Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

Saalax Jaamac "Duulimaadyada caalamiga ah ee yimaada magaalada Muqdisho waxaa aysan tagin dalal..

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 13 лип 2024
  • Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda.
    Item ID: FCVNSML
    Author Username: leto
    #SUBSCRIBE #SNTVNEWS
    sntv.so
    sntvnews.com
    / sntvnews
    / sntvnews1
    / sntvnews

КОМЕНТАРІ • 54

  • @XamzaAhemed
    @XamzaAhemed Місяць тому +1

    Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @hmh3620
    @hmh3620 Місяць тому +4

    Ma habboona in waddamo la Magacaabo oo laga faano,

    • @bashiromar6688
      @bashiromar6688 Місяць тому

      Faan maha waa xaqiiq taalo oo tusaale lagu soo qaato. Maalin kasta ayaa dunida Somalia lagu soo qataa inay tahay wadama oogu dhaqaale xun marka Maxaa diidaya in la soo qaato wadama kale

  • @Somali12222
    @Somali12222 Місяць тому +2

    Sadam Hussein allaha u raxmade balo ma ahyn mideda kale iraq wey inaga aqoon badan thy dadkaan wada juhalada ah cml ma ahan inaad iraq la
    Meel dhigtaa somalia oo u tuugsi doonataan ayaa ceeyb idinku ah ✌🏾✌🏾✌🏾

    • @nuurgedi
      @nuurgedi Місяць тому

      dad ka quluubta jabantahay ha ku darmin

    • @Somali12222
      @Somali12222 Місяць тому

      @@nuurgedi tabartaada hadaadan ogeyn adigaaba qalbi xaaran iraq maxaa loo
      Aaday oo aanan tuugsi ahyn😂😂😂😂

  • @raghedanan3959
    @raghedanan3959 Місяць тому

    Maasha Allah guulaysta

  • @MustafeBaba
    @MustafeBaba Місяць тому +3

    Markaaa ma gambia 🇬🇲 oo ka yar ceelbuur ayaad soomaalia la simaysaaa

    • @MA-uz3qe
      @MA-uz3qe Місяць тому

      QATARba Ceel buur intay kala egtahay?

  • @SayidOmarNorHassan-f3c
    @SayidOmarNorHassan-f3c Місяць тому +2

    away dowladii intaan qaban la heed ma afkaa la yiri oo kaliye

  • @abshir1134
    @abshir1134 Місяць тому +1

    Waqtigiini wuu dhamaaday ee iska baxa waa idin dhibsanee ilaahay haydin dhaafiyee

  • @audijooyjoy7976
    @audijooyjoy7976 Місяць тому +1

    Beeraha aduunka ugu waa weyn baa leenahay baa lagu leeyahay dadkiina gaajo beey u dhimanayaan salaadu halkeey iska qaban la dahay waa yaabe. Dadka se maxee wax u beero la yihiin oo maalin kasto mucaawino aduunka loogu soo tuuga.

  • @NounareDj-qo2sq
    @NounareDj-qo2sq Місяць тому

    GUUL SOMALIA 🇸🇴 HOREY USII SOCDA ALLOW CADOWKA KA ILAALI 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @SVG-pq8oq
    @SVG-pq8oq Місяць тому

    Somalida waa dad aan caqli badan leheen yar iyo weynkoda. Somalida waa dadka ugu liita aduunka .

  • @ahmedkhalif3850
    @ahmedkhalif3850 Місяць тому

    Waa Yaab (1978) Waxay Ahayd Tirada Xoolaha Soomaaliya . 1) Geela 9,000,000 2) Lo'da 15,000,000 3) Ari ama Adhi 38,000,000 4) Dameeraha 22,000 . 46 Sano Kadib Xoolihii Wey Yaraadeen
    =Mahadsanidin=

  • @user-he6jg9rv5u
    @user-he6jg9rv5u Місяць тому +1

    Muuqdisho sidaa uwanagsan oo hooyadi umada soomaaliyeda dhiibka logu badalay muqdisho soori

  • @Taariikhdadunida19
    @Taariikhdadunida19 29 днів тому

    sadaam balo maahan adaa balo ah

  • @Ahmedobsiye
    @Ahmedobsiye Місяць тому

    Somaliland ma tagaaan

  • @AAAbdi-eb2of
    @AAAbdi-eb2of Місяць тому

    Waar. Caawa. Jeertiiba. Hadlaysaa. Alla. Ku doori.
    Bakhti. Fuuray

  • @user-bx1bp9cv9y
    @user-bx1bp9cv9y Місяць тому

    SOOMALI AIRLINES ✈️ SOOMALI AIRLINES ✈️ GUUUUUL GUUUUUL 🇸🇴 SOMALIA SOMALIA ✋️ 🇸🇴

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 Місяць тому

    NIMCADAA INAGOO HAYSANAA WAX MAGARAT AHI AY KEENYA KAAROOD IYO YAANYO IYO CANBE IYOA AFGAADHO IYO IYO LIIN MACAAN AAN TAYO LAHEEN MARKII KEENA LOO FIIRIYO AY NOO SOO DHOOFIYEEN

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv Місяць тому

    daadkii aad mataleysey baa somaliya lugaha hayo oo konfur na khawarij usodirey aa
    taas kahadal oo ka keen haa ama maya

  • @hakashakin3306
    @hakashakin3306 Місяць тому

    Raiisul wazaare, maxaan meel gaadhnaa, dad baaa camal kadhigtey iney aduunka tuugsi ugu shaqa taga, ayagoo xambaarsan magaca qaranka soomaaliyeed, horta kuwaas inaga qabta sifa aan magaceena loowasaqeyn. Mahadsanid

  • @CabdiyoCabdixasan-kq2oc
    @CabdiyoCabdixasan-kq2oc Місяць тому

    Hebal jamacow meeqa calculator went maledahy

  • @user-bx1bp9cv9y
    @user-bx1bp9cv9y Місяць тому

    HANOOOLTO HANOOOLTO JAMUURIYADAA SOMALIA 🇸🇴 JAMUURIYADAA OF SOMALIA 🇹🇷 🇸🇴 JAMUURIYADAA TURKEY 🇹🇷 OF 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 HANOOOLTO SOMALIA 🇸🇴

  • @AbdimalikMaxamed-pt6yw
    @AbdimalikMaxamed-pt6yw Місяць тому

    Why air china 🇨🇳 don't came

  • @hasnanoordeman5828
    @hasnanoordeman5828 Місяць тому

    Mashallah ❤️ dalka wa barwaqo lakin dad mahesto o mafahsano qeymaha wadanka o mahan dad wadaniyin ah madaxda m ahan wadaniyin walalayal ku qanca wadankina o ilaliyo o cadawga somalia 🇸🇴 wa badanyahaye digtonada o iska dafa qabyalada o isk dafa qurbah ukala ordesin imank alah idinka qade inshallah itqfurullah😅

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv Місяць тому

    Dowlad nimadu waa wax la isku darsado aa maxaad wadaa somaliland reer ka kabaxay Culimo iyo caamo waxgarad iyo aqoon yahan carur iyo nin ween toona ma ogolo mid nimo iyo wada jirka umada Soomaaliyeed aa adigu
    Maxaad noolajoogtaa hadal haan mabuuxsho aa Iska tag marabno isku dirka aad noola joogto

  • @abdullashire9236
    @abdullashire9236 Місяць тому

    Somaliland tag haddaa runsheegaysid

  • @indhabuur6264
    @indhabuur6264 Місяць тому

    Ganac,satada inanayo sow lacag,tena un na guran raban dowaladuna deymo an la garaneynin cida wax logu qabto sow maso qada,neyso kadibne si ay dowlada deyn,tas u bixiso dadka somaliyed canshur kumaso rogi donto mar,kasne adomo dowladaha shisheye sanka uga duran noqon meyno 🤔

  • @mlkcali5058
    @mlkcali5058 Місяць тому

    dadka oo ladhiso caqligooda ayaa keeni kari horumarinta

  • @yaxye_adenkey
    @yaxye_adenkey Місяць тому

    Islamic states iyo sadaam intuba ballo ma'aheyn ee somalida balaayo 96% ku habsatey Tuugonimo iyo Tuugsiga Ummada Masaakinta Ahi Lagu tuugsi tagaayo shime islaamic state balaayo noqotey 😢😭
    الا لعنة الله على الظالمين

  • @alihassan-kh7kb
    @alihassan-kh7kb Місяць тому

    Khayraadka dalka hortaagan lack of government, waayo Waxaad arkaysaa wadan 20 billion dollars oo alaab ah sanadkii Somali usoo dhoofiya Somali one do dollar uma dhoofiso, Wax badan ayaa qaldan sidaanna hormar ku gaarimayno waa in aan si dhab ah u fikarno, especially dhalinyarooy Qabyaalad ka fogow dalkana dhiso siyaasi xalluumahayo, xalku waa adiga kaliya,

  • @KhalidDahirMohamed-et5ks
    @KhalidDahirMohamed-et5ks Місяць тому

    Lkn adinka ayaa tuugo ah oo dhibtu adibkey adin kajirtaa

  • @TheDayib
    @TheDayib Місяць тому

    I like this man I support him to be our next president

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv Місяць тому

    Alelahey Sadaam bala ma aheen aa adiga ayaa baaliyo iyo baas lasokabtuurey ah konfur umajoogtid mid nimo
    Waxaad u joog taa waa khaain nimo iyo khawarij ta inaad kaal meyso

  • @user-he6jg9rv5u
    @user-he6jg9rv5u Місяць тому

    Wadanka mashaa alah dhaha waa sidu ilal usameeyay waxaba kumeedan sookordhin

  • @user-jo9iu2cm8c
    @user-jo9iu2cm8c Місяць тому +2

    WAA BEENTIIS IIDOORKAAN U EG KENYATIGA MABA AAMINSANA SOMALUA WAA NIN SOO SHAQO TAGAY WUXUU AAMINSAN YAHAY MUUSE BIIXI OO AAD TAQAANIIN

    • @user-ov2wz5eh9u
      @user-ov2wz5eh9u Місяць тому

      Ninka kaliya sida adag u sheeyo wa asaga mooryaan wax kuu dhacdaa rabtaa

  • @iskufilan1223
    @iskufilan1223 Місяць тому +1

    Somalia 🇸🇴 hanoolato❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️✅✅✅✅

  • @kooxdagurmad-bandsomalia7667
    @kooxdagurmad-bandsomalia7667 Місяць тому

    Adeer beenta aad naga dayso orod deegaannadii aad Ka timi keen waa kuwaa Amxaarro u galay,e

  • @ayanabdillahi420
    @ayanabdillahi420 Місяць тому

    Huuuuuuuuu Haaaaaaaaaaa

  • @fahmyyacin
    @fahmyyacin Місяць тому

    What a joke

  • @imandaahir9787
    @imandaahir9787 Місяць тому

    Beentdad shabalaaaza ayaaa kayabay

  • @ahmedabdi684
    @ahmedabdi684 Місяць тому +1

    Caloosho ushaqeyste baaatahy
    Meeshaaa kasoojeedid somalia ma ogola

  • @user-io6xu1hb2d
    @user-io6xu1hb2d Місяць тому

    sidaasoo tahay iraq iyo afghanistan iyagaa maanta inaga horeeya dhinac w

  • @CawaaleXasan-y9t
    @CawaaleXasan-y9t Місяць тому

    Caaaac beenaale

  • @user-ew2zf6pm8o
    @user-ew2zf6pm8o Місяць тому

    Beeeeeeeenaaaaaaaaaaaaaaale

  • @omaradam3376
    @omaradam3376 Місяць тому

    😢 beenloow

  • @bima9383
    @bima9383 Місяць тому

    Sadam balayo mahen ee wixuaha nindalkisa jecel adigana tihin kuwa lugooyo dalkoda dadkoda kana benshego dinta

  • @omaradam3376
    @omaradam3376 Місяць тому

    Miisaa soo tiriyey riyaha ku nool soomalia beenaale