Safiya Tusmo Iyo Faysal Tayo Sheelilaah Waliyullaah Xasuustii Digfeer iyo Siraad abdule

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 22 гру 2021
  • #SafiyaTusmo #FaysalTayo
    Name Digaale Yare
    Producer / Musician /
    UA-camr /somali social media
    Pls Subscribe Like & Share
    Fadlan Haka ilaawin Inaad Dhahdo Share Like & Comment.
  • Розваги

КОМЕНТАРІ • 116

  • @hakimichannel1482
    @hakimichannel1482 2 роки тому +16

    Musica Meel iigu sheega aan ka iibsado Whata fu***g Digaale outstanding pro

  • @xaylexoosh4928
    @xaylexoosh4928 2 роки тому +10

    Xusuus fanaantii kooxdi horseed
    siraad abdile ugaas iyo ahmed nuur jangow
    Mirih abwaan abdulqadir shube 1983
    Halked bad dhigten

  • @abdikadarabdihussein2681
    @abdikadarabdihussein2681 Рік тому +2

    Jaango iyo siraad abwaan shube....mar kale digfeer iyo siraad.....jaango baa waqtiga shaqo waabari raacay...

  • @Hawlomediapro
    @Hawlomediapro 2 роки тому +6

    Legend digaaale yare best somaali musicuan 2022 keep going bro

  • @liibaanqaranofficial6063
    @liibaanqaranofficial6063 2 роки тому +7

    Hees ta waxa horay uqaday
    Axmed NUUR JANGOW IYO
    SIRAAD ABDULE
    EraYADA C/qadir shube
    LAXANKA DIGFEER
    Dib uasaxa

  • @Cismaan_cizto
    @Cismaan_cizto 2 роки тому +5

    Heestii qaraniga waan kuwadaana tayo iyo tusmo

  • @fadxiyahassan3406
    @fadxiyahassan3406 2 роки тому +6

    Fanin tii hore lagama yabo iyago kale iyo dhashaan 🙏🏿❤️❤️❤️🙏🏿

  • @faizam523
    @faizam523 2 роки тому +4

    Masha Allah fanaaniinta sanadka Tusmo qurux iyo Faysal Tayo, codoka macaan baa i diley iyo musicianka dad'a yar ee digaale, waala yaabey.🥰💯👏👏👏👏👏👏👏❣

    • @aminanasrafarah6093
      @aminanasrafarah6093 9 місяців тому

      Codkaan ma asagaa faseexa wax baa lagu daray qurxiya,ciic ciic baa ku jirta

  • @Betasquadclips66
    @Betasquadclips66 25 днів тому

    Mama Safiyo cod mcn ❤️❤️❤️

  • @ummaasia1343
    @ummaasia1343 2 місяці тому

    Waa xusuustii siraad Abdullah 🇬🇲❤️❤️ digferr 🇸🇴🇬🇲❤️❤️❤️

  • @yasminbarre6135
    @yasminbarre6135 2 роки тому +2

    Xaqiiqtii tusmo waa geesiiyad

  • @beytulahmungo4070
    @beytulahmungo4070 2 роки тому +2

    Well way jeceshahey hadii laguurdadey xitsa war away naagtan ninkeedii

  • @geedishaanbo8318
    @geedishaanbo8318 2 роки тому +3

    Tusmo qof qaaliya ❤️

  • @caashobashiir648
    @caashobashiir648 2 роки тому +2

    Waaw heesta 2022 la cusboonaysiiyay caadi maaha aniga wiilka ciyaartiisaba ku haystaa

  • @haboonhoodo2663
    @haboonhoodo2663 2 роки тому +1

    Tusmo joog iyo jamaal cod Alle iskugu daray labis ka quruxda marwo soomaliyeed kaamila maashaa Allah
    Wiilkan iyo ayadu heesta si wacan bay u qaaden hore Aun jangow iyo siraad ba qaadi jiray mar digfeer qaadayo na yutubka wan ku arkay AUN

  • @bashirjama2698
    @bashirjama2698 2 роки тому +4

    Heesta wxaa hore uqaaday 1983 siraad abdulle iyo Ahmednour !digfeer laxanka ayuu lahaaa

  • @abdiali4991
    @abdiali4991 2 роки тому +3

    Best musician al ustad digale yare and gold voice safia tusmo iyo faycal tayo

  • @Ehel_Caashaq1
    @Ehel_Caashaq1 2 роки тому +3

    Heestaan Digfeer Malahee laxankuu lahaa. Codadkii Axmed Nuur Jaangow Iyo Siraad Abdulle!.

  • @alleuroone2896
    @alleuroone2896 2 роки тому +1

    Heesa inantan safiya iyo yada lafteeduba walaahi waxaan ku cabiro ma garanaayo kalsoonida ku jirtaa waa alle yaqaan qofta tani

  • @mahammedsiad5563
    @mahammedsiad5563 Рік тому

    Waa Xusuustii Digfeer iyo Siraad Cabdule Ugaas

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv 8 місяців тому

    Masha alllllah nooolaaada fanaaniiin qaaliya❤

  • @ikraanabdulahi7272
    @ikraanabdulahi7272 2 роки тому

    Yasalaam inba caadi ma aha tusmo qali dumar allow kudhowr digaaal yere nolow siwacan yaad utumtay

  • @ShukriyAdan-sb5kl
    @ShukriyAdan-sb5kl Рік тому

    💔💔💔💔💔Best keep goin safiyo tusmo

  • @DaxumarHasanAbdullah
    @DaxumarHasanAbdullah Місяць тому

    Legendary 🎉🎉❤❤

  • @ladanfarah2358
    @ladanfarah2358 2 роки тому +2

    Best music safiyo caadimaahan

  • @sharmarkesiciidshabel2945
    @sharmarkesiciidshabel2945 2 роки тому +1

    WOOOW DIGAALE YARE SALAAN GOBED

  • @fogaanarag7077
    @fogaanarag7077 2 роки тому +2

    Sheelilaa waliyilaa hadaad shaama reertay shiikh utag. Waa xaq ✅😁

  • @ridwangardax
    @ridwangardax Рік тому +1

    Tusmo qof qalbi wangsan

  • @mohamedqadar4489
    @mohamedqadar4489 Рік тому

    Siraad abdulle iyo jaangow ayay ahaayeen

  • @JamilaNuux-wm8br
    @JamilaNuux-wm8br 11 місяців тому

    Waaaw fanaaaniiin qaaliya noolaada

  • @fahmofahmo1886
    @fahmofahmo1886 2 роки тому +1

    Xaalimo cismaan. Buurn buur

  • @mukhtarzhaafi3952
    @mukhtarzhaafi3952 2 роки тому +1

    Faysal toyo inapa caadi maaha
    Keep going pr0theR

  • @dahir1802
    @dahir1802 Рік тому

    Waa Digfeer iyo Sirad cable

  • @mohafarcaano7442
    @mohafarcaano7442 5 місяців тому

    Jaangow iyo Siraad in ay ahaayeen bay ila tahay Ustaad 🙏🏾🎸 💯 👌

  • @abdullahiahmed2409
    @abdullahiahmed2409 Рік тому

    Aun Eedadeey Siraad Abdulle Ugaas iyo Digfeer

  • @abdisamaleahmed3779
    @abdisamaleahmed3779 2 роки тому

    Safiya yonis jamac Safiya tusmo allhaku xafidho habryar

  • @ahmedhassan648
    @ahmedhassan648 2 роки тому +2

    Eesh cala fanaanka faniinta eeryaday faysal tayo iyo marwo safiya tusmo

  • @naasirjaamac
    @naasirjaamac Рік тому

    Inanka muusiga waa tob Digaale yare

  • @sumeyaabdi9176
    @sumeyaabdi9176 2 роки тому +2

    boqorada codka allah ha kudaysto qalad iyo saxba wan kuwata tusmadeyda cashaqa

  • @adanmaxamud6611
    @adanmaxamud6611 Рік тому

    esh cala habar yartay alle haku dhawro

  • @mohamedqadar4489
    @mohamedqadar4489 Рік тому

    Heestan waxbadan ayaa laga qalday tusmo oo kale shinkale meesha ay leedaahy waaa shinkaha shada kala heshiiyay

  • @abdinoorkulmiye7775
    @abdinoorkulmiye7775 2 роки тому +1

    What the hees what the music

  • @nuuxiyadamediamusic1
    @nuuxiyadamediamusic1 2 роки тому +4

    music digaale ayaan u wada bog nay aniga iyo
    khadar sareeye anagooo ka wada daawanayna safaari hotel wasaarada warfaafinta horteeda kolay digaale yaraa garanayee
    safaari hotel gobta radio hargeisa ❤🤍💚Guul somaliland 💯💥💥💯

    • @halimaisse6884
      @halimaisse6884 2 роки тому +1

      Aniguna waxan ka daawanaya Canada AB aduunku waayaab

    • @abdullahiabdidahir5934
      @abdullahiabdidahir5934 Рік тому

      Halima isse Isku meel ayaa kadawanenaa Edmonton North side ka

  • @omerabiib1422
    @omerabiib1422 Рік тому

    Safiya mashaal allaah ina adeertay noolow

  • @abdisamaleahmed3779
    @abdisamaleahmed3779 2 роки тому +1

    Masha allh

  • @nalkadesmartquen6188
    @nalkadesmartquen6188 2 роки тому +5

    Tusmoo maamo waankujclahy hooyo horey usocooo

  • @xasanmahdiaraye1027
    @xasanmahdiaraye1027 Рік тому

    Erayadii ,,, Abwaan shuube Waxa hore uqaaday Ahmed nuur jaangoo iyo sidaad cabdule cismaan
    Inkastoo mardampe ay wada qaadeen Digfeer iyo Siraad cabdule
    ,Laxanka,,Digfeer ayaa lahaa. Maantana waatan dhegeysi wacan

  • @abdirahmanfarah5579
    @abdirahmanfarah5579 Рік тому

    Habar waalan oo wareersan

  • @dajiyadeeqsan4526
    @dajiyadeeqsan4526 2 роки тому +3

    Mash Allah aloow iikaadaa

  • @yarantaxafada3170
    @yarantaxafada3170 2 роки тому +2

    DJ ku hestaa

  • @abdiwelidaud9989
    @abdiwelidaud9989 2 роки тому

    Music: Digaale Yare
    Mid Ka Mda Faro-Dahablayaasha Fanku Casrigan Ku Taagan Yahay ❤❤❤

  • @cabdirisaaqyarecabdirisaaq6407
    @cabdirisaaqyarecabdirisaaq6407 11 місяців тому

    musicinka idilay sxp axsan

  • @misspamba1
    @misspamba1 2 роки тому

    Habar walan iga dhe

  • @naasirwacane3654
    @naasirwacane3654 2 роки тому +7

    Best music digaal yare never forget the people who helped you"

  • @maakibdheere9156
    @maakibdheere9156 2 роки тому +2

    Heesta digfeer iyo siraad cabdile baa qaada ee sahra ileeye ma aha

  • @cnaasirkooraar8104
    @cnaasirkooraar8104 2 роки тому +1

    sax wad iga saxan tahay axmed nuur jango waa coobi

    • @cnaasirkooraar8104
      @cnaasirkooraar8104 2 роки тому +1

      mahadsanid sxb sare wanku wataa from caabudwaaq galgadud

  • @maakibdheere9156
    @maakibdheere9156 2 роки тому +2

    Keep going waa xasuus aan caadi aheyn
    Hadaad shaamareertay sheekh u tag

  • @alleuroone2896
    @alleuroone2896 2 роки тому

    Heesta durbaankii iyo kamankii marduufbaa ka dhiman markasay soobixi lahayd sidaan isleeyay

  • @mahirmadar2443
    @mahirmadar2443 2 роки тому

    Masha allaha

  • @fardusibrahimdahir4050
    @fardusibrahimdahir4050 2 роки тому +1

    😭😭😭Ilxumi kuma eegto😘😘

  • @shukri1395
    @shukri1395 2 роки тому +1

    Lol like dadidis song 😊👍

  • @mohamednoor3217
    @mohamednoor3217 2 роки тому

    Shaylillah

  • @cnaasirkooraar8104
    @cnaasirkooraar8104 2 роки тому

    sxb digfeer ma ahan waa axmed nuur jango laxanka waa digfeer

  • @geedishaanbo8318
    @geedishaanbo8318 2 роки тому

    The best

  • @caliasadguray1629
    @caliasadguray1629 Рік тому

    calicali

  • @crisaaqxaaji1508
    @crisaaqxaaji1508 2 роки тому

    Laxankii axmed aun axmed nuur jaangow

  • @arafogoulled-vr4wy
    @arafogoulled-vr4wy Рік тому

    Hees shidan

  • @nanibooramaawi9909
    @nanibooramaawi9909 2 роки тому +1

    Y

  • @suldaancabdiraxmaanmaxamuu6034
    @suldaancabdiraxmaanmaxamuu6034 2 роки тому +2

    Inader waad mahadsantahay ee safiyey halkaas ka sii hayey

  • @daakircabdisalan3277
    @daakircabdisalan3277 2 роки тому

    Tayo and tusmo tisqaada

  • @farhiyaabdulahi9293
    @farhiyaabdulahi9293 Рік тому

    Hees shidan wan Fahrmi kara

  • @naasirjaamac
    @naasirjaamac Рік тому

    Bal inaad sheeko nacasta hay

  • @saki7344
    @saki7344 2 роки тому

    Ax ax ax heestan naaxiyadey ka dileen kolna kasonidii digfeer hestan u qaaday qofna ma keeni karo

  • @alleuroone2896
    @alleuroone2896 2 роки тому

    Dad nimadii qof ah

  • @farhiyaabdulahi9293
    @farhiyaabdulahi9293 Рік тому

    Hees shidan wan Fahrminuten kara

  • @dhagacalenmohamed9090
    @dhagacalenmohamed9090 2 роки тому

    Uuuuuu

  • @AhmedAli-qy4el
    @AhmedAli-qy4el 7 місяців тому

    ♥️♥️♥️♥️♥️👍👍👍🖐️🖐️🖐️🖐️🤣😋🤣🤣🤣🤣

  • @cabdicaliismciilyare6576
    @cabdicaliismciilyare6576 2 роки тому

    😇😇😇

  • @farhiyaabdulahi9293
    @farhiyaabdulahi9293 2 роки тому

    Wan Garana

  • @aasiyamohamed7750
    @aasiyamohamed7750 2 роки тому

    Haaa

  • @siciidcusman4536
    @siciidcusman4536 Рік тому

    Heesihii hore halasoo cusboonaysii xikmad miidhan baa ku jirta🤣🤣

  • @jimcaaleaarsalaad590
    @jimcaaleaarsalaad590 2 роки тому

    O

  • @alijama9470
    @alijama9470 Рік тому

    Faadumo duur miyaanay la qaadi jirin digfer??

  • @mohamedali2132
    @mohamedali2132 Рік тому

    Is ilali kana yuuna Cabdi cajuun kale kugu noqonine

  • @abdihassan3584
    @abdihassan3584 Рік тому

    Hadood sheeb tahay
    Sideebaad uga shalayn

  • @dhagajuunxilwa258
    @dhagajuunxilwa258 2 роки тому +4

    War HEestaan Abwaankii curiyey MAnool yahay

  • @mulkiibrahim3670
    @mulkiibrahim3670 2 роки тому +2

    Heesta Waxaa qaadey Axmed Nuur Jaagoow iyo Siraad Cabdulle ..

  • @maxamedxasaanbarre521
    @maxamedxasaanbarre521 2 роки тому

    Bal adigu inaadan shiixayn wellba sheeko nacas tahay 15 sano jirkaagii

  • @nuriamohammed7483
    @nuriamohammed7483 2 роки тому

    ,

  • @shankaroonland7480
    @shankaroonland7480 2 роки тому +2

    Xaaskii millionaire-ka ee 120ka geela Laga bixiyay wali youtube kala kicis sowtaan wada wiilkeedii bukay tolow ma Somali ay undertable lacag ku siisay ku filan. Walee kuwaa doqonyay keep going maamo soomaaliyeed shidaneey-da ku hayaa Ohio federal prison kuu horseedi ismoog microphone iyo youtube bay ku mashquushay ismoog ubadkeedii dayacday ismoog.

    • @Abshir252
      @Abshir252 2 роки тому +1

      Nolashaada ku mashquul ummada ilaahay na nabad galli. Ma police ka UA-cam baad tahay adigu mise qolyaha la soo diraa tahay?

    • @shankaroonland7480
      @shankaroonland7480 2 роки тому

      @@Abshir252 ma xadiis iyo quraan baad akhriyaysaa adigu public figure markuu qofku yahay waa waajib in Laga jawaabo dhaqamadiisa caruurahayagaa daawanaya dhaqanka iyo diinta wixii wax u dhimatay iyo kuwa u isticmaalaya caantaynada waxay faafinayaan in aan iska police-garayno waa waajib intayada khaladka u aragtaa xor baad u tahay ra'yigaaga laakiin ma at waajiyi kartid dadka kale adigu ma habro xafuujiyaad tahay? Ha nala qabsan KUWA islaamaha ka furaa tahay

    • @Abshir252
      @Abshir252 2 роки тому +1

      @@shankaroonland7480 Nolashiisa hoose isagaa qofka xor u ah adigana kuma qusayso arimaheeda gaar ka ah ama kuweeda family keeda ah. Maweelo iyo music iyo actor nimo ayey kusoo gudbisaa lacag la'aan waxa kaliya oo kuu banaan thank you inaad tiraahdo. Laakin somali baa tahoo afaaro internal kama baxdaan iyo hawlo aan la idiin dirsan. Ka fakar nolashadaada intaad khayr kaa ilmihiisa iyo nolashiisa aad ku mashquuli lahayd. Dantaadu ha ku cuslaysiiso.

    • @haboonhoodo2663
      @haboonhoodo2663 2 роки тому

      Safiyo horay ushaqaysatay caruurtedu iyagaa isu haya oo qaarkod qaangaar yihiin uma baahna in ilmaheda cidkale u haysee adiga ma qurux deda iyo farxadeeda ku dhibaysa wll ayada iska amaan gali nolosheda kulama noolide adigu taada ku mashquul

    • @caliasadguray1629
      @caliasadguray1629 Рік тому

      Calicali

  • @xkadedkardhow3534
    @xkadedkardhow3534 Рік тому

    Heestiii jaango iyo siraad Ducasse kooxdii horseed. Way ku ciyreen.not good music.

  • @xkadedkardhow3534
    @xkadedkardhow3534 Рік тому

    Waar was jaango iyo siraad ducaale horseed. Very bad music and copying not really.