Dadkani xagay ku noolayeen markii uu Soo bandhigay riwayadaa ay heestani ku jirtay EE wadhaf iyo SHINBIRo war isima be hayaan abwaan cismaan aadan xuseen ( cismaan askari ) shan shilin ayaan ku GALAY tiyaatarkii hargaysa habaykii u horaysay ee lagu dhigo nasabiib wanaag alxamdulilaah ILAAHAY ayaa mahadi u sugnaatay , alle ha u naxariisto Muxammed Yusuf oo geeriyooday inaabti'Day shakaroon axmed Yusuf-sagal cimriga ha u dheereeyo aamiin aamiin
TUSMO WAA FANAANAD BUUXDA ILLAHAY COD SIIYEY, VERY TALANT ARTIS. MA AQAAN MEESHA AY KU HABSAANTAY, WAKHTI HORE AYEEY KU HABOONEEYD INEEY FANKA SOO GASHO TUSMO. IMINKABA WAKHTI KAAMA TAGIN HORE U SOCDA AIDIGA "TUSMO" IYO FANAANKUBA
Safiya way keentay doorkii fanaanadii heestan lahayd ee Shakaroon Axmed, lakiin inan ka la heesayaa ma keenin fanaan kii heestan lahaa ee Alaha unaxariiste Maxamed Yuusuf Cabdi
Sadexle waa ka ugu xadaabada badan groupka, dhamaantood ma kala dhacaan 😂😂, Alle ha idin xafidee filmkiiiiiiiiiiiii waanu bararnay sidaan idiin sugaynee naga soo daaya 😉😂😂
Runtii heesaha iyo videos ka safiyo tusmo intaba waxad kadhex arkaysaa identity geeda dhabta ah qofka waxa uqabanayo wa in laga dhex arka waxa ukatarjumayo keep going ina adeer safiyo.
Mr khadar codkiisu innaba caadi maaha zxbow soo badi heesaha ciyaalkan ciyaalka fannaaniinta sheegta ee dhagaha naga wasaqeeyay aan ka raysannee . Tusmo also heer sare makala dhacaan Well_organized team 🏉 🙏🙏🙏🙏
Tusmo fananimada heesa aha iskadaa walal jilitaanka ku eekow. Halkaasaa ku qurux badantahy. Hadad soo shaaftid. Buranburka ama gabay kudarso. Mahadsantahay
Tusmo waa wanaagsantahay ha ku heynine ee waxaad dhahdaan Allaha ka bixiyo fanaanimada waayo maahan wax laysu hambalyeeyo ee waa wax lagala taliyo qofkasta oo aad jeceshahay waayo intaan lagu xisaabin is xisaabi
Ala kooxdi jahawarer wan u xiisey tusmo iyo juba yare baristamol miss u lkn jiijo oma jeedo wow farhiya iyo barstamol cadi ma aha ciyar ay so bandhigen 👍👌
Heestii maamo shankaroon axmed sagal iyo maxamed yuusuf ahaa allaha u naxariisto wlhi wey keenen labadan fannaan sidaan ayaa coppy Loo soo saaraa ama waa leska dhaafaa lkn waxey meesha ka saareen xasuusti thanks
I love this team! Tusmo, paracetamol and the teacher ( I forgot her name, but I believe she teaches biology).... They buried qabil qabil and all those primitive ideas. The sky is the limit for this team!
Heestaa qofka tumayaa si qaldanbuu u tumay ritam musiga totality waa qalad
Dadkani xagay ku noolayeen markii uu Soo bandhigay riwayadaa ay heestani ku jirtay EE wadhaf iyo SHINBIRo war isima be hayaan abwaan cismaan aadan xuseen ( cismaan askari ) shan shilin ayaan ku GALAY tiyaatarkii hargaysa habaykii u horaysay ee lagu dhigo nasabiib wanaag alxamdulilaah ILAAHAY ayaa mahadi u sugnaatay , alle ha u naxariisto Muxammed Yusuf oo geeriyooday inaabti'Day shakaroon axmed Yusuf-sagal cimriga ha u dheereeyo aamiin aamiin
Masha alaah safiya tusmo xabiibtii cod fiican iga dheh jir oo joog xabiibtii jzklq qaaliyeey cod kaaga mcn alle haku daayo xabiibtii thanks for sharing xabiibtii.
wiilkaan heesaayo magaciisa ma aqoonin laakiin waxaan ku jeclaaday sheekadii oramaha iska dhigaaye wlh 100times aan fiirsaday kama dhargo aad baan ugu qoslaa sida u matalay waa top 10 masha alaah
Mashallah 🇸🇱🙌🇸🇱heesta weey igu soocota. Tusmo goob tahay Allaha cadoowgada ha jabiiyo.
Maaamsha alllh tusmo waa gabar soomaaliyed oo jecel dhaqankeeda allle haku dhowro abayo
Qoy
Warhol and the new
He's
Hestia markaa maqlo waxan soo xasuustaa waiting tray Ana soolabanen
Mansha Allah mama tusmo waa qof aad uwanaagsan oo somalida oo dhan ay jecel yihiin noolow sanado badan idam Alle
Safiya tusmo fanaanad qaran cod macn azal ah gob ah go forward habo macn😍😍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👏
Tusmo&Prectimol&sadexle&Dj shucyb&Udgoon dad bdn i muuqda💔io Calankygii❣💓
TUSMO&SADEXLE hibo cod alle idin siiyay Gulysta💪good develop💌👏👏👏👏🇸🇴💓🇸🇱
Wad ku hastaa
Hãnį Đe Låsť Qüeň nasro dagan hakareebin waxa meshaa isku helay asxaabtii jahwarer odhan
Safiyo tusmo way shidantahay markaan arkay baan ubagay dagnaanta soomaali nimad codkornimad Maanshalah ilaahay habrkeeyo gabdheen tusmo cadeey ❣💓❣❣👌👌
Normal Stiil like Marxuum Max'ed Yusuf & Shanksroon(Sagal).Waaberi Legends...thanks.
maasha alaah maamo tusmo iyo sadexle halkeega ayaad dhigteen heesti Shankaroon iyo maxamed yuusuf oooof caleeg go fard ward tusmo
Tusmo iyo kooxdeeda waa tusaale dhab ah oo ku dayasho mudan viva tusmoiyo barajitamol
Waa labadaan Aadka ujeclahay 2 Actors
Sonnay slaan sare iga gaadhsii tusmo iyo
khadar
Wow wow top song💕💕💕💞💋
Tusmo fanaand qaali nagu ah iyo Sonna Production big support from Australia 🇦🇺 maasha allah maasha allah.
TUSMO WAA FANAANAD BUUXDA ILLAHAY COD SIIYEY, VERY TALANT ARTIS. MA AQAAN MEESHA AY KU HABSAANTAY, WAKHTI HORE AYEEY KU HABOONEEYD INEEY FANKA SOO GASHO TUSMO. IMINKABA WAKHTI KAAMA TAGIN HORE U SOCDA AIDIGA "TUSMO" IYO FANAANKUBA
Todoba caruurey korineysey oo waqtigeeda kusoo qaadatey, allah how daayo oo qaar anfaca howga dhigo. Amiin.
Tusmo fanaanad banaanka ku dhacdy😘👏 heesahga way iga gadan yhiin Dagnaanta kugu jeclahy❤😄
Aniga miyaa mise adiga waan ku raacasanhy
Filimki jaha wareer madhamaday
Sp Zahiira Peipe yes
Wan idinku raacsanahay
Sp Zahiira Peipe
ASC wll subscribe isar
I love mama tusmo nasab wayee💕💕💕🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱
Mohamed iyo Ifraah barakalaah wad iskunurayaan Guul kooxda magaladena ugushidan😍😍
Safiya way keentay doorkii fanaanadii heestan lahayd ee Shakaroon Axmed, lakiin inan ka la heesayaa ma keenin fanaan kii heestan lahaa ee Alaha unaxariiste Maxamed Yuusuf Cabdi
Wan jeclahy tusmo barastimol dhamn shidn yiiiin 💖💖💖💖💖 love saaara
Masha Allah habo Tusmo horay u soco cod wad hysa halka calankyga ka arka puntland😍😘
Aswaan Herzy
ASC wll subscribe isar
Yasalaam Masha allah Safiya tusmo qaali dumar farxad kunolow abid ❤❤❤🌺🌹wan kujecelnahay allaha kuxafido 😍🥰❤️allah yacizak
Heestan waxay ku jirtey Waraf & shimbiro Waraf iskuma hayaan, waxaan dawaadey 1979 anigo yar ,waaaaw
Ahmed Yaasiin kkkkkkkkkkk duq baaa thy ma adaaba yar markaas wax badana aduunyo sojoogtay
Sonna production team jecliyaa💋 tusmo ahned,ahmed rasta,farxiya,shucyb,kaba yare, sadexle, dhanaantod
Waaw Safiyo Tusmo horey usoco waxa tahay qof an aad ujeclahy❤️❤️❤️❤️💕👍❤️
Tusmo
Jahwareer team wan idin jeclahy much love 😍
Xasuustay. Allah raxma mazamed yusuf
Shanka roon
Iyo abwaankii weynaa cismaan askari tusmo caruurta si fiican ereyada u fahansii lolz
Mamo Safiyo Tusmo dinac walbo way ku tuuraysa mar abwannad mar heeysa 👍🙏
tusmo we love you walaal qof sharafle aya tahay wan ku jecelnahay sharaf ku nolow
Gabadhaan daganaan saa,id ayaa ka muuqata Mashallah garan maayo magaceeda illaheey haku barakeeyo gafkaada iyo geeridaada illaheey ma kulmiya walal kuwii towbad keena illaheey hanaga dhigo dhamaanteen
Dad an baryahn waye ahaaa xiiis u mamo tusmo👌👌👌
Waaaaaaaah waaaaaaaaah koooxda jahawareeer caaaadi maaahin walhi tusmo iyo wiilka caadi maahin Waan idiin codeeye heeestan Waan jeclaa❤️❤️❤️❤️❤️❤️👏👏👏👏👏👏👏👏❤️❤️❤️🥰🥰🥰🥰🥰
Team waan isjaceleyn ruunta waa soomalia dhalad oo qalbii fiican
Waa ini salamy bahda sona production sigaara mamo safiyo tusmo qof somalinimada ku weyn
Tusmo waa qof qali ah daganan iyo asturnan ayey isku darsatay😘
Waa ihun maxamed yuusuf iyo Shankaroon, MA RABTAA AROOS,,
Muusigan loo tumay ayaa #TACBAANA mooyee
paristmool ciyaartisa caadi ma aha😂😂 habo tusmo i love you😘
Sadexle waa ka ugu xadaabada badan groupka, dhamaantood ma kala dhacaan 😂😂, Alle ha idin xafidee filmkiiiiiiiiiiiii waanu bararnay sidaan idiin sugaynee naga soo daaya 😉😂😂
Maasha allaah aad ayaan idiin jeclahay alle ha idinxafido jahwareer mee hhh aad ayaan ugu xiisay wallaahi 😍😍😍
Mashaa allaah fanaan sare waad agdhigitay fankii heesekan llahaa
Ereyada abwaankii weynaa we durriyaddii sheekh isaxaaq cismaan aadan xuseen cismaan askari iyo codadkii hore ee:
Maxamed yuusuf cabdi iyo
Shankaroon axmed yuusuf sagal.
Riwaayadu waa wadhaf iyo shimbiro war isuma hayaan.
Runtii heesaha iyo videos ka safiyo tusmo intaba waxad kadhex arkaysaa identity geeda dhabta ah qofka waxa uqabanayo wa in laga dhex arka waxa ukatarjumayo keep going ina adeer safiyo.
Ifrah udgoon is always happy ,i like that character keep doing that please!!!
Www masha Allah wad ka baxsaten illah haa ikin daayo dar ale ayan idin jeclahay mama Tusmo Ku jecliya
Tusmo Gabar Qaran Runtii Adbey Dhaqanka Somaalida u.ilaalisaa 🌷🌷⚘⚘🌷🌷
Mr khadar codkiisu innaba caadi maaha zxbow soo badi heesaha ciyaalkan ciyaalka fannaaniinta sheegta ee dhagaha naga wasaqeeyay aan ka raysannee .
Tusmo also heer sare makala dhacaan
Well_organized team 🏉 🙏🙏🙏🙏
Waw. Heer caalami cod aan caadi ahayn laba shaqsi sharaf leh . Go forward .
Calankayga jir oo joog waligaa dabcan buntland❤
I really like Ifrah's sense of humor. She is a girl with a clean heart
Wow safiyo tusmo aad ayan u taageera Nolow qaali
Tusmo fananimada heesa aha iskadaa walal jilitaanka ku eekow. Halkaasaa ku qurux badantahy. Hadad soo shaaftid. Buranburka ama gabay kudarso. Mahadsantahay
Asxbay maxmed baristamol ban ad ujeclhay ee IGA garsiiya salaan jacel kudhehan yahay bro iguqaliya kuma waayo ilovyou baristamol funny I love you
waaaaaaw masha Allah Quruh dadgan adarkeysin aniga yimamuqdan mid unba yimuqda walahi jacel dhabaaaa eyan uhayaa 1😥
Calankyga aa halkaz iga muqda❤from puntlnd😘
Zamia Said
ASC wll subscribe isar
Qabiilkeyga iska dheh calan waa Calanka Soomaali weyn 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Heesta qarami ahaydee heesi hore muurti aha
Ex heestii maxamed yuusuf iyo shankaroon axmed ee marabtaa aroos
Dad iska degan mansha Allah tusmo fmly guuleysta😘💯
Reer puntland ma ogola naago madax qaawan mshaa allaah ilhey cododkina ha inidaayo
meesheedii bay dhigeen wlahi go forward
Tusmo labiskeda iyo cillankedan iska jeclaha mashallah
Wlhi riwaayadi jaah wareer ayaan. U xiisay. Markay meel macaan. Maaysay ayay. Naga jareen plz plz plz riwaayadas noo Soo celiya hadad ilaahay taqaanan. Codsiga taageradiina. Qiimeeya.
Ma ila aragtay soowgodob maaneynagalin
Tusmo wa gabadh qaliya
@@Qaalisaalonchannel haaaa waan Kula arakay filin kaas jaahwareer filin somali keento oo kafiican maaan. Arag. Wllhi
Tusmo cadi mahan waa qof qaliya
Haaa walhi meel fcn marysay wanba waayy noso gaaaya plz
Tusmo walaley mcney jahwarer awey wan uxise😊
Nice try guys 👏👏👏👏👏 keep going cod waa kii hore music na wakan manta 😘😘
Tusmo 😍😍😍😍 wanjeclabay wlhi love her ,she is so cool😍😍😍😍😍🙏🙏
Lababar city LC
ASC wll subscribe isar
Tusmo waa wanaagsantahay ha ku heynine ee waxaad dhahdaan Allaha ka bixiyo fanaanimada waayo maahan wax laysu hambalyeeyo ee waa wax lagala taliyo qofkasta oo aad jeceshahay waayo intaan lagu xisaabin is xisaabi
Safiya tusmo aad ayn utaagera se heesaha lama jecli iska dhaaf kudhihi lahaa wll qli 😍😍
Mash alllllj tusmo gabar aad u fcn weeyey runtiii marka hor u socd wnaagsan
hadaad jeceshahay fankaad ku jeclate marka talo kagama bahna ee orodo shabaab ku biir
Mzha allh tuzmo allaah nookaa daaYo akzhinka yare 4:10 ayaanpa ka helee😍
Tusmo wa jeclahay. Wa gabdh dagan.
Tusmo huuno gabadhayadii waan ku salaamayaa kuna taageeraynaa.
Waaw koxadan waa uxiisy barasti mola baan ku haysta
Ala kooxdi jahawarer wan u xiisey tusmo iyo juba yare baristamol miss u lkn jiijo oma jeedo wow farhiya iyo barstamol cadi ma aha ciyar ay so bandhigen 👍👌
Aniso Qaali
ASC wll subscribe isar
Waligey waan raadin jiray hetaan mana aqoon dadka qaaday inta ila mida
Tusmo sidii fanaaniinti hore ayay u ciyaaraysa. Ints ila aragtay #like ii saara plz
mohamed nadiif
ASC wll subscribe isar
Asw0omn
Horta fanaaninta somaliyed wan salamaya meel walbe jogan iyo inta fanka kutamesa inee kuso biirto ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Tan labaad dhaman dadki ruwayadaha jilayay ee america jogay waxaa lagu dhiragalinaya inee fanka galaan anoo paracetamol layaban khadar cawa wakan
Ten sedexaad heestan waxaa kuso baxay horo ukobiyey RAXMO ROSS IYO OMAR SHOOLI isku wadan wajogan taasna waa ceeb meel kala laga qaraabta waa fikradayda musics somaliyed mel walbe jogan wasalamaya iyo somali oo dhan
Maamo tusmo qali aan dar alle u jeceylahay dhaman team jahwarer wan iden salamya
Waan kufaxsahanay in qufkii ugu horeey noqdo inta ila taageerda tusma iyo baristimool like boobsiiya
HAMI Hooyo channel
ASC wll subscribe isar
Calankayga quruxda badan baa ii muuqda noloda tusmo baristmol dhamtin nolol khayr leh
Kan xoolaha ah maxuu ahaa ee Mesha tagan kolna gabarta dhagta wax ugu sheegaya
Somaliyey qoftaan haleyraadiyo hadii Somalinimo jirto Tusmo
Wow I love tusmo Walahay gabartaas ilahay hadaayo waxan dhahno kale garanmaynee wilkaas asna soo nolow dheh❤️❤️❤️😂
halimo ali
ASC wll subscribe isar
Dadkaygii aan dawashadooda jeclaa jira oo jooga ❤❤❤
Heestii maamo shankaroon axmed sagal iyo maxamed yuusuf ahaa allaha u naxariisto wlhi wey keenen labadan fannaan sidaan ayaa coppy Loo soo saaraa ama waa leska dhaafaa lkn waxey meesha ka saareen xasuusti thanks
Wale misiyabulis hada an tagi lahay qofka kobad ee an kala iyo lab usalami lahay waa Safiyo tusmo tagero culus ban Ku ahay ar tuso igeeyaa an maraa
Codkad inaba cadi maha heestan markan yare ayaan xasuustaye nice song 💕
sonna production wlhi waan idin jeclahay xamar Cadey ayaan idinka soo salamaa lkn halmid ayaan idinka codsanaa in aad ugu salaan taan ifrah udgoon insha Allah jwb
Ramaas Daahir
ASC wll subscribe isar
Ok queen
Alleylehe waxeey nasoo xasuusiyeen heesihi beri Samaadki aadka loo jeclaa
Reeer jahaa wareer wan iidiiin xiiisnaaay aay Uugu hooraysoo tuusmoo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Inantu codkeeda Waa dahab iyo luul iyo waliba dheeman 💯👌👌
Masha Allah khadar iyo S Tusmo Fananiin Qaliya ❤️💕❤️💕
Maxa rer badiya fanan iska dhigay yahuuuuu
Masha allah. Safiyo. 🌹🌹tusmo. Sod💖💖💖🌹🌹🤝🤝🤝👏👏👏👍👍 Raxma. &qadar🌹🌹🌹🌹👍👍. oromo.
I love this team! Tusmo, paracetamol and the teacher ( I forgot her name, but I believe she teaches biology).... They buried qabil qabil and all those primitive ideas. The sky is the limit for this team!
Mohamed yusuf Allah ha u naxariisto. Hees xusuusteeda leh
Safia tusma waxaan jeclahay inaan lakulmo lana wadaago qisooyin dhaba kadibna ay hees kasameeyso maadaama ay tahay abwaanad soomaliyeed kana hufan wax waliiba ooy somaalida maanta kusifoobeeen
waxaan halkaan kasalaamayaa sonna production
Wiilka cod liisho ah 👌👌👌👌
Gabadhana cod miisan leh👌👌
Momahed barasitimol iyo atirishada laciyaraysa. I like wlhi
Tusmo fanaanad an jecelahy Hooyo nolow hormar yo cinaado suuban Janadii Kuu rajeen 😘❤
Walee ninka naag kale ga raacayTusmo Muxuu Farta Dhaxda ka Qaniinaa maanta. Horey u soco. Tus ragga inay Dumarka Daacada ah Kor u baxaan.
Leen kh oromo cod buulahaa safiyo tusmo caadaas baa mareysa habo mcn 😘
safiyo qurux wanagey mansha Allah mamo
Farxya ujeda gawdha ugu jeclhy jahwareer team dhamntina kal io lab idin salmaya
Team jaha wareer love gar ahan maama Tusmo ❤️😘