سبحان الله (٣) الحمدلله (٣) لاإله الاالله (٣) الله اكبر (٣) لاحول ولاقوه الا بالله (٣) اللهم صَل وسلم على محمد و على ال محمد (٣) سبحان الله وبحمده (٣) سبحان الله العظيم (٣) استغفر الله وأتوب اليه (٣) استغفر الله (٣)
Wallhy waa rag aan kala dhicin Lkn sidan qiyaasayaa markan labada Jago waa laka qaadayaa oo nin isku qaban kara waa yaryahy Mohamed sinwar&khalid mash..
Xiligaan muhiim maahin in hogaanka la shaaciyo waayo dadawgu dabargon ayuu wadaa xamaasna waa dad isku ixtiraamo hogaanka sare waayo waxa la hogaaminaayo waa jihaad ee maahin mushaar qaadasho
Allow ugaraar islaamka aamiin dhaha
War Shahiid Dhaha Ninka Muusan Dimanine wuu shahiiday 😊
Kii qabtaba allah ha guuleeyo oo dulmiga ha ka qaado
Mahadsanid wariye!
Farah Abdulkadir guuleeyso
Sxb waxaa thy wariyaha kaliya ee markste naxasuusiyo naogeeysiiyo dhibaatada eey yahuudu kuheeyso walaalaheeyna muslimiinta ah
Mujaahid💪
ilaaahay ha guuleeyo ree falastiin
Allaha ku Guuleeyo wllken muslimka,, yahuud alow japi
اللهم أنصر إخواننا في عزة اللهم اشف مرضاهم وارحم موتاهم اللهم تقبل شهدا اهم اللهم عليك باليهود واصاحبهم😢
Mohamed deef cid ugu xaq badan majirto
Ilahayba inaquwayn alahu akbar
Qaalid Mashcal oo hogaamiye Hore Ahaa soo Xukumi jiray mudo 20 Sano Aheyd Haloogu Celiyo Mar kale ❤❤
Masha alah
insha allaah guul
Allow ugar gaar walaalaheena reer Palestine 🇵🇸 iyo guud ahaan muslimiinta ku nool caalamka
Alahu akbar
Ani ahaan xilkaan waxaa uqalmo Khalid mashcal waa na nin adag ❤❤
Ninkaas nimaan Netanyahu eheeyn yaan loogu aarin rag allow
Wa shahiiday geesiga geesiyaalka
Allow u hiili amiin
سبحان الله (٣)
الحمدلله (٣)
لاإله الاالله (٣)
الله اكبر (٣)
لاحول ولاقوه الا بالله (٣)
اللهم صَل وسلم على محمد و على ال محمد (٣)
سبحان الله وبحمده (٣)
سبحان الله العظيم (٣)
استغفر الله وأتوب اليه (٣)
استغفر الله (٣)
Yahya ibraahiim hassan. La yamuut kuli rijaalul palastaniyii. ka mislah yahya aziwar
Ileen ciyaar yahano badana binji u fadhiyo kooxdan kawaran kuwa aan wali la cusin 🎉🎉🎉
Waxa uu wanaagsan inayna shaacin xamaas qofka ay doortan sababto ah markasta waa bartilmamed insha allah guul ayaan u Rajaynaya reer falastiin ❤
Xilkan kii qabtaaba waa mid u question goynaaya yuhuuda iyo xulufadeeda
In qofka laqariya aya fiican
Wallhy waa rag aan kala dhicin
Lkn sidan qiyaasayaa markan labada Jago waa laka qaadayaa oo nin isku qaban kara waa yaryahy
Mohamed sinwar&khalid mash..
Xayaysis ban ku nacay adna
❤❤❤❤❤❤
Xoreeyihii falastiin
Maxamad sinwar ha udhiban kan banankana qaliil ha hayo khalid masha al si buu u ad adag yhy
Allaha unaxariisto yaxye sinwaar waxaa imaan doono nin isaga camal ah ama mid ka daran oo ka faaidin dilka yaxye sinwaar
😮❤🎉
Falastiin guul❤
Xiligaan muhiim maahin in hogaanka la shaaciyo waayo dadawgu dabargon ayuu wadaa xamaasna waa dad isku ixtiraamo hogaanka sare waayo waxa la hogaaminaayo waa jihaad ee maahin mushaar qaadasho
محمد ديف انشاءالله
Geesigu ma dhuunto waa ninka dhexe sadexda u koreeya anigu kaan dooran lahaa
ale ha ugargaaro musliminta melkastay jogaan
Hal nin ayaa bedeli kara mohamed aldeyf
Faaraxoow dadka shuhadada waa dhinteen,waa geeriyoodeen lama dhaho WAA SHAHIIDEEN ayaa la dhahaa waa darajo qof walba uusan nasiib u yeelan.
👊👊🤛🤛🤛🇵🇸🇮🇷🤜
Deyf iyo maxamed sinwar ha lo dhiibo
maxamed dhayf away
Wuu dhintay
Wali xamas meyna shacin dil kiisa
Wu nolyahay
maxamed darwiish baa ku haboon
❤❤❤❤🇮🇷🇵🇸🇵🇸🇵🇸😅🇵🇸🇵🇸😅🇵🇸🇵🇸🇵🇸💪💪☝️☝️
Aaway maxamd al deif
Wuu dhintay
Maxamed daef amaa Khalid mashcal ayaaa mudhan hilkas ragas athag
Waxa urajena iney dortan nin hagi karo guda iyo dibadba in sh
Aniga ahaanteyda wxa u dhiipi laha gudoomiyaha xamaas Mohamed dayf nin gudaha QAZA jooga aya mudan dhanka QAZA haloo dhiipo mohamed sinwar
Muxamed dayf. Ayaa ku haboon wakhtigan ama khalid mashcaal
Aniga ahaan ra yikayga waxan oran mahamed darwish halo dhiibo sbbto ah waa dagaaalyahan . Waqtikana waqti dagaal weye e loma baahna siyaasas banaanka
Ragaa reer falstiin
W wda dhamac aan
Mel meel dhamta lahayn
I.rali
Inkaar alle hakuridee w ay babi dontaa
Adna waxa kuu dhiman shuhadada reer falastiin iyo iska caabinta xamaas inaad aragagixiso ku tilmaanto lkn markaad muqdisho timaaday madaxaa kaa jarayaaa wlhi eyahow
Wariye faarax kooxda wax iska caabinta iyo dawlada israil inuu badalo ayaa aad uficnaan lahayd maxaayeelay waa areybixin reegalbeed ee mid islaam maaha
Reer xamaas iney sheegaan maah qofkey dooranayaan Gaalad iyo yuhuud qofkaas bey bartilamaam sanaayaan ilaahay reer palastiin ha u hiiliyo gaalo dhan baa isugu tagtay waa geesiyaal.garab waayay ilaahow u hiili
Beenloow, xamaas hogaamiyohooga cusub waa qariyeen markaan
aarwaxan..hanoobuumbuunin.waa.argagaxisee.fàlaßtiina waydulaysteen
Xamas argagaxisa miyad kaamin.santahy
Inaa iska aamusto ayaa laguu qataa, dad wadankoda gaalo ka difaacanaya ayad arga gixiso ku tilmaameysaa . Dadka hadalka rer galbeedka iska qaata ayad ku jirta
🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇵🇸🤲🤲alhamdulilaahh🕋🕋🕋🕋