No. Sidaas ma oran, oo halkaas waxaa ka cad in aadan dhagaysan waxaan dhahay. Afrikaan iyo aduunka in la wada shaqeysto oo la wada noolaado khalad ma aha, laakiin, waxaa khalad ah hashiiskaan oo lid ku ah diinta, xornimada dalka Soomaaliya, iyo danta umada Soomaaliyeed. Hadana nimaankaan lagu sii ordaya må aha dad wax lagu darsado, Musaveni iyo Kigaami baa Kaa horeeya oo mucaaradkooda xabsiyaal ka buuxiyey
Channelkn kor halo qado wllkn wo istahilaa 1m hal garsiyo wa legend gesi wadn ilove you my pro
Dhaaf somali 4.5 ha isku wareysatee laandheerihii oo laangaab noqdey
Ma afrikuu u daneynayaa ,
talo xumo iyo hunguri
Marka waxaad leedahay soomaaliya iyadana islama noolaankarto umadaha walaalaha iyo deriskana lama noolaankarto
No. Sidaas ma oran, oo halkaas waxaa ka cad in aadan dhagaysan waxaan dhahay.
Afrikaan iyo aduunka in la wada shaqeysto oo la wada noolaado khalad ma aha, laakiin, waxaa khalad ah hashiiskaan oo lid ku ah diinta, xornimada dalka Soomaaliya, iyo danta umada Soomaaliyeed. Hadana nimaankaan lagu sii ordaya må aha dad wax lagu darsado, Musaveni iyo Kigaami baa Kaa horeeya oo mucaaradkooda xabsiyaal ka buuxiyey
War nio war qadaan page kee baad kasoo aqrisaty ii sheeg libh
page'yadii waa ku waan;
www.eala.org/uploads/The_Treaty_for_the_Establishment_of_the_East_Africa_Community_2006_1999.pdf
www.kenyalaw.org/kl/fileadmin/pdfdownloads/EALA_Legislation/EASTAFRICANCOMMUNITYGENDEREQUALITYANDDEVELOPMENTBILL2016.pdf
repository.eac.int/bitstream/handle/11671/1952/5th%20EAC%20Development%20Strategy-%20Final%20Version.pdf?sequence=1
www.eac.int/overview-of-eac
hadii aad rabto dokumentiyaal kale oo EAC'da dabeceen, halkaan baa ka helikarta, waa page oo leeyihiin barlamaanka EAC (East Africa Legislative Assembly);
www.eala.org/documents/category/acts-of-the-community