- 93
- 31 718
War Cad
United Kingdom
Приєднався 27 гру 2019
- Ku soo dhawaada janaal'ka War Cad oo lagala socon karo UA-cam iyo Podcast.
- War Cad waa janaal soo saara barnaamijyaal xiiso leh, oo interest u ah dadweynaha Soomaaliyeed.
-War Cad waxaa soo saarey Cali Yare Studio Productions oo xafiis ku leh Xamar, oo waa shirkad samaysa film, docs, xayeysiis, corporate video, iyo social media.
- Janaal'ka War Cad way ka madaxbanaan tahay qabyaalad, propaganda iyo arimo oo aan la xaqiijin.
- Hadii aad su'aalo qabtid ama arimo kale ey jiraan, fadlan nagala soo xariir email'ka warcad111@gmail.com
- War Cad waa janaal soo saara barnaamijyaal xiiso leh, oo interest u ah dadweynaha Soomaaliyeed.
-War Cad waxaa soo saarey Cali Yare Studio Productions oo xafiis ku leh Xamar, oo waa shirkad samaysa film, docs, xayeysiis, corporate video, iyo social media.
- Janaal'ka War Cad way ka madaxbanaan tahay qabyaalad, propaganda iyo arimo oo aan la xaqiijin.
- Hadii aad su'aalo qabtid ama arimo kale ey jiraan, fadlan nagala soo xariir email'ka warcad111@gmail.com
Відео
Putin oo sirey dhalinyaro oo shaqo raadis ah
Переглядів 2321 день тому
Putin oo sirey dhalinyaro oo shaqo raadis ah
Jaaliyadaha Soomalida oo dayacay masuuliyad muhiim ah
Переглядів 4121 день тому
Jaaliyadaha Soomalida oo dayacay masuuliyad muhiim ah
Trump oo balan qaadey ictiraafka Somaliland
Переглядів 3,2 тис.Місяць тому
Link: The Independent: www.independent.co.uk/news/uk/politics/trump-somaliland-new-country-gavin-williamson-b2648376.html
Badbaado Qaran oo ku Khasaartay Taageerada Xasan Sheekh
Переглядів 62Місяць тому
Badbaado Qaran oo ku Khasaartay Taageerada Xasan Sheekh
Xildhibaanada Juba oo markooda ruwaayad dhigaya
Переглядів 42Місяць тому
Xildhibaanada Juba oo markooda ruwaayad dhigaya
Xasan Sheekh oo weerar ku qaadey Masaajid
Переглядів 27Місяць тому
Xasan Sheekh oo weerar ku qaadey Masaajid
Xasan Sheekh oo Dhabar jabin ku sameynaya La dagaalanka Al shabaab
Переглядів 602 місяці тому
Xasan Sheekh oo Dhabar jabin ku sameynaya La dagaalanka Al shabaab
Waziirka diinta ee Somaliland oo ka been abuuranaya diinta islaamka
Переглядів 862 місяці тому
Waziirka diinta ee Somaliland oo ka been abuuranaya diinta islaamka
Nin jaahil ah, oo dhaqan xun, oo madax ah
Переглядів 1193 місяці тому
Nin jaahil ah, oo dhaqan xun, oo madax ah
Shaydankii oo alifey qashinka loo yaqaan maamul goboleed
Переглядів 1433 місяці тому
Shaydankii oo alifey qashinka loo yaqaan maamul goboleed
Heshiis dowladeed oo Ceeb iyo Damiir xumo ah
Переглядів 913 місяці тому
Heshiis dowladeed oo Ceeb iyo Damiir xumo ah
Ra'iisul wasaaraha, oo hadal la yaab leh ku hadlay
Переглядів 393 місяці тому
Ra'iisul wasaaraha, oo hadal la yaab leh ku hadlay
Xsan Tuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuug
😅😅😅😅
faqsh bastar ah oo cuqdadeysan aa tahay oo xaaraan lagu dhalay ilaahna ka furtay, waxaa ka xun tahay faqashtii ethiopia u carari jirtay hada uma carari karto sababtoo ah dalxureeye aa masuul ka ah wax kasta oo somalia ethiopia ka fulineyso meesha aaka xanaaqsan tihiin waa og nahay faqash siyaasadii waa niilaga adkaaday
Guul soomaLiLand 💚🤍❤️
Nacas nacas dhalay Somaliland la mid maha gobolada aad lamid dhigeyso Somaliland iyo somaliya xudud international aya u dhaxeysa nacas yohow orod historiga so baro adigiyo waxa ku midka ah
Kan ina uu japatoba wa qof ka dhex radinaya social media irsaqad lkn ma oga inu dad aad usi kala fogeynayo war wa la yaqan somaliland waxey ahed iyo xududeedi lkn nocan indha belka ah waxba Uma dhibi Karo awoowgi ba sameyn wayey wasago getegone
CAN YOU TELL ME WHO IS LAND
Xasan Sheekh Baa wuxuu saxiixey in uu bad siiyo Itobia. Hashiiskaas waxaa lagu qoray kalmado oo aan cadeeyn oo dhankii la doono iyo sidii la doono loo adeegsan karo. Hadii uu madaxweynaha dalka uu shisheeye siinayo bad iyo kheyraad arin shakhsi darteed, miyeysan Isaaq xaq u la heyn in ay 5tooda tuulooyin in ay goostaan?
IDONT CARE WHAT YOU LOVE
DAL KA SOMALIA 🇸🇴 REER KA ISAAQA SHEEGTA. KHIYAALI BAY. KA HADLAAN
ISAAQA XAMAR JOOGA DOORASHO NOOCEEYA BAY KU JOOGAAN BAL TARAAM USHEEG. BAL. LACAG HA IDIN KU SIIYEE.
DAL KA SOMALIA 🇸🇴 REER KU NOOL OO DAWLADNIMO IYO WADANIYAD IYO JAMUURIYAD IYO DOORASHO NOOSHEEGI KARA OO AANU KA YEELAYNO. MA JIRTO
IAM SOMALI COUNTRY SOMALIA 🇸🇴 WHO IS THE LAND ??? ISCADEEYA ISAAQOOW
Subhanallah whay are you laughing for this you should cry
Laaxoowla walaaquwat ilaabilaah
Engirsiiku waa kii Somaliland haysannjiray ee Aqoonsiga siiyey ee xuduudka caalamiga ah sameeyey Somaliyana waxaa samaysay Somaliland oo Aqoonsiggeedii la wadaagtay waxayse Somaliland kala kulantay shar markiibana waxay samaysay inqilaab oo ka dhicisoobay iyagoon hal sannoba u dhamaanin bay Somaliland ka booday noocay Coonfuri ahayd intii la wadda jogayba Somaliland qorshay waddatay sidii ay ugu bixilahay wayna heshay ee iska illoobba kursiga United Nations ee Coonfuri ku faanayso waxaa leh Somaliland way qaaday saaye jaaw.
Rasolkanoshegey inkasobahayo qarnasheydan wanakosobahay wamahamed binsalman
Guuuul iyo Gobonimo JBSL 🙏✌️💪👍♥️♥️♥️♥️🌷💐💐
Kanaxow.naftawaa.xaasidoow.jab.oo.jahanabo.kudhac
it makes no sense in محمد بن سلمان uu Falkaasi liita kukaco, LAYAAB ma aha oo رياض وجدة AYUU si GAAR AH ugu MARQAATI Qaadaa Madaxda wadamada xasuuqa MUSLIMIINTA GAAR AHAAN israel oo uu kayiri Deris Manihin ee hashiiyaan hadey DOONAAN. sidoo kale Bandhigan Jennifer Lopez oo ah Naag Niiko iyo DANCE kugaartay 50sano kabadan ayuu kumartiqaaday Bandhigey iyada oo Is Org Rogeysa.
Adiga aa ka muu ku xadaye mes gurikaak buu kugu yimid waa jirantahye
Ciil udhinta
Fiqi badaw
Oilkuma jirto soolbes soomaaliland oo dhan bay ku lirtaa hargesa duleedkeed ayey kujirtaa
Muse issaga kusuntaan akhonsigaa
Yes
Masha allaha tabaraka raxmaan guul somaliland 💚🤍❤️👍
Channelkn kor halo qado wllkn wo istahilaa 1m hal garsiyo wa legend gesi wadn ilove you my pro
Mxaa uga qosli wll wlahi wa wax laga naxooo...alow no gar gaar
Qosolka denbi ma ahn ka hadl wax caloshda ku jiro
Sacuudigu xaguu kayimid muxuu ahaa yaa keenay maxaa sameeyay ?? Sacuudigu waa yahuud dhab ah intaan qudus lala wareegin xaramka ayaa kuwani ladhigtay carabaha oo dhan xukuumadahoodu waa yahuud dhammaan faraj allah mooyee war kalle ma jirto gaaladu ayagaaba leh ee kama xannaaqayaan waaba wakiiladooda dhabta 😊😊😊😊
Haa wa yahud réer ah lu sacud
Geed aye ka hadlayn away adega cafimad sgol iyo laami 🤣🤣🤣kawrn waxs lacgta canshurt wa lagu qayila
Yes pos nin wen wadn ah cadwk allh qabto la ma jeclo wadn somlida qabilst aye dhegstn lkn aniga wadn ay ahy wa is fahmi karn bcz dhiga
Pro horay u soco wadn adiga cml wan jeclahy somlid qabyld aya ku badan wadn wa ku yar yahy madxdn wa munfiqin
Eeyo badn ayan u jeeda xasan shekh qabyald ku difacyo doqmin xasan xarkisa idink ma yaqan wan munfiq tug ah wadnk qiyny nacla damir lan tina ku taal
Wan firsdy barn mijks
Incha Allah ilahay waa cadaali wax kastana uu arkaya Somaliland way heli doonta ictiraaf buuxa incha Allah.
🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹💚💚💚💚💚💚💚💚🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍❤❤❤❤❤❤❤❤🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
😂😂😂😂😂😂😂😂😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
WAX LAGU QOSLO MAHAA.WAA WAX LAGA OOYO.MAXAA KEENAY TAAS.TANI WAA DIINTA OO MEEL LAGAGA DHACAY.MAXAA KEENAY XATAA INAY KU WAREEGAAN SIDII KACBADA.WLHI WAXAAN NUKUU JIIRNA DHAMAAD KEE ADUUNKA.
5:17. Fuqura waaye. Markuu dhahaayo, Dad EEBE doortay.
4:28. Tiisa lama dhaco🤔. Cansuurata Hooyooyinka waa la xadaa buu dhahay. 🤔. Tiisa Qaadka lama dhacee. Sidii uu Tiisa Qaadka ? Muu u ilaaliyo camal.. Waxaan baa la leeyahay. Waa Dr-Xasan Ama Waa Professor 🤔. Kuwa saa dhahay baa ba ka Kufaarsan. Ama la mid ah.
1:08. EEBE Wuxuu dhahay. Qaainka Kadaab ka ah. Ama Iimaam, A ahaado, Ama Marmar-Masjidka ha aado. Afkooda Baa is Marqaati fura. Hadaa Dhagta u dhigtiin. Dadka Maskiinta ahaa. Oo Droogada $7 ku hadan jiray. Kii $5 korsaartay. Turki ilaa iyo Tanzania iyo Kenya, Hanti ku gatay.
1:05 Waa MW baahi eeysan heen, Mushaarna u Qoran. Iyo Waligii biil banaanka ka ah. Markaas Buu Darogo- Caruurta iyo Hooyo ba u rooneen, Dadkuna eeysan Shaqo jirin. Haduu MW Shacabkaa. Gadaal uga furi lahaa. Warshadihii looga tagay 91kii. Buu $5 ama $10 Qaadkii Daroogada ahaa, Saartay. 🤔 Saan na Wuu u hadlooyaa. 🤔.
0:19 Dadka Narcissist ga ah. Baa saa ah. Hadal koodu, Qalbiyan ma aha. Waa Narcissistic. Intuu Ooyo Buu Hadal, oohin ka danbeeya ma aha. . Xasan Muslim inuu yahay. Laga yaabaa. Lakiin. Namiim-nimo dil/Xatooyo. Dhac Ehelu-Aaqira, Wa Ehulul Aduun. Xataa Masjid Boob. Cadaalad Daro. Caruurtiisa, Iyo Xaqdaro. Muu Dalka7 ku hayaa. Anigu Xasan Shiikh waa Gaal baan dhahay. Ama Wuu ogyahay, Inuu Naarta galaayo. Oo Uu Qaran Wanaag u heey Shacab na N&N.
Tuug tuug dhale oo aqlaq xun ada ah cawanyahow cawanku dhale madax weynahena noka dhamaw wax yahow walan nucan ayaa dad wax ushekayo 😂😂😂😂😂 uf meshan maisbidalkii walida umalesa😂😂😂😂😂
Bal imika maxaad ninkan kucayday ee uu kuu qabtay xasan sh.maxamuud
مهزلة والله لاحول ولاقوة الابالله😢
OO-KU-FAAIDAY-SOOMALIA!
Inaad wax baadho ayaa fican intaanad hadal research samee marka hore hadalaadan siyaasiyiintu codka ku kala riixanayaane
Kan magaciisa cusub waa mabuuto Sekaseko waqtigiisa markuu dhamaado dib danbe yuu usoo nomqon , taariikhda Soomaaliya waakii ugu horeeyay wuxuu sameynayo iyo wuxuu ku hadlaayo ay is qilaafsan yihiih. Xafiiskii kuwa kashqeeya waa maafiyo eehala kala cayri yo ay aga oo dhan ,Soomaaliya hanoolato
Oramada oo xasan ku sheegeeyso munaafaq sida aay uga xunyihiin dadaalka oo uu wadanka in oo uga saaro rabo waa oo yeen 😂😂😂😂
Xasan hanoolado
Adika jahanamo alaha kuku bishareyo madaxdada aya habare nacalatulacaleka