HABOON NUURA| BABE | New Somali Music Video 2022 (Official Video)

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 199

  • @shukriahmed1271
    @shukriahmed1271 2 роки тому +137

    Qofkii ugu fiicna uguna naxariista badan uguna aqoonta badan uguna akhlaaqda badan uguna Udgoonka badan intuu Rabi Uumay waa Nabigena mohamed SCW ❤

  • @maryanaxmed9494
    @maryanaxmed9494 2 роки тому +86

    Waxa helo tumi kara
    Haasawe gali kara
    Jawigana hanyn kara
    Oo halka ka wadi kara
    Nin haween tixgalin kara💯
    Intasaa jag ku ahy fanaanadena waxthy another level codkaga 100%

    • @zhr13yosef54
      @zhr13yosef54 2 роки тому +2

      Maxa laga wada

    • @jamajokar
      @jamajokar 2 роки тому +2

      Waa wax kale saxiib 💯

    • @garaadcaabi948
      @garaadcaabi948 2 роки тому +1

      kadaa wllo meesha xumaantu ka socoto magaca nebiga ha dhex keenin si aad comantis ugu heshid wll

    • @AhmedKhadar-q4s
      @AhmedKhadar-q4s 3 місяці тому

      Jecliya codkga MCN ❤️💯❤

  • @kiincadey6416
    @kiincadey6416 2 роки тому +35

    Quruxda iyo cod macaanida waxa u dheer daganaanta 🙏🏻❤️

  • @fardosayusuf5858
    @fardosayusuf5858 2 роки тому +43

    Stelka quruxda codka iyo dagananshaha waa another level💗💗💗💗💪waaw hadimiyo dhib iga jire hiil aniga ila jira ohayaan igula jira kabax gafkaga iyo geridaada Allah makulmiyo anagana hesaha Allaha naga madoobeyo queen

  • @caisha_cuud7049
    @caisha_cuud7049 2 роки тому +17

    Waxaa heela Tumi kara
    Haasaawe ganan kara
    Jawigana habeen Kara
    Nin Haween tixgalin kara
    🎧🎤
    Heesta dhan halahaas baanka Jeclahay❤

  • @digitalworld5769
    @digitalworld5769 2 роки тому +15

    Haboon codkeedu waa mucjisada qarniga wllhi. This is real master piece.

  • @farhanfarah3987
    @farhanfarah3987 2 роки тому +28

    Xidigta reer awdal 🦋🦋Haboon nuura

  • @egearale6722
    @egearale6722 4 місяці тому

    Qalbigu haduu qof ahaan laha waan raaci laha,lakiin Nasiib ayaa yidhi ma noqonayso”Hobaan dhalad ”Aan dhacee dhulku ma ii dhowyahay ❤❤❤❤❤

  • @AyaanSaafi0fficial
    @AyaanSaafi0fficial 2 роки тому +52

    Wooooooow walashey Mcn hore u soco qurxinta hubaal beauty salon camera Finiin Steyl garowe 🇸🇱

    • @fininstudio6356
      @fininstudio6356 2 роки тому +4

      hubaal beutysalon gacan dahab🙏

    • @AyaanSaafi0fficial
      @AyaanSaafi0fficial 2 роки тому +2

      @@fininstudio6356 hore u socda wllky

    • @zalma1437
      @zalma1437 2 роки тому +2

      @@fininstudio6356 camera man fashiya abdixaliim 😍😍😍😍

  • @hassenxiddig7008
    @hassenxiddig7008 2 роки тому +20

    Aniga waxaan jeclaaday heesta ogaaw
    Waana kaaga mahadcelin ogaaaw
    Heesahaaaz cmla dareenka leh ka sugeena ogaaw
    Waxaana ku rajeena hormar is reyn reyn ogaaaw
    Waxaana iga gadan ogaaaw
    Qalcada labaaaad 😘🤩😍🥰

  • @aqoonchannel4183
    @aqoonchannel4183 2 роки тому +16

    Codka dahabigaa qalanjada samaroon hore usoco❤️❤️❤️❤️👑👑👑👑

    • @amiirnuur6854
      @amiirnuur6854 2 роки тому

      Majeerteen baan moodayee mahubtaaa wll

  • @abdiasadwali7788
    @abdiasadwali7788 2 роки тому +5

    Haboon wn ku Taa in ader
    iyo Hadimo iga jira Bbe Jagban ku Ahay heesta ✌️💥

  • @taliso73
    @taliso73 2 роки тому +3

    Hestan waxan raadiyaba cawa iga hor imaday yaqey hees iyo bar 🌸

  • @kingcabdiraxman8599
    @kingcabdiraxman8599 2 роки тому +7

    Wooow gabadhan codkeeda caadi maaha laxanka ka siii daran waxan filaya inuu yahay qamarka fanka shida

  • @ilyaasabdirahman5607
    @ilyaasabdirahman5607 2 роки тому +13

    First person o dhageysta ahay ee like Ha ila dhaafina

  • @moparicapdizamett2123
    @moparicapdizamett2123 2 роки тому +7

    Wlhi Gapadhan Codkeeda Waxan kusiFeyo wn Garan La ahay🔥🔥🔥

  • @mustaphavlogs3254
    @mustaphavlogs3254 11 місяців тому

    Cajabeey cajiib haboon nuura🔥🔥lkn heestan in hore loo qaaday u maleyaa.

  • @tolmoon2233
    @tolmoon2233 2 роки тому +40

    Wow heesta iyo gabadha Mcha Another level🥰

  • @Haniibrahim22
    @Haniibrahim22 Рік тому +3

    My fav song 🎧🥺❤️‍🔥

  • @nadiirbuux7987
    @nadiirbuux7987 2 роки тому +14

    HABOON NUURA ,ANIISIYA , WLHI COD MCN VIDEO AAD U QURUX BADAN KEEP GOING SIS DAIMOND HABOON AND HIIGSIGEENA TUSMO FILMS
    CODKA💯
    MUSIC💯
    STYLKA💯
    Video💯
    HABOONTAYDA KEEP GOING SIS✊✊✊✊

  • @safiyamohamed7096
    @safiyamohamed7096 2 роки тому +5

    Ax yaa hees io cod wey iga gadan tahay heestu keep going huuno ❤❤🥰🥰👸

  • @napilahmed4411
    @napilahmed4411 2 роки тому +13

    Tusmo dadkii ka danbeeyay heesta soo bixideeda xusa wll

  • @mustafalihasanroble1136
    @mustafalihasanroble1136 2 роки тому +3

    Haboon nuura feat Ayaana oo hees 2 maano wada qaada goormay soo bixi doonata , midaas maskaxda ka guuxayso insha all Soon sanadka cusub 2023 happy new

  • @amriitaaztansan7249
    @amriitaaztansan7249 2 роки тому +9

    Gariday hoyadey dhashay keep going hno qli

  • @ayan.3hassan968
    @ayan.3hassan968 2 роки тому +1

    Heestan oo qoraal ah fadlan

  • @umalkheyrqali9853
    @umalkheyrqali9853 2 роки тому +4

    Waaaaw walashay haboon marna queen tayda marna garabkayga marna fananadayda ilahay codka alle haku dayo

  • @haliimaalielmi9333
    @haliimaalielmi9333 Місяць тому

    Wxaa heels tumi kara
    Haasaawe gali kara
    Jawigana baynkara
    nin haween tixgalinkara❤🎉
    Heesta waaku dakhranhy❤

  • @nasracadeyhanaan9127
    @nasracadeyhanaan9127 2 роки тому +8

    Boqoradayda haboon hore u soco qalbi ❤💯🙏

  • @bushratayasiir5424
    @bushratayasiir5424 2 роки тому +1

    Haboon nuura fanaand cod dahabiya leh mash Allah horay usoco 🔥❤❤👸🥰

  • @zakisuraloowga4299
    @zakisuraloowga4299 2 роки тому +8

    iconic voice i can said the new magol keep going dear haboon nuura 🥰🥰💯💯💯💯🤞

  • @ahmedhonest32
    @ahmedhonest32 Рік тому +4

    Her voice is incredible

  • @tuunis3293
    @tuunis3293 2 роки тому

    Ismalahayn jiilka cusub fanan codka leh ba kasoo baxaya cajiib haboon wlshyey waxku dheeliya rabi kaa hy

  • @hamsearahman3145
    @hamsearahman3145 2 роки тому +1

    Quruxdii soomaalida adaa badh qAatay haboon qurux

  • @mohaabdi9499
    @mohaabdi9499 2 роки тому +2

    Boqorada MNG cod ka allah ha ku Daayo our queen 👸👸👸👸

  • @abdirizakalmirre9356
    @abdirizakalmirre9356 2 роки тому +10

    Waaaaaaw waxkleh dagananta iyo codmacanida idishey go forward sister 👍

  • @jamajokar
    @jamajokar 2 роки тому +3

    Cod cajiiba 🥰
    Ereyo macaan🎺
    Tusmo films 💯

    • @jamajokar
      @jamajokar 2 роки тому +1

      @salman omar waa ku jiraan Dee

  • @fufufurre3717
    @fufufurre3717 2 роки тому +2

    Haween tixgalin kara absolutely 👌👑

  • @AliAhmed-pj4po
    @AliAhmed-pj4po 2 роки тому +5

    Waxaa Heela Tumi Kara
    Haasaawe Garan Kara'a
    Jawigana Habeyn Kara'a
    Oo Halkaa Ka Wadi Kara'a
    Nin Haween Tix Gelin Kara'a

  • @fei4life437
    @fei4life437 2 роки тому +2

    Nin haween Tixgalin Kara 🙏🏽💞✅💯

  • @maxamedcumar9391
    @maxamedcumar9391 2 роки тому +1

    Hees iyo baa bah haboon nuura 🔥❤

  • @mozamiir8682
    @mozamiir8682 2 роки тому +5

    Beautiful Voice 🥰😍

  • @Mahadxidig-official
    @Mahadxidig-official 2 роки тому +12

    Boqoradeena Haboon Horay usoco Jaceyl👑❤️

    • @bilejama2453
      @bilejama2453 2 роки тому

      Heestayda hayaan Anaa kugulajira

  • @khalifakkhalif2786
    @khalifakkhalif2786 2 роки тому

    Waxaa heelo tumi kara
    Haasaawe garan kara
    Jawigana habeyn kara
    Oo halkaas kawadi kara
    Nin haween tix galin kara🤴
    🥰💘💥💯👑🌓👑👸♠️

  • @abdisalamismael9541
    @abdisalamismael9541 2 роки тому +9

    Yaa sidayda 100jeer dhagaystay?✌🏽🤟🏽

  • @afrahlee80
    @afrahlee80 2 роки тому +11

    Long Time from this music 👌

  • @xidigareermaxamed1555
    @xidigareermaxamed1555 2 роки тому +1

    Codka faziixa alla haku sharfo hapoon🥰🥰

  • @xariirburcawiofficial
    @xariirburcawiofficial 2 роки тому +1

    Masha allh salma nuura ayaad aad isugu cod eegtin runti hore usoco

  • @mubaarikabdigurey4591
    @mubaarikabdigurey4591 2 роки тому +1

    Nice song haboon nuura you are nice talent

  • @xamdafaarax3764
    @xamdafaarax3764 2 роки тому

    Haboon codkaga ku keen fanka hore usoco waxa dhacaysa in adiga un lagu dhagsta

  • @DjHunkyVevo
    @DjHunkyVevo 2 роки тому +13

    nice song.. Keep up the good work

  • @sucdicadey3465
    @sucdicadey3465 Рік тому

    Haboon nuura waa fanaanad cod mcn♥️

  • @cabdirisaaqmuude9736
    @cabdirisaaqmuude9736 2 роки тому +3

    Gabadhan cod wa haysa waxa umaleyna in ay cusubtahay
    Markay so caan baxdo codka dhan wu ka dhumaya sida fananin hore u arkay ma,aqano sababta

  • @ali.kaka.lyrics.official2785
    @ali.kaka.lyrics.official2785 2 роки тому +3

    Haboon hore usoco
    Haloo sheergarayo
    Waa fananad buxdaa

  • @mahadxikmaawi2063
    @mahadxikmaawi2063 2 роки тому +2

    Woow cod macaan ayd hysaa wll qali keep going

  • @carefeofficial2734
    @carefeofficial2734 2 роки тому +2

    Maasha alllaah wllshay haboon keep going

  • @cabdisalanciise8485
    @cabdisalanciise8485 2 роки тому +2

    fanin badan daqada ka ridin wlhi ❤

  • @ahmedyare579
    @ahmedyare579 2 роки тому +5

    Hestaan intii tik tok kusoo aragtay like ta iisaara

  • @abdin5035
    @abdin5035 2 роки тому +2

    Super Singer voice mcnaa ❤️🧚🏼‍♀️

  • @canabcadceed8054
    @canabcadceed8054 2 роки тому +1

    waxan hees wa dhaaftay🥰❤️

  • @fahmoali7932
    @fahmoali7932 2 роки тому

    Habood new star waan ku wadanaaaa

  • @waayotegay2895
    @waayotegay2895 2 роки тому +1

    Annaa u horeeyo meahqa

  • @huseinabdiwiish3300
    @huseinabdiwiish3300 2 роки тому

    Waxani hees waydhaftay 😍😍🥰🥰😘😘

  • @BashiirDheere-x8h
    @BashiirDheere-x8h 10 місяців тому

    Habdoon qali mcn

  • @khuumproduction
    @khuumproduction 2 роки тому +1

    Abwaankii abwaanada cali haybe.

  • @buskulaawi0112
    @buskulaawi0112 2 роки тому

    wòow hees io bah maa la oran jirey heesaha laga yaabo 🥰🥰👑

  • @bulbulfaralacagmedia2810
    @bulbulfaralacagmedia2810 2 роки тому +2

    Sxptey Hapoon sww ma lahayn Dhirigalinta Qofkii Maqley heesaagii Bola codka ee Eee Qaadi Jirtey Wan oga Maan Too Kale Inad laasooo Baxeyso Codka halaansiga Ah hapoonika 2474 Dumachi 2022

  • @ayaanabdi7363
    @ayaanabdi7363 2 роки тому

    Masha Allah walal Alle hakuxifdiyo❤️😀🤲

  • @libinlibin4418
    @libinlibin4418 2 роки тому +1

    Fankii oo qof ah reer waqooyi caadi ma ahan

    • @hamz233
      @hamz233 2 роки тому

      *Reer Somaliland dheh

  • @ahmedawil846
    @ahmedawil846 2 роки тому +7

    Codka yeedhaya iyo deganaanta marka laysku daro waa heersare, hees la mida weli ma dhegaysan imana soo mari doonto

  • @faaisabdi3226
    @faaisabdi3226 2 роки тому +9

    best song👌👌👌

  • @FarxiyaYusuf-w3e
    @FarxiyaYusuf-w3e 7 днів тому

    2024/15/10/october
    7:22 subaxnimo malin taladoo ah😪 hestan ❤

  • @hunterstrawberry9392
    @hunterstrawberry9392 2 роки тому +1

    Her voice is a mix of ugbad aragsan and salma nura

  • @qayzofficial
    @qayzofficial 2 роки тому +1

    Wooooooow Amazing voice walahi

  • @sabariindheeman1300
    @sabariindheeman1300 2 роки тому +1

    Hipadaadu ma aha mid laxaqiri karo sis
    Cajiiiiiip weeyi codkaaagu m.a

  • @98bbb
    @98bbb Рік тому

    ❤good nuura❤

  • @riyaqruun5131
    @riyaqruun5131 2 роки тому +6

    What the voice mashaallah 😍😍❤️❤️❤️

  • @leeylomahamuudleeylomahamu5873
    @leeylomahamuudleeylomahamu5873 2 роки тому +1

    hees io bar🥰🥰

  • @nimcodheman5494
    @nimcodheman5494 2 роки тому +1

    Habaday caday Haboon Abiib

  • @YURUBBELAOFICIAL
    @YURUBBELAOFICIAL 2 роки тому +1

    Qatar nice song mansha alaah

  • @HusseinUsman-v9j
    @HusseinUsman-v9j Рік тому

    wowu mashaallah

  • @nimcoladen1506
    @nimcoladen1506 2 роки тому

    Wwwwwww gabadha codkeedu inaba caadi maaha m.a

  • @fartunabdisalam1006
    @fartunabdisalam1006 2 роки тому +1

    Ayaan saafi waa bananka waxaagu Hubaal beauty Salon Garoe hala ogaado Tolka

  • @napilahmed4411
    @napilahmed4411 2 роки тому +4

    Axsan hore u soco wll

  • @abdishakurempireoftimacade4781
    @abdishakurempireoftimacade4781 2 роки тому +1

    Woow cod iyo quruxba 👑

  • @nimcosaleban2364
    @nimcosaleban2364 Рік тому

    Waxad tahay huq IGA jire💞💝

  • @keeydstudio9165
    @keeydstudio9165 2 роки тому

    Mirahaan qofkii sameeyay waa ku mahadsantahay aniga ahaan

  • @cabdulaahiqalinle8182
    @cabdulaahiqalinle8182 2 роки тому

    Waaaaaw
    Xidigta soomaali.weyn
    Xor usocod wngsn

  • @hunna6588
    @hunna6588 2 роки тому +5

    this is really dope

  • @abdikarimmibrahim591
    @abdikarimmibrahim591 2 роки тому +16

    She has the best voice ever

  • @xuseinjama1657
    @xuseinjama1657 2 роки тому

    Abwanka ku sameyay Ana mid haysosameyo qli

  • @tufaaxdajiya8033
    @tufaaxdajiya8033 2 роки тому

    Haboon habiib fariidayadii horay usoco

  • @mumtazmaxamed4453
    @mumtazmaxamed4453 2 роки тому

    Abyo mcney horay usoco👸😘

  • @Caleenofficial
    @Caleenofficial 2 роки тому +2

    Heesta background aniga iga gadan

  • @happyahmad9689
    @happyahmad9689 2 роки тому +2

    😍keep gowing waad ka baxsatay heesta wixii hore qub

  • @suleimanabdirahman5295
    @suleimanabdirahman5295 2 роки тому

    best somali song

  • @suleimanabdirahman5295
    @suleimanabdirahman5295 2 роки тому

    another level

  • @janaaledahir2147
    @janaaledahir2147 2 роки тому +1

    Go forward zizter 👏

  • @musharafgeestiir6207
    @musharafgeestiir6207 2 роки тому

    Ohh WaXaN hees waa dhaaFteY

  • @loulamohamed3189
    @loulamohamed3189 2 роки тому

    Masha alllaha ❤❤❤

  • @alfahajjiofficial
    @alfahajjiofficial 2 роки тому

    HABOON 🔥🔥🙏♥️