Safiyo Tusmo VS Maxamed Pracetamol hees Jaceyl Arooska Abti Liibaan iyo Leylo

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 20 сер 2024
  • #Abti Liibaan,Iidle Yare,#Safiyo Tusmo,

КОМЕНТАРІ • 132

  • @shukrishacni4407
    @shukrishacni4407 3 роки тому +14

    Sharaftii oo qofma queen Safiyo tusmo Allaha ku xifdiyo

  • @ikraanabdulahi7272
    @ikraanabdulahi7272 2 роки тому +4

    Yasalaam Masha allah Safiya tusmo qaali dumar farxad kunolow abid allaha kuxafido ❤❤❤❤❤❤❤👌👌🔥🔥

  • @shukrishacni4407
    @shukrishacni4407 3 роки тому +7

    Boqorad waa un boqorad mar kasta ku jecliyaa Tusmooy cadowga Alloow kaa illaali🥰🥰🥰🥰

  • @crqvss4227
    @crqvss4227 3 роки тому +12

    Maansho Allaah walasheen Safiyo Tusmo ka giijiya waxaa soo walay reer hargaysa oo aan aqoon sida loo xushmeeyo qofka wacan oo ictiraaf moodaya in ay ku helayaan cayda iyo xag xagashad umada somaliyeed. I like 👍 Nairobi Kenya 🇰🇪 because dad gob ah baa degan oo hawiye iyo Daarood lantood waa abaar waayo hobolada madaxda odayaash ciyaar toga wadadada IWM way ictiraaman
    Walaal kay ama majaajilays tah procitmol noolow waayo gabadha suu u qaderinayo ayaan u bogay Safiya Tusmo walaal ka maydho waxii ku soomaray inta Daarood iyo hawiye jiraana cishoonmaysid waayo waa asalka somalida 🙋‍♂️🙋‍♂️🙋‍♂️🙋‍♂️Safiyo Tusmo 🙏🙏🙏💐💐💐💐🥛🥛🥛🌹🌹❤️❤️❤️🇰🇪🇰🇪🇰🇪🤲🤲🤲🌺🌺🌺👈👈👈☝️☝️☝️

    • @aishaahmed4428
      @aishaahmed4428 3 роки тому

      Truly wll dad goba weeyi umadaasi

    • @munaofficial1689
      @munaofficial1689 3 роки тому +1

      Badhaaciye uuuf

    • @MohamedMohamed-qh7cj
      @MohamedMohamed-qh7cj 3 роки тому +1

      Waayahay heesaha reer hargeisa iskadaaya bal

    • @hanimuhumed8160
      @hanimuhumed8160 3 роки тому

      Waar naga xishoo nin xuni qabiil ma leh reer hargaysa ayaanu nahay habo tusmo madaxay noo saaran tahay

    • @sacaadaaadan363
      @sacaadaaadan363 3 роки тому

      Safiya tusmo xurmo ayay mudan tahay laakiin marka danbe ee ay noo yimaado boorama Soo mari mayso hargaysa

  • @aishaahmed4428
    @aishaahmed4428 3 роки тому +16

    Ninkaa paracetemol wlhi waa geesi, raga majeerteen saano dhan inay geesi uyhn waan ogeen viv mj

    • @qalbiuroonsidahooyadeed2113
      @qalbiuroonsidahooyadeed2113 3 роки тому +3

      Uf qabiil. Waa nin Somali ah. Ka wayn Qabiil

    • @luulsuuley1884
      @luulsuuley1884 3 роки тому

      Alaa qof qabiil waalay oon wax hubsan baa tahay ee qiiro jabaanka lå fariiso

    • @maryanhasanshi2635
      @maryanhasanshi2635 3 роки тому +4

      Majeerteen ma aha waa reer abtigii ee waa mareexaan

    • @qalbiuroonsidahooyadeed2113
      @qalbiuroonsidahooyadeed2113 3 роки тому

      @Najmo Abdi Qabiil waxaa ku Faana Nin Aan Fanaan ahayn oo aan is Hubin.

    • @qalbiuroonsidahooyadeed2113
      @qalbiuroonsidahooyadeed2113 3 роки тому

      @Najmo Abdi Nin Muslinima iyo Soomali Ku Faanaanaa Aad Qabiil ka dawada Cudurkaad Qabto Meel kale U Raaati Cidaad Sheegaysitne Waanka Dhashay. Ma ku Deeqday Jawaabta 🛌

  • @mohahussein4927
    @mohahussein4927 3 роки тому +9

    Remember what happen yesterday fear Allah always

  • @habooniid7302
    @habooniid7302 3 роки тому +6

    Queen Tusmo waa qof kuwayn bulshada samayna kuleh taas waxaa cadayn u Ah sida lojeclyahy 🙏💪💓🌹

  • @cabirmaxmed366
    @cabirmaxmed366 3 роки тому +11

    Safiyo tusmo iyo paracetamol siduu u ilaasho asxaab qaaliya inay yihiin waa la garanayaa👋

  • @hhdjama114
    @hhdjama114 3 роки тому +7

    Masha ALLAH beautiful aroos. We love safiya tusmo queen. That ALLAH PROTECT the new couple

  • @hahlnstar3302
    @hahlnstar3302 3 роки тому +14

    Sofiyaa tumso we love you queen of voice 😍😇😇

  • @nimcamohamed8414
    @nimcamohamed8414 3 роки тому +4

    Mama safiyo tusmo wa ku faraxsanhy iyadoo faraxsan oo heseesa inaa arko maalinti ay wareesiga murugada badan bixisay waa u baqay wlhi alx hadey ka gudubty xaaladii xumeed Allaha ku dhowro mama tusmo

  • @sabirinamohamed5380
    @sabirinamohamed5380 3 роки тому +14

    Walle safiya tusmo somli way jeceshahay

  • @queenifka7114
    @queenifka7114 3 роки тому +6

    Cajiib waxa la arki jiray aroos lagu mirqaamo waxay dadkan mobilada is hor hayaaa

  • @salihhhsalihhh5223
    @salihhhsalihhh5223 3 роки тому +7

    Mashallah safiya boorama noolow arooska waad shiday

  • @aishayusuf4545
    @aishayusuf4545 3 роки тому +9

    Mashaa Allah beautiful voice and tone Safiya Tusma mashaaAllah she is so beautiful, please inanta naqaska ayay kuxidheen kafoogaada dhaha
    Walal🥰💫🤲🇸🇴❤💚💥💫💫💫

  • @abdirahmanahmed3165
    @abdirahmanahmed3165 3 роки тому +18

    That is great wedding belongs by Abti Waslad .there's great singers like Safia Tusmo and more legend. Like Idle yare W0w .😀😀😀😀❣❣❣❣❣

  • @halimodhinbil5362
    @halimodhinbil5362 3 роки тому +4

    mashallah safiya tusmo xaasidkaku ha jabo

  • @leilanoor9617
    @leilanoor9617 Рік тому +1

    Hesta wat kotomatey wah kaqabto malawayey copi koma ficnit hoyo macan hesta halodayo laki xaji wacis ayada koleh dankasto boqorada dankasto🙏💯

  • @TUFAAX411
    @TUFAAX411 3 роки тому +10

    Somaali iyo jahilnimo qof kasta phone ayu duubaya just enjoy the wedding

  • @abdallamohamed3532
    @abdallamohamed3532 3 роки тому +3

    Inanta ugu cod halaasisan hablaha heesa soomalidu qofkooda qiima leh ayada la dagta safiyo hore usoco waxaad la so laabatay cod qurux wada ashqaraar ah

  • @safiyabashiir416
    @safiyabashiir416 3 роки тому +4

    Masha allh tusmo keep going

  • @Legnshidane
    @Legnshidane 3 роки тому +8

    Khadro Dahir Kadib wa Gabadha kaliyah Ee Halkeeda Heaasta Dhigtay QUEEN TUSMO GULEYSO
    WE LOVE YOU🔥❤️✌️

    • @hodanshirechannel3418
      @hodanshirechannel3418 3 роки тому +2

      Maya Waa qalad siday u qaadayso

    • @Legnshidane
      @Legnshidane 3 роки тому +1

      Muhiim maaha in Aan isku ra’ayi noqonaa Wall

    • @zayaamad3080
      @zayaamad3080 3 роки тому +1

      Heestii way ku rafatay

    • @khadraciise2044
      @khadraciise2044 3 роки тому

      Maya ma keenin Laki xaaji wacays ayaa barteeda dhigtay ayadana uga horeesay Labada heesod ee mesh up ka ah laki is the best

  • @mahdiyadaahir4460
    @mahdiyadaahir4460 3 роки тому +2

    Masha allah edo tusmo boqorada codka edo sharaf ku nolow

  • @farxaancirro3781
    @farxaancirro3781 3 роки тому +2

    Mansha allaaaaah safiya tusmo allaaaa yaacisak afkaaga caano lagu qabay

  • @kamilkayf6221
    @kamilkayf6221 2 роки тому +1

    Safiya Tusmo greeting songs

  • @zamzamxuseen3189
    @zamzamxuseen3189 3 роки тому +4

    Mashallah safiya tusmo

  • @sakikosar3696
    @sakikosar3696 3 роки тому +6

    Alif mabruuk dhisma oo dhaqma insha Allah

  • @ifkamedia8334
    @ifkamedia8334 3 роки тому +3

    Mashallah Tusmo xidigta

  • @yaasminabbdi111
    @yaasminabbdi111 3 роки тому +3

    Tuusmo qurx mansha alllah❤❤❤❤

  • @badalshahassan7047
    @badalshahassan7047 3 роки тому +1

    safiya tusmo dar allah ku jeclahaye farxaad igu war walashey

  • @aminafaisal2805
    @aminafaisal2805 2 роки тому +2

    Love from Arabiya ❤️❤️❤️beautiful sista

  • @halimomohamed6166
    @halimomohamed6166 3 роки тому +5

    Ma sha Allah safiyo tusmo ❤️🌹🌺🌷

  • @BuulCaws
    @BuulCaws 2 роки тому +1

    Tani way dhex dabaalatay heestii Khadra Daahir Cige. Dadkan horta miyaan laga naxay, Anigu tan waxaan ku odhan lahaa naa heesna garan mayside naga soo fadhiiso.

  • @farhiaiamail605
    @farhiaiamail605 3 роки тому

    Nafti jacel la oman koley ed ma weydo sida egar maqarey wa sax good song

  • @yasinadam2151
    @yasinadam2151 3 роки тому +3

    Heeskaan iyo Xaflad aroos xagee iska soo galaan marka. Sow maahen arooska in heeso amaan ah marna duco ah loo qaado waaxay wixii ladoono miyaa leeska qaadi

  • @dajiyabella6485
    @dajiyabella6485 2 роки тому

    Mashallah safiiya tusmoo coodka iilahaii hakudaaiyo

  • @sahrasalad461
    @sahrasalad461 2 роки тому

    Waaaaaaaaaaaw. Safiyo tusmo. Qurux dumar🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🌷

  • @hibosamatar3224
    @hibosamatar3224 3 роки тому +5

    Pracetimol nin sharaf badan wallaahi aroiskiina wa wadaa safiyo tusmo safety geedana aad buu isaga xil saarayay maadaama social media buuq ay hadda ka soo baxday

  • @edelsom5948
    @edelsom5948 3 роки тому +4

    Waan ixtiraamnaa walaasheen waana ku faraxsanahay markaan daawano taxanaha ay noo soo bandhigeyso

  • @mohamedyusuf656
    @mohamedyusuf656 3 роки тому +5

    Heestii way dhex fadhaysatay. Tusmo heestii khadra dahir kuma fiicinid
    (FOR TEEMPO)SOOY.

  • @Cartan7
    @Cartan7 3 роки тому +1

    Somali Waqoyi aa sameyay fikrad heesta 1980

  • @anisasalax624
    @anisasalax624 3 роки тому +1

    isbamol like u this guul

  • @HausOfCleopatra
    @HausOfCleopatra 2 роки тому

    Maashaah allaah wallaashey safiyo

  • @jamilaaden8821
    @jamilaaden8821 3 роки тому +1

    Iove you Safiyo

  • @suadosman7814
    @suadosman7814 3 роки тому +3

    Hees Aros Laga qaado maaha Wamaxay Calaacal Kani 😀

  • @allow3397
    @allow3397 3 роки тому +2

    Masha Allah Tusmo waan taageeraa

  • @ahmedfarah1511
    @ahmedfarah1511 2 роки тому +2

    Subhana Allah mamo tusmo ,,,,,,,,,,, No offense no hated waa xiligii qaatunada and masjidka iyo cibaatada u badan jirey bey kujirtaa

  • @anisasalax624
    @anisasalax624 3 роки тому +2

    waraa maka weyseen kuwa lii la eg seecamal my dhiiga

  • @khadraciise2044
    @khadraciise2044 3 роки тому

    Naagtaan Labada hees ee mesh up ka ah ee khadro Dahir iyo AHU sahro Ahmed waxa ay uga dayatay Laki xaaji wecees aya uga horesay bartoodana dhiktay blse qoftaan waa ku rafatay ma keenin heeso culus waaye laxan, qaafiyad, Organ iyo music 🎶 omg caadi mahan

  • @bilanahmed5816
    @bilanahmed5816 3 роки тому +1

    Noloshii telephone bay dhex gashay talaw caadi ma lagu noqon mise bada hoosteedaa loo sii guuri yaab

  • @aliabdullahi5322
    @aliabdullahi5322 3 роки тому +1

    Afkaga cano lagu qabay tusmo qali

  • @SulE861
    @SulE861 2 роки тому

    tusmo jacelkii oo qof ah sida quruxda badan ee heesta u qaadayso anaaba jaceel jareemay si dareen leh ayay u qaadaysaaa

  • @faaraxxaashigacalfaaraxxaa6109
    @faaraxxaashigacalfaaraxxaa6109 3 роки тому +5

    Dadka dhan waa wada kaamiriistayaal

  • @sakikosar3696
    @sakikosar3696 3 роки тому +2

    Parctimol prtocol ka si fiican ayuu ugu haberyay arooska funny

    • @ayanarab511
      @ayanarab511 3 роки тому +1

      Pracetamol waa ey hore rasmi ayuu mesha uga cebeyey hadna safiya ayu ku ag waregyaya necbiya ninka nagaha ku dhegdhega jah

  • @rahmaabdi5366
    @rahmaabdi5366 3 роки тому +3

    Tusmo sharaf badan dhalal badan waanu ku xisney so labasho wacan

  • @hodanshirechannel3418
    @hodanshirechannel3418 3 роки тому +5

    Waa qalad siday heesta u qaadayso

  • @cabdimaclin3373
    @cabdimaclin3373 3 роки тому +1

    manshaalahi

  • @deqaaye8477
    @deqaaye8477 3 роки тому

    Màashaa.allaah waa tusmo sharafbadan

  • @hodanqabil5947
    @hodanqabil5947 3 роки тому

    Mash Allah tusmo qurux badan

  • @sabahali1499
    @sabahali1499 3 роки тому +2

    Maanshaa alaah

  • @jamilaaden8821
    @jamilaaden8821 3 роки тому

    I love you safiya masha alaah beautiful

  • @umucabdikhadar5069
    @umucabdikhadar5069 3 роки тому +4

    safiyo tusmo❤❤👑👑🌹🌹🌹🌹🌹

    • @ayaanaden7978
      @ayaanaden7978 3 роки тому +1

      Guuul safiyo qurux dadnimo❤️🌹✅❤️❤️👍🌹❤️❤️❤️👍🌹❤️❤️

  • @barnialisalah5647
    @barnialisalah5647 3 роки тому +1

    Waaaaw

  • @khadrasaid3954
    @khadrasaid3954 3 роки тому +3

    Cabi cajuun maxaa kalay dadka soo qorayaa safiyo here waa wax geel laga bixiyo iyo gamaan safiya

  • @ismahaanismahaan5403
    @ismahaanismahaan5403 3 роки тому +2

    Mashaa allh mashaa allh 👏👏👏👏👏🎉🎉🎉🎉🎉🎉👏🎈🎈🎈🎈🎈🎁🎁🎁

  • @sulekhaibrahim8096
    @sulekhaibrahim8096 3 роки тому +4

    Hestan aros lagama qado wa calancal

    • @qaaliyusra7541
      @qaaliyusra7541 3 роки тому

      Muhiimadu waa in bulshada la maaweeliyo mar mar intay arooska joogaan walaal

    • @sulekhaibrahim8096
      @sulekhaibrahim8096 3 роки тому

      @@qaaliyusra7541 thank you walal

  • @halwoaden8765
    @halwoaden8765 2 роки тому

    Waxa telefhone is hor wada waa somali walee telefonkii ayey qalad kaa fahmeen inkaar oo telefon ahaa somali

  • @kendrix9578
    @kendrix9578 3 роки тому +2

    Reero Gabadood baa ba'day. Kan yaa guursaday?

  • @AbdulAhmed-gx2rh
    @AbdulAhmed-gx2rh 3 роки тому

    Nairobi waxaa dhabawday wixii uu inooga sheegay Sheeq ''JENERALJIIR''.... Waxaasoo isdhexgal ah waxaa inoogu xigta waxaan dhaguhu ku farxin boodbood baroor baa ka dambaysa iyo hoteelkii baa kamiro laiigu xiray....Noloshuba waxay u fahmeen Taleefan kor loo qaado oo selfiye laiska duubo...Cajiib Cajiib...Alloow soo hanuuni..

  • @shukriomar1104
    @shukriomar1104 3 роки тому

    Safiya sotul raxma 😍

  • @moamd7188
    @moamd7188 3 роки тому +1

    *Safiya Tusmo heesta way kufsatay waxayna ka jaraysaa cadhadii ay Cabdi Cajuun u qabtay maadaama oo ay Khadra Daahir eedadii tahay* 🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @Somaliboy516
    @Somaliboy516 3 роки тому +1

    Gabarwalba oo qolkan ku jirta waxay kor u haysaa mobile inta badan magaran meesha la ino sito uu mobilka ino wado waxa jira labo jid oo kala ah jano ama jahanama (ALLAHUMA NAJEYNA AMIIN AMIIN AMIIN).

  • @hodonabdullahi6382
    @hodonabdullahi6382 3 роки тому

    Tuusmo iyo Paracetamol ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️😘😘😘😘😘😘🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹

  • @abdirahmanalimohamed437
    @abdirahmanalimohamed437 2 роки тому

    Fanaanadda ugu saqajaan san weeye Tusmo 50 jir ayado ayeey rabtaa in ay tumato, uuufa calayk

    • @aishaahmed4428
      @aishaahmed4428 2 роки тому

      Hus hoyada ba malha tumate uskag bad tehe taada iyo ta hoyada ya dunida tusa

  • @zayaamad3080
    @zayaamad3080 3 роки тому

    Safiya heesta waad kharibtay

  • @bariraabubarkar2011
    @bariraabubarkar2011 3 роки тому

    Tuusmo 🥰🥰🥰🥰🥰👌

  • @hanimuhumed8160
    @hanimuhumed8160 3 роки тому

    Tusmo habo waxaad ii noqotay role model inaan ka gudbo doono ayaan rajaynayaa dhibkan oon adayg muujiyo

    • @rosiina1120
      @rosiina1120 3 роки тому

      Inshaa alaah mcnto waad ka baxeysaa wax kasto culees ah aad dareemeyso alha kaa dul qaado

  • @jimalemohamed68
    @jimalemohamed68 3 роки тому +1

    Uurkiyo calooshay aramidu ijiifta ma ilaawi karayee Alla muxuu Abdi cajuun gabadha dhibay

    • @gamerwolf2197
      @gamerwolf2197 3 роки тому

      Ninku gabadha wuxuu tusay waxay ku ilwoobi wayday kkkkk heeso calaacala bay ka bixi ladahay waliba sanapchatkeeda waad yaabi

  • @xalimaabukar3590
    @xalimaabukar3590 3 роки тому +1

    Masha Allah 🥰🥰🥰🥰

  • @zamomar4414
    @zamomar4414 3 роки тому +1

    gob gob gob tumo

  • @abdirahmanahmed26
    @abdirahmanahmed26 3 роки тому +3

    Safiyo ma xasuusantahay cabdi cajuun

  • @sikuamuri2465
    @sikuamuri2465 3 роки тому

    Uriics

  • @khadrafarah7698
    @khadrafarah7698 2 роки тому

    Mustego

  • @sahrasalad461
    @sahrasalad461 2 роки тому +2

    ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️💯🔥🙏👌

  • @misspamba1
    @misspamba1 2 роки тому +1

    SAFIYA TUSMO INAMADA YAR YAR INAY KUFSATO AYAAN KU OGA EE HESIHI NA MA KUFSATEY 🤭

  • @nimoa3283
    @nimoa3283 3 роки тому +2

    Waxaan oo kale maa aroos loo qaadaa omg

  • @bilana289
    @bilana289 3 роки тому

    Bisinka heestii Khadra Daahir sawtan ciida ku masaxday Safiya
    Fanaaniintu way iska waalan markay tijaabisay maxay runta ugu sheegi waayen waatan dhex fadhiisatay
    Weligaa hees aanad keeni karaynin laysku doonto
    Laki Xaaji Wacays ayaa kaga fiicnayd heestan markay qaaday

  • @cismanabdi2416
    @cismanabdi2416 3 роки тому +4

    Waar islaanti safiya tusmo maxaa ugeeyey heesti maamadi jacaylka khadra daahir cige sootan kufsatay heesti naa dadka codka looga hadhay heesihiisa lama qaado ilayen waad ku kashifmaysa yee

    • @halimodhinbil5362
      @halimodhinbil5362 3 роки тому

      nacas nacas dhalay safiya baakaka cod macan habarta khadra

    • @gamerwolf2197
      @gamerwolf2197 3 роки тому +1

      @@halimodhinbil5362 yaaa aaamus yaan lagu maaqlin 😂

    • @bilana289
      @bilana289 3 роки тому

      @@halimodhinbil5362
      Safiya ayaa ka cod wanaagsan Khadra Daahir!!!!
      Waaba sheeko cusub 🤩 😆 sheekadu markay halkaa gaadho waa laga aamusa 🤐

    • @bilana289
      @bilana289 3 роки тому

      @@gamerwolf2197
      Waaba qosol 😂 iyo 🤐

    • @cismanabdi2416
      @cismanabdi2416 3 роки тому

      @@halimodhinbil5362 oo maxaad ii cayday ma Runta aan sheegay khadra daahir cige somali oo dhan baa qirtay codkeeda halka habrta tuso heeso koobiyo mooye wax kale qadin oo ay kufsato heesaha fanaaninti caanka ahayd qadan sida heestan imika ay qadayso