Maxkamadaynta Ciidamo loo haysto Dhacdo Argagax leh

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 15 тра 2023
  • Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda.
    Item ID: FCVNSML
    Author Username: leto
    #SUBSCRIBE #SNTVNEWS
    sntv.so
    sntvnews.com
    / sntvnews
    / sntvnews1
    / sntvnews

КОМЕНТАРІ • 252

  • @Cadale63
    @Cadale63 Рік тому +32

    Sax maxkamada waa dad fiican cadaalad waa iney helaan shacabkaas❤️❤️❤️🇸🇴❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴❤️

  • @awm221
    @awm221 Рік тому +19

    Ax ax ax wan ka xumahay
    Ilahay intii dhimatay ha naxariisto kitabkooda Ilahay midigta haka siiyo Amiin
    Dhawac Ilahay ha uboga dhayo Amiin Amiin yaa Allah

  • @sharmaarkeabdi8957
    @sharmaarkeabdi8957 Рік тому +15

    Cadaalad xumo waxa ka dhasho cuqubo sida amaan la’an awood la’aan isfahan dari roob la’aan fisqi caro alle iyo dhoorkalo badan marka intas siaan uga badbaadno ilaahey somali dhibka haka dulqaade dadka dhibka geestay xukunka islaamka hala mariyo iyado loofiirin waa wllkeyga iyo isku qabiila nahay ilaahey towfiiqda haina waafajiyo Amin🤲🏾

  • @abdihassan1501
    @abdihassan1501 Рік тому +12

    Jidfiican ayaa kusoconaa. Ee Allah hanoofududeeyo

  • @shaaficiosman6257
    @shaaficiosman6257 Рік тому +30

    Markamada Waxaan ka Codsanayaa in Askarta Rasaasta Nool Nool dadka Masaakiinta ah Laayey in sida ugu Dhaqsiyaha badan Loo Toogto . Dadkii Masaakiinta ahaa iyo shacabkii Meeshaan lagu laayey waa in magdhow La siiyo Waana in la daaweeyo Dadkii Dhaawacmay 😢😢😢

    • @saidmm9953
      @saidmm9953 Рік тому

      Eeda lama wada lahan. Qofkii xabada ugu horeeysey riday ayaa dhibka sababay.

    • @soolmediainc49
      @soolmediainc49 Рік тому +1

      Kkkk ma hasan shekh maxamud ayaa cadalad yaqana wa tuug hawiyo dhan aya moryan xata kan kusaran wa moryaan

    • @saidmm9953
      @saidmm9953 Рік тому

      @@soolmediainc49 uffaa caleyk. Ha u gefin madaxdweynahaaga.

    • @osmanshirdon6839
      @osmanshirdon6839 Рік тому

      ❤kpop ❤❤

    • @jaahwayne6834
      @jaahwayne6834 Рік тому

      Ò9999⁹

  • @Saciid_Fashion
    @Saciid_Fashion 3 місяці тому +12

    Ramadaan mubaarak Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato I.A🕋❤🙏😥😥❤🎉🎉

  • @ugaskabeesha4539
    @ugaskabeesha4539 Рік тому +24

    Pls haladilo dhamaan tot wa iskumid😢

    • @saidmm9953
      @saidmm9953 Рік тому +3

      Raali ahoow. Khaladka waxaa leh cidii xabada biloowday. Taasna weriyuhu ma sheegin.

    • @TimaWeynne
      @TimaWeynne 2 місяці тому

      @@saidmm9953hawiye maskaxduu kawasanyahay xitaa hadii 2baalooto lagu riday ma dhashiikow dabada uqabanaayaa isgoyska sidaas loobuuxo sheekk iyo shariifba

    • @axmedcalixuseen5044
      @axmedcalixuseen5044 2 місяці тому

      Dowlada waxa aan ka codsanayaa bulshada in la dhaafiyo dadka noocaaa ah 😊

  • @mohamedomar610
    @mohamedomar610 Рік тому +10

    MASHA ALAAH MAXKAMADA CADAALADA

  • @omarabdimohamed3778
    @omarabdimohamed3778 Рік тому +6

    Shuute shaqo wcn mudane

  • @QANSAXGAMER
    @QANSAXGAMER Рік тому +9

    M.a howl ficana qabateen mudanayal dadalkiina dadal kudara😢

  • @RRAREEWING1
    @RRAREEWING1 Рік тому +7

    Allow noo sahal cadaalad

  • @m.k.7788
    @m.k.7788 Рік тому +11

    Kaameradaha Qarsoon ✔
    (Afsoomaali)
    Baraha Hubinta ✔
    (Afsoomaali)

  • @abdihafittism9422
    @abdihafittism9422 Рік тому +7

    😭😭😭😭😭Alla somalidu Xumaa

    • @macalindaud-daruiman
      @macalindaud-daruiman 3 місяці тому

      Taasi waa runtaada wll somalidu wa dad xun waliba aad u xunxun masiiba ah

    • @timaweyyne
      @timaweyyne 2 місяці тому

      Somali maxaa dusha iska saaray Xamar micidaan Hawiye Caqlilaawe ahayn baa dagan

  • @sudijeylanimohammed3258
    @sudijeylanimohammed3258 Рік тому +5

    Illaahay umada ha u gargaaro dadka dhibka umada u geysanaya illaahay ha ka qabto

  • @siradm
    @siradm Рік тому +4

    Waa wax aad looga naxo! Ilaahay swt naguma soo celiyo, si aan naxariis lahayn ha loo qaado kiiskan si aysan mardambe u dhicin, may furunta aadaan haddey saas u fara fudud yihiin? Isgoyka Siinaay dhashhike inuusan dhulka dhacayn waa la ogaa, inti ku dhimattay Allaha u naxariisto

  • @ahmedxudun5760
    @ahmedxudun5760 2 місяці тому +1

    Xamareey xaladaa badan

  • @samarhasanmohamed2820
    @samarhasanmohamed2820 Рік тому +5

    askar Ma ahan wa arxan lawa yal iyagana sabanka halago dhufto xaranta

  • @ahmedabshir5300
    @ahmedabshir5300 Рік тому +6

    Runtii waa wax fiican in lasii dabagalo wixii amni daro ah ee dhaca

    • @cayuun
      @cayuun 2 місяці тому

      amni darada sheegeyso waa maxay umad dhanbaa meesha lagu xasuuqay hawiye caqliga xaar ugabuuxo

  • @alisharif1997
    @alisharif1997 3 місяці тому +1

    Allahuma Caaafii Ameeeeeen🏫

  • @Dr-Hashimi
    @Dr-Hashimi Рік тому +5

    Wajiyadooda eeg sida ee u yaalaan, waxaas ayaa lagu leeyahay waa ciidan qaran balse waa QARMUUNIIN allaha naga qabto oo cimri deg deg ha u keeno .😢😢😢😢

    • @Dhagobacayr74
      @Dhagobacayr74 Рік тому

      Aamiin.

    • @AAA-sx5ej
      @AAA-sx5ej 11 місяців тому +2

      Ciidiinka hadeey dhib geysteen, walal xisaabtama, lakin inaad ciidanka qaranka aflagadeyso, kuma furno.

  • @AhmedAbdi-ro1zd
    @AhmedAbdi-ro1zd Рік тому +10

    Mashaallaah guul soomaaliya manya hadaan arkeeno isla xisaabtam iyo dawlidnimo iyo dacwadiyo toosa maxkamada kasocoto allaa mahad leh cadaalad hadii la helo runtii waxaa imaaneysa guul isku duubni shacab iyo dawlad allow noo barakeey dawldeena

  • @yusufmohamed3216
    @yusufmohamed3216 Рік тому +2

    Subxanallah war SHABAB yeynugusonoqonin askartan halasifiyo o hala wanajio

  • @bongasasa3895
    @bongasasa3895 Рік тому +5

    Grand theft auto in xamar Jajab! These niggas are priceless Wah!

  • @user-zm6up2kk1w
    @user-zm6up2kk1w 3 місяці тому +1

    Shuute wacan

  • @CabdikariimCabdullaahifarax
    @CabdikariimCabdullaahifarax 3 місяці тому

    Allh ha Unaxaristo Intii dhimatay

  • @eljey.Tailor
    @eljey.Tailor 5 днів тому

    👍👍👍hori uscda wada

  • @abdikarimnor8536
    @abdikarimnor8536 Рік тому +5

    Kuwan abaalkooda hala mariyo waa mavio caadi ah

  • @blueqadar8984
    @blueqadar8984 3 місяці тому +1

    Waa dhacdo xanuun badan

  • @Cadale63
    @Cadale63 Рік тому

    ((Allaha)) ku xafido❤❤❤❤❤❤😘😘👑👑👑👑👑👑👑❤️❤️❤️❤️❤️❤️😘

  • @SacredQuranHub
    @SacredQuranHub Рік тому +1

    Alla kuwa u doodaya qof naf goyeye oo garsoore isku shegayo waxaad cunteen alle idiinma barakeyo 😢

  • @abuuya7770
    @abuuya7770 Рік тому +5

    waxaa hubaal askarta in ee ku jirreen kuwo aragagaxiso ah oo shirqool waday

    • @LexlutherVII
      @LexlutherVII Рік тому

      Haa wallahi waa runta, al shabab al Jahiliyyah waxay ku jiraan dawladda

  • @zakidahir1092
    @zakidahir1092 Рік тому +4

    Ragas sharciga waa in la mariyaaa Falkaas waxashnimo ay ku kaceen waa in lga abaal mariyaaa

    • @lubex3486
      @lubex3486 Рік тому +1

      kuwaas askar maaha ee waa dambiilayaal mooryaan ah, oo anshax iyo tabobar la'aan

  • @NuurshiikhMaxamed-jw9dx
    @NuurshiikhMaxamed-jw9dx Місяць тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @farhiaali3873
    @farhiaali3873 Рік тому +2

    Walee somaali ilaahay ayaa umaqan waa dad isku imataxaan imataxaanka hayasatan waa dad ilaahay kacabasigii ku yaraaday oo iskuwwaashay allow soo hadeeya

  • @shaxshaxlowgaxafada5813
    @shaxshaxlowgaxafada5813 Рік тому

    Inaa lillah wa inaa ilayhi raajicuun

  • @maxamedbaa419
    @maxamedbaa419 Рік тому +4

    Hala dilo xaaraanta

  • @mahdiabuukar7132
    @mahdiabuukar7132 3 місяці тому

    Yaah

  • @aisha665
    @aisha665 Рік тому +1

    Si fiicann halo maxkamadeey belada umada argagaxa ku ridayy.

  • @naleye1
    @naleye1 Рік тому +2

    Kuligood hala wada dilo sharciga ha shaqeeyo

  • @MOHAMEDHASSAN-ts8yo
    @MOHAMEDHASSAN-ts8yo Рік тому +5

    Askartii falka foosha xun geeysatay dhamaantood hala geeyo tiirka intaas ayaan codsaneenaa.dhibanayaasha dhibka soo gaaray dowladu waa ineey bixisaa magdhaw

    • @saidmm9953
      @saidmm9953 Рік тому

      Raali ahoow. Khaladka wazaa lehvwasaarada iyo taliska oo hub u dhiibay shaqana u diray dad aan u qalmin tababar fiicanna qabin. Dhanka kale ciidii xabada biloowday ayaa khaladka ugu weyn leh weriyuhuna ma sheegin.

    • @MOHAMEDHASSAN-ts8yo
      @MOHAMEDHASSAN-ts8yo Рік тому

      @@saidmm9953 hubaa loo dhiibay iyo talisaa soo diray hadal qof damiir leh ku hadlo maahan ee iska aamus waraa dad ayaa la laayay askar gacanta taagtay ayagoo dagalami karo ayaa la toogtay dad shacab ah oo waxba galabsan ayaa ku dhintay meesha masuuliyada waxaa qaadaayo askarta checkpoint joogtay

    • @saidmm9953
      @saidmm9953 Рік тому

      @@MOHAMEDHASSAN-ts8yo adigu ma waxaad aaminsan tahay in qofkii askartaas soo hubeeyey isaga oon iska fiirin aqoontooda iyo dadnimadooda in uusan danbi gelin. Aduunyada kale wasiirkii ka mmasuulka ah nimankaas wuu iscasili lahaa. Soomaaliya waxaa rogay in kuwa tabarta yar danbiga loo saariyo kuwa waaweyna laga leexiyo. Miskiinaa misko la fuulo leh.

    • @KeyseTahliilabshir
      @KeyseTahliilabshir Місяць тому

      🎉

  • @nihalchalwa993
    @nihalchalwa993 Рік тому +2

    Sidaan maxa idin diiday in aad cadalada ugu dhaqaysaan hambalyo hambalyo viva cadalada

  • @khalidjr5164
    @khalidjr5164 Рік тому +4

    Hadan somali nahay wadankina Waynu isku dilayna wadamada kalena qoxooti ayaynu ku nahay llahayba noo maqan 😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @AAA-sx5ej
    @AAA-sx5ej 11 місяців тому +1

    Subhannallah ya cadiim. Kibiirku ma ficno, in cidaamada dhexoodi ee isu layaan. Aad ayaan uga xumahay ariintan.

  • @aayatullaahmussewahgarad4117
    @aayatullaahmussewahgarad4117 Рік тому +1

    Xeerka Militariga Iyo Ciidanka Nabad Sugidda Waxaa mamnuuc ka,ah Hubka waa weyn in Aysan Dalka kudhex Adeegsan hadii uusan jirin Cadow banaqnka ah oo soo duulay...

  • @Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge
    @Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge 2 місяці тому

    Sxwey ❤

  • @hamzaAli-vp3zc
    @hamzaAli-vp3zc 2 місяці тому

    I am the Fife’s Somali

  • @Qaasimqani4
    @Qaasimqani4 Рік тому

    😮

  • @raashidiinabdullahi5583
    @raashidiinabdullahi5583 Рік тому

    Wa alshabab askar sax ah mahan

  • @khadarsaalim8903
    @khadarsaalim8903 Рік тому +1

    13 kooda tiirka i.a

  • @hamzaabdirahmanmahamud4175
    @hamzaabdirahmanmahamud4175 Рік тому +2

    Niyaw waxaa layaaba askari dawlada katirsan inuu askari lamid ah toogto lkn waxkastaa waa dhacay ee wixii hadda kadanbeeya halaga tacaalo

  • @m.k.7788
    @m.k.7788 Рік тому +7

    Doowladda dhexe Muqdisho Ha Hagaajiso, Ciidankana Gawaaridooda Ha loo buufiyo, Awoodoodda Sideey ukala Sareeysana Ha lookala Qeexo

    • @theancientsancients1769
      @theancientsancients1769 Рік тому

      It's total Chao! So many different uniforms with everyone wearing whatever they want! It's basic any body can correct

    • @raashidiinabdullahi5583
      @raashidiinabdullahi5583 Рік тому

      Sax walhi lkn wa lagu maqan yahay side lo nidamin laha sidu MD xasan shegay dhaqale la'an hesato

  • @lakaadan3399
    @lakaadan3399 3 місяці тому

    Mudane G. Shuute hadii aad aragto fariinteyda waxaan kaa codsanayaa inaad u xukmiso ninkan naafoobey taakulo bille ah si uu noloshiisa ugu dabirto.

  • @jdjsjdjdj2244
    @jdjsjdjdj2244 2 місяці тому

    Nasiib daro dawladaada hakudisho dowlada IL haygu hayso kulahaa masuulkii dartiis Aa dhawacantay muxuu dowlada ugaarsiin waayey oo lugu latacaali waayey hadane wax umaso wadaan alle hakucaafiyo

  • @Heimatar
    @Heimatar Рік тому

    Waa sax hala dilo

  • @mohamedabdulkadirosman7860
    @mohamedabdulkadirosman7860 Рік тому

    😭💯😭

  • @Ladanabdii
    @Ladanabdii 2 місяці тому

    Subxana allah qof isdhiibay siduu udilay hadana udhacay midna dhashike uriday shacab arxan daranaa nimanku😭😭😭😭

  • @theruler411
    @theruler411 Місяць тому

    Mooriyaan style

  • @user-zz6bt9vf7y
    @user-zz6bt9vf7y 2 місяці тому

    Wlahi meesha cadaalad baa muuqata wey dadaalayan ilahau ha idiin fududeeyo Dambiile kasta waa ina abaalkiisa lamariya kadib Dalka wuxu noqonaya Amaan isha alpah

  • @hidaelmi4545
    @hidaelmi4545 2 місяці тому

    😭😭😭

  • @spotluxe1885
    @spotluxe1885 Рік тому

    Not acceptable. Should never ever happen again.

  • @osmanaden9999
    @osmanaden9999 Рік тому +1

    Shuute ayaa looga fadhiyaa . Koley ilaah wuu ujedaa.

  • @cabdicasiis6186
    @cabdicasiis6186 Рік тому

    𝙎𝙪𝙗𝙖𝙭𝙖𝙖𝙣 𝙖𝙡𝙡𝙖𝙝

  • @runway5394
    @runway5394 Рік тому

    Masha alaah halaga oo fiyo dhilka waa moryaan naxariis leheen

  • @RalmoHusen-ep6fs
    @RalmoHusen-ep6fs 2 місяці тому

    🥺😭🤲

  • @juweeliyacisman
    @juweeliyacisman 3 місяці тому

    😢😢😢😢😢😢😢

  • @AbshirYahye
    @AbshirYahye Місяць тому

    1991 ilaa 2091 somaliya waa isku mid wuxuush ah

  • @mecaadmuxuyadiinadan1769
    @mecaadmuxuyadiinadan1769 Рік тому

    Subxan Allaah. Wallahi qareenada xitaa in laraaciyo weyaan. Waayo. Been danbe qof kumay difaaceen

  • @mohanetmursal9149
    @mohanetmursal9149 Рік тому

    😭😭😿😔

  • @barniabdirahman6475
    @barniabdirahman6475 2 місяці тому

    WAA WAA MEELAY ALSHAAB XUUKUNTO MAAHAD SALAAD

  • @alexwright3799
    @alexwright3799 Рік тому +2

    Somalida waxey tiraahdaa Nimaan waxba ogeyn ilaahi ma cadaabo, waxan cml chips yan ka cunaa😅 waayo ciidanka la sheego soo asxaabteyda lee maha soo kuwa aan madaxa isla furano oo jawiga wada galna ma aha 😅 nin layaqaano oo i.D card kiisa wata yaa la iska dhahaa xariir sameyso 😅 waa ciidan cirka kuwada jira Hhh.

  • @ahmedsalad1393
    @ahmedsalad1393 Рік тому +1

    AXMED
    WAXAAN OO DHAN FOOSHA xun EE DHACAYA MA JIRIN MARKUUW TALINAYEY AABBO FARMAAJO IYO FAHAD YAASIIN
    NASIIB DARO AA KU HABSATAY XAMAR MADAXWEENE MAALINTA JIMCAHA BES KA HADLAYO MASAAJIDKA VILLADA OO ASAGANA RAADINAYO MAALMAHA KALE LACAG XAARAAN AH ASKARTIINA MAXAAY SAMEENAYAAN WAA TUUGONIMO

  • @sucadahmedismail9218
    @sucadahmedismail9218 2 місяці тому

    allaaow u gar gaar muqdisho waxaa gumadaya dakeeda cidkale maaha allahu akbar bahlo ayay noqdeen shacabka ku nool caasimada sharaftale wuxuushayaa joogta allaah hasoo qabto boloq dolar konton labaatan dolar qaatayasha

  • @Somali12222
    @Somali12222 Рік тому +2

    Hadii cadaalad jirto 13 kooda dil wadareed halagu fuliyo si eey ugu quus qaataan kuwa la
    Mid ka ah ee ku kor dagalamaya baraha kontrol 🇸🇴✌🏾🇸🇴

    • @saidmm9953
      @saidmm9953 Рік тому

      Suaashan jawaab ha loo helo inta aadan cidna eedeeyn. Qofkii xabada biloowday yeey aheyd? Waxey xoofa saareen dhashiike laakiin waxaa ka muhiimsan cidii falkan biloowday.

    • @GiggleTank-
      @GiggleTank- Рік тому

      @@saidmm9953 indhaha maa la’dahay waaba u jedaa ciidan in baburka la saaray oo godmiyaha waday mxaa kaa qldn xabada mesha ay ka soo dhaceysay waba u jedaa bee

    • @saidmm9953
      @saidmm9953 Рік тому

      @@GiggleTank- nasiibdarro. Waxaad aamineysaa video hadii la doono la soo jarjaray. Waxaana rabtaa in sidaas dad nafta lagu dhaafiyo. Waa in xeerilaalintu cadeyn u keentaa cidii xabada biloowday, laga yaabee in aadan weligaa xabad arag. Hadii ey bilaabato waa sidii tusbax furtay, cid walbo oo qori heysato oo goobta ku sugan horteeda ayeey u rideysaa. Sidaas daraadeed waa in la gelaa askarigii bilaabay oo suaalo la weydiiyaa. Weligga video ha aaminin waa la jarjari karaa.

    • @Somali12222
      @Somali12222 Рік тому

      @@saidmm9953 oo ninka intaas qof dhashiikaha si aan kala sooc lahayn madaxa ugu kala gooye maaad lee dahay ninkii bilaabay haku ekaato sheekada cml mida jirtaa ah in xabad la is weydaarsaday marka laga soo tago in labo askaro oo is dhiibay la dilo ayaaba ah wax aanan caadi ahayn 🇸🇴

    • @saidmm9953
      @saidmm9953 Рік тому

      @@Somali12222 aniga oon dooneyn in aad cid khalad ku difaaco hadana ku xisaabtan waa habeen lamana hubonin ey arkayeen in ey is dheebeen. Anigu ma dhihin kii bilaabay ha ku ekaato. Laakiin ma ila qirsan tahay in hadii aan cidi bilowdeen ey dhibaato dhici laheyn.

  • @mariamsaeed7538
    @mariamsaeed7538 2 місяці тому

    Dadkan waxa dhalay mooryaantii 1991 dadka bililiqaysatey, guri xaaraana,ninku dhashay maxaa laga falin. Hadhaagii USC allow soo qabo

  • @abdiconner5023
    @abdiconner5023 Рік тому

    Iyagaa isu xoogbadan laakin Argagixiso iyo Shisheeye kusooduulay Caanahey kadabawadilahaayeen, Somalidu Ilbaqdey leeyihiin laakin Garasho Maleh .

  • @mohamedibrahim1955
    @mohamedibrahim1955 Рік тому

    Waajibka koowaad ee saaran madaxda dowlada iyo maxkamada sare waa kahortaga maandooriyaha ey isticmaalaan ciidanka askartaan maalin walba dadka laaya waa ciidan maankooda uusan joogin qof daroogo isticmaalay makala yaqaano dhagaxa iyo dadka 1: ilaah ayaan idinku dhaariyay ciidankaan ka joojiya daroogada 2 inta aan hubka lasiinin dhaqankooda iyo akhlaaqdooda hala imtixaano dulqaadkooda iyo sida ey xaladaha adag ula dhaqmi karaan iyo falcelintooda 3 waa in labaraa xuquuqda shacabka ey kuleeyihiin iyo in waajibkiisa koowaad uu yahay inuu badbaadiyo qofka shacabka ah ee uusan dhibaateenin 😢😢

  • @abobasement346
    @abobasement346 Рік тому +1

    waa mel moryan iyo mafiyoh dowlad kah tahay

  • @adamsalad2133
    @adamsalad2133 Рік тому

    Maxkamada sharafta leh waxan ka cod sanya in cadalada lamariyo askartan arxam lawayalka ah

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax Рік тому +1

    Kuwaaas dadkii dhameeyay hala laayo wa kuwa aan u qalmin inay ciidanka qaranka ka mid noqdaan

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 2 місяці тому

    Subxanaallah war dadkan cidankan waa in si fc loo baaro

  • @user-hx4ug3nc2n
    @user-hx4ug3nc2n 3 місяці тому +1

    Soomli mlisku mino

  • @rocky4066
    @rocky4066 3 місяці тому

    Layaab malahan waxa ciidan lagu sheegaayo waa mooriyaantii daroogiistayaasha qabaailada laga keenay oo qabyaalad lagu qortay. Weliba waa

  • @ugaskabeesha4539
    @ugaskabeesha4539 Рік тому +1

    Waxan qareen maya ayaga xata dila baqtiga

  • @wiilohassan3646
    @wiilohassan3646 Рік тому +2

    Hala laayo kuligood umadii waa layeen

  • @mecaadmuxuyadiinadan1769
    @mecaadmuxuyadiinadan1769 Рік тому

    Mida kale. Dadkani ciidanba maaha. Waa wada. Alkolig iyo muqayil.

  • @Cadale63
    @Cadale63 Рік тому +1

    Waa gardaro in lagu dilo ayaa larabay balse maxay ulajeedadooda ahayd balse inad dad kadhalatey ma oga tuug ayad tihiin dowlada waxba kama ogidiin shacabkii wad dhameysen wa’ in xaqooda ay helaan shacabka & Gudoomiyihii degmada Yaaqshiid waa lagu gardaroodey & shacabkii halkaas lagu dhameeyey

  • @maxamedwadani5640
    @maxamedwadani5640 Рік тому

    Ilahow xaqa uhiili

  • @faysalmire7624
    @faysalmire7624 Рік тому

    Dalko dhan

  • @bedelabdirahman6567
    @bedelabdirahman6567 Рік тому

    13 hala toogto xaqbeey uleeyihin

  • @somaliano99kingkonghimself75

    War wadankaan yaa ka qabtoo tuugta mugdisho hada hub iyo askar ahh war sidaan aduunka wuu nagu nacayaa. Mustaqbalka ciyaalka iyo shacabka sidaan caadi ma ahaa waaa in la iska qabtaa dadkaan. Allah u naxariisto shacabka

  • @naseem79
    @naseem79 Рік тому

    Jareer aqli malaha walhi

  • @abdirahmanahmed3220
    @abdirahmanahmed3220 Рік тому

    Askar ma,ahan Ciyaalsuuq aqlaaq laheeyn CAWAAN

  • @umuasmaart5237
    @umuasmaart5237 Рік тому +1

    Waaba yaabe isgoyska siinay maxaa kuduugan masixirbaa kuduugan markasta fawdo iyo wax.aan ucuntamin bulshada reer muqdisho hadane dadka dhibka gaystay waaba dhalinyardii dadkooda bad baadin lahaa ciqaab adag halamariyo si kuwa kale ugu waano qaataan 😢

  • @AwrkiiCirka
    @AwrkiiCirka Рік тому +1

    Qaraneeda maxay u dafirayaan cadeeymaha maxkamada la keenay ?

    • @khadarsaalim8903
      @khadarsaalim8903 Рік тому

      Laaluush aye so qaten lkn lagama yelayo

    • @lubex3486
      @lubex3486 Рік тому

      kuwaas askar maaha ee waa dambiilayaal mooryaan ah, oo anshax iyo tabobar la'aan

  • @cirday3251
    @cirday3251 2 місяці тому

    Naxaris walbo losamayn lahaaba waxay haleyen mrky dileen askariga gacanta taagtay we haladilo eeyda

  • @Adnomo1234
    @Adnomo1234 Рік тому

    Wxa ayaan daro ah. In ciidankii. Loo dhaariyey. ilaalinta. Shacabka. Ay iyagiiba. Sabab u noqdaan. Dilka iyo. Amni darada dalka
    Waa in dhamaantood. Dil toogasho lagu fuliyaa

  • @ayaanabdulkadir5363
    @ayaanabdulkadir5363 Рік тому +1

    Askar ma jirdo waa askar beeleed sharaf ma daalo meeshad dadka xamar ilaahay bay qabaan dawlad ma nirdo maskiin baa dhib ku qabda nin kaan wayn ee ooyaaya calasha igu xanuunday 😭😭😭

    • @raashidiinabdullahi5583
      @raashidiinabdullahi5583 Рік тому

      Dowlada ayey magac dilayan wa kuwo lagu shaqesto ama alshabab ah sido kale muqadarad lkn dowlad wey jirta o wa tas so qabatay dowlada shaqsi ka tirsan mahan wana bini adan e iska dhaf fikirka gaban

    • @lubex3486
      @lubex3486 Рік тому +1

      kuwaas askar maaha ee waa dambiilayaal mooryaan ah, oo anshax iyo tabobar la'aan

  • @welimahat6450
    @welimahat6450 Рік тому

    Somali ma noola Walahi Oo Bilahi......dhana al shabaab ba ka gumaadeyso dhana askarta dowlada ba dhameysey ayagon waxba galab sanin

  • @masale
    @masale Рік тому

    Moryaan
    The city will not experience peace so long any moron can have a weapon. Any civilised society would not tolerate total lawlessness like it is tolerated in Mogadishu and around the country.
    Shooting with no consequences, then being bailed out by clan and walking free. There has to be consequences, people need to understand being touch on crime and removing weapons is good for them

    • @LexlutherVII
      @LexlutherVII Рік тому

      What are soldiers even doing in the city? They should be outside of the cities and only come in when needed aside from that they need very strong discipline training

  • @axmedsayid9508
    @axmedsayid9508 Рік тому

    Maxa khaldan oo jira