HABOON NUURA| IMAAD CAJABIN | New Somali Music Video 2022 (Official Video)

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 16 жов 2024
  • FADLAN TUSMOFILMS SAAR SUBSCRIBE HADAAD NAGU CUSUBTAHAY
    m.youtube.com/...
    FOLLOW US ON
    TIK TOK: TUSMOFILMS
    INSTAGRAME: TUSMOFILMS
    SNAPCHAT: TUSMOFILMS
    FACEBOOK:TUSMOIFLMS
    WHATSAPP:2265060459
    COPYRIGHT PROTECTED BY SOMIPP AND TUSMO FILMS 2020
    MIDHAHA:OMAR DABJACAYL
    LAXANKA :OMAR DABJACAYL
    MUSIC : HAATUF YARE
    CAMERA: FANIIN PRODUCTION
    PRODUCER: JAMAL CADAAWE & ABDULLAHI KING
    MANAGER: M.ABSHIR
    want to support tusmofilms produce more high quality songs
    paypal.me/tusm...
    we constantly produce songs from your favourite somali artists
    awale adan,isilaaji,kiin jamac,guled simba,faysal muniir,lafoole,maslax mideeye,ugbaad aragsan,khadrar silimo,mursal muse,maxamed bk,suldaan seeraar,lil baliil,king ck,wiz b,sharma boy,farxiyo kabayare,ilkacase qays, nasiib ali, maxamed kadheeri,ikran ozil,omaar bar bar,king jaceelow,maxamed biibshe,khadar keeyow,abdikariin ali shaah,ali zaki,saalaha sanaag,asma saban,fardiy fiska,xusein shire,xaawo kiin,zaki yare,xabad olad,deeqa ahamed,fartuun birimo,miss xiis,liibaan jig jiga,xariir ahmed,abdirizak carab,dalmar yare,ahzaab osman,hodan abdirahman,yurub geenyo,sahra kiin,abdirizaq anshax,dayax dalnuurshe,najiib alfa,ismail danan,ayana,asad faqdiid,tahliil yare,nimco migil,xayaad maydal,shaadiya sharaf,nadiira neyruus,deeqo afro,waayaha cusub,sharma boy,wiz p,somai rap,suldaan seeraar,najma nashaad,khaalid kaamil

КОМЕНТАРІ • 992

  • @Tusmofilms
    @Tusmofilms  2 роки тому +152

    New awale Adan song barakallah
    ua-cam.com/video/FZVX4pk8dbY/v-deo.html

  • @EngCaddan
    @EngCaddan 2 роки тому +1331

    Qofkii ugu Ficnaa uguna kheyrka badnaa
    Uguna Naxariis Badan uguna aqoonta badnaa uguna akhlaaqada badnaa uguna Udgoona Rabi intu uu Abuuray Waa Nabi Muxamed SCW 🥰❤

    • @nimcomohamed1830
      @nimcomohamed1830 2 роки тому +17

      Isku xisho wll nabega like haku radin hdy jcyl ka thy melaha shrka ha kenin nabegine suuban

    • @idirsali115
      @idirsali115 2 роки тому +5

      Nabiga like ha ku raadsanin waxay la mid tahy adoo mukhmaarad dhex taagan allah akbar

    • @batabata9509
      @batabata9509 2 роки тому +2

      صلي الله عليه وسلم🥰

    • @AhmedMohamed-sp3wn
      @AhmedMohamed-sp3wn 2 роки тому +3

      Wll waa la ogyahay inaan bili,aadam la sinayn Nabigu scw mrkaa ka daa meelahan oo kale

    • @hodogas209
      @hodogas209 2 роки тому

      scw

  • @shukriahmed1271
    @shukriahmed1271 2 роки тому +417

    Qofkii ugu fiicna uguna naxariista badan uguna aqoonta badan uguna akhlaaqda badan uguna Udgoonka badan intuu Rabi Uumay waa Nabigena mohamed SCW ❤

  • @kulmiyehassan4420
    @kulmiyehassan4420 2 роки тому +95

    Sootkaga Quruxdu badan Kalamki Alle ayuu kuxaboon yaxay 👌HABOONEY

  • @asalman4806
    @asalman4806 2 роки тому +133

    Ramadaan Coming soon guyz ilahay nabad haynagu gaadhsiiyo🤲 HABOON NUURA ANOTHER LEVEL🤗🤗 TUSMO FILMS CUMAMADIINA LAMA HAYSAN KAROH🤗

  • @Sakariye_Akabe
    @Sakariye_Akabe 2 роки тому +49

    Haboon waxay leedahay Quruxdii inan lahaan lahayd! Waliba mid cajiib ah.
    Sidoo kale waxay leedahay cod fanaan lagu qiimeeyo kii ugu qaayaha sareeyay.
    Sidoo kale waxay leedahay hab masraxeed aan inaba caadi ahayn.
    Haboon way dhamaystiran tahay.🔥♥️

  • @zaamsomali6733
    @zaamsomali6733 2 роки тому +47

    Gabadha samaroon keep going axsan cod😊

  • @ahmmedisse
    @ahmmedisse 2 роки тому +157

    Sideey ugu xaragooneyso heesta iyadoon is qasbeyn, Codka Sida Hirka bada oo kale music ku dul socda ayaan wax la siistaa jirin.
    FAN-KU-NOOL TEAM 1:❤🎵

  • @dhameysmohamout8735
    @dhameysmohamout8735 2 роки тому +140

    Imaad cajabin Heedhe Heedhe
    Imaad cuntamin Heedhe Heedhe
    Cashaquna been kuma camalsamee
    Cugo Ruux kalo Hana ii cadhooon💯

  • @mohamedbarre79
    @mohamedbarre79 2 роки тому +54

    Qoftaan codkeeda waan ku haystaa wlhy keep going Hapoon nuura 😻🥰😍

  • @ifrahdahir5514
    @ifrahdahir5514 2 роки тому +33

    Fananad wxa weyan heezaha uzo qada zi yro jawi dagan ah amazing voice wlhie sister keep going ♥️🌸👸

  • @shaaficisalaad4453
    @shaaficisalaad4453 2 роки тому +30

    Sodkaagu lubaga sarir dhagayoo heestii marwan yare inay ulaxan egtahay inta ila aragtay farta taga☝️

    • @faaraxjanagale3579
      @faaraxjanagale3579 2 роки тому +1

      Isku mulaxan iyo isku abwaan waaye

    • @nasabboy3580
      @nasabboy3580 2 роки тому +2

      Haa isku ninbaa erayada iyo laxanka leh musicga sidookale isku ninbaa tumay😂

    • @NoAhTaNi01
      @NoAhTaNi01 13 днів тому

      Mayee hesta marwan furinle aya tumay tan haboona hatuf yare😅​@@nasabboy3580

  • @yaxyecade8683
    @yaxyecade8683 2 роки тому +5

    Wooow walee waa Hees shidan inta ila Aragtay Like dhac ku siiya

  • @omarali1196
    @omarali1196 2 роки тому +29

    Codka waa 100%
    Quruxda waa 50%
    Qaawnaanta waa 70%
    Lkn hadii la dhinto oo cooradaada saa loo sii daawado wlh waa culeys ee ilaahay xaqa hana waafajiyo dhamaan 🤲🏽

  • @cadaanipio4610
    @cadaanipio4610 2 роки тому +13

    Inta tiktok uugu soo carartay ismuujiya🥰🎤💋

  • @Mahadxidig-official
    @Mahadxidig-official 2 роки тому +7

    Habooonteyda Keep well sxp lugahaaga baad ku istaagtay cidna kuma qaban kartee horayusoco sxp🙏🏽🥰

  • @shinecade1145
    @shinecade1145 2 роки тому +8

    Laxanka heeskaaaan
    Woooooiw
    Omar dab jecel wax kle wllhi
    Laxankii abid maqlo kii ugu cajiibsanAa
    Waxaaa soo wado wabiga yaaaa ween dabjaceloow🙏🙏🙏😂🙋‍♂️

  • @calimadeey7302
    @calimadeey7302 2 роки тому +11

    Gabdhaheena markey sidaan ulabistan qurux badanaa m.a dunida ugu sareeya hablaha Som♡liyeed😘💖❤🧕💫💫✋

  • @Ubax526
    @Ubax526 3 місяці тому +1

    Wooow ❤🎉🎉🎉

  • @manzuur_mire_diirye6369
    @manzuur_mire_diirye6369 2 роки тому +5

    Hees mcn 1000 jeer in kapadan ban ku ceshta🎤🎧♥️ Haboon ♥️

  • @mustafecumar3630
    @mustafecumar3630 2 роки тому +12

    Wlhi tani hees way dhaaftay wn ku wadanaa haboon hadanahay dhalinta reer hargaysa keep going sistar

  • @cumarcalixasan5842
    @cumarcalixasan5842 2 роки тому +4

    Omar Dabjaceyl Heesihiisa
    waali leee waaye cajiib🥰🥰🥰

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi Рік тому +1

    Cajiib! Waa Erayadii Abwaanka da'da yar Ee Abwaan Cumar Bashiir Mohamed Omer Dab Jacayl. Axsan Caleeg Abwaane waa kaa haynaa.

  • @zamzamjama219
    @zamzamjama219 2 роки тому +4

    Wooow heestani waa iga gadan tahay cala duul haboon noloow qaali waxbadan raga ku karbashay heestan afku kuma go,oo💕💞💗💖💖

  • @munirabdul12
    @munirabdul12 2 роки тому +29

    Haboon nuura Ax yaa cod team finiin studio is mujiyah ❤️

  • @nihaalnaasir433
    @nihaalnaasir433 2 роки тому +11

    Gabadhani Top waaye, keep going sis.👏❤

  • @lacasojigjigaawi4209
    @lacasojigjigaawi4209 2 роки тому +2

    Dhashi awdal haboon nuura dajiya hassan woow jiilka cusub dhanka fanka waad shideen 💯🤍🌹 wooow aabihi fanka abdisinimo iyo khadra balwo waa hido bahasha fanka ahi. Hooyada fanka hargaysa 💯💯 landers wax kaleh

  • @cabdirixmaanyaasiin6780
    @cabdirixmaanyaasiin6780 2 роки тому +4

    Hadaa daawaynsid ayadoo 1m gaarty like isaar

  • @wllmuztaph5380
    @wllmuztaph5380 2 роки тому +82

    wow habon nuura amazing voice 😘😘😘

  • @Boqoradda
    @Boqoradda 2 роки тому +24

    Fanaanad noo dhuumatay igadhe Haboon nuura keep goin axsan cod ❤❤❤🔥

  • @nahlaqueen111
    @nahlaqueen111 2 роки тому +3

    Hees iyo badh fanaanad cusub hana wacdaro laso gashay keep going sister

  • @abdicash9891
    @abdicash9891 2 роки тому +51

    I love this song 😍 from oromia ❤️💚❤️✌️

    • @akramhapiipbarkett8923
      @akramhapiipbarkett8923 2 роки тому +2

      what 😭

    • @sabriinsandareela9433
      @sabriinsandareela9433 2 роки тому +1

      Hooyo is not in place 😒 😑 😐 😕 🙄 h ❤ I have no clue about how many people even 😳 😅 have a good 😀 of their life 😀 to the people 😀 and the people 😀 😉 they can do nothing 😀 and call 📞 😀 to get 😉 visitors from both 😀

  • @muhaazlakiman9288
    @muhaazlakiman9288 2 роки тому +2

    Omar dabjacayl wiilkaas heesihiisa iyo laxamadiisa way fadhiyaan abwaan + laxamaste wayn weeeye

  • @samiiraabdi2501
    @samiiraabdi2501 2 роки тому +40

    This girl is talented !

    • @yussufmohamed6365
      @yussufmohamed6365 2 роки тому

      Firi qoftan fananad long time miyey soehed misna Mar daww bilawdi?

  • @muniirajirdeh766
    @muniirajirdeh766 2 роки тому +10

    Ayyyyy Another Level 🥵🥰tan hees Waa dhaaftay Haboon Nuura
    Cod ka🤤Ayyyyyyy Waxan idhaa Garan maayo Best song😘😍

  • @abdirahman-24-u6e
    @abdirahman-24-u6e 2 роки тому +3

    Haboon Nuura Abaayo Fanka DarDar Baa kusoo Gasha Fankaana Kuu BaaHan🥰❤🔥
    My Queen Keep on🔥🔥🔥🔥🔥🔥

  • @GalowGobiye
    @GalowGobiye 2 роки тому +10

    Habboon, Eebbe naxli iyo nabarba ha ka dhowree, cod ankee qofkii sii jeeda soo jeedinayey leedahay❤️
    Qof baan helin halkuu hibada ku leeyahay, Qof baa hela halkuu hibada ku leeyahay balse hagardaamooyinka liitayaashu hoos ula degtaa. Idam Alla ha hungoobin ina Abt🥰

  • @calijabac5733
    @calijabac5733 2 роки тому +93

    Lyrics %100 melody %100 vocals %100 camera %100 etid %100 best video best song

  • @asliaj1937
    @asliaj1937 2 роки тому +6

    Ugbaad Aragsan inay U codegtay inta ila Aragtay isoo Raac👌🤩

  • @pescurlers9845
    @pescurlers9845 2 роки тому +18

    Tusma films is the only Somali media platform in which our societal customs are showcased thus promoting moral conduct.

    • @kaahinliban
      @kaahinliban 2 роки тому

      Keep going sister 🔐🔐🔐🔐🔐🤝

  • @mohamedapdiqadir6191
    @mohamedapdiqadir6191 2 роки тому +2

    Omar Dabjaceyl hees uu ereyada iyo laxanka leeyahay oon qarxin maba jirto🤞👏😴

  • @hanicali9400
    @hanicali9400 2 роки тому +13

    waaaw maanshalh haboon nuura ilaahy codkaaga hakuu barakeeyo yaakheey xidigta codka🥰🌹😍🌏🔥

  • @abdallahassan9971
    @abdallahassan9971 2 роки тому +3

    Omar dabjacayl hal abuur cajiib ah 🙏

  • @abdirizackhussein4466
    @abdirizackhussein4466 2 роки тому +5

    Haboon nuura awlaadii fanka ❤️

  • @ozanali5258
    @ozanali5258 2 роки тому +32

    OMG! I like her beautiful and sweet voice 😍

  • @khalidapdi6204
    @khalidapdi6204 2 роки тому +12

    Ugbad ayay ucod egtahay another level song..😎😍

  • @siriyosahanchannel5568
    @siriyosahanchannel5568 2 роки тому +2

    From tiktok isoo raaca zxpayal🤚🤚

  • @salmaanbuule5510
    @salmaanbuule5510 2 роки тому +10

    Woow another level haboon nuura imaad cajabin heedhe heedhe imaad cuntamin heedhe heedhe

  • @adnaantomaz9110
    @adnaantomaz9110 2 роки тому +2

    Oo imkia ma fananadbad nagu dulnoqoty bal de keep up thee 🤜🤛💙

  • @guuleednaaji
    @guuleednaaji 2 роки тому +10

    Imaad Cajabin
    Haboon Nuura
    The bast only Production Tusmo Flims 💯🔥🔥🔥🔥🔥

  • @zahraabdikarim
    @zahraabdikarim Рік тому +2

    Gabadhan dulqaadka ku jeclahay ❤❤❤

  • @hamzacamaar2054
    @hamzacamaar2054 2 роки тому +12

    Golden Voice 🗣Haboon Nuura🔥🔥

  • @maryanhassan1672
    @maryanhassan1672 2 роки тому +2

    Ayyyyyyyy 🥰 tan heeswey dhaaftay🔴🔴🔴❤️

  • @nimcanabdullahi3488
    @nimcanabdullahi3488 2 роки тому +4

    Habon Nura wxan xasusta wakhti an yaraan soo wada qaadanay hore usoco wll

  • @thekingmohmeth1435
    @thekingmohmeth1435 2 роки тому +16

    Another level habon NuurA ☺️

  • @abdinasirwarmoge6908
    @abdinasirwarmoge6908 2 роки тому +3

    Wuxu qurux iyo cod bay isku darsatay m.a🥰💯

  • @shaaficigoolnuug4916
    @shaaficigoolnuug4916 2 місяці тому

    Cugo ruux kaloo hana ii cadhoon
    Yaaa salaaam heeskan haboon nuura tan iyo malinki ay soo sartay oo aan garowe marka ku sugnaaa iyo hada oo aan dalki mudo kaso maqanahay waan dhagaysta Hormar wacan wllshay❤

  • @cksaedabdiomar2123
    @cksaedabdiomar2123 2 роки тому +7

    Masha allah waxaan arkayaa fanaanad weyn oo jaran jarta fanaaniinta hibada codeed ee gaarka ah soo karaysa.. hore usoco wll.

  • @abdiqani2800
    @abdiqani2800 2 роки тому +20

    Her voice is beautiful ❤️ kiip going sistee

  • @Bulshaawi_laarri
    @Bulshaawi_laarri 2 роки тому +3

    From tiktok 😀😀🖐🖐

  • @maxamedibrahim9793
    @maxamedibrahim9793 2 роки тому +2

    woow heestani waxay noqtay heesti ugu dhageysiga iyo samaynta badney midhiyaha gar ahaan inta ki hadasha afsomaliga

  • @saacidkeynaansksk990
    @saacidkeynaansksk990 2 роки тому +6

    The best video and the best voice 🎤and music 🎵 🥁 And song hoboon nuur another love 💕

  • @zadiiqqamar3844
    @zadiiqqamar3844 2 роки тому +2

    haboon keeb going wllshy

  • @nixonjbrachobucobo617
    @nixonjbrachobucobo617 2 роки тому +5

    I love this song from Minnesota

  • @abdiqanidalmar1028
    @abdiqanidalmar1028 2 роки тому +2

    Hees iyo badh …inay sidan u shidantahay ma ogeyn keep up the good work👏👏👏🔥🔥🔥

  • @Sahalofficial2825
    @Sahalofficial2825 2 роки тому +21

    Her voice so Amazing 🔥🔥🔥

  • @faadumoaftax8263
    @faadumoaftax8263 2 роки тому

    Wowo Horay usoco

  • @muxiyadiinbabaaa8189
    @muxiyadiinbabaaa8189 2 роки тому +9

    Imaad cajabin heedhe heedhe ceesh celaa hees horo usoco

  • @bilangeelle8838
    @bilangeelle8838 2 роки тому +1

    Tusmo films u adeegaha bulshada🏆

  • @apdirahmaanaadanaxmed6149
    @apdirahmaanaadanaxmed6149 2 роки тому +3

    Wow atariisho kuu xiisnay
    Mid lamaano ii soo qaad
    Magaca ninka waa c/ raxmaan gabadha xamdi

  • @kaafikaa3568
    @kaafikaa3568 2 роки тому +28

    Amazing voice haboon nuura 💎❤🥰🙏

  • @Zr-Muparik_
    @Zr-Muparik_ 2 роки тому +4

    Imisaa Sidayda TikTok Kaso Arkay ☝

  • @somaliyameni202
    @somaliyameni202 2 роки тому +5

    Tusmo flim another level 🔥🔥🔥🔥

  • @fininstudio6356
    @fininstudio6356 2 роки тому +3

    Tusmo films hot🔥

  • @elhajjiofficialchannel7422
    @elhajjiofficialchannel7422 2 роки тому +1

    Walashey fankan qarmunka iskadaf eee Illahi utowbat ken

  • @abdijabarbare1951
    @abdijabarbare1951 2 роки тому +20

    What a complete voice💯

  • @gulledsimba8643
    @gulledsimba8643 2 роки тому +1

    1milion Markay gaadho liketa I saara

  • @rizak9956
    @rizak9956 2 роки тому +7

    Garowe 💖

  • @cabdiqanicabdulaahi5552
    @cabdiqanicabdulaahi5552 2 роки тому +4

    Heestaan waxay gaaree 1M ayaa like 👍 saaraa

  • @abwaancabdinaasiryare8378
    @abwaancabdinaasiryare8378 2 роки тому +3

    Cajiib!!! Fannaanadaan Xeriirkeeda qofkii hayaa haigu sooxiro

  • @iidomaxamuud6372
    @iidomaxamuud6372 2 роки тому

    Mid kale la cashee👍

  • @hothanabdi0114
    @hothanabdi0114 2 роки тому +4

    Waar hees foorja waan raadinayay beryhn jah heesdhej hablhii TIKTOK away

  • @shucaybshataa4500
    @shucaybshataa4500 2 роки тому +2

    Inantan wlhi another level

  • @ahmedjabiibo6264
    @ahmedjabiibo6264 2 роки тому +3

    Cumar dabjacayl 😍😍😍😍🙌🏽

  • @waynakaa2156
    @waynakaa2156 2 роки тому +2

    2022 ileen waxba iga dambeyey♥️🥺🥰
    Eeshcala cod👌🏾
    Waxan modayay bilawgi ugbad🤭😆❤

  • @ayannour3062
    @ayannour3062 2 роки тому +3

    habooon♥️👈

  • @shiinebeatsofficial1597
    @shiinebeatsofficial1597 2 роки тому +3

    Qoftani Caadi Maaha Her Voice Is A Unique Voice Haboon Yaa Haboon

  • @ahmetshaker131
    @ahmetshaker131 2 роки тому +19

    OMG Beautiful voice🥺❤❤

  • @noboddy665
    @noboddy665 2 роки тому +1

    Alla xaada I kacday!🔥 waxaani cod waa dhaafay

  • @joesaitt2184
    @joesaitt2184 2 роки тому +10

    HABOON FANAANADA GAROOWE FANKEEDU SOO SAAREY ❤❤❤👑

  • @SAKISALAL39
    @SAKISALAL39 2 роки тому +1

    Qof aan Omar dabjacayl soo dhisin madhismo REALLY 🇸🇴🎤📌

  • @caishaapdi5025
    @caishaapdi5025 2 роки тому +8

    1Million markay gaadho ii soo waca 🔥

  • @khadarmohamedabdulahi4848
    @khadarmohamedabdulahi4848 2 роки тому +1

    Awouh🥶awesome🔥

  • @abdifataahmohindho4030
    @abdifataahmohindho4030 2 роки тому +8

    What a beautiful song music even she has cute voice.

  • @abdiriyaladinan16
    @abdiriyaladinan16 2 роки тому +1

    Haboona nuura more love ting ting💚💚💚💚💚

  • @zaaammohamed9348
    @zaaammohamed9348 2 роки тому +3

    Masha allah dhaladkii Awdal Borama best Hees haboon

    • @rahmahussein6666
      @rahmahussein6666 2 роки тому +1

      Inantu ma boroma ayey jogta

    • @zaaammohamed9348
      @zaaammohamed9348 2 роки тому

      @@rahmahussein6666 may putlan lkin wa Ree borama wll

    • @zahraabdikarim
      @zahraabdikarim Рік тому

      ​@@zaaammohamed9348 reer boorama weeye gabadhu putland kulaha

  • @cnaasirguudlaawe3593
    @cnaasirguudlaawe3593 2 роки тому +2

    Wow hees hes dhaaaftay wlhi waxaan hees lama dhihi karo ee waajaceyl maa tiraa mise wax kale

  • @Libaaxageeska
    @Libaaxageeska 2 роки тому +6

    Horay usoco huno hapon gulayso fananad aan tagero ayad tahay 🙏🏼🙏🏼🙏🏼👑👑👑👑💟

  • @bilanabdihussen4274
    @bilanabdihussen4274 2 роки тому +2

    Fanana caana ayaad ubaahantahay oo hala heesa kula qaadada isi lugu barto axa cod baada hysaa hore usoco huno

  • @baashebukud3093
    @baashebukud3093 2 роки тому +24

    Somali music and voice haboon nuura on other level🥰👍⛳