Diyaaraddii ugu horreysay oo ku diiwaan gashan magac Soomaaliyeed oo bilaabeysa duulimaadyo caalami.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 28 чер 2024
  • Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda.
    Item ID: FCVNSML
    Author Username: leto
    #SUBSCRIBE #SNTVNEWS
    sntv.so
    sntvnews.com
    / sntvnews
    / sntvnews1
    / sntvnews

КОМЕНТАРІ • 63

  • @user-wk8lz2cy1c
    @user-wk8lz2cy1c 15 днів тому +4

    Masha Allsh wa guul iyo Hormar uso hoyatay umada somaliyed

  • @user-bx1bp9cv9y
    @user-bx1bp9cv9y 15 днів тому +4

    WAXAAAN JOOOGAAA HARGAYSA WAAAAN SOOOO DHAWANAYAA DIYAAARADA SOOMALI AIRLINES SOOMALI AIRLINES ✈️ GUUUUUL SOMALIA 🇸🇴 ♥️ GUUUUUL 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @maryamaruun7117
    @maryamaruun7117 15 днів тому +2

    Maa shaa allaah

  • @AdamOsman97072
    @AdamOsman97072 15 днів тому +3

    Congratulation Somalia's ability will back soon Insha allah

  • @NourGazim
    @NourGazim 15 днів тому +11

    Walhi somalia marba marka kasi danbesa we si hormaresa m.a dadka mela waxa xun la tagan waxan lenahay ar dhalin yarada yan sirine dalkenu wusi hormarayaye benta kadaya umada somaliyed somalia hanolato❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @user-gl2go3kp6s
      @user-gl2go3kp6s 15 днів тому +1

      Wll waa sax tahay wll

    • @theancientsancients1769
      @theancientsancients1769 15 днів тому

      ​@@user-gl2go3kp6s1960 Somalia had an airline, calling this a success? Is embarrassing

    • @user-gl2go3kp6s
      @user-gl2go3kp6s 15 днів тому +1

      Gol weyn waye bro

    • @Cabdiraxman..Mudug.
      @Cabdiraxman..Mudug. 15 днів тому

      Somaliya kasii darid mooyee ka soo rayn ma leh, umadii waa sii kala fogaanaysaa dhaqalihii dalka hoos buu usii socdaa, Runta marka laysku sheego dalku xaalad foorar ah buu ku jiraa 😂

    • @user-gl2go3kp6s
      @user-gl2go3kp6s 15 днів тому

      Adiga inte ka had key mucarad tahay

  • @user-bx1bp9cv9y
    @user-bx1bp9cv9y 15 днів тому +4

    GUUUUUL GUUUUUL 🇸🇴 SOMALIA ✋️ 🇸🇴 SOMALIA ✋️ 🇸🇴 SOOMALI AIRLINES 🇸🇴 SOOMALI AIRLINES 🇸🇴

  • @LMI-cs5qw
    @LMI-cs5qw 15 днів тому +3

    Soo Badiya diyaaradaha Wn Rabnaa Inan Raacno wax Dalka laga leeyahy

  • @shamisali4599
    @shamisali4599 15 днів тому +4

    Alxmd ❤aqiiran mahadsanid ganacsatooy yurub ilaa Somalia noga dhiga turkia iyo Ethiopia ka gurenahe ❤

  • @maryammoalem6280
    @maryammoalem6280 15 днів тому +2

    Masha Allaah 🇸🇴👏

  • @Ahmed-ut9bi
    @Ahmed-ut9bi 15 днів тому +2

    Mashaa allaah 🎉

  • @user-wk8lz2cy1c
    @user-wk8lz2cy1c 15 днів тому +2

    Masha Allah

  • @user-du8si7bf6h
    @user-du8si7bf6h 15 днів тому +2

    Machala

  • @MohamedHasen-tv1ev
    @MohamedHasen-tv1ev 15 днів тому +4

    Mn sha allah somaliyey waa inan ukalakicina diyaradan

  • @user-jd1cf5dy8q
    @user-jd1cf5dy8q 15 днів тому +2

    Maasha allaah

  • @Mohamedabdimalik72
    @Mohamedabdimalik72 15 днів тому +3

    Waayadan intaan baro bulzho isticmalayey waa warkii ugu waynaa een daawaDo farxadda aan dareemay lama qiyaasi karo xajmigeeda mnshllh guuuul soomaalia 🎉 from jigjiga

  • @NounareDj-qo2sq
    @NounareDj-qo2sq 15 днів тому +6

    GUUL SOMALIA HOREY USII SOCDA WABA FARXAD LEH 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @sahragacal4319
    @sahragacal4319 15 днів тому +3

    Mashaalah

  • @user-lr7lb2sn4j
    @user-lr7lb2sn4j 15 днів тому

    Congratulations Congratulations Somalia 🇸🇴 Somalia 🇸🇴 congratulations longe live

  • @user-kq4xe3kt1g
    @user-kq4xe3kt1g 15 днів тому +2

    MASHA. ALA. GUUUUUUUL

  • @hasnanoordeman5828
    @hasnanoordeman5828 15 днів тому +2

    ❤❤❤❤wow ❤️ 👏🏽 👌 mashallah 🇸🇴 Somalia hanolato 🇸🇴 guul umada somaliyeed wa farxad utahay somaliweyn odan habalyo hambalyo habalyo Somalia 🇸🇴 ❤🎉🎉 isku tashada waxa ogtahin wadanka Lebanon 🇱🇧 40sano ayow dagal kajira waxeyna leyahin diyaradah calami ah o waweyn somalia 🇸🇴 maxa udiday iney yelato diyarado wa doqo nimadena walahi dalkin horamaliya dalka hadow sharaf yesho ayay dadk sharaf yela dontan hatidina galiya Somalia 🇸🇴 gul inshallah so badiya o so celiya somali airlines ❤

  • @adoonaleadoonale
    @adoonaleadoonale 15 днів тому

    Waa guul weyn
    M.a
    Ganacsatadu dalka hamaalgashtaan

  • @abdi-azisabdirahman4787
    @abdi-azisabdirahman4787 15 днів тому +2

    Shaqo wacan🇸🇴♥️

  • @simpleman9003
    @simpleman9003 15 днів тому +1

    Tii ugu horeysay maahan waa laga horeyey

  • @FARXAANIITO
    @FARXAANIITO 15 днів тому

    Masha allha waa talaabo hore loo qaady

  • @yusufnuur7550
    @yusufnuur7550 14 днів тому

    guul❤❤❤

  • @siradm
    @siradm 15 днів тому +3

    Hora ayaa ayaa loo socdaa alxamdulillaah. Somali Airlines dowladda ayaa looga fadhiyaa

  • @raashidiinabdullahi5583
    @raashidiinabdullahi5583 15 днів тому

    Wa guuuuul guuuul aaaaaaaaaad u wen ❤❤❤❤❤❤ somalia wey so labaneysa wlhi wadada saxda ayey ku socota

  • @BbbCcc-uj6mo
    @BbbCcc-uj6mo 15 днів тому +1

    Ilaahayoow soomaali madax daacadnimo iyo cadaalad ugu shaqeeya dalka iyo dadka sii aamiin shacabku waa dadaalayaane madaxdii baynu kadhimanay kuwo kharyqaba oo qabyaalad kamadhan aloow nasii

    • @raashidiinabdullahi5583
      @raashidiinabdullahi5583 15 днів тому

      Madaxda Ben wa laga shega e howsha ey qabten darted aya lagu helay horumarka socda malin walba lkn hdana wa Bini Adan o ma dhamestirna adiga xta intas kadaran inad samen lahed laga yaba e qabyalad aya nagu badan

  • @yareyare6316
    @yareyare6316 15 днів тому +1

    WaA aren' farad iyohorumar

  • @Mahad.cali1
    @Mahad.cali1 15 днів тому

    Naxt somali airland

  • @Cabdiraxman..Mudug.
    @Cabdiraxman..Mudug. 15 днів тому +2

    Diyaarad gaar loo leeyahay waxa dhaanta diyaarad soomali wada leedahay, somali airline baa waagii hore somali ka wada dhaxaysay, taasi inta ay maqan tahay, Dalku qabyadii buu wali ku jiraa

  • @user-lr7lb2sn4j
    @user-lr7lb2sn4j 15 днів тому

    Is on the way Somalia 🇸🇴 Air line

  • @sali3492
    @sali3492 15 днів тому

    Ma isku aamini lahayd diyaarad oo uu wado qof soomaali ah😱👀

  • @Desitions
    @Desitions 15 днів тому

    MID UU QARAN KA SOMALIA LEEYAHAY MAWAA LA INOO KEENAYAA
    SOMALIA AIRLINES🇸🇴

  • @barwaqosoran3134
    @barwaqosoran3134 15 днів тому

    Calanka unbaa astaan soomaali ka ah
    Ee magaca qalaad ma ahan magac soomaaliyeed

  • @caaqilfurdug102
    @caaqilfurdug102 14 днів тому

    Guul ma ahan ee waa guul daro 😡😡😡😡maxaa yeelay
    Calanka sida saxda logatalagalay waasidaa 🇸🇴
    Lkn kan ii muuqda waa qalad madaxiisana wuu foraaraa hadaba cidii ay quseedo waxaan dhihi lahaa calankaan rakbaa u dhintay qaarna hadaa kugudu jiraan qaarna wey udiyaarsan yihiin ee halagu laabta waa haadii ay dhab katahay qadiyada calanka ama aynu sharfeyno calankeyna quruxda badan 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @MARKAATIGA
    @MARKAATIGA 15 днів тому

    Magaca somaali maxaa loo waayay oo loo yiri premier airline

  • @abdiwahababdi6549
    @abdiwahababdi6549 15 днів тому

    Tail numbarka diyarada wali wa kenya ( 5y) wa kenya

  • @Ducaysane29
    @Ducaysane29 15 днів тому

    War waa shirkad gaar loo leyahay. Diyaaradaha Qaranku waa midda dawladi leedahay. Dadku qalbi wanaagsanaa.

  • @user-ff2gb9nx1v
    @user-ff2gb9nx1v 15 днів тому

    Haday hargiesa joogan haday puntland joogan?? 😂 Somaliland ma aron karan

  • @bintusoomaal143
    @bintusoomaal143 15 днів тому

    Oo diyaarada daalo maanu lahyn miyaa

    • @ali-ou4oc
      @ali-ou4oc 14 днів тому

      dallo airlines waxaa iska leh kenya diyaaradahoodana waxaa leh kenya

  • @Adkahaji
    @Adkahaji 14 днів тому

    Daqiiqada 0:10 labiyo labaatan qofood sawirka kuu muuqada 11 ka mida wali waxy natusaayan ineey gacmaha ka xir-xiranyihiin...taasi micnaheeda comment badan aan ku qeexay.......ka gudub sawirka diyaaarada inoo muuqato waa madadaalo aaway Somali Airliones aaaaway??? ileeeen garoonka Aaden adde diyaarado international ahaa ka soo Dagan maxeey uga maman tahay mideni???

  • @solokilimber3818
    @solokilimber3818 15 днів тому

    Who is going trust airline 1920S ,the buy cheap old airline 1920S and sells too expensive tickets those guys only care money not a human life the don’t value life😂😂

  • @waqtilumis3577
    @waqtilumis3577 15 днів тому

    umada yaanan lahaligin ganacsade walan aya dalka qabsaday walle . mideeda kale Waxa arka Kaliyah Inay lokol tahay diyaarada

  • @lifeasyouwouldwantto9465
    @lifeasyouwouldwantto9465 15 днів тому

    Mashaallah masha allah hambalyo soomaali weeyn.

  • @Mohamedabdimalik72
    @Mohamedabdimalik72 15 днів тому +2

    Waayadan intaan baro bulzho isticmalayey waa warkii ugu waynaa een daawaDo farxadda aan dareemay lama qiyaasi karo xajmigeeda mnshllh guuuul soomaalia 🎉 from jigjiga

    • @user-gl2go3kp6s
      @user-gl2go3kp6s 15 днів тому +1

      Wax walbo wan soco na diyardo dalka somaliya le dahay waa farxad wan hor ma reyn dolka somwliya dan wxan jacelha ino hor maro

    • @hasnanoordeman5828
      @hasnanoordeman5828 15 днів тому +1

      ❤❤❤Love Somalia 🇸🇴 reer jigjiga somaligalbed ❤❤

    • @user-gl2go3kp6s
      @user-gl2go3kp6s 15 днів тому

      Somaliya we soca ta cadaw ged ha jawo somaliya gol