Diyaaradaha shisheeye oo Soo gelaya hawada soomaaliya waa mamnuuc Waayo waxay dilayaan dad shacabka iyo xoolo Soomaaliya was Dal xora haddii la doonayo in cadowga shabaab wax laga qabto waa in loo daba istaagin soomaalida xitaa ciidamada shisheeye waa magac u yaal dantooda u jooga soomaaliya 😊😊😊
👋 Wuu Mahadsanyahay Weriye Shirwac.
Diyaaradaha shisheeye oo Soo gelaya hawada soomaaliya waa mamnuuc
Waayo waxay dilayaan dad shacabka iyo xoolo
Soomaaliya was Dal xora haddii la doonayo in cadowga shabaab wax laga qabto waa in loo daba istaagin soomaalida xitaa ciidamada shisheeye waa magac u yaal dantooda u jooga soomaaliya 😊😊😊