Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

Waxaan Iska Dhigay Qof Jaariyadooda Shukaansanaya Oo Xaaskiisa Qiyaamaynaya Siaan Ueego Falcelintoda

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 25 лип 2023
  • Magacaygu waa Abdullahi akanuu ..Waxaan Iska Dhigay Qof Jaariyadooda Shukaansanaya Oo Xaaskiisa Qiyaamaynaya Siaan Ueego Falcelintooda !! Kamera şakası
    Muuqaalkeena waxaa usameenay madaadalo kaliya ma aha in si kale oo fasirto
    waxaa rajaynaa inaa ka heli doontaa..
    Familigeena Kusoobiir sxb :: / @abdullahiakanuu1
    waxaa Kudhaho ku shukaanso ::: • Waxaa Kudhahay Waxaan ...
    MAQAAXIYAHAN HOOS KUSOO QORAY KAALAY IGULA SHAAXEEYA OO IGALA SOO XIDHIIDH SXB
    facebook :: / akanteam
    instagram :: www.instagram....
    snapchat:akanuu619
    tiktok::akanuu1
    email::akantechnology69@gmail.com
    Prank Cabitaan KHAMRI Kujiro | Very Funny Puplic Prank | Kamera Şakası
    MURWAAN INSTAGRAMKIISA:marwanali01_
    selamlar kankılarım nasılsınız iyisinizdir bende iyiyim teşekkür ederim bugünkü vidyoumuz başlıkta gördüğünüz gibi SOKAK RAP. umarım beğenirseniz like atabildiğiniz kadar atın teşekkür ederim
    Burdan iletişim bilgilerimi ulaşabilirsiniz👇🏾👇🏾
    💌maqaaxiyahan igala soo xidhiidhi karto.
    facebook :: / akanteam
    instagram :: www.instagram....
    snapchat:akanuu619
    tiktok::akanuu1
    email::akantechnology69@gmail.com

КОМЕНТАРІ • 203

  • @Ikraanomardhibane
    @Ikraanomardhibane Рік тому +118

    Hadaad U Jeedo Magaca Nabigeena Muhammad ❤ﷺ❤
    Like Saara🤲❤🥰❤

  • @twizof
    @twizof Рік тому +48

    Kusaliya nabikena muhamet scw❤❤❤

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk Рік тому +16

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta waligin dhamantin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin ❤️🇸🇴

  • @Armaani2024
    @Armaani2024 Рік тому +21

    Gabadha wariifada ah waa quruxlay 👌

    • @user-mt6jw7ql4g
      @user-mt6jw7ql4g Рік тому +3

      Taasa😂ben ahen adigana ado dumara aragty tolow ma qolada leftga ah ba tahy

  • @alihassanhaider1767
    @alihassanhaider1767 Рік тому +11

    Mashaa Allaah brother big fan of you brother absolutely amazing

  • @maxamedofficial1519
    @maxamedofficial1519 Рік тому +9

    Booskan hadey ku jiri lahayeen dad yurubiyan ah madhici laheyn waxy sameyeen gabdhahan damiirrku siii dembeyo ❤🎉😊

  • @ahmedgaatiye2852
    @ahmedgaatiye2852 Рік тому +9

    Mnshaa allah wllhi sxp abdilahi waxad tahay the best youtuber in the world waayo wllhi qofka kaliya ee waxaad tahy talents ku jooga yutubeka sxp waxaan ku leeyahy keep gonig from Hargiesa

  • @C.W.W
    @C.W.W Рік тому +8

    Wa riwaayad fican o ka hadleysa isku dirka reeraha iyo hablaha wariifoyinka ee qoysaska dumiya😂😂😂😂😂😂

  • @MuhAaloveOfficial
    @MuhAaloveOfficial Рік тому +11

    Gabarta WariifTa Ah Quruxley Waye ❤

  • @sayid5352
    @sayid5352 Рік тому +16

    codkinana wuu gabann yahay marki ladhereyana waxan ka nixinayo waxa àd sàrtay qosalka 😂

  • @CusmaanSayid
    @CusmaanSayid Рік тому +9

    Allaah is one❤😊

  • @AhmednaajiD5
    @AhmednaajiD5 Рік тому +13

    Waar zxp kii dilka kusaabsana eed odhaneysay Kalyo Ayaan boorsada kuwàtaa qeybtiisii labaad soo gali😅

  • @feysala.rahman8413
    @feysala.rahman8413 Рік тому +5

    from madino wadajir big love legenkena abdulahi akanuu wllka waku wadana noh horey usoco taliye 😊👌

  • @user-nl6qu2ly3e
    @user-nl6qu2ly3e Рік тому +3

    AKANU IS NOT EASY 😅😂

  • @abdimajiidharunmohamud7526
    @abdimajiidharunmohamud7526 Рік тому +1

    Agah war gabdhuhu dhiig padanaaa 😅😅😅

  • @SumayaAhmed-zp2er
    @SumayaAhmed-zp2er Рік тому +4

    Waba isl ogtiin lakiin😂😂

  • @ahmedabdisalam9657
    @ahmedabdisalam9657 Рік тому +5

    Akaanuu Masha allah hory usoco

  • @zucduuushozzzman
    @zucduuushozzzman Рік тому +7

    Somalidan prank lisla ogyahy ma dhafi kran😂

    • @user-ix7dn8nu7x
      @user-ix7dn8nu7x Рік тому

      Waasax hadal kaga sababto ah ninkan qof kasta waa taqan

  • @AdanYabal
    @AdanYabal Рік тому +1

    Akanu 😅😅😅 guriga u sharax dadka sxb

  • @khalidabdi6
    @khalidabdi6 Рік тому +1

    Waxaan Wax La isla ogyahay waaye caadiyaa Loo Dareemaa 😂😂

  • @Ismlre125
    @Ismlre125 10 місяців тому

    Waa wax la isla ogyahay wlhi, qofta wariifada ah oo dhankale kasoo jeeda camera da ayay mar mar fiirineysa 😂😂😂

  • @kimjezuublinkandarmy4031
    @kimjezuublinkandarmy4031 Рік тому +1

    From TikTok 😂🙋🏻‍♀️

  • @Hurremedia
    @Hurremedia Рік тому +1

    Laba gabdhood ee isla fadhiya tan sii jeeda ma ahane mida Soo jeeda waan ka helay wllhi qaabkeeda
    Run ahaanti waa nuuca dumar ee aan ugu jeclahay

    • @xamsetoni7352
      @xamsetoni7352 Рік тому +1

      Qooqa ku hya was😂

    • @Hurremedia
      @Hurremedia Рік тому

      @@xamsetoni7352 qalbigaaga qooq ma ahane wax kale maku fikiri waayay

  • @user-hl4iq9xd1t
    @user-hl4iq9xd1t Рік тому +2

    Ar naagaha ruufiyaan sanaa😂😂😂😂😂😂😂

  • @maxamedxasanmaxamedmaxamed48
    @maxamedxasanmaxamedmaxamed48 6 місяців тому

    Qofta warka shegeyso qurux badana masha allah

  • @Shaataatube
    @Shaataatube Рік тому +2

    Kusaliya xabiibkeena muxamed SCW

  • @adansandheere7284
    @adansandheere7284 Рік тому +1

    Wllhi Abdulaahi shekadan way mcn tahay no so badi wllkayga 😢😅😅😅

  • @profalcadaala
    @profalcadaala Рік тому +8

    Asc All❤❤🎉Akhyaarta wxn idinka codsanyaa in aad na gaarsiisan 10k Sc.... wxn challenge kula jirnaaa Imaraati fadlan dhiiga somalinimo ismuuji oo nagu soo biiir insha Allah

  • @ismacilmahamed5440
    @ismacilmahamed5440 Рік тому +2

    Subaxan alaah
    War dumrku degdeg badana bow
    Waleh laiskuma ag shukaamin karo

  • @kartibadan33
    @kartibadan33 Рік тому +1

    Kkkkkkkk waaa noo aaasaya lacagtayda kayd😊😂😂😂😂

  • @jamaluddiin-.4433
    @jamaluddiin-.4433 Рік тому

    Kufsiga barnaamij inaad kasameysa baa fiicnaan laheyd zxp 😂😂😂

  • @bile-25
    @bile-25 Рік тому +3

    Inantu rufiyaan ma ahana wax wanaagsan bay samaysay

  • @abdiqanimohamoud2158
    @abdiqanimohamoud2158 Рік тому +4

    Prank maaha kuligood waa isla ogyihiin

  • @abdirahmanbotan24
    @abdirahmanbotan24 Рік тому +2

    Akanuu Prank wad kasidhata Walahi 🤔 Am from Kampala 🇺🇬

  • @CabdirahmaanCarshe-jh1qn
    @CabdirahmaanCarshe-jh1qn Рік тому +2

    Wayba ronyihiin haday ku dhahen iska hayso ninkaaga 🤣

  • @hanadhajiofficial4368
    @hanadhajiofficial4368 Рік тому +2

    Akanuu is not easy ❤😂

  • @user-db5zr6wn3k
    @user-db5zr6wn3k Рік тому

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂 abdullahi hooyadey sidey uqoslsyse Marka password waan jabsade dhaheyse😅😅

  • @ahmednaasir
    @ahmednaasir Рік тому +1

    Reer Hargeysa Wa dad Nool oo hadalkoodu ku Qancinayo, wixii noolba ku nooleeya

  • @ayaanahmed2390
    @ayaanahmed2390 Рік тому +1

    Waaw wan ka helay barnamijkan runti waxa tahay funny

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel Рік тому +13

    Big legend always abdullahi akanu another's levels program's hard experience 💯👍📤📤😍❤

  • @totaljomokototaljomoko9861
    @totaljomokototaljomoko9861 11 місяців тому +1

    sxb codkaaga hos wye mike afka udawe

  • @user-dc6hj6zu5p
    @user-dc6hj6zu5p 5 місяців тому

    Wan usheegi lahaa😂😂

  • @mxsshi675
    @mxsshi675 Рік тому

    Akanuu soo badi innaba caadi maahan mhdsnd. Bro

  • @user-im5kl9uq7q
    @user-im5kl9uq7q 7 місяців тому

    Sxb cabdulahi waa ku tageraa ee noo sobadi shekadan okale

  • @khalidfartaag24
    @khalidfartaag24 Рік тому

    Ninkaasi jilinkaasi waa fani

  • @mahamudmohamed6624
    @mahamudmohamed6624 10 місяців тому

    Wakuu shegilahay 😂😂😂😂😂😂

  • @mohameddayib2434
    @mohameddayib2434 Рік тому +1

    Sxb qli aad baad u mahadsan thy sidaad noo garab taagan thy se codka dheere ama micro phone soo dhawayso

  • @humble_boy_0013
    @humble_boy_0013 Рік тому

    Xanta ee islaamaha ugujecelyihiin ahaa😂😂😂

  • @abdallahassan3350
    @abdallahassan3350 Рік тому +1

    Wll cawimad ayan kaa rabey wllkey

  • @safoyoyalaxow739
    @safoyoyalaxow739 Рік тому +2

    From dharkenley 😅

  • @aadamisack6761
    @aadamisack6761 Рік тому

    Tan soo jeedo caadi ma ahan.
    Runtii gabdhihii soomaalida Rufyaanimo jeclaaa mise maseer ayay ka tahay hhhh😂😂😂😂😂😂

  • @YuusufShuaib77
    @YuusufShuaib77 Рік тому +1

    Aniga markaaso kale Airphone Ayan gashan laha dhanka kalana Wan u Jeesan laha

  • @aadamisack6761
    @aadamisack6761 Рік тому

    Hhhhh.
    Haceel xaasid waaye 😂😂😂😂😂

  • @hassanabdula
    @hassanabdula Рік тому +2

    Gabdhaas caadi mahan kor ka soo jeeda ninkaga heeyso lkn inaanta iska eeri ayey dhahhaday

  • @KhadarbashiirGanaani
    @KhadarbashiirGanaani 10 місяців тому

    😂😂 nio fany tahay

  • @abdiyareofficial3227
    @abdiyareofficial3227 Рік тому +1

    Anigoo og in leysla ogyahey hadane
    Waa dhameestay

  • @sarbeebsaa4536
    @sarbeebsaa4536 Рік тому +1

    Aar niyohow gabadhaasi hilib geelay badsatay lkn waa quruxlay ha iska yara hadal kululaatee

  • @CaptanSomali
    @CaptanSomali Рік тому +1

    Markii shanaad ee aan ugu horeeyo waaye abaal marinaa rabaa maata waalsoodaahde waasugiwaaye xiliyada online ka aarabtaa miyaa waakufahme taliya

  • @fuadmohamed1055
    @fuadmohamed1055 Рік тому

    De waa amazing really afkala qaad uun

  • @saidabdi5612
    @saidabdi5612 Рік тому

    😂😂😂😂😂kkkkkkkkk ninyahow alabtana ku shidan tahay ee no soo badi

  • @Respect__channel133
    @Respect__channel133 11 місяців тому

    Waa ku sheegi la haa wlhi qiyaanaloow 😬sorry lkn wacyi galin maay eheed😮😂😂😂😂😂😂

  • @ibraahimmaxamed4884
    @ibraahimmaxamed4884 Рік тому

    Qosolka io waxa qaylinaya ha ku soo darin c/laahi akanuu sxp

  • @SaalimMohamed-rz5yc
    @SaalimMohamed-rz5yc Рік тому +1

    Absolutely fantastic prank wllhi part two lasoo dagdag bro hore u sii soco bro

  • @suhaildiriye2771
    @suhaildiriye2771 Рік тому

    Kanu 😂😂😂😂keep going saxp

  • @ZakiSami-by2cu
    @ZakiSami-by2cu Рік тому

    Soo baadi muqaaladano kale pro

  • @mubaarakahmed9359
    @mubaarakahmed9359 Рік тому

    Rufiyaano inay yihiin maa looga dayanaa😂😂😊

  • @saamyare1609
    @saamyare1609 Рік тому

    Woow muqal inbadan laga soo shaqaye🙌

  • @aliabdilaahi5896
    @aliabdilaahi5896 Рік тому

    Aad baa nooga qoslisaa aniga iyo asaxaabteda ina ladaawado vedio yaashhada waa u qalmaa. Noo soo Badi mahadsanid

  • @hassanyuusuf
    @hassanyuusuf Рік тому

    Wayku yacayna baylahayeen 😂😂😂😂😂😂

  • @farahmohmed-of1ep
    @farahmohmed-of1ep 2 місяці тому +1

    Asc

  • @walaalkaween-gz1vc
    @walaalkaween-gz1vc Рік тому

    Sxb waa iga badisay wlh aan isku yaacno kulahaa😂

  • @Abdurashith
    @Abdurashith Рік тому

    Zxp prankiyadan soo badi waa funny wlhi

  • @xumeyraqaali
    @xumeyraqaali Рік тому +1

    Waanku garaaci lahaa

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 Рік тому +3

    Hadii aad jaceshahay barashada English Si Bilaash Ah Ugu Baro Sahan Toosan ❤❤❤❤

  • @marwaanjowhar3572
    @marwaanjowhar3572 Рік тому

    Gabadha indhaha furan fariid waaye

  • @cabdirashiid8123
    @cabdirashiid8123 Рік тому

    Rufiyaan nimadii oo quf ah 😂😂😂😂❤

  • @hothandhowrsan69
    @hothandhowrsan69 11 місяців тому

    Lkn wllkayow face mas xidho marka prank sameyneyso ileen dadku Wey ku garanyane

  • @user-fg6ys2rz6b
    @user-fg6ys2rz6b 5 місяців тому +1

    Asc❤❤❤

  • @bushracadey931
    @bushracadey931 Рік тому

    war waxaan qeylinaa hakusoodarin mardanbe uff dhagahaa naxanuujisee

  • @nuurafarax8558
    @nuurafarax8558 Рік тому

    Hdn lsysla ogyn hblha klee sow ma kceen😅😅😅

  • @cabdiraxmanmaxamed3093
    @cabdiraxmanmaxamed3093 Рік тому +1

    Nio lkn si fiican u jisheen lbada hablodna si fiican ujileen shantiinama jiliinkunu waa cajiib

  • @nadiiro6125
    @nadiiro6125 Рік тому +2

    Wlh waan kujecelahay akanuuyoww😢

    • @abdallaabdirahmaan9091
      @abdallaabdirahmaan9091 Рік тому +1

      Fiiri quruxey wiilkaan hadaa jeceshahay isnaab jadkiisa ama instgramkiisa kala hadal please meshaan haka sheegin

  • @mahadindhageele3223
    @mahadindhageele3223 11 місяців тому

    Wan ka oohin karaa kulahaa aknuu😅

  • @user-sb4rs9ez2o
    @user-sb4rs9ez2o Рік тому

    Akaanu is not keep going legend 😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @maslahrk6616
    @maslahrk6616 Рік тому

    Qofta xanaqa badan m.A waye

  • @halimasacdiya63
    @halimasacdiya63 Рік тому

    Kkkkkkk nibanka wa khiyamo miran ilen

    • @Kingofcity-we4gp
      @Kingofcity-we4gp 10 місяців тому

      Mya maskin weyn innka qiyanolayal ah😂😂😂

  • @abdisalaamabdi7980
    @abdisalaamabdi7980 Рік тому

    Pro nin weyn keep going

  • @4.5TV
    @4.5TV Рік тому

    Arnagaa war maqariiso dhaalo caad waye

  • @abdihakimkimu2421
    @abdihakimkimu2421 Рік тому +1

    Legend Abdull

  • @user-lx2os5pu1j
    @user-lx2os5pu1j Рік тому +2

    ❤❤❤❤❤

  • @nadiiro6125
    @nadiiro6125 Рік тому +2

    Aan isku yaacnee kaalay qalbi😢

  • @nuur6792
    @nuur6792 Рік тому

    Ku so ciili

  • @osmandaad8275
    @osmandaad8275 Рік тому

    mashaalaah

  • @farxaan.fashion
    @farxaan.fashion Рік тому +1

    Part 2😅😅😅😅😅

  • @user-ot2kz2qk8k
    @user-ot2kz2qk8k Рік тому +1

    waan kudilihaa

  • @Abdifatah773
    @Abdifatah773 Рік тому

    Keep going pro

  • @user-op4nw9rw1j
    @user-op4nw9rw1j 7 місяців тому

    Xan fireysh ah

  • @shucaybcade8969
    @shucaybcade8969 Рік тому

    ZHP FANNY TAHY SO BADI😂😂

  • @mahirsalim929
    @mahirsalim929 11 місяців тому

    Filimkan brank ma aha wad isla ogedeen libax

  • @engalibashirofficial8133
    @engalibashirofficial8133 Рік тому

    Hore u socdaa bro