Hablo Soomaaliyeed oo Duuliye ka ka ah Air Djibuoti-Qaybtii

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 28 вер 2024
  • Hablo Soomaaliyeed oo Duuliye ka ka ah Air Djibuoti-Qaybtii

КОМЕНТАРІ • 64

  • @mouminaaden1005
    @mouminaaden1005 Місяць тому +2

    Mashaalla hablaha reer jabuuti ee duliyaha Allah ha hafido amiin

  • @sagalm3186
    @sagalm3186 Рік тому +6

    Masha Allah TabarakAllah ❤

  • @myuwati6367
    @myuwati6367 2 роки тому +11

    Dawladnimo wacanaa, Allah ha idiin siyaadsho reer Jabuuti. Soomaali , Allah ha fahansiiyo dawladnimada wanaageeda.

  • @MascuudXikmaawi-me4us
    @MascuudXikmaawi-me4us Рік тому +2

    Hadaf ka aad nolosha ka leedey waxa aad ku gaadheysaa dadaal❤
    😮😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊
    😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊

  • @queenhajira9662
    @queenhajira9662 23 дні тому

    Illaahow ii ogollow ina barto

  • @CumarQoley-gt7hk
    @CumarQoley-gt7hk 10 місяців тому

    Somaliyey qoftan shatiga cadanka ii radiya❤😊

  • @daytravelagency2337
    @daytravelagency2337 2 роки тому +1

    Mash alah waa arin aad looga farxo in la helo gabdho waxbartay

  • @ab7289
    @ab7289 9 місяців тому

    Masha Allah from north america

  • @HaajaraCabduqaadirmaxamud
    @HaajaraCabduqaadirmaxamud 3 місяці тому

    Waa riyadeyda allaha iirumeeyo

  • @saadiadiriye2753
    @saadiadiriye2753 4 місяці тому

    Maanshalaah

  • @harunabdielmi5807
    @harunabdielmi5807 2 роки тому

    Well done hareeri

  • @maryamamohamet
    @maryamamohamet Рік тому

    Ever day my dream pilot girl 👧

  • @abdullahielmi6257
    @abdullahielmi6257 2 роки тому +23

    Waa wax lago farxo in gabadha Reer Djibouti ay duuliyayaal ka noqdaan,dayuurada Djibouti Air.
    Guulaysta Soomaalida oo dhan baa idiko faanaysa Bravo !!!

  • @odayhebel868
    @odayhebel868 Рік тому +5

    Bilan iyo haajira Johannesburg bay iigu yimaadeen mudo bil ah Baan wada joognay magaaladana waan soo wareejiyay

  • @barwaaqosulaymaani1353
    @barwaaqosulaymaani1353 2 роки тому +17

    One of the days is my dream💯😘pilot

    • @abdirizakyasin
      @abdirizakyasin Рік тому +1

      Group dhalinyaro oo riyadoodu pilot yhy mkugu daraa

    • @fantastic48art10
      @fantastic48art10 Рік тому

      @@abdirizakyasin anigan igu soo dar wll adoo raali ah🥹

    • @abdirizakyasin
      @abdirizakyasin Рік тому

      @@fantastic48art10 nio meel la'isaga xiriiri karo ama contact lagu kala wadaagi karo malaha

    • @mohamedahmed-bu4hb
      @mohamedahmed-bu4hb Рік тому

      ​@@abdirizakyasinhaa

    • @nim5-r1v
      @nim5-r1v Рік тому

      ​@@abdirizakyasinkkkk group riyo ... maxa ku laaban commentka ???

  • @MustafKarama-mr1ss
    @MustafKarama-mr1ss Рік тому +15

    Hablaha ciise Masha Allah

  • @salmaaxmed7420
    @salmaaxmed7420 2 роки тому +10

    Inshaa Ilaahayow aan mar uun duuliyaa Amiin ya rab🤲

  • @saiddiiriye6800
    @saiddiiriye6800 2 роки тому +10

    Waa riyadayda ilahaw iifududee

    • @SuperExcuse
      @SuperExcuse 2 роки тому

      Mashallaah aniga aa ku la koraa

    • @abdirizakyasin
      @abdirizakyasin Рік тому

      Group dhalinyaro oo riyadoodu pilot yhy mkugu daraa

    • @fantastic48art10
      @fantastic48art10 Рік тому

      Aniguna sidoo kale aynu is uruursan please

    • @nim5-r1v
      @nim5-r1v Рік тому

      Ninkan group ayaan hayaa idinle aarmuu kuwii xumaa idinku daraa, waligiin ha bixin ciwaankaaga.

    • @hamzestor
      @hamzestor Місяць тому

      ​@@abdirizakyasin Haaa zhp

  • @Saynab-fq4nl
    @Saynab-fq4nl 3 місяці тому +1

    Waxan kujiraa school
    Diyarada cusub somAliland
    I AM MAN

  • @rayanacookingchannel4756
    @rayanacookingchannel4756 Рік тому +2

    Yaasmiin aa mansha allah duuliye iska dhaafe marki danta igu qasabto inaan diyaarad raaco quraan aan isi saaraa wa inan iska badalo magaca yaasmiin 😮

  • @somalia2730
    @somalia2730 2 роки тому +16

    Soomaali gabadhaha waxa la rabo Waa horumarka bulshada. We proud of you sisters

  • @abdellahyacin5648
    @abdellahyacin5648 Рік тому +2

    Hablo rerr djibouti dhaxa
    Besss

  • @abdulkadirfarah7755
    @abdulkadirfarah7755 2 роки тому +2

    caadi ma ahan runtii

  • @cabdilaahisiciid1304
    @cabdilaahisiciid1304 Місяць тому

    Wallaal ha dhihine adeer dheh

  • @powerfullislam7794
    @powerfullislam7794 Рік тому +1

    Masha Allah hore u socdaa gabdh kasto horumar gaarta wn ku farxaa🥰❤️

  • @CaliyassinCaliyassin-dp6sg
    @CaliyassinCaliyassin-dp6sg 29 днів тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @RayanitaOmar
    @RayanitaOmar 3 місяці тому

    One of day I want to be military airforce girl Djiboutien girl

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe Рік тому

    Dhuldhul dagan cadayyareeyqiimobadandumaroo lagu farxo baa lay yiraah .ooridumaroo qiimobadan narwa yareeey tii kujirtayba dumaar layga soooo dhawaystaaayooba dooqoo jeclaadayoo iyoiyo gabadha gabadha khatraaaay qarantaan caddy yareydaanfaraxsaneeyfaceeda karooneey minyaro bahyareey bahbahbah I bahyareey yarta iyoiyo gabadha khatraaaaqaranyartayarta. Ihihihihihihihii ihihihihihihihii absuttlyyyy saxsax Runrun

  • @Sumayo-ni9tb
    @Sumayo-ni9tb 2 місяці тому

    Ala ilaah wax lama aha inuu itusu anuu duuliyad

  • @HaajaraCabduqaadirmaxamud
    @HaajaraCabduqaadirmaxamud 3 місяці тому

    Waa riyadeyda duuliye allaha iirumeyo

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe Рік тому

    As, yaawaaaye leeeee tttttttt tubaan ta ahay dumaaaaar ama haweeen qaasatan hablaha khayryaashay waanba dhaafaaba. Iyaaaaaaaaa dhul dhul

  • @HaajaraCabduqaadirmaxamud
    @HaajaraCabduqaadirmaxamud 3 місяці тому

    Waa riyadeyda allaha iirumeeyo

  • @Badridiinabdi
    @Badridiinabdi 2 місяці тому

    Wariyadayda ilaw irumee

  • @IbrahimMoussa-cs6og
    @IbrahimMoussa-cs6og 3 місяці тому

    Macha alla djibouti progress

  • @MaxamedAhmed-f4h
    @MaxamedAhmed-f4h 2 місяці тому

    Maansha alaah

  • @abdicasiisaadandirir6726
    @abdicasiisaadandirir6726 2 роки тому

    Mansha allaH Wllheih hoReH u socda❤️

  • @Ahmedcismaan-u4i
    @Ahmedcismaan-u4i Рік тому

    Kul iyo goobnino

  • @BilanOumouAyman
    @BilanOumouAyman Рік тому

    Machallah tabarakallah filicitasion

  • @dhudijama571
    @dhudijama571 8 місяців тому

    ❤Makhsi biku soota farance air fly

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 Рік тому

    Masha Allah baraka Allah

  • @amazingrespect3115
    @amazingrespect3115 Рік тому

    Masha allah

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe Рік тому

    Dhul dhul .hadanaaaa yarfaabaa tanaa tii lagaa sooooo dhawaystayoo dooqoo jeclaadayoo iyoiyo gabadha gabadha yareydataan bahyareey bahbahbahbahbahyareeey .qaasatan khayryaashay waanba dhaafaaba. Yartayarta

  • @najiib5254
    @najiib5254 Рік тому +1

    Gabdho uu awoowe ugu aadanyahay ayuu walaal leeyahay cajiib waxaa lajoogaa xiliguu odoygaan cibaadada u leexanlahaa howshaana uu iska deenlahaa

    • @abuaamir1647
      @abuaamir1647 Рік тому

      Wa sax wlhi allah fahansiiyo

    • @YoussoufIbrahim23
      @YoussoufIbrahim23 5 місяців тому

      Jabuuti waa dal horumaray

    • @APDUL7HI
      @APDUL7HI 2 місяці тому

      Adaa ka khaldan sababtoo ah intaad muuqaalka dulucdiisa iska dhaaftey ayad hadalo yar oo afkisa kasoo baxey ku haysata mida labaad.
      Khaladkana dhalinyaro bdn oo ku dhaceysa waan arkey ayaa kugu yidhi cibaadada waxaa loogu tala galey dadka waaweyn adiga yaa kaa xiga ma xili aad dhiman ayad ogtahey adiga iyo isagu isku mid aya tihin mida 3aad qofku miyuna shaqeysan karin hadana cibaadeysan karin xataa nabiyadu way shaqeysan jiren malinkoda cibaado kaliya mayn galin jirin ninkana waa wariya maxad ka ogtahey wuxuu qabto laga yaaba inuu ka acmal bdn yahey waa iga talo jooji ku mashqulka dadka taada ku mashqul