NADAARA OO KA SHEEKEEYAY DHACDOOYIN LAYAAB IYO ARGAGAX LEH
Вставка
- Опубліковано 6 лют 2025
- Putin warns West as Russia hits Ukraine with new missile.
Russian President Vladimir Putin has said that an attack by his forces on the eastern Ukrainian city of Dnipro on Thursday morning was carried out using "a new conventional intermediate-range missile".
He said that the missile, codenamed Oreshnik, was a response to the use by Ukraine of US and UK long-range weaponry to hit targets inside Russia.
Putin added that Russia could attack military facilities of those countries which allowed their weapons to be used for this purpose.
The US and the UK authorised the use of US ATACMS and UK-supplied Storm Shadow missiles this week, in a major change of policy.
Ukrainian President Volodymyr Zelensky said Russia's use of the new missile was "a clear and severe escalation in the scale and brutality of this war."
"[This] is yet more proof that Russia has no interest in peace," he wrote on X,, external adding: "Putin is not only prolonging the war - he is spitting in the face of those in the world who genuinely want peace to be restored."
Earlier, Zelensky said the missile had the characteristics of an intercontinental ballistic missile (ICBM), even as Western officials cast doubt on this theory.
The US National Security Council, meanwhile, said "an experimental medium-range ballistic missile" had been used against Ukraine, adding that Russia probably only possessed a handful of these weapons and that they would not be a game changer in the war.
Germany latest country to give chilling WW3 warning telling civilians to prepare for global apocalypse
Tensions are escalating in Europe with Germany now warning its civilians that they must ready themselves for possible World War Three and instructed them on what they need to do www.themirror....
EDITORIAL NOTE : ⚠️ The US State Department designated Hizballah as a foreign terrorist organization in October 1997. More than 60 other countries and organizations, including the EU, UK , the Arab League, and the Gulf Cooperation Council, have also designated Hizballah-either in part or in its entirety-as a terrorist group.) ⚠️
Israeli army will attack Hezbollah ‘without respite’: Army chief
Herzi Halevi, chief of the Israeli army’s general staff, has promised that there will be no let-up in the military’s attacks against Hezbollah in Lebanon.
“We must continue to apply pressure on Hezbollah and do additional and continual damage to the enemy, without concessions and without respite”, Lieutenant-General Halevi said in a statement.
Biden says holding ‘discussions’ on possible Israeli strike on Iran’s oil facilities
Israel said closely coordinating with US on response to Iranian missile attack, expected in coming days; oil prices jump, Gulf states wary Iran will retaliate on their oil sites SOURCE: www.timesofisr...
.
ua-cam.com/video/7HHpU4KA0ew/v-deo.html
NADAARA TV
Bisin kow nadara caw intu cho ga
Party 2 no so samey NAdara Show legend 😂😂😂 intii igu racsan Like 👍
War nadara waa legend wlh saacado xitaa hadaan daawado anaa sii qoslaayo ayu dhamaadaa ee abdixaafidoow ninkaan maalin dhan intaad noo balamiso waraysi #NAGTA kaga siii😁😁 aad baan idiin salaamay labada wariye ee ISLAMNIMADA iyo Runta kusifaysanoooow👏👏
Respect lgend nadara🙏❤
Waa ilaabay abdi xafiid iyo qolada farsamada waxaan ku xasuustaa Allah u naxariisto baaldooro masha Allah shaqa wanaagsan
Thank Nadaara tv👋👋
Masha, Allah taariiq cajiip ah shukran
Welcome nadaara he is great man from Holland
Mashalh wa ku xiranahay sxbkey nadaara show
Wareesika oo siiyey nadaara ayaanle hanolaato top 10👌
Nadaara is the legend of somalia journlist
Soomaali Allaha soohadeeyo wixii dhacay waxba kuma qaadanayaaan Ilaa xiligaa dhiigooda raadinayaan 😢😢😢
Mahadsanid
Macalin ka wen ustad nadaara iyo c xafiid salan sare
2006-2009 nin aan joogin baa ku leh Soomaaliya nabad ma ahan!.
Waxaas uu Nadaara ka sheekeynayo mid mid baan u xasuustaa.
•waa dagaalkii Daynuunaay.
•Maalinta airport-ka la duqaynayo waan xasuustaa baqo ayeey ahayd,waxaa ii sawiran meeshii aan lugaynay.
•Fooryaaye,nin lagu miray baan ahay.
•Xabashi dad way dileen iyagana waa la ihaanaystay,Xamar ilaa Bakool lug bay ku mari jireen,oo gaari way ka caageen.
Mashalah macalinka weyn & cabdixafiith
Nadaare wariye sare from burco
@@CabdiXaashi-gy6fv walal malasocota somaliland iney tahay mamul goboleedka ugu yar Somalia 🇸🇴
Marwalba wan sheegna inaa kaxunahay dhibka beesha dhulbahante idin geesatay😭
Walal malasocota somaliland iney tahay mamul gobaleedka ugu yar Somalia 🇸🇴 marwalba wan sheegna inaa kaxunahay dhibka beesha dhulbahante idin geesteen😭😭
Nadara Wuxuu Kashekeynayo Murug waa Laakin Asaga Funny waa 😅😅😅😅
Nadaaara caadi maahan aad beey uxiiso badan yihiin sheekooyinkiisa
Nadaara C/qaadir alla Ninkaas Nadaara aad baan uga danbeeyaa aniga caadi ma aha Nagta ka gali 😂😂
Hirshabeele ayow ka yahay waziir maaaliyada Abdirahim Ciise cadow Jowhar ayow joogaaa ustaaad nadaara Barnaaamijkii xog waran 1:15 Galabnimo soo Gali jiray
@@Mubaarak87 ninkaas ma ahan waa cabdiraxiim cali muudeey hada waa shabaab
Nadaara ❤❤❤❤❤
Wewwwwww❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Masha Allah waa no sheekaysay waad mahad san tahay Allah macaak
Nadara waan ku dhagaysan jiray waana joogay moqdisho illa arintii farakabaxday
Qaybtii labaad is coming soon
Part 2 noo Soo sameey
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
NAADARA IYO CAYDHOW WIXII KLA QABSADAY😂😂
Bisin kow nadara caw intu joga
Sxp part 2 ka soosamee
Wan sugi la ahay
Nadaara anagaba sheekada waad nagu kala gooysay 😞
adaygu ma qiyamihibu ka shekaynayaa habeen akhiro mise runbay u dhacday ? surwaalka maxaa caloosha dusheeda uga xidhaysaan ? from saylac city baladka xaragada iyo xaddarada 2025
War dadka ka xishoo😂😂😂😂😂
Asc macalinka weyen iyo abdixafid hadalka ka spo Afuuf afuuf afuuf afuuf afuuf
Qeebta sadaxaad
Nadaara nagtaa laydka galiyey maalinkaas
Parti 2 soo gali Ugaas
🎉🎉
Waa qiso cajiib ah
WARIYE NADAARA Alaha ku dhowro
Caadi maaha nadaara waraysigan
Aad ka qaaday
Wariyahan warkisa malaku validators funny asaga dhan Allah cimre cafimad ha siyo 😊
Nadaara nagtaa laga galiyay maalintaas.
rer sanca yaqaniin miisanka madoobe gurigena lamiga sarnaa darbigiisa lgusarayey misanka
Nadaara nagta ayey ka galiyeen
@@saadaqaxmed9277 ha wlh 😂😂😂😂
Asc sheeg qabiilkoda haqarinin
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉 0:13 0:15
Cabdiqadir nadaara waa sheekooyinkiisa qaabdhismeedkiisa way isku sar go anyihiin waa oday cajiiba runtii
Gulesta
Nadaara lagend waaye 😂😂😂😂
Ninas nadaara qaa ku salaamay is ilaali hee yowna caxfiid kula gaynin mucaaridnimo dowlada adiga dhex dhexaad tahay wariye qaaliya tahay tan kal ninka dadka miisaani jiray london joga south east joga
Maad noo badisid maxaad nooga jartay 😢
Nkt ninka maxa shekatha ogu goyse
Itoobiyaanka dawlada soomaaliya taagerraynaa ku gabanayeen wadanka iney qabsadaan rabeen
Abdixaafidow Hadda ayaan aaminay waxa aad noo sheegi jirtay sxb Saliida tinta ,aan kula kaftame wiil 15 jir ah oo masjid Cali gaduud jooga adaa ka food dheer😂 ee plz markale Salida no sharax
Kkkkkkkkkkkkk nagara wa iga qosliyey
Maxakimtu qorislam bay wadeen
TuugoAl shabaab ah aya kudhex jirtay
Sodhameystir wareysiga meel fiican bumarayaa
Nadaara Wariye qiimo badan waxaan ku xasuustaa barnaamijyadii horn afrik sida dulaankii mareykanku ku qaaday Ciraaq waxaana la falanqeynjiray Aqoonyahada alqaadi hadanan qaldaneyn
Abdi hafid warbadnaa Nadaara sheekadiisa maa udaysid 😒
Cabdixafiid wuxuu kusoo caan baxay iska horkeenka culumada Soomaaliyeed
Macalinka weyn xiligaa wuxu isku qari jiray Turjumaada Shekadi Yusri fuda ee Sirriyun lilqaya ee Alqacidà u ka so dubay
Run waye ninka dadka misami jiray swiden jooga aniga arkay 😂😂
Wareysigaan waa marhore waxaan ku ogaaday inuu mar hore yahay abdi hafid bidaar malahan😂
Soomaali waxeysoo martey cashar kama qaataan oo ilaa hada ayan arka dad usacbinaayo dagaal ehel😢.
Waa taariikh xun oo lasoo maray alle naguma soo celiyo e
Ustaad nadaara waxan ku xasuustaa barnaamujkii uu uga hadlijiray wadamada islaamka saga iyo falastiin axmed xaaji hadana reer falistiin iyo halheeskii nakta
Nadaara caawa qisadii Sudanese women oo lagu dilay Masar baan ka dhageystay oo mid tuug dukaanle ah uu nagta ka galiyay qashin qubka raaciyay
Argagixiadu Somaliyey ogaada weligeed way joogeen Muqdisho, Maxkamadu ku sheeguna Film khaldan wayey wadeen, Muqaawo xitaa Somali ma ah. Waa Carabi. Maanta Alshabab iyo Daacish baa Muqaawimo ah
Nadara waa wayo ujog wlhy shekadisaba iska jeclahay 😂😂😂
HABKA SOO GUDBINTA Nadaara ka baro, laftaadu ma xumid ee laakiin soo gudbintaada ma wanaagsana ee hagaaji
Hhhhh ilaahiyow Nadara wuugacangaligaarey
Nadaara alaamacaak
Nadara wan kusalamay kankale wa khaa in iskajir
Kkkkk nadaara waa iga qosliyey miisaan laysi saara waxay soomaali soo maray waxyar ma ahayn anagu waqtigaa qoxooti ahayn
Walee Nadaara sheeko waa haayaa ilama aha in uu sahal ku imaandoono xamar waxbuu arkay kkkkk wlhi
Macallinka weyn nagta laga giliyay maaanta hhhhh ar nadaraa nolol maalmeedkeeda kamid noqday
Hhh war nadara asaaba qosol kasameysan sheekada ayadoo cabsi cabsi ah ayuu qosol kugu dhameynaa war ustdka 100k aan gaarsiino
Nadaara waa ninka alqaacida dadka u faani jiray
Nadara waa lajan
Wariye sare nadaara rug cadaa saxaafad oo culus Sheikh Abdirhiin ciise cadow wuu joogaa. Wuu noolyhy dowladuu ku jiraa Dagaalkaas talo xumo iyo iyadoo si buuxdo leeysu waafaqsaneen ayaa la,aaday ciidanka midowga daal fara badan aa ka muuqday illaaa Jowhar 40 maalmood ciidan furimu ku jiro ayaa Beydhabo loo qaaday amxaaro addis ababa ayaa lagu shubi lahaaay
Part2 is coming soon
VAR VAR SACIID DANI YAA ILA ARKA
Nadara gurigena laga daran jiray 1:00 duhur nimo baqdad iyo banadir 😂
😂😂😂😂😂😂 nadaara hala miisamo
ABDIXAFID XAYEYSIIS BUU UMADA WAQTIGA UGAQAADEY UU KASOO URURSADEY YUNIFERSAL NADAARA
Hhhhhhh
😂😂😂😂😂😂
cabdixaafid soo kan isku badalay hindi baaba oo surwaalki ilaa caloosha geestey🤣🤣😂
Nadaara waa balaayo u joog muxuu xamar oo xun soo joogay.😂😂
somaliya hada ayay u baahan tahay maxaakimti islamiga ahyd sababto ah imika ayaa dalki duulimad lagu yahay Ethiopian kan gaalada ah in xabad dalka lagagaso saaro ayaa la rabaa xasan tuugna wax uu xado ayuu rabaye dal iyo dad toona dan kama laha waa in loo istaaga dalka sidi gaalada looga xorayn lahaa....
😂
Ninka dadka miisaami jiray wuxuu hada joogaa Sweden ee ninkaas hala raadiyo si maxkamad loo saaro.
Kkkkkkkkkkkkkkkk
Part2 is coming soon !