Hogaamiye iimaan iyo caqiido le waa kii ugu wngsna nabi Mohamed scw iyo saxaabadiisa kadib dunida so maraa la dhihi karaa wlhi illahey shahaadadisa ha u aqbalo🥺
حسبنا الله ونعم الوكيل ولاحول ولاقوت إلا بالله علي العظيم اللهم صلي علي سيدنا محمد و علي اله وصحبه اجمعين يارب العالمين ءمين ءمين ءمين ءمين اللهم انصر اخواننا في غزا العز يا رب العالمين ءمين ءمين ءمين
Sax walahi Isha ayad ka ridday walaalkey mcn. Manual adag iyo waxa la midka ah waa erayada ay gaalada Muslimiinta kutilmaamaan si ay magaca uga haleeyaan.
Ninkaas Sinwar wuxu xabsi ugu jiray israel in ka badan 20 sano. Jirdil bahdil gumaysi tacadi rafaad wax aanu xansigaas kuso marin ma jirto. Nin ayu aha. Libaax ayu aha geezi ayu aha. Xassan Sheikh oo dadkiisii oo macaluulaya lacagaha caalamka iyo canshuuraadka u xadaya gabadhiisa ayayl dad nin ku sheegin ama halyeey.
Plz mayalka adkaa ha odhan. Koley waa sharaf inaad xaqa ku mayal adkaato lk. Ereygaas Kuwa munafaqinta ah kufarta aya musliminta wax iska cabiya u adeegsada Ee amaan ama hqdanad amani karin Dhex ka ahaw ha iilan plz Ilahay haw naxariisto dhaman shuhadad flastiin iyo calamka muslimka hore iyo dambeba
Sheekh yaxya sinwaar ma ahayn hogaamiye mayal adag waa hogaamiye caqiido fiican leh❤❤❤
Allaha u naxariisto wllhi way yartahay in lahelo caynkiisa
InshaAllah kuwa kasiiadadag ayaa laheli. ولا تهنو ولا تحزنو وانتم الاعلون ان كنتم المومنين.
Allah unaxariista Hogaamiyaheena
Hogaamiye iimaan iyo caqiido le waa kii ugu wngsna nabi Mohamed scw iyo saxaabadiisa kadib dunida so maraa la dhihi karaa wlhi illahey shahaadadisa ha u aqbalo🥺
Alle haunaxaristo geesi ayu ahaa garab wayay
Ilaahay ha u naxariisto
Allaha unaxariiisto Yaxye
Way guuuleysanayaaa inshaa Allah
❤ rabi ha unaxariisto yahye
ALLEH HOW NAXARIISTO
YAXYE SINWAAR
Alah unaxariisto ❤❤yaxya siiwaar
Allaah ha unaxariisto
Geesi buu ahaa allaha u naxariisto
Al mujahid yaxye I Rahim Sinwar Xafidullah Guuuuuull Falastiin
Raximahulah
Ilahay janoyinkisa haku casuumo سيد شهدا في هذا زمن Yahya sınwar abu ibrahim mujahid hadafkisi xaqijiyaybu ahaye
Allah unaxaristo
Illahay hownaxariisto sn.waar aameen yaa rabbicalameen
تقبله الله في عداد الشهداء
Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤
allh hu naxriisto
Ilahay ha unaxariisto
Illahay ha unaxariisto yaxye al sinwar halyey ayuu ahaa
Alle ha u naxariisto Zinwar geesi ayuu ahaa Palastiin Allow guley oo Xornimo sii😢😢🙏🙏Israail & rer yurub allow dhulka lajar😢😢
Alaha unaxaristo ❤❤❤❤❤❤❤❤
Gaylan media, aag tebinta cuddoon loogu yimaaddo.
Mahadsanid wariye!
ilaahay ha u naxariisto 🤲
Allaha u naxariisto Yaxye
Hogaamiye iyo halyay ruuxiya buu ahaa
Ilaha ha naxariisto amiin ya rabi shiida xaqa ku dhinta geeri xaraga lehailaha jaano fardaso amiin amiin amiin ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅
Allah ha u naxariisto mujaahidka qarnigan ee muslimiinta isaga iyo inta kale ee jihaadka xaqa ah ku jirtaba Aamiin.
Allah yeah raxmah sinwar
Cajiiiib Sheeq yahaya ❤🇵🇸🇵🇸
Muujaahid yaxye siwar alaha unaxaristo
ilaahay ha unaxariisto yaxye
Sinwaar..amiiin..amiiin..amiin
ilaahay haxasuuqo yuhuuda
amiiin .amiiin..amiiin
allaahu naxariisto aamiin yaa allaah 🩸🙏🏾♥️✅✅✅🇸🇩freedom insha allaah 🤲🤲🤲🤲
للهم ارحمه واغفر له وارحمه وعافه واعف عنه وأكرم نزله ووسع مدخله وأسكنه الفردوس الأعلى.
Allaha ha naxiirsto Yaxya Signwaar aamin aamin aamin
Allaha unaxariisto janadii fardowso allaha ka warabiyo waa mujaahid
Allah unaxariisto dhamaantood mujahideen ta
Reer falastiin
Amiin INSHAALLAHA wall
Allah ugu Naxriisto Janatul Fardowso
Alle ha unaxaristo hogamiyihi jabhada xaqu dirirka ee xamas
الله يرحمه ويغفر له ويسكنه فسيح جناته وجميع اموات المسلمين والمسلمات الأحياء منهم والأموات
Alle ha unaxariisto mujaahid sinwaar aaminaamin❤🙏🙏
Alle ha unaxaiisto Aamiin
ilahay ha unaxariisto
Allah unaxariisto qabriga allh waasiciyo yahye zinwar
Alahu akbar ilahayba mahadle guul
Allaha unaxariisto shahiidka garabbuu waayay
Alaha u naxariisto waa majaahid nagu wayn
Shahiid allah ha unaxariisto
Allah waxanka rajayn hayaa inuu janatul firdawsa nagu kulmiyo
Yahya sinwar 🤲🤲🤲
Alle haunaxaristo geesi ayuu ahaa allaha kunaxariiso amiin 🤲🏽🤲🏽
اللهم مغفرله ورحمه وعافية يارب العالمين
حسبنا الله ونعم الوكيل ولاحول ولاقوت إلا بالله علي العظيم اللهم صلي علي سيدنا محمد و علي اله وصحبه اجمعين يارب العالمين ءمين ءمين ءمين ءمين اللهم انصر اخواننا في غزا العز يا رب العالمين ءمين ءمين ءمين
Allow u naxariiso sheikhan qaaligaa shahiid yaxye sinwaar yaa rabbi
Ree Palestine 🇵🇸 alle ha u gargaaro yaa rabbi
Allah haunaxariisto
❤wcs ❤eran w y arsan insha alah ❤ alahu akbar ❤
Allaha Unaxariisto
Allah yarham, A Shahid Yahya Sinwar ✨❤
Ilaaahow unahaaaariso ona nuguguleee digalkan
Alahu akbar alahu akbar alahu akbar
Allah ha u naxariisto amiin 😢
Ilahayow kuu naxariiso
Guuul falastiin
Allaha u naxariisto
Illahow unaxariso YAHYA ZINWAR
Ilaahy ha u naxaristo
Allaha u naxariisto wuxuu ahaa nin geesi ah rumeysan qadarta eebe sharaf iyo karaama ku dhintay
Allaah u naxariisto geesigii ka tagey wllaha reer falastiin, weyna wadi doonaan jihadka ay kujiraan Illaahey ha guuleeeyo aamiin
Aamiin
لا يستوي الذين يعلمون والذين لا يعلمون
Janatul firdows Allha haku casumo
Yaxye sinwar allahu unaxaristo ❤
Waa dhif iyo naadir casrigan maanta aan joogno yaxye sinwaar oo kele in laxelo ilaahey shahaadiisa xaka aqbalo
اللهم ارحمه واغفر له واجعل قبره روضه من رياض الجنه.
Illahayow u maxariiso maydkiisana illaaahayow ka soo celi yuhuuda 😢
Ilaahay janadiisa haka waraabsho kuwii uu katagayna ilaahay cadawga haka dulqaado
Allow kunaxa riiso oo dambi dhaagkusii amin
❤alaahu agbar
😢😢😢😢😢😢allaah akibar
Wariye cod macaan yaatahay
Dardaaranka Diinta Lagu sheegay aayada badan Ayaa Ku Soo dagay in Sidii loo qoray aan la badalin waa muhiim
allaahu agbar
Sinwaar history will remember
اللهم ارحمه هذا الشهيد
Allaah ka aqbalo shahaadada
Ma jirto wax la dhaho dadka aan muslimiinta ahayn , dadku waa muslim.iyo gaal , in laga dhawro kalmada gaalo afka waa wax laga xumaado runtii😊
Waxandardaaran maahan wafashin xogtamaxabiista iyo xaafadaha laguhayo sinwar walagumasabidayaa tan dardaaran mahan
allaha u naxariisto mujahid Yaxye sinwaar
Gaylan media Farah abdoulkadir ma ahayn hogaamiye mayal adag please raaligaline kaabiixii xaadalka waad gaafdeiy wllk hamas support Palestine 🇵🇸❣️ Hamas gull gobonimo
Allow janada meel sare Ka si yahaye
Aduunyo bal cajiipkan arag nin dhintay lkn nool it mens isaga wali dhintay bu talin Janadii alle kusii
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢አላህ ይማር😢😢😢😢
Sinwar ma ahayn hogaamiya mayal adag ee wuxuu ahaa nin xaq udiri ò shahiiday. Waa kuguceeb eraygaas inaad isticmaasho iyo waxa kugukalifay. Mindhaa qolaad qancinaysaa!!
Sax walahi Isha ayad ka ridday walaalkey mcn. Manual adag iyo waxa la midka ah waa erayada ay gaalada Muslimiinta kutilmaamaan si ay magaca uga haleeyaan.
Gaaalda ku mayal adag weye
Ma aha yacnii nin u jilicsan israaiil
Wllkayow maanad ogeyn anaga lafteenu munafaqiin aan xaqa ogoleyn iney nagu jirqaan,
Iyo qaar aan munafaq ahayn lk. Cabsanaya,
Ama qaar dhuuni raaca oo waxkasta uga tanasulaya shimaad,
Ama caqliba iyagu lahayn oo wixii loogu shekeyo uun iskaga dhawaaqa oon caqli iyo aqoon ay waxku kala saranba lahayn.
Ilaahay
alaah aabar
Ninkaas Sinwar wuxu xabsi ugu jiray israel in ka badan 20 sano. Jirdil bahdil gumaysi tacadi rafaad wax aanu xansigaas kuso marin ma jirto. Nin ayu aha. Libaax ayu aha geezi ayu aha. Xassan Sheikh oo dadkiisii oo macaluulaya lacagaha caalamka iyo canshuuraadka u xadaya gabadhiisa ayayl dad nin ku sheegin ama halyeey.
Plz mayalka adkaa ha odhan.
Koley waa sharaf inaad xaqa ku mayal adkaato lk. Ereygaas
Kuwa munafaqinta ah kufarta aya musliminta wax iska cabiya u adeegsada
Ee amaan ama hqdanad amani karin
Dhex ka ahaw ha iilan plz
Ilahay haw naxariisto dhaman shuhadad flastiin iyo calamka muslimka hore iyo dambeba
Walle alshabab ma ahan waa dadka xaqa ku tagan 😢😢
Geesi garab waayey waa aduun nacastu xoog leedahay.
Allah haunaxariisto.