤
Sws
Scw scw scw
Scw
Gabdhoow weligiin nin ha qarsanina xataa lacag yuusan heysan balse guur lagula ogyahay waa muhiim markii ubadkaaga guur gaaro ilmahaas cariiri ayaa ku imanayo iyo uqdad
Si kasto kasto ninka u qarsato waa la is yaqanaa hduu run yhy guurka ee. Mamadan wax kala jira
Qofkii ugu Fiicnaa uguna kheyrka badna uguna AQoonta Fiicnaa uguna naxariis badnaa ugunaa Akhlaaq badnaa uguna udgoonaa Rabi inta Uu aburay Waa Nebi Muhammad ﷺ N.N.K.H 🫶🏻💕
Scwscwscwscw scwscwscwscw
Scw scw
Salalaahu caleyhi wasalaam ❤️❤️❤️❤️❤️
Scw
Scw scw scw
Wiil Kan Salatul lail Ha bilaaabo wax walpa wey u hagaagi donaan islantan Ilaahay Baaka hadashion doone 😊
Sax waaye
Wax bey qarine wey ka muuqata
Haa wlhi illhay baryadisa waxwalba laguhela
Satulayl iska tuko ma aha wa irsaqad ilahay bixiyo weyan
Aniga ku la hadlaya in aan so jeedo
Ma ahee ma so kicikaro
@@aishasiciid3846Habeenkii inta seexato miyaadan soo kici karin wlshy habeenkii ugu dambayen 9:00 seexo 6saac ka dib soo kac 3:00 habenimo meelahaas ka dibna soo kac oo tuko 2 rakco salatu layel ah iyo Hal rakcoo witri ah I.a
@@aishasiciid3846Abyo inan bilawo rabaa ee side lotugada
Wajiga hadi ay furto dadki la joogay waqtigaas in ay aqoon sadaan baa macquul ahaan laheyd.
Allaha u sahlo wiilka aabihii
Xita haday qabil keda iyo abtir keda guurigi ay daganed iyo asaxabti iyo mesha ay isku barten shiqi mehriye iyo mar qatigi hoyada wax badan. Aye ka cawin karta. Hadey rabto ine ka Cawiso wilkeda 😢😢😢
Mamada ani shaki wayn ka qabaa lug baa ulaaban runta ine abaareen darema wiilka inu dhoho hoyo way kala hadle dhoho😢
Ine xumaan wayn ku kala tagen e rabbin ine raadsato madama xiligi oga baahida badneed garab ka helin 😢 hade oo so korsatana diideso inu shegto
Sanado bdn wadan e jogty qof kamidah sisaxan magcisa ama qabilkiisa ma shegin 😢hadana wajiga ma furan taaso u sahli laheed in qarkood mgca iyo wajiga iyo mesha isku so qabtaan🤔🤔
Maamada waadaawaday laakiin wabadaney qaree waayoo waxabadaney kusoocelcelisay waxqar sanaa haamalahan riwaan aktiisa😢😢😢wixilaqariyo qurunaakujuro😢
War adiga intee nooga maqneed wlh warkaga waa sax🎉😂❤❤❤
Hooyad caadad maha meel kasta wy ka xiidhaysaa
Wiilka aabihiis: AWAYS
Wiilka eedadiis: ASHO
Eedada 2aad: BATUULO (way gaabneed)
Wiilka hoyadiis: ASHO
Aways sedigiis: MUUSE
Shaqada Aways: NOT CLEAR
Qablika Aways: SOM. CADCAD
Shaqada Muse: DAWAARLE
Location: KIILO SABCA, JIIDA
specific location: AREA TUKANKA SH. ABDULLAHI
Goob ay ku kulmijireen: AREA TUKANKA SH. ABDULLAHI, IYO GURIGA AWAYS WALASHIIS
Guriga edo Asho: XAAFADA CANAAKISH
Goobta ay isku barteen: GURIGA MUUSE HOOYADIIS OO AY AYAAN KUNOOLAYD.
Date: 2000-2005
Maamadaan innay wax qarinayso 100%
Balse in ay illaahay uga baqdo hadduu waasho xaay ka faaiidaysaaa.
@yusreensheikh9922 waa hooyo, waana qof dumara laga yaaba inay ceeb ka carareeso.
Lkin wiilka inuu kalikiis kasoo muuqdo shaashahadaa ka wanaagsanayd inuu hoyadiis keeno.
@@yahyeali-o1v sedee?! Ileen wiilku wax maclumada mahaaayo hoyadi wax ushegiblaheydna waa naacan anigi ayaba ku dawaqay kwr xaalka wiilka gayaanka leh ee nasankisa aqoon maxuse hooyadi kaa aamini karaa?!
Qabiilka uu wiilka ka soo jeedo ayaa qasbaayo in ay qariso @@yusreensheikh9922
Aways kaliya macquul maha guur saxa haduujiray 3da magac walaqora marka in guurba dhicinba muuqata waxan dhihilahaa dad sacuudigana sanadii 2000 waliba xafada ayshegtay hala raadiyan wiilkan dadkisa wixii karuna markasbu ogandona
Hooyada iyada waa dhibane, ee waxii gaarey Allaha u yasiro, wiilkana waa dhibane Allaha u fududeeyo ❤❤❤
Hooyada maxey dhibana kuthy
@@muwaarakgroup655 Wax badan ayaa dhici karo, oo aan anaga qayaasi karin, waa aragtaa sida ay warka u qasayso, dhibkaan in uu soo socdo wey ogeed, oo wiilkeeda ogaan doono. Marka Allah ayaa garanaayo, laakin aniga waxaan u arkay qof dhib badan soo martey. Allaha u yasiro,?wiilkana Allah unsahlo aabagiis.
Hooyada dhibane ma .ahan wax bey qarine mida ey leedahay abahiis taksi uwadi jiray sacuudi nin somali taksi kama shaqeyan beented waaye waxban rabay inan so qoro laakiin inan ku fogaado ma rabo mamada
@@Sacdia_simanugu dambeyn wilkan inaysan xalaal ku dhalin van u maleynayay ugu dambeyna wayba qiratay..ayadoo leh dhalinyara nima na qaday , meel ban iskula dhuman jirey😢
DHIBANE MA AHA WAA DHILO WAXII WASEY GARAN LA AMA WIILKAN MABA EYNA DHALIN
Tani waa sababta ilaahy guurka qudbo sirada iyo galmo xaaranta inoogu diday dhibka laga dhaxlo wakanaa imka bl qofkn hadalkeda madmadw ayaa ka buuxa wiilka yar qalbiga alle hw qabojiyo😢
Wax bay qarineysa...ninka waan isla dhuman jirey, 2badena meel ban oo dadk aogayn....Allahu aclam waxa jira😢
Qudbo sirada sheikh baa meheriya
Qudbasirada sheikh baa mehriyA MARQAATIYAALNA WEE LEE DAHAY LKN QOFTAN WADO QALDAN WIILKAAN KU DHSHY SIDA MUUQATO
Wa arintii igu adkayd oo an arko
Wilka dhalinyarada ah aad buu u murugeysanyhy ha loo duceyo
allah u soo dhawéyo aabahiis
mamada iney wax shegto ma arabto wilka dadkisa in la helo laga yaba xita hadu abaha dhinty
I absolutely adore this young man. He is very calm and respectful to his mother even in this stressful and sticky situation. May Alleh swt make it easy for him and give him more patience
Aamiin yaarab
Aamin yaarabi❤
Amiin yaa Allah ❤❤❤
Arintaan daahir calasow haloogèeyo asaa sheydaan arag ah😅😅😅😅 dhaqsi usoo saari lahaayee maxkamada daahir nagu feecneed😅😅😅
Walhi waa runta xataa islanta isgaa ka hadalsinya oo runta kaso saraya😂
Walalkii ayaba so hadlee commentiga ka dhex eeg i.a waxa rajaynayna isago faraxsan inu nagu so noqdo
Sow maaha😂😂
Wilkan aabahiisa allaha u sahlo insha Allah waxan la xiriiri doona dad ehelkeyga ah o sacudia joogan joogan wlhi awa arin xanuun badan
Ridwaan wlhi waa wllkeiga
Whatsappkisa haleygu caawiyo wlhi maamada dacad bey ka thy abe wuu noolyhy aweis cabdulle baa ĺa dhahaa
Run sheeg
Ridhwan u tag😂
Wall haday run kaa thy number ka wakaas soo qoraye la hadal Wiilka
Wlo alle ka baq run miya waxad shegayso
@hafsohasan7458 wlhi waaa iga dhab away numperka abyo mcn
Maxamed yarow hla Radiyo hna la weydiiyo sheikh abdulahi dadkiisa mrkas caruurtisa ama xaaaska Sheikh abdulahi hla weydiyo Aweys cidisa o ah wiilka abihi ama Muuse o shaqadiisu yhy Harqaan lha hla wediyo 🙌🏻
Brtas bee shekadu ku dhamaneesa Hooyadaan inee Wx Qarineeso ba dremaya Runti shaki ba igaga Jira Hdaladeeda kumana Danbaabi kreee🙏🏻
Magac kle ma weysay ad ku qorto ma danbabi karo ne wa ledahe
Wa sugiwesnaa insha allah abihiis inu helo rajeynaa😢weli madhameysan😢😢
Marka la leeyahay waxaad taqaano guurso
Wax la garanaayo haakuu dhalaan
Waa wax fiican taasi
Ilmahaaga u xulo hooyo ama aabo la garanaayo......
Wiilkaasna illaah haa u sahlo abahiis
ONE LOVE SOMALIA ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Waa arin wareer ku jiro Hooyada wax bey qarinaysaa Somali inta badan 2 bo magac ayaa loogu yeeraa ama Naynaas caan ku yihiin wiilkaan miskiinkaa Aabihis allah u sahlo.
Masopmarin konka midkaquruxbadan xabiobkeena muxamd scw
Waligey barnamij somali kan kahor masugin xiso gaar ah ban uqaday shekdaan
Maxaa xiisa ah, waa murugee misa kuwa gabdhaha beenta usheega baatoho sheekada baa iska dhex araktay
@@AbdirashidGeel-b6x it’s sad but I think he meant how it ended for them may Allah guid them all, adna dulmiga dhaaf walaalo
Thank you
@@Ista25 legend respect
Dadka maamadaan yaqaan caawiya wiilkaan miskiinka ah Aabe ayuu u baahan yahay
Hooyadani xerig ay heyso xoolo kuma jiraan ee miskiinkaan runta Allah soo iftiinsho Aamiin Yaarabi
Horta waxii jira alle ayaa og waxeey ka fududahay waaa in laa raadiya wiil aabihi nin saadiga u ahaa oo harqaan laha ahaaa rer Saudi Arabia wey is garanaya kiilo sabca waa xaafada yar jida ka tirsan thy dukaan madeeda iyo harqaanka meelaha lagu talo waa meelo isku dhaw dhaw kubri cumaal ayaana ladhaha somalida meeshas saa.id ayey iskugu yimaadan muhiimada waa ninka harqaan laha tariikhda eey is guursadeen waa in lahelaa muhiimada waa intaas🙏
Guurba majirine say kuogaane, nagtan iyo ninka guri bee kushumanjireen. Markii ee urowdaynah naa kamadhalin buuyiri
kiilo sabca hada waa la dumiyay maba jirto 2sano ka hor
Mamadan waxaaa bey qarineysaaa siden kuu ogan weyday nin ay is guursanayaa abahi magacisaa ama rerkodaa
@@UmzakiUm aniga mar hore ayaa iigu danbeysay jida wan maqlay in lajijibiyey dhismo cusub laga bilaabay aniga; bawaadi iyo barimaan ayan ka dagana jida 2011 ilaa 2021 wan joogay Saudi labadaas xaafadood dad caanka ahaa wan garan kara qufkii xawaalad ku heystay qufkii dukaan kulaha qufkii harqaan tolijiri kiilo sabcana sidaas ayaa lisku garana maqaayada walaalaha ama maqaayada axmadey caliyow kiilo sabca caan ayey ka yihiin sidaas oo kle waa loo heli kara
@shacabdi5009 aniga meesha wax badan ayan ka dareemay dhaqanka saudi wan oghy ee hadey run thy wiilkaas aabihiis alle ha.u sahlo
This is First time I see Ridwaan very professional, and kind @ highest level MashaAllah well done Ridwan!
First person reply iso gal ku salm nabiga scw ❤
Scw
عليه افضل صلاة وسلام على رسول الله
Salalahu caleyhi wasalam ❤️❤️
Scw scw scw
اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد
Waryaa Ridwaan waxaa tahay geesi run Yaqaan sidaas u waraysatay ayaan jeclaaday waayo warka xaqiiqdiisa ayaad si fiican ugu gaandhay, naagtan waa beenalay wax badan ayay qarinaysaa wali warkeedu ma sugna.
Ridwaan keep your effort.🎉🎉🎉
Ridwaan issack keep going pro waxaad heysaa shaqo wnagsan oo culus never give up 1m coming soon I.a one like fans ridwaan issack🫡✌️
Ax ax ax ax meeshaas baan isku qarini jirney
Aaaaaax
Allooow wiilkaan arintiisa u fududeew
❤❤❤❤❤❤❤❤
Tan daacad ma ahan wali wax ayay qarinaysaa ilmahana waa dhibane allaha usakhiro abihii lkn hodan wali wax dacad ah uma shegin
Caqli maaha ninkii iguursaday ma aqaan labo miduun weeye inaysan dhalin ookorsatay iyo inuu aabala,aan kudhashay
@@safaxuseen0955 oo walal hadu sifo sharciya ku dhalan xata sow nin kama dhalin Naag walba sow ma oga ninka wax kadhalay waa ariin yaab leh islantani waxbay qarinasa🤔
@@safaxuseen0955xitaa aabo la.aan hadey ku dhasahy magaciisa o sedexan wey garan laheed lkn mamadan canuga wey so xaday
Asc. This mom there is a lot of things that is wrong with this story. Sister help your child to find his parent. If you find him tell him. If you are his mom tell him. If you are not tell him. If you had him with no dad tell him the truth. When you are young u make a lot of mestikes so tell him the truth and clear up confusion. Today you are alive and you are breathing so look at his face and tell him. Tommorow you might not have the chance. When I was watching his face I was really sad so stop what you are doing.
Thanks most of people don't understand or image what he's being true otherwise nothing is granted you may gone tomorrow 🙏 please lying is a never good thing 😢mom😅
illahow islaanta ka hadal sii😢
ani waxaan ka shekiyey in wiilkaan la soo xaday subxaanalaahil cadiim ilaahoow wiilkaan runta u kashif Aamiin aamiin aamiin
Amin
Amin yarabi ilaah wuu awodaa
Aniga xiita midaugu shekiyay illahey oga waxa kasto wilkan neh Allah u sahal 😢
Waxan hada ka hoor firsaday mamo dhahday wiil leeyga xaday naag tarxiilka isku baranay isoracday markaas xafada karaan Isla imanay labo habeen kadiib wiilki yaraa iga xaday
Walahi
Tan waa masiibo laba mid waaye inanay dhalin wiilka iyo inay sikhaldan ku dhashay naag nin guursaday ma aqoon wayso allah qalbiga u adkeeyo wiilka waa miskiine
isku rayi nahay wax badan ayeey qarineysa
Dadka waqti yar haday isqabaan oo ay kala Lumaan oo waqti madani kasoo wareego waa macquul in naga a koobaad maahee inta kale aad ilowdo,,,, aniga ayaa radiate gabar aan qabey oct 6 2001-feb 3 2002
Waxaan hayaa magaceedii koobaad iyo hooyadeed magaceedii koobaad iyo qabiilkeeda weyn oo keliya iyo hooyadeed qabiilkeeda weyn oo keliya,,,,, waan raadiyey,,,,waxaan maqlay in hooyadeed dhimatay,,,,
Isku fikrad ba nahna wlhi 😮
Runta aniga waxaan is leeyahay in aysan dhalin
Naagahan waxqudbo sireysanyo caruurta mustaq bal kooda kama fakaraan halkaa habeen ayaa u daran inkasto qoftan xld eeda aanan ogayn
Ku sali nabigeen Mohamed scw scw scw ❤💯
In shaa Allaha waa xalismee Allaha subxaana watacaala ha idiin saqiro❤❤
Ani hadan sha kegayga hadan ka hadlo mamadhan wilka waysoxade ayadhaba madalen......allow wilkan dalin yaradha ah qalbika uu qawoji ya rabi
الحمد لله
Allah muxu nimco noo galey! wiilka Allow kurbada ka feyd.😢
Aamiin yaa rabi 🤲
Aamiin yaa rabi
Waa runted sh cabdallahi dukaan ku heysta waa jiray. Allaha u naxariisto
Alxamdulilah dheh hadad aabo iyo rerkaga saxda ah ledahy wllhi waa xanun tol la,antu😢 willasna Alle ha u sahlo
Alxdulilaah 😢
Alx❤
الحمد لله رب العالمين ❤❤❤❤
Alx❤❤❤🎉😢
Alx
Wiilkan dhalinyarada ah aabihii alle ha usahlo,maamada waxa la rabay inay wejigeeda furato si ay ugu fududaato arinta sheekadana si sax inay ushégtay ayaa larabay maadaama wax laraadinayaa ay waqti fog kasoo wareegatay alle ha usaqiro ayaan leeyahay dhamaantooda waa arin xanuun badan run ahaantii😢 Sheekada nala soo socodsii ridwaanoow dhamaadkeeda insha alah mahadsanid.
Iqra🎉
Talo kooban baan siinaya wiilka
Marka hore hooyo ha dhibin 😢🎉
Marka labaad Raadi ninka kenya joga ee ay mamadu shegayso ee ay lambarkiisa hayso si uu wax uuun tixraac ah ama xog ah kaaga siiyo aways ama xataa walshis ama xataa sxpadood😢🎉 alle na talo saaro ❤ wll anakuna ducada kuso aqrinaynaa in alle isaga oo nool aabaha ku tuso
Ridwan coment yasha aqrii dad aya dahayen nin wilkan ueg o awes ladahaa aya muqdisha jogaa o harqanla ah dadkas iskuday inad laxariritit❤
Wlhie Macqull wye Hadda Taqano Adi usheeg video Tus
وجعلناكم شعوبا وقبائل لتعارفو
💯xaqiiq wllhi
Noo fasir
@@usaamemaxamuud21waxaa idinka dhignay qoomiyada iyo qabiilo siaad isku aqoonsataan
Waxan idinka yeelay shacab qawilkana wa inad isku aqonsataan ❤@@usaamemaxamuud21
Waxaan idinka yeelnay qaran iyo qabaa'ilo si aad isku garataan
Haa wlhi ilhey waa cadaalad
Waa inoo dhameystiray waxwlba aan baahano wllyalow diinta aan ku dhaqano ayada ayaa ku sharafanhy adun iyo aakhiro🎉
Ma kaga yabaa in hooydaan la fara xumeyey ama qalad ka dhacey oo ay ka xishoneysaa😢😢willka allaha u dhib yarryo
Amba sas ban is leeyahy ma dhici karto naag nin qabo oo leh ma aqaano 😢
Kagayaaaba
Dadki oo dhan wey dhinteen bey tiri ..allahow adiga wax og.wiilka Abihiis usahal
Kkkk😂😂😂😂😂😂 khuraafaad bay dhuraysaa xaqiiqda way kawarwareegaysaa
waa beented
Subxanallah nin dhan oo ilmo udhashay lana jiifatay miyay leedahay ma aqaan illow umuuraha sahal adaa wax walba oge 😢😢
Waxaa laga yaba in qudba siro lagu qabay oo cidna ogoon hala yabin inay dhahday ma aqoono
Sheekh. Cabdulaahiga. Qoskiisa. Halawarayo. Sida. Xaas kiisa
Iyo. Caruurtiisa
Xaafdii. Kii loosabco. Dad. Haloodiro
Ilaahay. Ha. Soo. Dhaweeyo
Sheikh abdulaahi waxaaba ka dhow muuse oo ahaa harqaanlihii jidda isla joogeen.....muuse walaashiis waxaa qabaa wiilkan abihiis oo hada la raadinaayo.
Marka muuse ayaa ka fudud oo jidda halaga raadiyo maadaama walaashiis wiilkan abihiis qabo
Ridwaanaw wareysiga deb ugu noqo maamada wajigeda bananka ha keento yay is qarin cid taqaan ba dhici karta in la helo inti igu raacsan like ha saarto plz wiilka kurbada haysa Allah haka feydo😭😭
Wajiga fur maxamed yarowga hala waydiye odayga dhintay qabiilkisa qabiilka odayga hala raaco aways nin layiraahdo oo sucudiga ku nola sas u waydiya mamo adna u hagar bax wiilka😭
Xaqiiq maamadan wax bey qarineysa aniga ahaanteydana wiilkan qisadisa marka dhameyste waxa iiso baxde wiilka inu abtiyaal kaliya leyahay uusan adeero laheyn hada sikale udhigo mamadan xili ee dhalinyar ehed ine siqaldan udhashe wilkan 💯 wa aragtideyda ku aadan shekada marka dhameyste
Aniga xita sasan umaleyay
Lkn dalinyaro meyna aheyno waxey dahday ilmo wilkan kawaweyn o labo abo kala ah ba ujogoo but Almighty knows everything
Aniqa xeeda sedhas lee uu malinayaa
Ninku nagbu laha ayadana wuqarinayay kadib walakala boday ayadon sifican lesku baran dhibatada halkas bey kajirta lakin sewax ushegtay aniga saxwaye isleyahay
@@ifraaxcabdulahi1256 sxp waxaad u fiirisa qaabka ey jawabta u bixineyso waxey iska ilaalineysa qof raadkisa la helaayo iney sheegto tusaale waxa kugu filan gabadhi ey dhahde nairobi be timade ana aweys weydiye bee dhahde hadana marki dambo waxe dhahde gabadha ba waxe idhahde wiil aan shukansan jire sxpkis aweys ba dhinte 13:49 meshan si fican udaawo ila 3daqiiqo
Maamadaan waxbadan ayey qarineysaaa ilaahayaw amuuraha sahal
Mamadha wax bthn qarineysaa marka kadacaaa wilkan all ready wuxu yahy wan faxanee ❤😊
Hooyada wey og tahy ilmaha qofka ka dhaley siduu doono ha u dhashee😊
Kkkkkkkkk sax wax bay qarinaysa
@@YurubAli-nr1dl wax kasta oo la weydiiyo diidmo ayey ka horgeyneysaa. Waan ka xumahay wiilkaas yar
Exctelly lkn hooyo ilmeheeda wuxuu yahay waa ogtahay
benlow qof maqan iyo qof dhinty marqati ka dhigta maqli jiray cawa indhaheyga ku arkoya allah ku sahlo aaabaha haduba run uu yahay wllka
Waa ila arkatay😢
Kkkk wllhi midas run ah😢 allh u sahlo abihis
🥺🥺🥺 .. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda ka damqada. ilaahbaan ku dhaartee waxaan ku jiraa xaalad caafimaad iyo mid nololeed oo liidata. Waxyaabo badan inaan ka hadlana waa ka xishoonayaa ee walaal hadaad wax igu tari karto si walaalnimo ah, magacaygu waa Nuur Cabdi oo jooga muqdisho. igala xariir
"Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo" Saddex. Mahadsanid.
Sorry wll ma hayo lacag 😢
Qooqa qaar wa indho beel iyo qofka in god ku rido iyo meel Aan la aqoon gabdho guur sada waxad taqaan naan Aad dhashaane waxa la yaqaan sharafta caruurta dhali dontan illa liya sharaf tiina dhowra hadii kale tano kale idin ku dhaceyso Allow sahal Amuuraha
Run ahaantii aabo la,aan waa dhiwaato 😢
inta ila midka ahaa oo sugaayey qebtaan is muujiya🖐️
Sidaan sheeekada ula socdo oo aan is leeyahay qofkaasi ay maamada sheegtay ayaa la heli karaa umbey dhihi wuu dhintay marka illahay isaga naga og waxa jiro allow u sahal wiilkan aabihiisa hoyadana kurbada kafeyd yaarabi
Wuu dhintay aa lagugu taakeeynaa adiball dhaqaaji marka😂
Mac luumadka in la ogaado ugumeysan tala galin awalba wayo ilmaheda kale ugu ab tarisay
@@BaariBaari-d8n Haa sidaasi ayan u fahmay lkn illahay ayaa wax walbo naga og illahay ha u saqiro wiilka
@@umeymazaki3927 Guurka waxaa lugu ilaaliyaa nasabka marka wax badan ayaa inaga qaldamay burburkii dalka sido kale qudbo sirada iyadana wax badan ayay qaribtay marka howsha waa isku murgan tahay
@@umeymazaki3927😂😂😂😂
Mamadan waa aqaliya qof dhinty bay marakhati ka dhigty hana lkn hooyodan wx weynbay qarinysaa weyna uu dhowdahay inan wiilkan aanay dhalin uu ekagaty
Sidaas ayaan ana u fahmay ineey dhalin wiilka ayada
@@umeymazaki3927wey dhashe amey maher laan dhashay
Qof Familkeda uga shakisanhy
😂😂😂mamada way naga waa shay hal iyo ebar noo dirtay😢😂😂😂caawada
😂😂😂😂😂
Indha shareerka fur dheh
Inaa lilaahi wa inaa ileeyhi raajicuun
War habartaan yaa runta kasoo saaaro wlhi blhi beenta hadey dhisee kwrn 😢
Haa wlh wn la oyey wlka Hal tixrac xita ma sineyso wilka alahu Akbar 😢😢
Somali waxaa kula yaabay is dabaaliska wax kaste ayagoo u jeedo ayey qarqariyaan habartaan wiilkaan meher la'aan ee ku dhashay weyba cadeysay iney meel isla gali jireen odeyga mida kale aweys ka ey sheegeyso na uurka wuu ku inkiray sida iska cad yarkaan waxaan kula talinaa reer aabahaa raadi waa heli kartaa lakin waa markey duqdaan beenta ey horteena ku dhiseyso joojiso
Still i didn't believe what she said
U sheeg wilka runta please
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Walalki ayaba so hadlay commentiga ka dhex eeeg
Sir naageed lagama salgaaro waa tan
Kiiskii ugu yabka badna ridwan so maro
Mamadaan wlhi inay wax qarine
Waxad ka oganee qof walpo xli hore
Isyaqanen way ka waregsane inay shegto marbto
Wilkan sibuu isma ciil dann ugu shakli egyhy mise wa kaligay shekadan dhinac kle leedahy alle hau sahlo wllks abbihiis
Haa lkn ma dhali kare amey isku aabe yahin
Wuu uegyhy lkn dadku wey isku ekaan karaan khasab maahan iney wax isku yihiin
Wlhi wa isku egyinin ismaciil danan lkn 40quf ba isku eg baladhahy
Allah haw soo dhaweeyo wiilkaa aabihiis wxa lagayaaba hal habeen inay isu tageen saana uu ku caloolgalay wiilku hooyadan waxy qarinayso
Radwaan kaa yar ka war hy wllhi wn ka nxaye Ilhy ha u gar gaaro yaa rab 😢
maamadan wax walba oo tixraah ah way qarisay waxna way ogtahay ee wax bay qarinaysaaa mamo runta u sheeg wiilka yarka hadaa dhashay wilkaas rerkiisa allha soo sahlo😢
Ridwan midkaan aweys anaa yaqaano dhahooyaabe😮😊
Dadki waxay kawada dhigtay wax dhintay iyo wax anla aQonin omaqan😢subxanalah Allow usahal ilmahan Aabihis😢Adbu umurugsanyhy waxan umalayna inay soxaday because Naagna Nin ay Lasexatay ilmo udhashay inayihisa iyo Rerkisa magaranwaydo😢Subxanalah
Haa inay soo xaday bn ubadinaa oo ay korsaty
Ilahey ha u sahlo aabahii insha allah si hooyadaan ayadane dhibku uga dhamaado wiilkuna aabahii ama cidiisii u helo
Ani rayi ahaanteyda waxan ka cabsi qabaa in eeysan dhalin wayo meel u roon o raaco ayuu layahay 😢😢😢😢😢😢😢😢😢ya allah allow wada toosan u sahal
Nio dagoodiya nimada ku adkeeso bro welcome waan kusoo dhawaynena mamadan sibaay u kala hadloosaa
Mar dadka cad cad dhahde Mar og mz waye dhahde hadana dagodiya inte lo wada
Adiga miyaa uguurinee wayehee...,.ariin masiiri ah ayaa laga hadlaaya markaas aad qabyaalad iyo fatabakh meesha kuheysaa.
Wiilkan gabar baa loo diiday maadama aabo uusan leheen....ciyaar iyo jeesjees baad heysaa intaad soo dharagtay
Allaah wax kala furdaamin kara balse wax badan baa muuqda.
Illahow wiilkan kurbada ka dulqaad yaarabi ducada ku dar walalka muslimkahow illahay ha u sakhiro ehelkkisa
Pls wiilkan yar arintan adeg haysato usoo duceeya 40 ducadooda waa la aqbala hada Aweys ka ay tiri wiilka wuu dhaley wuu dhinte tiri 😭😭😭😭😭 Yaa Allah xaqa ka shif 🤲😭
Nolosha aba la anta wey xanun badan thy ale ha u sahlo aabahiis😢
Mamada waxba ma ogola ilaahay ha u sahlo wiilkaan reerkiisa 😢❤
Ridwaa baar wiil moaweys ugu qorantay information uu haayo run inuu yahay iyo inkale
Nalaso wadaag ridwan hadu helo abihiis wala murugonay waxanan jecelnay ina lafaraxno❤please nalaso wadaag
سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم
Hooyadani waxbay raadinaysaa hadan wajiga ayey qarsatay wax badan ayaa qaldan Alle ha Soo dhaweeyo wiilkan aabihii
Xaqiiqda Allah baa oog miskiinkan Allah ha u soo dhaweeyo abiihi
ALLAAH qalbigiisa ha qaboojiyo wiil kan xaaladani waa xaalad aad u adag wiilkan yar haloo duceeyo Inuu helo aabihii
Maamada weli waxbey qarineysaa, walaahi wiilka aabihiisa wey taqaanaa, sidaas ayeey waji usoo xiratey, yaan lagaa wadanin wiilka aad kusoo daashey ayeey isleedahay, war culumada haloo geeyo ama cid warka kasoo sari karto haloo dhiibo, waa uun iga talo 🙏
Ma dhici karto nin aan la seexday ma aqaano mamada ceeeb bey ka baqeysa ban ia leyhay
Wiilka ama waa lasoo xaday ama wado qaldan bay maamadu ku dhashy hday daacad wax ula goobayso kama dhuumadeen wajigana kama xirateen😢
Mamadan ana la yabay sey u xanaaqeyaso iyo sidi dad u dulsimneyso😢
Waanba is leeyhy. İnay meher laaan dhshay iyo inay soo xaday labdas mid un weyn
Cida dhanaa u sheegay in laso dhigay 😂😂❤
Masiibo gaadh bad haysaye 😂💔😭
@Fahimaabdifatah Aad Iyo Aad 😭😂
Mamadhan waa jamacaan weyyn xeeda sedha uu xadhleyso Waxaa jiro Ilahey baa oog Lakinse wilkan Ilahey nasab qiisa xaa uu saxloo🙏💯😭😭
Asxapy wiilkan aan uducayno hooyadana hadalkeda uma bogin inay dhashay io in klana hayska hubiyo uu intasna danbi haygu ahato wa fakradayda😭😭😭😭
Allaha u sahlo in reer kiisu la soo xariiraan wllka
Wlhi wilkaan Waa baari oo maskiin ah walhi niyad jab dremy
Ridwaan isaaq: shaqo fiican ayaad haysaa keep going 👍
Canug aabe laheen wiilkaan uguma horeeyo ee maamo runta usheeg inoo aabe laheen haka qarin plz
Qof aan aabbo lahayn nabi ciise dabadii ma dhalan markaa ama meher haku dhasho ama yay ku dhalin wiilkaan Nin baa dhalay waa inuu wiilkiisa soo xiriiriyo
@@u.j7332 haduu wecel noqdo aabe maleh sharciga Islamka mana sheegan karo haduusan meher ku dhalin ayaduu ku abtirsanaa marka inay soo xadaa umaleen
Wax badan baan sugaayey part3
Masha Allah
Ridhwan tagero number one pin wll pls❤
Ilahay abihi ha u soo dhaweyo wilka hooyadana korbada allah ha ka qado mudo dher bay korbado ku tagned oo ay qarinaysay.
Jareer cadcad ma jiraan ridwaan reer xamar cadcad baa jira
Nasro Axmed
Haa wa baajuun .
Haa way jiraan maxa dhacay
Xabasho cadeey waa buux
waa jiran waa bajunta iyo dad aay iska dhalen shanshi iyo jareer ma arkin miya midkey king Qani dhahan waa dadkas iska dhalka ah
Wey jiraan sxb
Inti aad aduunyo joogto wax kisto waad arke wlh😢😢 Allah usahal aabo mcn🙏
Qof wlpa wxba ka maqan 😭Allow usahal Anna Yo ba ilawi la ahy Mel an ka radiyana ma aqano😭😭Wx ku dhibo Alle Kuma tuso
Yeed raadinaysa abyo adigane
Hadii ay kalsooni jirto wajiga ayay furan lahayd waayo dadkii wskhtigaa noolaa ama magaalada ladagnaa waa la garan lahaa wajigeeda😂😂😂😂😂